Jaamac Gallad muxuu uga Hadhay saxiibadii oo Jijiga lagu marti Qaaday?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 39

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 месяца назад +9

    Jamaac galad waa libax somaliyeed

  • @shuceeyb8822
    @shuceeyb8822 2 месяца назад

    Maa shaa Allah ❤❤❤❤

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 2 месяца назад +2

    ASC
    Soo dhawada
    Sitti walayinka suugaya

  • @1Alifarhan
    @1Alifarhan 2 месяца назад +1

    Waxaad isku badasheen Jaajuusiin xabashi Uuuf

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 2 месяца назад

    Masha allah

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 2 месяца назад +1

    Gallad miyuu baqay

  • @shukrihirsi4469
    @shukrihirsi4469 2 месяца назад

    الحمد لله علي سلامتكم

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g 2 месяца назад +1

    Be careful in jigjiga

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 2 месяца назад +1

    Masha'Allah Tabaraka'Allah, walaahi aad baan ugu farxay muuqaalka quruxda badan iyo horomarka wayn ee layaabkaleh ay Walaalaheen ku gaadheen muda yar waa illaahay Xamdigii,
    waxaan illaahay ka baryaynaa Amni, Horomar iyo iskuduubnaan intaa ka'wayn in u niisiiyo Allahu Akbar,
    anaguna waxay noo tahay in aan ku faano Walaalaheen oo aan u baarikno horomarkooda fiican ay gadheen illaahay baa mahad leh.
    Insha'allah dhowaan waanii so siyaaranayaa, waa walaalkiin oo ku sugan Gobolka Sanaag magaalada Ceergaabo,

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 2 месяца назад +3

    Somali waa dhuntay iyagii ayaa jigjiga ugu yeeri Ethiopia

  • @الصومالي-ك3ض
    @الصومالي-ك3ض 2 месяца назад +1

    Jaamac Galad Waa nin Miizaan Wayn DhaLinyaradan Camal ma ahan Waa Nin Topic_yo waawayn duuLiya Ethiopiana Aad wax uga Sheega Lacala Hadii laxidho Kawaran iLeen Ethiopia mar wLba inLaLa Dagaalo ayuu ku baaqYe🦁 jaamac big legend guulayso brother

  • @shukrihirsi4469
    @shukrihirsi4469 2 месяца назад

    Salaan aad usareysa
    Sharaf iyo karaamo
    Soo Baashaala
    Ilaahey Haydin Xafido
    Hore usocda

  • @shukrihirsi4469
    @shukrihirsi4469 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Soonoqda idinkoo Nabada
    سفر سلامة

  • @mahamoudbarreh3467
    @mahamoudbarreh3467 2 месяца назад +1

    Asc waxaad tagtaan siti guuled alifle iyo nuur

  • @ibrahimdiiriye2180
    @ibrahimdiiriye2180 2 месяца назад

    OK, ma noosheegen sababta jamac gallad uga haray safarka saxiibadii oo jigjiga

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 2 месяца назад

    Gurigaa adeer ninbaa dhisay waanad ku caayi jirteene maxaad hada uamaanteen

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 2 месяца назад

    WALI QABRIDAHAR MAYDAAN IMANINE MAXAA DHACAY

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 2 месяца назад

    Ciwaanka iyo mowduucu is maleh.
    Taas oo aan laydiin ka baran.

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 2 месяца назад

    Welcome to Jigjiga Nur and his Team. Where is Jama Galad?

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 месяца назад

    “Iyo huunooy”😂
    Aghah!

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 2 месяца назад

    WAX WEEYN BUU KA BADALAY VIDEO GAAN FIKRADII AAN KA QABAY ITOBIYA WAXAAD MOODAA IN DALKU 100% DHAAMO XAGA XORIYADA DADKA SIDII HORE HADIIBA GUULEED ALIFLE UU CAAWA JOOGO JIGJIGA

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 2 месяца назад

    “Sidii odey baraar raacey oo laydhka qabadsii…Warwareegeyeey xaafadaha waan ka baqayaa “-Doodaan Allow kuu naxariiso!
    Jaamac Gallad haduu tago JigJiga oo uu ka dago garoonka loogu magacdarey adeerkii Garaad WIILWAAL,he will be just fine Insha Allah!😁😁

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 2 месяца назад

    Nuurto Oromada Afka guduudan Deegaankooda kawaran oo Adis Ababaa.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад

    Mashallah lkn wa qalad dadkeena oo sabool ah boqolal qof oo xildhibano mushahar bilaa shaqo ah qataan wa iskimid dhaman somalida duli

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 месяца назад

    Guuleed badhaaciye waa inlaxidhaa

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 месяца назад

      JIGJIGA MAAHA MEESHII MUUSE JUUDAAN XUKUMAY OO LAYSKU GUMAYSAN JIRAY

    • @ahmednouh7670
      @ahmednouh7670 2 месяца назад

      ​@@mrsocotraisland1939Jigjiga Miya xora😂 hben iyo malinbu amxar gonder iyo bahar dar ka yimid kugu dhex adonsada oo sidii xoolaha jeel kugu xareya oo siduu dono ka yeela Jigjiga waligeed xor may noqon😂😂

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 месяца назад

      @@ahmednouh7670 hadaad saa wax u fahansan tahay maxaad bad iyo dhul u siinaysaa nin soomali walaalkaa ah gumaysta munaafaqnimo soow maaha,itoobiyeey ictiraaf nasii war ilaaheey ictiraaf waydiiso oo dhulkaada for sale ka ku dhagan ka fuji horta sidiinaba inaad gaalo is jeclay siisaan mooyee ma noolaan kartaan miyaa

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 месяца назад

    Anigu aan ku sheego wuxuu uga haray lacag la,aan waa joqora hhh, adinkuna dabaqoodhigaad ku dhaantaan uun, waayo isagu waa onlf siloon kk.

  • @hashimkhlida4769
    @hashimkhlida4769 2 месяца назад

    Jamc waa danbiile umaleen caydisa ayaa badaday iyo afxumadisa dawlada kore iyo mida degankaba

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 месяца назад

    Masha allah 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 guul ❤❤❤❤❤

  • @abdirashidhashi8049
    @abdirashidhashi8049 2 месяца назад

    calanka idinka dambeyaa maa kii somaliland baa?

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 2 месяца назад

    Waxa looga tegey sawtaan hore idinku sheegay ninkani Ogaadeen maaha miyaydaan arkay xabashi buu u egyahaye, car waakaase ha diido

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 2 месяца назад

    waadhab warn laga yaa bee in wax yari kadhac dha caan

  • @muhammedxussien7564
    @muhammedxussien7564 2 месяца назад

    Waa nacas ay qabyaaladi madax martey oo xitaa daarood kala xigsada jaamac doqon

  • @MaxamedAxmed-m6f
    @MaxamedAxmed-m6f 2 месяца назад

    Jaamac.aaway.miyuu.cabsaday

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 2 месяца назад

    Jaamac can not go to jigjiga, garowe, and Hargaysa, they will give him lemon 🍋 and salt 🧂 and hot 🔥 pepper 🌶️