DEG DEG Shirqoolka Dhacay Qorshaha Abiye & Xasan Sh, Masar oo Uganda Heshiis Halis ah la gashay…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии •

  • @musamohamed5263
    @musamohamed5263 День назад +2

    Congratulation 500k followers. Keep going

  • @MoHarago
    @MoHarago 19 часов назад

    Waaa 2025 sxb hora usoco 😂😂😂

  • @Ismacilxaajiciise-ky5wu
    @Ismacilxaajiciise-ky5wu 2 дня назад +9

    Xasan sheekh maxamuud miyuu xanunsanayaa arimihisa

  • @عليعثمان-ح7ط
    @عليعثمان-ح7ط 2 дня назад +3

    Suldaankoo magacaa horta

  • @ShariifMaxamuud-n9p
    @ShariifMaxamuud-n9p День назад +1

  • @MaxamedCabdullahi-g6y
    @MaxamedCabdullahi-g6y День назад

    2024 ku lahaaa 😂

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 День назад

    Somalida masagiinta ayaa ku dhimananayaan

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 2 дня назад +1

    Dowlada soomaali wey qaldan tahay itoobiyo iney cida soomaali iney ka bixiyo itoobiyo waa cadow oo dadka soomaali ayey kala qeysineysaa

  • @DeeqMuuse-q3c
    @DeeqMuuse-q3c День назад

    Xasan khee maxamuud waykagaadh ee fadhiisiya.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 дня назад +1

    Suldaan dalkii waa ku daayey . Waxaa loo baahan yahay waxgarad iyo aqoonyahano. Ethiopia siyaasadeeda fog isma badasho laakiin waxa isbadala waa xasan iyo kooxdiisa oo dalka aan daacad u ahayn kaliya dantooda.

  • @Maxamudhode
    @Maxamudhode 2 дня назад

    😂😂😂😂😂somalia😂😂😂😂😂😅

  • @BayaBayan-l5v
    @BayaBayan-l5v День назад

    Wariye doqon
    Kkkkkkkkkkk
    Hhhhhhhhhh
    Baqbaqilo

  • @farahissack5131
    @farahissack5131 2 дня назад +2

    Nin xaskaaga rabo gabadatha laguma baryo. Ethiopia Dan kale ayay kalethahay.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 дня назад

      Ethiopia 🇪🇹 Way barooran kama dambaystii InshaAllah🤲🏼

    • @QaaliKeynadiid-rx1bv
      @QaaliKeynadiid-rx1bv 2 дня назад +1

      Ethiopia riyo beena ayay ku jirtaa
      Dhulkeenu iib ma aha
      Xassane waxba kuma siyaadin doono ethiopia aanan ka ahayn hadal afkiisa dhaafsanayn

  • @ismahaan12
    @ismahaan12 День назад

    Wuu iska Qoslayaa Dhiiqaduu Sheegijirey ee uu lahaa Maandhow yaan lagu Qaldin Aawey qumanaantuu is bidayey Aleylehe Maantuu Raadkiisii dib u Raacayo dhiiqaduu Odowaa&Farxaan qaroole Allah ha U naxariisto dhex fadhiyaawiilasha midna noolyahay midna dhinta Sharafbey haystaane Godkuu ku wadey Isagaa isku Ridey oo cid ka saareysa jirin Sidii shinbir madax faluuq qabtuu Fadhiisan waayey Allah dalka,dadka&Diinta ha ka qabto Maanta meelma fiyoobeSomalay Kaca oo badbaadiya DALKA DIINTA Dadkaba

  • @xasanmuxiyidiin3724
    @xasanmuxiyidiin3724 2 дня назад

    Dadaka kugu xiran ma dad walanaa

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 дня назад

    Xasan cunjuq dulli dadkii ku doortay waa kugu khasaareen

  • @ImanHadi-w3w
    @ImanHadi-w3w 2 дня назад

    Beenaaale

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 дня назад

    ewelanba yaabayay faruureyo faqi dhalaa😷

  • @xasanmuxiyidiin3724
    @xasanmuxiyidiin3724 2 дня назад

    War dadna gaarsiimayno beenta aad wado