Shaqo Raadis | Somali React

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 495

  • @SomaliReact
    @SomaliReact  4 года назад +254

    Our sincere apologies dear fans. We have been away due to the corona virus pandemic.
    We took the necessary precautions to make sure our cast and crew were safe.
    Now we are also taking precautions as we make more skits for you.
    Hope our fans are all well and safe.
    Thank you so much we are who we are because of you!
    We Love You Our Fans.

    • @beerdilacashemrlove4226
      @beerdilacashemrlove4226 4 года назад +1

      Iam actor I need job

    • @maryancumar1735
      @maryancumar1735 4 года назад

      team Somali react❤❤🖒

    • @sharifsharif4687
      @sharifsharif4687 4 года назад +1

      Noo soo bacdiya wllhi chanka kalya am tagero aa tihiun

    • @TripleM896
      @TripleM896 4 года назад

      Chanlkan is one of these fun tube you love you to

    • @m.aden_
      @m.aden_ 4 года назад

      Keep going 🇸🇴 react team❤

  • @m.aden_
    @m.aden_ 4 года назад +180

    What do i like about somali 🇸🇴 react is that they talk about important issues. I truly respect somali react team.

  • @simplyfahdia
    @simplyfahdia 4 года назад +179

    Why is no one talking about the little girl...she has done a great job

    • @anasahmed1918
      @anasahmed1918 4 года назад +1

      H

    • @Nico.Robin7
      @Nico.Robin7 4 года назад +2

      For real mashallah 👏👏👏

    • @saidisaac5811
      @saidisaac5811 4 года назад +2

      Yeah she had done

    • @xsport7249
      @xsport7249 4 года назад

      She's a star wlhi 💯🙌🙌🙌

    • @Noname-en9wh
      @Noname-en9wh 3 года назад

      Awww 🥰 mashaallah she did it well 😍💖❣️

  • @hafsabashiir7025
    @hafsabashiir7025 4 года назад +86

    Marar qaar wxn kala garan waayaa inaan tuugsanayo iyo inan shaqo raadis ahey, xitaa tuugsadaha si wanagsan ba loola dhaqmaa runtii wa arin jirta loona baahnaa thnk u #Somali react🇸🇴

  • @dalhahaji7361
    @dalhahaji7361 4 года назад +54

    I haven't reached the age of going crazy yet! 😂

  • @ayanmoumin1189
    @ayanmoumin1189 4 года назад +4

    Mash Allah it's my first day I saw you guys may Allah Almighty bless you my Somalian communities be rule model successful in the life form djibouti east 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💐💐💐

  • @hm4824
    @hm4824 4 года назад +5

    Idk why I was so surprised to hear the bloopers in Swahili love ittt

  • @SomaliReact
    @SomaliReact  4 года назад +176

    🥰😍❤💋

    • @huseinhashi
      @huseinhashi 4 года назад +2

      ❤😂💝🙏

    • @xabiiburaxmaan5994
      @xabiiburaxmaan5994 4 года назад +2

      Somali React Noolaada

    • @oosabuuko4625
      @oosabuuko4625 4 года назад +2

      Somali react team you guys gotta be consistence on this shit because your views are dwindling and it is because of you guys,lazy and smart assess don't take us all for granted.

    • @xalwayste3184
      @xalwayste3184 4 года назад +1

      Maqnaashaha naga daaya

    • @maliifigure7616
      @maliifigure7616 4 года назад +1

      You guys have been soo lazy these days 😣😣

  • @Newera9919
    @Newera9919 4 года назад +32

    Maqnasho dheer kadib so noqod wanagsan Somali React 😍

  • @abdulaziznor792
    @abdulaziznor792 4 года назад +22

    this is really amazing specially Mona did great job by knowing her worthy 100%

  • @abdullahimohammedi1184
    @abdullahimohammedi1184 4 года назад +179

    Igu duceya my Mom passed away 😭

  • @shukriahan4470
    @shukriahan4470 4 года назад +1

    We are glad to see you guys back and this video is next level. Know your worth 💯

  • @bandhigadaljir8172
    @bandhigadaljir8172 4 года назад +1

    gabadha shaqo raadiska jileeso runtii aaad baan uga helay hadee iskaabulo tahay halaygu soo xiro i loved her 💞💞 nairobi ayaana ku suganahay saxafi madax banaan iyo qoraa ayaana ahay

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 4 года назад +22

    Waligay intan janankan dawanayey maanta ana ugu horeeya masha allaah✌✌🤨🤨

  • @ruun0293
    @ruun0293 4 года назад +10

    Somali react beyond your creativity i like how you're keeping our culture without exagerating,thank you!

  • @kfk_27
    @kfk_27 4 года назад +16

    9:37 that evil laugh made me jealous😂😂

    • @Dr.AliHashi
      @Dr.AliHashi 4 года назад

      ruclips.net/video/a2BrBrp8rJo/видео.html
      #subcriber i saar walal channal

  • @KingRaz266
    @KingRaz266 4 года назад +8

    My all time fav youtube channel ❤️

  • @manaalonline7564
    @manaalonline7564 4 года назад +4

    Haki i realy love u guys ka ninge kuwa kenya ninge wakujia nawa penda sana good jobs

  • @ismaelbotan2392
    @ismaelbotan2392 4 года назад +4

    I really appreciate how you nailed this one. Keep going guys

  • @hussein1800
    @hussein1800 4 года назад +23

    Happy independence day🇸🇴❤
    1st Jul1960-1st July 2020💝🙏

  • @flameextrahot3930
    @flameextrahot3930 4 года назад +1

    Hahaha love you guys.
    Just because u did not ask for it am going to like, comment and subscribe. Again I LOVE YOU .

  • @abdirashidyeedhay9122
    @abdirashidyeedhay9122 4 года назад +14

    Salma has an Special Personality Masha Allah

  • @abdirahmanahmedali1451
    @abdirahmanahmedali1451 4 года назад +8

    always High quality videos with clear concept

  • @Engkafi
    @Engkafi 4 года назад +21

    Qaladka Film kaan:
    5:02 gabadha waxaay tiri wan kusoo wici donaa ma horey beey wiilka iyo gabadha isku yaqaneen oo lambarada kala heysteen soo ma eheen gabadha iney tirahdo walaal Number kaada isii si aan kusoo waco markaa qorsheeyo xayeeysiinta?

  • @abdiazizmuhumed6597
    @abdiazizmuhumed6597 4 года назад

    @SomaliReact waxad tihiin Jilayaasha ugu wanagsan ee somaliyeed een arko runtii. Qaabkad jiliinka usameesan waa cajiib. absolutely amazing. It’s flawless and entertaining how you act. I really liked it. everyone of you is the best actor/actress. Gabadhan Muna (afmadow) af somaligeeda aadban uga helay 🤗.

  • @ayaanamoh8744
    @ayaanamoh8744 4 года назад +46

    Africa sida shako u radinaysid aya shaqaradisku shaqadada noqonaysa.......... Inta igu racsan 👆👆👆👆

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 4 года назад +2

    wlh filimada somali react xitaa filimka marki laga soo tago buyq dhan maqli meysid
    Iyo qaababka ay u jilaan oo ay soomaalida kale ka duwan yihiin
    10 daqiiqo oo 1 hour lamid ah bay soo duubayaan
    Good director baa sidaas ka dhigay walahi guuleysta gacallayaal💖🙏💖

  • @nuurdinabdihafid5617
    @nuurdinabdihafid5617 4 года назад +3

    I love this channel the director the actors all of them are great, saan ayaa wax loo jilaa waxna loo qoraa waxna loo duubaa run ahaantii gabdhaha aad iyo aad ayee u qurux badan yihiin waana ay isku kalsoon yihiin midibkoodana ma ay badalin.. Amaaaaazing

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +14

    We miss u *Somali React* Really love your advices 💖

  • @rayaanrayaanilla4894
    @rayaanrayaanilla4894 4 года назад

    Somali React aadban ujeclahay ruwayadaha sobandhigtan wlhi horumar wacan markasta idin rajeynayaa 😊😊😊

  • @huseinhashi
    @huseinhashi 4 года назад +140

    Waligay 5 like ma helin maantana first ahay

  • @nadhirahussein
    @nadhirahussein 4 года назад +35

    I wish this talked about how people employ family members despite other people having more work experience. 😕

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 4 года назад +3

    Dhaqanka shaqo raadinta waaa xanuun🥺😭ilahayy qofwalba oo aan shaqo haysan hasiiyo shaqo♥️

    • @nasihaelmi7848
      @nasihaelmi7848 4 года назад

      aaamin

    • @hafuuuuzahmed1623
      @hafuuuuzahmed1623 4 года назад +1

      Aaamin Aamin yaa rabi ilhow ii fududey 🤲

    • @aragzanquruxzan5483
      @aragzanquruxzan5483 4 года назад +1

      @@hafuuuuzahmed1623 amiin wlh Anigaa kula hadlaayo 2 sanno ayaa shaqo la aan ahay jamacada hadaa dhameeyey oo hami lahaa waaa niyad jabay

    • @hafuuuuzahmed1623
      @hafuuuuzahmed1623 4 года назад +1

      Sadia Mustaf abyo waxba ha niyd jabin Insha allah waqtigena wan helyna ilhy wuxu ku qoray kuma segyn sharfy

    • @hafuuuuzahmed1623
      @hafuuuuzahmed1623 4 года назад +1

      Sadia Mustaf aniga laba sano waregya xita lna durufta lyga fa’adeysto damcy lkn ugu danbyn guriga shaqo ka dhigty shrftyda ka weyn bn iri

  • @abdi5828
    @abdi5828 4 года назад +2

    The best ever RUclipsrs have seen we love you

  • @dagaaratv6599
    @dagaaratv6599 4 года назад +2

    This girl is very beautiful, waa naag dhamaystiran dherer color face qaab voice MashaAllah.

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 4 года назад +1

    Welcome back 🙏🙏🙏 we missed you thanks

  • @sadyahashi
    @sadyahashi 2 года назад

    I loved the bloopers most , laughed so hard 🤣

  • @idilahmed6902
    @idilahmed6902 4 года назад +41

    Asc nowerdays Somali react started not posting I thought that they sttoped because of the pandemic who else

    • @gulledgarbac4295
      @gulledgarbac4295 4 года назад +1

      they said that already

    • @Dr.AliHashi
      @Dr.AliHashi 4 года назад

      ruclips.net/video/a2BrBrp8rJo/видео.html
      #subcriber i saar walal channal

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 4 года назад

    This is the best video I have ever seen Somali videos keep going

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 4 года назад

    I love ur videos guys video wax cashar wato so daysaan marwalba more vidoes plz❤️✅

  • @iguwaalobbe3028
    @iguwaalobbe3028 4 года назад

    Gabadhu waa samidey salma cadey😍😍welcome back somali react😘

  • @Nico.Robin7
    @Nico.Robin7 4 года назад +1

    The little girl is sooo adorable allahuma barik mashallah 😂😂😂

  • @momoh2525
    @momoh2525 4 года назад +4

    Welcome back Somali react👋💙

  • @Quruxsan55
    @Quruxsan55 4 года назад

    We need more of salma 😍😍 she's talented mashallah

  • @urduxsomali8641
    @urduxsomali8641 4 года назад +2

    Long time somali react team 🙏🙏❤❤❤❤

  • @Ismail-xq5vc
    @Ismail-xq5vc 4 года назад +1

    Asc..hore ha loo socdo mid kale xiliga qaboobahay soo badiya shaqada why dadku guriyahay ayey fadhiyaan.. guul ayaan idiin rajeeye

  • @carqosol9808
    @carqosol9808 4 года назад

    Kabax guriga kk
    Gabdhuhu wa taf wllhi
    Marka hore asturnaantay igu soo jiiteen marka labaad waa cod kar keep going sisters

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 4 года назад

    Shaqada waa farxada nolosha interview waa muhiim in aad ku dadaasho 🙏❤️

  • @AbdallahBotan
    @AbdallahBotan 4 года назад +2

    Aad baan ugu bogaadinayaa farriimaha tirada badan ee aad muuqaalkaan kusoo koobteen. Waxa uu isugu jiraa in hal'abuurka kor loo qaado, in la shaqa tago, in qiimaha qofku leeyahay uusan hoos u dhigin, in wax tayo badan lasoo saaro. Guuleysta bahda Somali React.

  • @ahmedibrahim4419
    @ahmedibrahim4419 4 года назад +7

    Ad ayn ugu helan wlhi keep going our brother,s and sister,s

  • @amal-4c3
    @amal-4c3 4 года назад +9

    Mona : she says salmo "ma kula tahey inaa shaqo helaayo"
    Little girl: yessss!! You get a job in a mental hospital LMOAAA 😂😂👸😻little girl so funny wllhiy

  • @maalowchenal2565
    @maalowchenal2565 4 года назад +3

    Somali reacti family Waan jeclahay waana taageeraa hore usocod wacan

  • @ahmedyuu6389
    @ahmedyuu6389 4 года назад +71

    Bro why always arsenal 😂😂😭😭😭 leave us alone

    • @thegloriousquran1208
      @thegloriousquran1208 4 года назад

      Not an arsenal fan but that name really sounds nice when you aren't english language native
      Arsenal.. THE arsenal ... arsenal bird...

    • @mukhtardaar2972
      @mukhtardaar2972 4 года назад

      They hate arsenal don't know why

    • @yuniskeymohaa3120
      @yuniskeymohaa3120 4 года назад

      Tell them to leave us

    • @mohamudaden2940
      @mohamudaden2940 4 года назад

      One of the actors is supporter of arsenal as I heard , that is why they normally disturbing him

    • @mukhtardaar2972
      @mukhtardaar2972 4 года назад

      Please leave arsenal

  • @bukharimohamed3869
    @bukharimohamed3869 4 года назад +5

    nafisa ahmed's maturity is another leval wlh. her slow talks an vibes. 💞💞🤩

  • @saadakknaan9464
    @saadakknaan9464 4 года назад

    Wow m.sh runtii waxaa tihin dad jilinka iyo muqalada qurxon ad so dubtan ina ba cadi ma aha wllhi waxaa tihin somali inta muqal sameyso kuwa igu muqalada qurxoon raxmaanka ha idin sharfo piz & love ❤️ #Somali_React ❤️🙏🏼

  • @Omar_pod
    @Omar_pod 4 года назад +8

    Wlhi waa idin xiisnay hadaan nahnay Team Somali React ee mardambo sidaan oo kale yaan la inooga maqnaan.

  • @mustafebootaan6727
    @mustafebootaan6727 4 года назад +2

    Yariista wax kale waaye Illahay ha dayste ❤❤

  • @itsallaboutbeauty2346
    @itsallaboutbeauty2346 4 года назад +1

    Intii swahili taqano qurbaha ku nool ani camal like dhac ku siya 👍🏾

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 4 года назад +9

    Somali React🇸🇴 waa la idin xiisay 👏🏼❤

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 года назад +4

    I miss u somali react 😢🙏❤✌

  • @saidisaac5811
    @saidisaac5811 4 года назад +2

    She said bishaaro bisharo 50 $ Laguna sameeyay , cant stop laughing wlh hhhhhhhhhhh

  • @abramjeylani2462
    @abramjeylani2462 4 года назад +8

    “Markaad indhaha xireysey ma waalan rabtay” 😂😂😂 tan yar waa kadeed wlhi

  • @mozezmediapro7686
    @mozezmediapro7686 4 года назад +3

    Welcome back somali react.

  • @atarishomudug9872
    @atarishomudug9872 4 года назад +5

    Tigsiga misharida biyo maku shobe mise wa lefe gabadha Yar wlhi wey iga qoslisay so weyno Edo mcn 😘

  • @cabdiqanicaashaq7058
    @cabdiqanicaashaq7058 4 года назад +2

    Mnsh allaah kooxdeydii niyad idin kala jooga aad idin salaamay aniga iyo reer hargeisaba salaan buuran zxpayaal

  • @sowdomahad8565
    @sowdomahad8565 3 года назад +1

    Hafsa Bashir waarun taa walaa sheyda quruxda ban 😘 👍

  • @AAA-n8k7d
    @AAA-n8k7d 4 года назад +2

    Somali react 🇸🇴 shaqada haysan waan ka helay aad ayad ugu mahad sanitihiin.

  • @nasrakhalif8389
    @nasrakhalif8389 4 года назад

    Seeing somali react winning the award again

  • @dhagjar
    @dhagjar 4 года назад +2

    I.love somali reat wllhi ee video noo so badiyaaaa

  • @liban200
    @liban200 4 года назад +2

    Muna ❤️☑️ my favorite cast 💃

  • @zahramohamed3471
    @zahramohamed3471 4 года назад +7

    The little girl is funny mashaallah😂♥️

    • @Dr.AliHashi
      @Dr.AliHashi 4 года назад

      ruclips.net/video/a2BrBrp8rJo/видео.html
      #subcriber i saar walal channal

  • @abdullahimohammedi1184
    @abdullahimohammedi1184 4 года назад +4

    1st comment from Baidoa watching 👁👁

  • @bashiradeysey1061
    @bashiradeysey1061 4 года назад

    Gabadha yarista ah cadi ma ahan masha allah mustaqbal ayee ledahay allaha dhaafo

  • @oosabuuko4625
    @oosabuuko4625 4 года назад +1

    keep it coming
    4 uploads a day
    if you guys can

  • @sihaamali1016
    @sihaamali1016 4 года назад +5

    Idk why I am reading the subtitle because I am Somali native speaker 😂😂😂

    • @abdiazizaden8620
      @abdiazizaden8620 4 года назад +2

      😂😂😂 Me too, it is like we adopted to movies.

  • @alitiktok1
    @alitiktok1 3 года назад +1

    Wow am here for rwanda 🇷🇷🇼 nimependa vire muna act

  • @Engabdinaasir1
    @Engabdinaasir1 4 года назад +1

    *gabadhan markan arko waanba soo ordaa*

  • @BabuAli-ur3rc
    @BabuAli-ur3rc 4 года назад

    Masha allah walshey nafisa runti aniga aad u xiiseyaa jiliinka fimaanta

  • @reubentv2948
    @reubentv2948 4 года назад

    😂😂 the small girl is fire 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 beautiful actor

  • @nrx8684
    @nrx8684 4 года назад

    I assume this is NFD, well done guys speaking Somali so perfect big applause for you

  • @ayanabdi7199
    @ayanabdi7199 4 года назад

    So amazing beautiful video 💖💖💖😍😍🌹🌹❤️❤️❤️❤️

  • @asadthomass8909
    @asadthomass8909 4 года назад +1

    Caadi mahan wlaahi waa laga shaqeyay filinm kanj masha allah

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar147 4 года назад +1

    Gabadha wey waynatay Mnsha allah 🤎🖤🤍💚❤️

  • @mubarakxusari9407
    @mubarakxusari9407 4 года назад

    My name mubarak I live in the hargaysa Somaliland best people congartulation catacte me

  • @diinasluubiyo5240
    @diinasluubiyo5240 4 года назад +1

    keep uploading more waa nii xiisnay walaahi

  • @zamreenzain5002
    @zamreenzain5002 4 года назад +1

    how many thought that the boss was the tall man😂😂😂😂😂

  • @Dhigaal24
    @Dhigaal24 4 года назад

    somali react jilitaankiina aadbuu usareeyaa xaga camera, anshaxa iyo alifitankaba waxaan idin kudarsan lahaa inaad film inoogu badashaan micnaheyga waqtiga dheeraysaan bcz real colour oo beautiful ah ayaa isticmashiin.
    keep on going

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 4 года назад +1

    I like somali react mashallah amazing

  • @rahmayousuf
    @rahmayousuf 4 года назад

    Subeer my fv person in Somali react ❤

  • @nyabokep.5105
    @nyabokep.5105 4 года назад

    Yoh,you guys are in Kenya!!!!!so coooool!

  • @LibaaxTopG
    @LibaaxTopG 4 года назад

    Gr8 video as usual. Enjoy watching your videos. Mashallah Tabarakallah.

  • @kawsarinanatashanuur2327
    @kawsarinanatashanuur2327 4 года назад

    Waligay 10 lake ma helin bless and bless wll xaasid nimadu ma ficnah isar blesa

  • @muawiyaahmed915
    @muawiyaahmed915 4 года назад +6

    they should post every wednesday

  • @stunnerman542
    @stunnerman542 3 года назад

    Filmmaker Qofki arko haa igu xiro plz 🙏 waxan nahay chilka Somalia 🇸🇴 🥰✔️

  • @akaabdirizakak8176
    @akaabdirizakak8176 4 года назад

    Zubair alongside fuad nailed it lkn zubeir
    Amesepa mtu wako rada. Muno California post kuna OB yako ya kumpiga fuad😅😅
    Keep it that way guyz
    Best casts director
    California love

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 4 года назад +14

    “Salmo abayo makulatahay inan shaqo helayo”,
    “ Haa meesha dadka waalwalan” Lmao

    • @Dr.AliHashi
      @Dr.AliHashi 4 года назад

      ruclips.net/video/a2BrBrp8rJo/видео.html
      #subcriber i saar walal channal

  • @Heartstrings-Tales
    @Heartstrings-Tales 4 года назад +1

    wow wa filim kii ogu horeyay e somali ah oo positive eh an arko waye :)

  • @moohaanmayrane4221
    @moohaanmayrane4221 4 года назад +1

    Good actors all of you really Somali react

  • @negrowaminoty7756
    @negrowaminoty7756 4 года назад

    Nimependa kisura kizuri maashaalaah

  • @nadasmile6498
    @nadasmile6498 4 года назад

    Yiristan she,s so funny🤣🤣🤣warya Hooyo waxay kudhahday digsiga mushaarida biyo makushubi mise waa leefi🤣😍