What Would You Do? | Maxaad Samayn Lahayd?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • When it comes to marriage.
    CAST:
    Nimo Abdi.
    Muna Mustafa.
    Mona Artan.
    Abdirazak Tall.
    Zubeir Nur.
    Written by Abdirazak Tall.
    Sound by Ashnaam.
    Shot, Edited & Directed by Mahad Qalax.

Комментарии • 1 тыс.

  • @zakariyeali8057
    @zakariyeali8057 3 года назад +414

    Who is watching this after munish died ilahi haunaxriisto😭💔🥺

  • @najiibbashiir1356
    @najiibbashiir1356 3 года назад +200

    Markay dhimatay kadib muqalkan Arka Allaha unaxariisto Muniish 😭

  • @mulkimohamedahmed6427
    @mulkimohamedahmed6427 3 года назад +52

    Muno illhy hakuu naxriisto abyo qof degan oo wngsn ayad ahyd wxn illhy kaga baryey janadiisa inuu kugu irzaaqo🤲🤲

  • @sayidzaki
    @sayidzaki 4 года назад +65

    Who else reading comments while watching....

  • @abdifatahmohamed8206
    @abdifatahmohamed8206 4 года назад +40

    In marriage just like the way men have options ladies should also have the option to choose their partner because in the end she is the one who is going to live with that man not her family 😏

    • @alishashatiifaden6069
      @alishashatiifaden6069 4 года назад +6

      I agree also girls need to have choose no force I hate when people trying to force someone to get married someone they don't want it's not nice that kind of marriage is force marriage wich is not point

    • @hassanmohamudali3065
      @hassanmohamudali3065 4 года назад

      @@alishashatiifaden6069 Arranged marriage is not necessarily forced marriage

    • @alishashatiifaden6069
      @alishashatiifaden6069 4 года назад +1

      @@hassanmohamudali3065 I'm not saying that but we have to listen our parent also they have to let their own child choose their partner

  • @Aasiakhaliif
    @Aasiakhaliif 4 года назад +42

    I think he was not wrong to go in the kitchen to look for food coz obviously if you get invited in a place most people feel shy to eat a lot anyway I think Muno should get married to Zubeir coz the two love each other and getting hungry is everyone's weakness

    • @frdzclrisq6516
      @frdzclrisq6516 4 года назад

      Yes, the is true most people are feel shy to eat a lot of food but what her future. She asked us what would we do if this happen to us

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 4 года назад +112

    Ani gabarteyda Cidi ay jeceshahay uun baan siin lahaa darufta leeskuma nacao Hawaro jaceylku ❤

    • @tichipsmobile4936
      @tichipsmobile4936 4 года назад

      Waxaas waa been, duruuf iyo jaceyl maya

    • @kingofcaptin7786
      @kingofcaptin7786 4 года назад

      Wan kugu racasanakay walal

    • @maryanjamaalabukar7207
      @maryanjamaalabukar7207 4 года назад +1

      daruuf iyo jeceyly meel ma isku imaato 😑😂

    • @Mahad_252
      @Mahad_252 4 года назад

      War hade sida tan duruf ma'ahan, ee waa sharaf xumo!!
      You come across THAT guy, you torch his a**!!

    • @Abdishakorabdalla
      @Abdishakorabdalla 3 года назад

      Wallal qaali SUBESCRIP iisaar

  • @saygasayga491
    @saygasayga491 4 года назад +96

    Definitely, if I were your father, I'd do your wedding and also I'll support your husband for that situation 😭😭

    • @Ontira23
      @Ontira23 4 года назад

      You are good one realy

    • @samiiraahmed6186
      @samiiraahmed6186 4 года назад

      @@Ontira23 mm

    • @abukemuse1941
      @abukemuse1941 4 года назад

      Ninkaa inu shaqo bilabo waye hadan ka cawin karo shaqo an u radin lahaa intaana gabadheydaa sinin.
      Hadii u nin rag iska dhigo o shaqo bilabo markaas wala siin kara lakin
      hadii u Rabin shaqo o gabadha la siiyo gabadha ayaa ku lu goeesa meesha

    • @muuzealli810
      @muuzealli810 4 года назад

      Warkasoomaaliya

  • @MuhammadMOsman
    @MuhammadMOsman 4 года назад +16

    They've been together for three years and he hasn't persuaded the poor girl into sinful deeds, he's a keeper... and to hell the baseless traditions and the elders who only think about their belly on the nikkah day.

    • @jazminewaters2404
      @jazminewaters2404 4 года назад

      I'm confused since when do Somali do this , I've never heard this is this back in the day or villages ?

  • @ilhanmoussa3074
    @ilhanmoussa3074 4 года назад +13

    He is a human being , it can happen. He was planning to go at home the night but he was obliged to stay still at home.Accept him

  • @fiicanow9244
    @fiicanow9244 4 года назад +13

    I always feel embarrassed because this is a reality, and in a way educated. Keep up the good work walaalayaal

  • @kingundefeated6550
    @kingundefeated6550 3 года назад +8

    May Allah (swt) take her soul to janatul firdaus amiin

  • @anfacabdirasaaq3844
    @anfacabdirasaaq3844 3 года назад +8

    Ilhy qabriga haku nuuriyo muna markay dhimatay ayaan aaad ubartay 😭😭😭 waa shaqsiyaadka anan anoon aqoon hore xataa ulahayn oo indhahaygu ilmo udaaadiyeen qof qalbi wcn ayay Ila eegtahay plz mar walbA an uducayno 😭😭😭ilhyow rabiyow kitaaabkeeda gacanta midig kasiiii

  • @RooblesJourney
    @RooblesJourney 4 года назад +10

    That wasn't a good idea for him to go kitchen but definitely that's not a reason to lose him. A 3 yrs relationship has to give you a confidence to know him more not just for the incident.

  • @abdirahimmohamedisak5198
    @abdirahimmohamedisak5198 3 года назад +15

    الله يا رحم
    wllshena muna run ahaanti wan ka hanuunsadey geerideeda lkn wixi illahey qorey lama celin karo

  • @khadiijahm1764
    @khadiijahm1764 4 года назад +50

    Mona is underrated walahi she is talented

    • @yyy8963
      @yyy8963 4 года назад

      Yup 💯

    • @yyy8963
      @yyy8963 4 года назад +1

      She is a natural beauty too

    • @funfactor1520
      @funfactor1520 3 года назад +1

      May Allah grant her janaah....pray for her

    • @zidrasworld
      @zidrasworld 3 года назад

      @@funfactor1520 how did she die

  • @mohammudyousuf622
    @mohammudyousuf622 4 года назад +127

    Don't look at me
    Am the guy who make dua not the one who give advices 😂

  • @dontwastetime8639
    @dontwastetime8639 4 года назад +58

    I learned Somali from the translation lol

  • @abdullahiibrahim5609
    @abdullahiibrahim5609 4 года назад +74

    The sound of the video Is low. We can't hear anything..

  • @abduladen1364
    @abduladen1364 3 года назад +1

    I broke in to tears when I see this video....May Allah grant her janatul fardowsa inshaallah

  • @aaminasahra3900
    @aaminasahra3900 4 года назад +320

    walal u ducey almaas elman in eebe u naxariisto plz

    • @fartuunhassan1326
      @fartuunhassan1326 4 года назад +3

      اللهم ارحمه رحمة واسعه ووسع مدخله واكرم نزله
      يارب العالمين.

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 4 года назад +4

      Ilahay ha u naxaristo wlley gabdha maxa ku dhacay

    • @yahyeburhaan1366
      @yahyeburhaan1366 4 года назад +4

      Allaha unaxariisto kdasheenana rabow nokadapa naxariiso

    • @farxiyofarax7619
      @farxiyofarax7619 4 года назад +3

      Allah u naxariisto wlh waan ka naxay 😥

    • @ilyaazabdalla3336
      @ilyaazabdalla3336 4 года назад +3

      Ilaahay ha unaxariisto aamin

  • @Alibaashi
    @Alibaashi 4 года назад +2

    Bad habits can be unlearned and one mistake does not define a person you love. As you know There is no perfect person and Never give up on him..

    • @maydoll5355
      @maydoll5355 4 года назад +1

      Alibashi tell me more 👂🏼

    • @Alibaashi
      @Alibaashi 4 года назад

      @@maydoll5355 Hehe. More advive. Then follow me. 🙏👍😃☺

  • @younglopage1092
    @younglopage1092 4 года назад +23

    ra.i walpo aad noso bandhigtan runtii waxpa igaga baxa 😍😍😍
    hamigiina meelsare🙏

  • @hafsahussein2016
    @hafsahussein2016 3 года назад +1

    1-gaajadu maaha ceeb lkn hunguri xumadu waa gunnimo guntana lama guursado😄 hadduu ahaan lahaa qof aan muddo dheer wax cunin wan u cudur daari laheyn lkn sida muuqata waa qof casheeyay haba ku yaraatee marka ma aheyn inuu jikada ku soo dheelmado.
    2- xoolo la'aanta la iskuma naco waa run lkn noloshu waa masuuliyad, haddaadan adigu aheyn qof shaqeysta oo nolosha dabbari kara ninka aad nolosha ku darsaneysana uu yahay mid ka gaajada la seexan la' markaad is guursataan xaggee ku wada noolaaneysaan? Maxad wada cuneysaan? maxad se wada xiraneysaan? Illeen jaceylku cunto, dhar iyo guri midna ma noqdee.
    Lcg caabudnimadu sida ay khalad u tahay oo kale ayuu khalad u yahay dhalanteedka aan ku noolnahay inteenna badan oo labo qof oo aan maalinna qado gadan karin ee mid walba uu cid ka tirsan yahay ay leeyihiin wan is jecel nahay waana is guursaneynaa.
    3- waxad tiri 3 sano ayan wada soconnay haddana ma ogeyn inay xaaladdiisa nololeed sidan tahay, mar haddaad intaas ogaan weyday xaaladdiisa nololeed waxay caddeyn u tahay inay jiraan wax badan oo noloshiisa kaa qarsoon oo aad ogaan doonto ka dib markaad guri wada dagtaan, tanna waa khalad kale oo aan galno markaan xiriirrada sameyneyno, sheekadeenna oo dhan waxay ku kooban tahay wan ku jeclahay iyo anigaa kaa daran, lkn waqti kuma bixinno inaan qofka aan haasaaweyno si qoto dheer u baranno si aan u ogaanno inuu yahay mid ku habboon nolosheenna iyo in kale waxan ku wada noolaanna jaceyl dhalanteed ah, qof walba wuxuu qofka kale ka haystaa sawir aan aheyn kiisa dhabta ah, markaan guryaha isugu tagno ayaan si dhab ah isu barannaa waana tan keenta in dad sanado jaceyl soo dhisayay ay kala tagaan markey is guursadaan waayo jaceylki waxay ku soo dhameeyeen meel khaldan, sida saxda ah xiriirka guurka ka horreeya qof walba waa inuu ahaadaa sheybaariiste oo uu baaraa diinta, dhaqanka, akhlaaqda, familka, qaab nololeedka iyo wax walba oo ku saabsan qofka kale noloshiisa, ka dib markuu ku qanco ayuu guursan karaa oo jeclaan karaa ama isaga tagi karaa oo raadsan karaa qof kale oo noloshiisa ku habboon.

  • @abdirahmanmahamed8149
    @abdirahmanmahamed8149 4 года назад +57

    Ani gabarteyda ama wilkeyga qofki oo jclahay an sii lahay see faraxtintoda u arko

    • @balqiisakush3109
      @balqiisakush3109 4 года назад +1

      Aniga kujeceli

    • @talisonaasir8038
      @talisonaasir8038 4 года назад +1

      sax waaye anigaba asbaheey ayaa xoriyad isiiyey 😍😂

    • @mohamudaden2940
      @mohamudaden2940 4 года назад

      Sxb hada dhalinyara bad tahay lkn markad weynato i.a od ilma dhasha ayad ogandonta waxad hada shegeysay inay ben ahed sxb

    • @halgankanolosha7992
      @halgankanolosha7992 4 года назад

      Aniga maan siiyeen waayo anba qofkaan doortay waa laydiiday ana iyagaan udiidaya

    • @maniiralfa1783
      @maniiralfa1783 4 года назад +2

      @@halgankanolosha7992 hhhhhh ma caruurtadad la ficil tami layd

  • @samiyaahmed2846
    @samiyaahmed2846 3 года назад +8

    Muniish manta wad naga hooseysaye Allah hakuu naxariisto

  • @MarioTorres736
    @MarioTorres736 4 года назад +14

    Honestly , if you love him marry him. He might I just got scared during the dinner from his in -laws
    Plus I am only 18 😂😂 and hay Insha Allah wouldn’t want to be that kind of situation

  • @hayaatibrahim2371
    @hayaatibrahim2371 3 года назад +8

    Alle haku naxsristo uu duceeya walsheena inaga hoosaysa

  • @Somalidhalad
    @Somalidhalad 4 года назад +8

    To be sincere I have no clue
    Coz I don’t know anything about relationships but I am so happy to see you guys back
    ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @blackhunter4175
    @blackhunter4175 4 года назад +2

    Waking up in the middle of the night and going to the kitchen to look something to eat, it’s normal and there’s nothing wrong with that. Moreover, if a person is poor it doesn’t mean they don’t gonna be successful in life. Perhaps if they get the opportunity, they could be the best. I think If you have full trust in him then you should get married to him. Hopefully, life will be way better.

  • @munaismailmohamed8044
    @munaismailmohamed8044 4 года назад +21

    😁😁😁Just marry him and every time you cook food just make sure you lock the kitchen

  • @mohedelmi3717
    @mohedelmi3717 4 года назад +6

    OMG!!🙊this is nightmare, I pray to Allah that never happens to me anyway marry him

  • @AFX-n9n
    @AFX-n9n 4 года назад +31

    i don't get it man was hungry so what, you let him stay at your house

    • @I_got_the_keys
      @I_got_the_keys 4 года назад +1

      When he was offered food he said he wasn't hungry. Do you not understand Somali or are you a weedhead? 🤔

    • @AFX-n9n
      @AFX-n9n 4 года назад +3

      Abdiaziz Farah you’re a mug mate I rather be a weedhead than thick as you

    • @I_got_the_keys
      @I_got_the_keys 4 года назад +1

      @@AFX-n9n trigger man? I didn't mean to insult you or hurt your feelings. What I meant was are you familiar with somali culture or are you slow do to the weed. I hate to assume but alot or you do smoke that stuff. I don't know what you mean by mug etc I don't speak slang.

    • @AFX-n9n
      @AFX-n9n 4 года назад +1

      Abdiaziz Farah jog on mate you’re waffling right now

    • @ruun3194
      @ruun3194 4 года назад +4

      Lol this is late but I think they are saying that the potential husband is the type to pretend he can provide when he can''t. Also, I think they wanted to show that whatever happens it is best to give your daughter the choice to find herself a man.

  • @suleimanfideo8551
    @suleimanfideo8551 4 года назад +1

    Zubeir jamka kadaffo 😂😂.will say all to Abdirizak tomorrow fajr prayer at mosque in sha Allah

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 3 года назад +3

    Ya daawanayo dhimashadeeda kadib axxxxxxx Ya Rabii Allow u naxariiso inagane noo naxariiso

  • @ifrahfod1864
    @ifrahfod1864 4 года назад +1

    He did nothing wrong here. He was being polite at dinner but later get hungry there is no shame here but the two women shamed him like he did wrong. I liked the father tough his voice is always gentle. Anyway marriage is about love, compassion and partnership for who want to succeed in it.

  • @janetjones967
    @janetjones967 4 года назад +3

    Oh he is hungry😍 marry him leave the relative thing the blood gets thick if you understand what I mean find love outside, respect your parents also, wait to get married give the family time to know him that way they will feel comfortable placing you in good hands.

  • @mohalinux350
    @mohalinux350 4 года назад +1

    First from character of Zuber there was no problem since he was shy at dinner table and he didn't have any other option since the father requested him to stay. My opinion is yes the family has to give chance and for you go for your heart. #Food is bae

  • @Weerrar
    @Weerrar 4 года назад +12

    "Waxaan kaa balan qaadaya inaa subax walba markaa soo kacdid, aad wajigeyga aragtid"🤔taas xoog cad waaye🤔🤗

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 4 года назад

    Ma umalynaayi inaay caawin lahaayen famlka wiilkan, gabadhane way ka niyad jabi lahyd runtii, asigane wuxu ahaan lahaa mid dismoral ah ama waasho. Waa fakiradyda thnks walalyal

  • @blackhunter4175
    @blackhunter4175 4 года назад +7

    To those who complain about the sound of the video, they should remove earwax.

  • @hollandezka13
    @hollandezka13 3 года назад +3

    Ilaaahey haa u naxariizto wlazhey #Muniizh iyo wlaalken #Zakariya

  • @wiilwaal7320
    @wiilwaal7320 3 года назад +3

    Markeey dhimatay muniishaa ka dib yaa ila fiirday viewgaan
    Allaha unaxariisto wllshyn

  • @abdirashidmohamed2931
    @abdirashidmohamed2931 4 года назад +1

    This guy has let down the lady,Eating with the family is never a problem rather an opportunity to share and show your best akhlaq.

    • @wandumazgabu7252
      @wandumazgabu7252 4 года назад

      abdirashid mohamed how did he let her down ?

    • @abdirashidmohamed2931
      @abdirashidmohamed2931 4 года назад

      Brother, what was he doing in the kitchen? And why can't he stay hungry for one night for the sake of his girl?

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 4 года назад +48

    Somali react force
    I love you❤✌

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 года назад +1

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun
    Rabiyoow u naxariiso oo qabriga waasac uga dhig

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 4 года назад +21

    Haduu iiso dhacay 7 qofana iga so horeysay gogol miyaa usii taalay meesha 🤣🤣

  • @BlackKubra8938
    @BlackKubra8938 4 года назад

    ASC WALAL HORTA AQOON ISUM LIHIN LKN TAKOWAD WAXAN KA DHIBANYA FAKAR TALABAD TALO WASHAY MARKA UGU HORES BAHI IYO LAMA GUURASADO iyo daqan xun intasa osano bad wada socoten run ahaan ti isma mahen jikad cuntu udoontaye waxan modayay inu gabdh kul balameya oo is yiri markeya sobaxado lahdal
    lkn ha diii uxil qarsan wayay uxil qari kun qaado way dhacadaye mahdsanidin

  • @hawoomar8144
    @hawoomar8144 4 года назад +8

    1:25 I can’t stop laughing on that part lol

  • @nimcuzhapdulahi8301
    @nimcuzhapdulahi8301 3 года назад

    Wll hda le qofkan marku dhinto mxa videoyadisa calosha naga hurine iska daa wll kalia aan u ducyno

  • @filfilo__
    @filfilo__ 4 года назад +97

    Sidee arinta noqon laheed ma ogi wlhi🤷‍♀️ I'm confused 🙄

    • @mohedelmi3717
      @mohedelmi3717 4 года назад +2

      Me 2 sister, It's kind of weird Haha!!

    • @sharafbadan1980
      @sharafbadan1980 4 года назад

      I

    • @farxiyamohammed5453
      @farxiyamohammed5453 4 года назад +8

      @@mohedelmi3717 nothing's weird because wiilka waxba maheesto wuu gajonayaa. Maxaa weird kadhigay magaajo ayaa qof lagu nacaa? What the heck. Alla maxaa nin fiican oo aqlaaqleh eey gabdho dhaxaa segeen oo eey kadoorteen nin ciyaal suuq ah sabaabta oo ah lacag ayuu leyahay uf, gabdho wax iskufala oo nimanka fiican yeey idin dhaafin .illahay wuxuu dhahay wiilka aan waxbo heysanin uguuriya illahay ayaa wax siini donee!

    • @ryongaming9936
      @ryongaming9936 4 года назад

      Of course even me I’m confused 🤷‍♂️

    • @mohedelmi3717
      @mohedelmi3717 4 года назад

      @@farxiyamohammed5453 Wll Habeen Kaliya Gaajo Ma Loo Dhintaa??

  • @abdulshakuur975
    @abdulshakuur975 4 года назад

    The Orange juice and the yellow garbarsar matches. Who else noticed?

  • @maimunaabdullah8450
    @maimunaabdullah8450 3 года назад +6

    May Allah bless your soul in jannah😭

  • @zamzamismail2801
    @zamzamismail2801 4 года назад +1

    I legit felt tht 😭😭😭somalian life is corrupt .... stranger's get to choose who you spent with yr entire life
    I'm saying thos out of experience cuz I have been throw tht but stayed strong
    Was forced to leave school and get married but alxm completed my studies and become the person I am

    • @mirarajputkhan5682
      @mirarajputkhan5682 4 года назад

      If ma dad says I will marry the he wants for I will totally accept bcz ma dad is ma hero inuu walwalo marabo btw good for u if u refuse to

    • @zamzamismail2801
      @zamzamismail2801 4 года назад

      @@mirarajputkhan5682 I totally get you point....would you ever send you child away by getting her married at the age of 16 to a guy tht can give birth to her
      I wanted to make my parents proud achieve what they could not get a job tht can provided for them I'm sorry but I'm also wanna make my parents proud buy them houses let them live there life knowing they have me ...I totally would not achieve the buy getting married young

  • @gureyleabduqaadir9868
    @gureyleabduqaadir9868 4 года назад +11

    Xamdi waad nureysaa abayo hormar wacan

  • @hamdaabdoulkarim5223
    @hamdaabdoulkarim5223 4 года назад

    but it's completely normal, he was in the kitchen because he was shy to eat in front of her family not necessarily poor or broke

  • @Hungry-lion
    @Hungry-lion 4 года назад +4

    Hello I’m John quinones and this is wyd, hadad taqanid barnamijkan like Saar

  • @zakezma
    @zakezma 4 года назад

    He did nothing wrong i think the wedding should take place ASAP.. the man didn't go to the kitchen to steal anything infact he was shy to eat around his in laws thats why he didn't eat much and when he finally decided to sleep he felt hungry and all he had to do was to go to kitchen coz everyone else was asleep..and they locked him up in there accidentally ...He didn't bang the door to wake up anyone so all he had to do was to be cool and wait for the morning ...He be a good nice man 💯

  • @happylady9390
    @happylady9390 4 года назад +7

    May Allah bless my father, he always says I will not force my daughter to marry any man. She should bring her choice. I pray I don't disappoint him.
    Muna do not marry a poor man he will not be able to support you. Your family can help him get a job and see how he works before u marry him. Love only is not enough.

  • @mohamudhaji5265
    @mohamudhaji5265 4 года назад +1

    Horrta wiilka waxaa ugestey arinkan waxaa waye marka hore gaajo ceeb ma ahan asna waa uu laxishodet gajadisa taasna waxa ugu wacan ixtiramka io xishodka ku jiro guurso aan ku dhihi lahaa adna fmilkaga ka dhadhici iney cawaa wiilka fkirkasan qabaa

  • @somalidiasporaunificationu5179
    @somalidiasporaunificationu5179 4 года назад +6

    I would’ve been like “Adeer ruux kale raadso”🤣🤣🤣

  • @xikmadzameh4794
    @xikmadzameh4794 4 года назад

    Guurka cida is guursanaysaa ee doonaysa inay bilosha wada wadaagan waa idinka ee maaha inanka iyo qoyskiina markaa labadii go'aan ka gaadha waxaad samayn lahaydeen faqriguna maaha ka jeebada madhnaanta ah ee waaka maskax madhnaanta ah keep going brothers and sisters

  • @jaanagalehassan6307
    @jaanagalehassan6307 4 года назад +7

    Mansha allah gabadhan alle hadayo waa gabadh quruxbadan hadana asturan wanku haysta

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 3 года назад +1

    IlaaHy ha kuu naxriiisto abyo qliyeey😭😭

  • @abdulshakuur975
    @abdulshakuur975 4 года назад +2

    Who else under 30 years of age and having hard time hearing?

  • @shembeliever6095
    @shembeliever6095 3 года назад

    Honestly don't see the problem at all here. It's actually funny and cute he finds himself starving in the early hours and gets trapped searching for food lol I would have laughed at him and never let him forget this episode in the later years. There is nothing wrong with his character, marriage is built on respect and love and they both seem to have it. The mother talking to her daughter in such demeaning words for him to hear is what's the real problem!

  • @zeanhajiahmedmilano1315
    @zeanhajiahmedmilano1315 4 года назад +5

    Qofka ugu horeeyey ee video dhameestay
    Haddi beentahy like ha ii saarin haddi run tahay like dhac ku siii

  • @ayubqiyaano1089
    @ayubqiyaano1089 3 года назад +1

    "...But the human tongue is a beast that few can master. It strains constantly to break out

  • @Alhamdulilah_-4_-everything
    @Alhamdulilah_-4_-everything 4 года назад +3

    Gabadheyda wa siin lahaay mx yeelay wiilka ceeb weyn malahan baahi bisaa heysay gaajadana waa xaasid hal biri xita maka qaley neyso 😭

  • @cabdirisaaqcaaqil109
    @cabdirisaaqcaaqil109 4 года назад +1

    Inta Ku faraxsan sooo labashada walaaalahen like igu sooo boqo

  • @umuamiin2428
    @umuamiin2428 3 года назад +6

    Muno allah haku unaxariiso 😭😭😭😭

  • @qalbinuuraosmaan4132
    @qalbinuuraosmaan4132 3 года назад +1

    Illhow hakuu naxariisto🙌aduunyo way ka tagtay wllshen 😭😭😭

  • @sayidomar4100
    @sayidomar4100 4 года назад +3

    A huge respect for my Somali people Somali react only one love

  • @fardowsamohamud9431
    @fardowsamohamud9431 4 года назад +1

    Hada jeclahy waan gursan laha walhi .hada aniga an ku qanacsanahy reergyka wa ile jeclanayan Dee 🤩🥰 yaa iku racsan hee .like

  • @salmanabdi7634
    @salmanabdi7634 4 года назад +7

    Wow
    Inbadan weyno sugeynay
    One love somali react ❣️❣️

  • @ahmedsadiq6333
    @ahmedsadiq6333 3 года назад

    Qofkasta oo Rabbi Abuuray Wuxuu la kulmaa Qaddarta Rabbi u qoray oo Nasiibkiisu wuxu noqdaa sidii Raxmaan u qaddaro ee Dulqaad & Saburkaaga ku adkayso, Midku kaafiya baa Rabbi ku siine ,
    Waa Xaqiiq Axadkii sabura Raxmaan baa Derejeeya Ader.

  • @princepes8034
    @princepes8034 4 года назад +4

    Muno never leave us ur the heart of this family plzzzz

  • @abdoulabdi2844
    @abdoulabdi2844 4 года назад

    Interesting issue. I mean if you loved him at the bottom of your heart. Then marry him otherwise you gonna end up the one you hate him. You know what is your in your heart. Just follow what your heart tells you!!
    Good video!!!

  • @I_got_the_keys
    @I_got_the_keys 4 года назад +4

    Wow nice message! Keep it up guys! Great acting all of you guys. One for the culture. 🇸🇴Somalia ha noolaato

  • @khalidileeye3325
    @khalidileeye3325 4 года назад +1

    Plz microphone ka isku dhaweeya codkinaa gaabane
    Mahadsanidiin

  • @HankaabPodcast
    @HankaabPodcast 4 года назад +7

    Mansha Allah chanalkaa Somali react hore usocoda

  • @amiirelhajji5639
    @amiirelhajji5639 4 года назад

    Haddan ka hadlo fekerkayga Zubeir ilama qaldaneen waayow asigoo gaajo hayso ayuu yiri wax badan ma cuno taas micnaheeda waxaa waaye wuxuu ka xishoonayaa waalidka. Xiliga danbe waxaa soo kiciyay oo jikada u aaday waa gaajo waxaan ognahay Caloosha haddaad wax walba siisid ayada cadowgaaga kow ah Keep going our Team

  • @liyahhhriaa5411
    @liyahhhriaa5411 4 года назад +4

    Who is the boy at 1:11 😍😍😍 someone tell me because he’s going to be my husband inshallah

  • @ibrahimsaladsomo9612
    @ibrahimsaladsomo9612 4 года назад +1

    I'm hoping these kinds of videos will improve my somali

  • @salahosmanfarah2129
    @salahosmanfarah2129 4 года назад +3

    Qofku ugu horeeyay ee daawado

  • @MohamedAhmed-yf6wp
    @MohamedAhmed-yf6wp 4 года назад

    We Somalis do this a lot but talking to someone 3, 4 or 5 years does not guarantee anything we seen cases after all that once they married they divorce withing 6 months... Honestly I think because this is not the way Allah wants and not following the sunnah.. The sunnah is straight forward if you agree or like someone's deen and behaviour ie akhlak marry them no need to talk for years.

  • @hossnyvideoinc9301
    @hossnyvideoinc9301 4 года назад +3

    Muqaalo aad u qurux badan qimahooduna La socdo ☺somali react✌

  • @neddybarasa7838
    @neddybarasa7838 4 года назад

    Masha.allah gabar quruxbadan waaye oona qalbi wanaagsan muno sida ugu dhoqsiyaha badan ayan kula kulmi doonaa insha.allah

  • @a.k.m.production9192
    @a.k.m.production9192 4 года назад +9

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 calanka daradis subscribe Iyo Like igu sharfa calanka kor Qabyalad Down

  • @basitdurani8744
    @basitdurani8744 4 года назад +2

    Love you guys from Pakistan ❤️❤️.

  • @mohamudm3380
    @mohamudm3380 4 года назад +4

    Leave him alone.
    A real man don’t date till he is ready.
    Stop putting too much pressure on yourself girl.
    This guy is “maskin” so move on.
    “Waryarehe wajiga haiska ceebinina”.
    Go and get a job or “iska soon adeer”
    If you don’t have $$$ ader gacaliye you will be slavery to the other side and you will be the laughing stock believe me!!
    Wish you all the best!
    Astaqfurullah wixi danbiya.
    😍😂

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 3 года назад

    Alaha kuunaxariisto walshy qabriga alaha kuunuursho dambigaagana alaha dhaafo adoon lajecelyahy alaha kaadhigo

  • @bushraabdi2030
    @bushraabdi2030 4 года назад +4

    Im so early today...... i have never been this early lol😅😅

    • @geesisawir6136
      @geesisawir6136 4 года назад

      bushraabdi 672 same i usually see it weeks later loool

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 года назад

    RUclips recommended me this Allaha kuu naxariisto Abaayo Muna

  • @saudaabdirashid1988
    @saudaabdirashid1988 4 года назад +4

    Imagine me commenting here today lol

  • @SulE861
    @SulE861 3 года назад

    Muna illah ha u naxaristo gabar wangsan ayay aheed
    Wan jeclaa qaab jiliinkeeda

  • @cukaashcadde2047
    @cukaashcadde2047 4 года назад +3

    Waaaaaaaaaw dad Naga dhuuntay

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 3 года назад

    Alla gabdha dhimatay ee Munish la dhahaayay gabadhaan miyaa ilaahay ha u naxariisto qof talent leh bay ahayd , aniga xalay ayaa iigu horaysay clipkeeda saakana waxaan ogaaday inay tahay gabdhii gaarigu la dhacay oo dhimatay, allow u naxariisto, Canada or America may ka imaatay England keeda saas ayuu iila ekaaday, allow u naxariisto wayna asturayd

  • @sheymaaaadam4077
    @sheymaaaadam4077 4 года назад +7

    Respect ban idin hayaa

  • @abdikadirali2809
    @abdikadirali2809 4 года назад +1

    Asante sana video’s badan so galiya please 😫