Maareeyaha Dekada Barbera iyo Qabiilkiisa Maxa ka Cusub Calaamka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 18

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud 6 дней назад

    Waa qorshe dawladeed waa qorshe dawladeed

  • @MaxamadNoor-x5y
    @MaxamadNoor-x5y 6 дней назад

    Hadii hayb maareeyaha dakada lagu ahaanayo Airport hargeisa nin ciidagale ah ayaa haysandoona

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 6 дней назад

    Ma Dhacayso IN Cid Aan Ahayn Reerka Cmuuse

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 6 дней назад

    Barbera ya leh war afka laydha ka qarsada ciro hadu xukumayo wu joga matolki buraba kursi in kursi ugu dhac xaqa beeli ledahay war ilaa uu keno citiraf la aminimayo ciro

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 дней назад

    MADAXWAYNE Ciro booskaa maareeyaha dekada imtixaan ha loo Galo madaxwayne

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 6 дней назад

    Mee dowladnimadii heeybtu waa maxaay

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 7 дней назад

    MADAXWAYNAHA AYAA XAQ U LEH WAAYO WAA GOVERMENT

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 дней назад

    Putland Filimkaa Buuraha galgala si fiican bay u jisaa si ay Shaqaale uga hesho kkkkkkk

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 7 дней назад

    Waa run ciise muuse mooyee cidkale ma oglin waar hadii kale hala noqdo madaxwayne ciro kuwan dawlada ee uu magacaabay waa khad cas xagayaga dakada Barbara ❤❤❤❤❤

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 6 дней назад

    Waar madaarka dadka loo magacaabay dee waa nin reer hargaysa ah oo hargaysa u dhashay maaha in ay daanta ciidagalaha in uu ku yaalo sawkan ciro fadhiya daanta sacadmuusaha iyo madaxdiiniiyoo dhan

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 7 дней назад

    Waar waa ciiseuuse yaa yee laya cidkale waa ciise muus

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 7 дней назад

    maareyuhu waa ciiise muuuse deeeegaanka uunbaa leh cid aaan ciiise muuse ahaynn lama gaynkaraaayo mawaaaaaayikarto wasiirku maaha wax degaaan ahhhhhh

    • @engwareergoye112
      @engwareergoye112  6 дней назад

      Wasiirku iyo takiyuhu waa foosto gobolo miyaa kkk

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman 7 дней назад

    Maareehaha dekedu waa deegaan maaha kursi siyaasi ah

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 дней назад

      Marka saxil sade reer iya isla daga Kee iyu noqonaya habarjelo habar awal habaryonis ta labaad yaa ku yidhi waa dagan ninki ku haboon iya lo dhiibi kara waa hadii daawlad laga hadlayo

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 7 дней назад

    Lama tama taaban karo walahay