Waa Kuma Fahad Yasiin "Ninka loogu hadal-heynta badan yahay Soomaaliya"فهد ياسين

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024
  • WARBIXIN Waa Kuma Fahad Yasiin فهد ياسين "Ninka loogu hadal-heynta badan yahay Soomaaliya, Mucaaradkiisa maxay u arkaan"فهد ياسين

Комментарии • 187

  • @jaallefarey69
    @jaallefarey69 3 года назад +22

    Waad ku mahadsantahay sidaad halyeyga qaran u bartay soomaali weyn
    Markuu Isa sheelay adaa sheegtay
    Hakaan fadaanka soomaaliya
    Waa sunta cadowga ka ilmeysiisa
    ALLAHA ka xifdiyo Shar iyo sheydaan

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 3 года назад +52

    Rabbiyow xafid Fahad Yaasin Haajidaahir cumrigiisa,caqligiisa,cilmigiisa Allaha U ziyaadiyo Allahumma Ameen Yaa Rabbi 🙏

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 3 года назад +21

    fahad yaasiin waa nin karti leh oo dawladnimo in ladhiso iyo ciidan karti leh ilaahay haku ciseeyo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 года назад +25

    Masha'Allah Fahad Waa halyeey Qaran oon Hoyadiis Gablamin, Sida kuwobadan oo Kursiga, ku iibsanaayo Dalkooda iyo Dadkooda, Aloow noo Xifdi, Fahad iyo inta kuhanka ah amiin🤲🇸🇴💞🇸🇴👍

  • @anisamahad3875
    @anisamahad3875 2 года назад +7

    Fahad yaasin waa kumaa . Waa qof soomaali oo dalka inoo ilaa aliyah Allah noo xafido

  • @macrobia5195
    @macrobia5195 3 года назад +22

    Inadeeroow ninka waabad i jeclaysiisaa,..fahadoow guulayso

  • @abdikarimahmed9546
    @abdikarimahmed9546 3 года назад +24

    M.a wlhi fahad yaasin wa wiil hoog ilaahay hadaaye wan jecalahay qofka sas u adag.... Tusaalu iiyahay ninkas

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 3 года назад +17

    FARMAAJO IYO FAHAD WAA GESIYADA
    SOMALIDA 27 SANO EE UDANBEEYAY
    MASHALAAH GUUL IYO GOBANIMO
    WAARTA INSHALAAH ILAALINTA WADANKA SOMALIYA.

  • @ahmedbadey
    @ahmedbadey 3 года назад +16

    Ilaahow cimri dheer iyo caafimaad sii oo noo badi … keep going ayatullahigeena noolow walal fahad ilaahay nagamakaa qaado

  • @garashofilms6139
    @garashofilms6139 3 года назад +13

    Allhu akbar allow inodaa halyeey qaran FAHAD YAASIIN XAAJI DAAHIR

  • @eidade5536
    @eidade5536 3 года назад +12

    Mnsha Allah alle ha xafido fahad yaasiin xaaji daahir❤

  • @bilanchannel2720
    @bilanchannel2720 2 года назад +6

    Cunugii yaraa ee caqliga badnaa oo odayaashii siyaasiyiinta kuwaasheen amaaneen ladirireen laheshiiyeen Allah yaxfadhak

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 3 года назад +9

    ManshaAllah Tabarakallah Allaha xafido Allahumma Ameen

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 3 года назад +6

    Adoo kale wayee 😭😭😭 aan rabnaa runtii my goodness somaliyey Ninka haloo huro naf and dhiiig intubatie nool yahay geeeeeeeeeees Fahad 🥰🥰🥰🥰🥰💌💌💌✌️💌💌💌🙏🏼😍😍😍😍😍😍😍😍👍🍀🇸🇴🇸🇴❤️💚💚🩸🩸🩸🩸🩸🩸

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 3 года назад +38

    WAA GEESI WADANI AH OO DHIBAY CADAWGA GUDAHA IYO DIBADBA.
    ALLAHA XIFDIYO.

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 3 года назад +5

    ALLE HA XAFIDO soomalidu waa dad aan libinta iyo guusha isu ogolayn

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 года назад +6

    Soomaalidu geesigeeda lugta ayey qabataaa allow noo daa walaahi qabiil lama ihi laakiin waa soomaali soomaali nimadaana ideeqda 🤲🏾🌹🌹🍀🇸🇴

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 2 года назад +2

    fahadoow hadii islanino iyo soomaalnimo ay Jirtto xadafkaaga waad gaarri insha allaahu

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 3 года назад +45

    حفظ الله فهد ياسمين من كل حسد آذان .وألسنة شريرة

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Год назад +2

    Masha Allah Eebe SWT 🤲🏻 hanoo xafido Mudane/ Agaasime Fahad Yasin Haji Daahir guulayso INSHA'ALLAH 🇸🇴 t

  • @abshirjama1462
    @abshirjama1462 3 года назад +7

    fahad waa nin qaran alle haxifdiyo

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 3 года назад +13

    Warbixintii Qarniga iga dheh Waaaaw

  • @sakariyamohamud9445
    @sakariyamohamud9445 3 года назад +13

    Fahad wa Geesi somaliyeed, fahad u noloow cadawga

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 2 года назад +15

    حفظه الله تعالى ونفع به الأمة.

  • @shaafiiromeo4057
    @shaafiiromeo4057 3 года назад +10

    Fahad waa aderkay lkiin Hamen maku tagerin waxaan ahayn siyasadiiisa mnsha Allah waaa mudane

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 3 года назад +5

    Fuad Yasin allaha garaab Gallo

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 3 года назад +4

    Fuad Yasin wa nin geesi ah o ku fcn nisa

  • @khadijamohamudyusuf2644
    @khadijamohamudyusuf2644 2 года назад +1

    Fahad yasiin waa halyey somaaliyeed cadawgiisuna badan yahay dalkiisa iyo dibadaba ee yaarabi badbaadi 🤲🤲🤲

  • @maxamedxajicabdigiire3478
    @maxamedxajicabdigiire3478 3 года назад +8

    Fahad wa wadani

  • @abdifataxuk9257
    @abdifataxuk9257 3 года назад +4

    Fahad yasiin allow daaa

  • @user-io1kl7os2u
    @user-io1kl7os2u Год назад +3

    Faarmaajo iyo
    Faahaad. Yaasiin .iyo
    Garaad jaamac ..GaLa GaLa Dagaalka SSC. Khatumo SOOMAALIYA G ..SOOL

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 3 года назад +9

    ما شاء الله

  • @nursingarmedjamacnursingax9368
    @nursingarmedjamacnursingax9368 3 года назад +5

    guuul fahad

  • @fadumowardere4511
    @fadumowardere4511 3 года назад +5

    Wa nin ay ku wayn tahay Somalinimadu ee ma ahaa kuwa qabiilka iyo qurunka ku shaqeya guulayso Fahad Yasin

  • @aziisaaziisuu1459
    @aziisaaziisuu1459 3 года назад +6

    Waa geesi geesi dhalay
    Oo libaaxa🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @xamseibraahim6366
    @xamseibraahim6366 3 года назад +9

    Masha allaah kartidii oo qof ah

  • @hafsainamaggan9742
    @hafsainamaggan9742 3 года назад +8

    Allha xafido fahadad yasiin 🤲🥺

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 2 года назад +3

    Fahad wadani Libaax🦁

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 2 года назад +2

    Masha allah ilahey hakuxafido fahad yesin Dahir ❤💖💖💖❤❤💗💗

  • @zamzamahmed2226
    @zamzamahmed2226 3 года назад +5

    Mahadsadin zamzam ahmed ducale
    Eedo dhiibkedi ninki kadhidhiyey bu aaha

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 3 года назад +5

    mansha allah ilahay haa xifdiyo waa qaranimadi oo qof ah

  • @ahmedturkey3332
    @ahmedturkey3332 3 года назад +12

    Faahd waxan leyehey runtii hayda nisa waxbadan ayuu kaqabtay

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 3 года назад +3

    Hawiye dawladnimo noodiidee xagee ugaguurnaa ma fahad baa xubin.kamuhiimsani.dawladaba kujiraa

  • @abdisalanahmed5233
    @abdisalanahmed5233 3 года назад +5

    M.a illahy hadhooro

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 3 года назад +4

    Fahad Fahad Fahad Fahad Fahad 🩸🩸💚💚💚💚🙏🏼🙏🏼🙏🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️✅😍😍😍😍😍😍🙏🏼💚💚💚🩸🩸🩸🩸💪🏾🩸💪🏾🩸💌💌💌💪🏾💪🏾🩸🩸✌️✌️🤝🤝👍👍👍🤝🤝🤝🩸🩸🩸❤️💝💝💝✅✅😍😍😍💚💚💚🙏🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍🍀🍀🍀❤️❤️💝 really somali puur noolow inbadan insha allah

    • @maxamedshugri9296
      @maxamedshugri9296 Год назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @maxamedshugri9296
      @maxamedshugri9296 Год назад +1

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @iskufilanchanel4947
    @iskufilanchanel4947 3 года назад +5

    Faarax cabdi qaadir salaan sare 《2》like ta masuul

  • @maxamedxasan309
    @maxamedxasan309 3 года назад +3

    maashaaa allah wlll fahad yaasii guul iyo gubanimo

  • @Eng_Jafar_M_A86
    @Eng_Jafar_M_A86 2 года назад

    Falayqaynta Faarax c.qaadir ee sideed bilood kahor, iyo odhaahdii fahad waa isku mid. Allahayow wariye mayahay.

  • @mowlidhussen4394
    @mowlidhussen4394 3 года назад +6

    Fahad yaasin shanbaloshe wuxuu kusheegey ayatulaah marka fahad yasin cadowgaa unoolow

    • @maxamuudaxmed4358
      @maxamuudaxmed4358 3 года назад

      Sxb walahi waa runta Fahad waa qaran ki somaliya ooqof ah ilahay cadiwga haka qabto aniga Hakan fidalka turkiga labaatan jerr wuu iga qaalisan yahay waa howlkar akhlaaq badan gulayso oonolow inta nolol jirto

  • @yasinmayow735
    @yasinmayow735 3 года назад +6

    Waa nin mudan in la tageero

  • @MdIsmail-wg4pw
    @MdIsmail-wg4pw 2 года назад +3

    Masha aallaaha ma sha allaha
    Masha aallaaha ma sha aallaaha 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💜fucad gesi

  • @mohamedadenabdi4333
    @mohamedadenabdi4333 2 года назад +2

    Still watching again and again

  • @aadannooh5870
    @aadannooh5870 3 года назад +5

    That's true

  • @MohamedAbdi-qo3zv
    @MohamedAbdi-qo3zv 2 года назад

    fahad yaasiin wa hal abuure somalida soo marey hal mar waana qof shaqsiyadiisa aan cidna udaba fariisan waa akadeemin somaliya iyo geeska africaa u baahan

  • @hafsailkacas6754
    @hafsailkacas6754 2 года назад +2

    Wlhi aad baan utaageera fahad yaasiin alow cadowga allha ka qabto

  • @ahmedbusuri4264
    @ahmedbusuri4264 3 года назад +3

    Waaan taageeraa waana halyay runtii qudhunkan hadlaaya wuu dhaamaa

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 11 месяцев назад

    Aqoon yahan
    Sirdoon awood badan
    Dhib yaraantiisa
    Dulmi la aan
    Is qaad qaad la aan
    Geesi aan la dhagri karin
    Geesi aan diinta lagu qaldi karin
    Waxii uu sheegaayey fahad yasin inay xildhibaano badan oo al shabaab ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 2 года назад +3

    masha Allaah adiga iyo asagaba allaah ha idin badbaadiyo aamiin

  • @FadumoCabdiraxman-w9k
    @FadumoCabdiraxman-w9k 5 месяцев назад

    Masha Allaahu Fahad Yaasiin

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 2 года назад +2

    Maa shaa Allaah
    Alle ha xifdiyo

  • @niitofilmsandtvprograms.985
    @niitofilmsandtvprograms.985 3 года назад +4

    Waa shaqsi fiican balse qabiilka iyo siyaasada 4.5 ayaa ka hor istaagtay

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 3 года назад +3

    fahad yasiin machallah

  • @suqriyaahmed1588
    @suqriyaahmed1588 2 года назад +1

    Libaaxa uma somaliyad fahad yasiin guul iyo gobanimo

  • @maxamudabdi4788
    @maxamudabdi4788 2 года назад +2

    MashAa allah geesi daacad aha weeye

  • @ibarahimmaxamad1244
    @ibarahimmaxamad1244 3 года назад +3

    masha allaah

  • @Somali-One
    @Somali-One 3 года назад +10

    Halyeey qaran oo cunaha qabtey guunta iyo guun jecelka

  • @mustafnur232
    @mustafnur232 3 года назад +5

    waa gesi garab la aan ah

  • @aishaibrahim2964
    @aishaibrahim2964 3 года назад +6

    Asc mashaalaah ilaahay haku xifdiyo

  • @barkadaden6012
    @barkadaden6012 Год назад +1

    Masha allah allaha kuuxafidow ameen ameen ameen

  • @somane512
    @somane512 3 года назад +4

    MANSHALLAH halka qof oo dhemaan ka naagu ah walama helaan ALLAH HAFID INSHALLAH

  • @mosmart1740
    @mosmart1740 3 года назад +4

    Halyeye hay'adda sirdoonka qaranka ka dhigay markale mid mug miisaan iyo saamaynba kuleh mandaqadda shaqooyinka iyo hawlaha ay qabsatayna noqdeen kuwo indhaha daneeyayaasha afrika kuso jeediyay Somalia markale taasoo soo dedejisay in shihseeyaha qaranimadeena necebi markale kumanaan shirqoollo iyo afgambiyo iyo machado dhagar ah sida daadka qaranimada somaliyed uso maleegaan oo ay udambaysay tan ay huwiyeen shaadhka gabadhan ladilay

  • @abdikarim290
    @abdikarim290 3 года назад +3

    Nin aad u dhisan weeye aan siyaasada muufeysi iyo cunno ugu jirin...

  • @habibabare9371
    @habibabare9371 2 года назад +1

    masnshallah ilhayowa kuxafida

  • @roodacabdilahi5428
    @roodacabdilahi5428 3 года назад +2

    Masha allaah ilaahay haxafido

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 2 года назад +2

    walal masha Allah fahadoow ha noqon mid daalla o danttiisagaarin waxaad lleedahay cadow aad u badan waxaan loog bahaa adkeysi iyo samir waadna lleedahay Masha allah e guuulleyso insha allah

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 2 года назад +1

    Masha allah waah warbixin aad loogu hamuumannah

  • @box5319
    @box5319 3 года назад +3

    Fahad is born in mandera

  • @yusroaxmed650
    @yusroaxmed650 3 года назад +5

    Wlhi fahad ninlgarmahna

  • @mohamedsaid5537
    @mohamedsaid5537 2 года назад +1

    Mashaa allaah allaah ha ku xifdiyo

  • @mahadmaxamed
    @mahadmaxamed 2 года назад +1

    Waa asiibtay farah

  • @hebasacab9324
    @hebasacab9324 3 года назад +1

    waa niin maareexaan ah oo majertenkaa eyoo wexee laadeelee rabboo dellee karraa oo landheree wayee

  • @abdiraxmanshekhyasin897
    @abdiraxmanshekhyasin897 3 года назад +17

    Fahad waa qaranimadii oo qof aha

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 года назад +3

    Madaxwayne u rajaynaa.

  • @HabibaSheikh-up8sl
    @HabibaSheikh-up8sl 4 месяца назад

    Fahad❤

  • @jamartimuxumed3808
    @jamartimuxumed3808 2 года назад

    Fahad yaaasin hajji dahir
    ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏
    Alllow cimirigiisa barakee

  • @felisabdu2669
    @felisabdu2669 3 года назад +27

    Waxaan xasuustaa habeenkii Farmaajo la doortey, ayaa waxaa xanaaqey Gabre oo ka baxey teendadii xalane isagoo careysan markaa saa dhiwr qof ka daba oradey si ay u joojiyaan gabre, markaa suu yiri, war iska daaya , wuxuu ku yiri gabre "get out, Somaliya is for Somali people" habeenkaa waxa aan u qirey wadanimo iyo sharaf, Allaah xafido...,

  • @mohamedhassanrashid7975
    @mohamedhassanrashid7975 2 года назад +1

    M.a gese wadani ah guleso

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 2 года назад

    waa halayey wadani ah ,,, macaga iyo xasuus ba ku leh wadaniga soomaaliyeed,.,,,,,, allah haku xafido, mudane fahada yasin ...Fahada aysiin iyo Madax wayne farmaajo ,,, waad kasbateen quluubta wadaniga soomaaliyeed ee ka madax banaan qabyalad iyo shisheeye kal kaal, allah ha xafido soomaali iyo soomaaliyaba,

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 Год назад

    Mallaah illahay ha xiftiyo aamin aamin will kasta oo geesi ama ah alle yaaqaan oo soomaaliyeed ama muslinba ah❤

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 года назад +2

    Fahad waa xeelad badanyayhy

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 5 месяцев назад

    Fahad waa siyaasi dhab ah oo leh:
    1) leh HADAF cad iyo jihadii umadan lagu horumarin lahaa.
    2) leh bulshada kudhex leh sumcad wanaagsan, iyo galaan gal uu bulshadiisa uga kasban karo taagero uga midha dhalin karo hadafkiiss.
    3) Waa qof dadka kuqiimeeya AQOONTA, CAQLIGA, KARTIDA WAAYO-ARAGNIMADA, DAACADNIMADA, RUNTA iyo CADAALADA.

  • @hashimmuse6591
    @hashimmuse6591 3 года назад +1

    waa geesi ay tariiqda xusi doonta

  • @farxaanmaxammed5728
    @farxaanmaxammed5728 3 года назад +4

    Sxb xisan ku hayo lama qiyasi karo

  • @maryantuni6158
    @maryantuni6158 Год назад

    Masha allaah fahad yaasin guuleso

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 года назад +3

    Fahad yassin waa nin adag ninki ficana somalidu way nacda waa geeeeeeesi

    • @mohamedabdi4716
      @mohamedabdi4716 3 года назад

      Fahad yassin waa nin adag nin ficana somalidu way nacda waa geeeeeeeesi aalle hadayo

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 2 года назад

    Jecliyaa fahad yaasiin❤❤❤❤❤💖💖💖💖💗💗💞💕💌🌷🌹

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 2 года назад

    Fahad iyo farmaajo inoo soo noqda inshaa Allaaah

  • @amiinali1476
    @amiinali1476 3 года назад +4

    Runti waaa nin adag wantaageersanay

  • @shikriahmed2386
    @shikriahmed2386 2 года назад

    Allha ha xafido fahad yaasin

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 3 года назад +1

    fahadow nollow walal intey nolol jirto somalidu wa xasadiin ha ujojin