ABDISATAR JAWAABTI FAHAD MA'AHAYN MID LOO FADHIYAY!
HTML-код
- Опубликовано: 16 фев 2022
- Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,
Qofkii ugu fcna uguna kheyrka badna uguna aqonta fcna uguna naxarista badna uguna udgoona rabi intu aburay Wa Nebi Mohammed SCW❤️😭
Salalaahu caleeyhi wasalam
Scw
Scw
Scw scw
Scw scw
Ilaahay haku ilaaliyo hadal qiimo badan buu dardaaran ka dhigay geesinimo buu janada Ilaahay kutagin ❤️👍🏻
Ilahayow adaa waxkasta og shacabka soomaliyeed ma cadawgooda ayay iska ilaaliyaan mise kuwan madaxda isku sheegaya 😭
Cabdisataar Allaha ku xifdiyo , Sharaf badan kuu heynaa hadaan nahay Ummada Somaliyeed , Allaha ku siyo qayr badan .
Xog badan oo umada ka qarsoonayd ayuu sheegay wiilkan, waa qof xog badan haya naftiisa ayaan u baqayaa waa in uu is ilaaliyo.
Wakhtigiisa ayuu dhiman
Asc ayaanle waan ka hela maalinti waxaan fiirsada toban jeer o kala duwan wareeysi ilke ayaanle . I laahay haku xafido cadw baa badan ealaha kaqabto aamin aamin
Hannlato hannlato
Illaahay wax ku dhiba Jin iyo Insi iyo Nisa midnaba kuma tuso CABDISATAR AAAAAAAAAMIIIIIIIIIIN, GEESI QARAN.
Illahow amiin
Alla ninkaan run badanaa war hooy ninkaan halaga faa’iidaysto
Taariikhda ayaa qori doontaa
Ninkaan ma taqaaanin abdisatar maxaa cunaa la dhahaa waxuu shegayo asiga waxba isma dhaman
Maansha Allaah noolow cimridheer caafimaad farxad kunoolow. Waxaad tahay geesi . Geesinimo kudhimo. Allaah kuma tuso cado. Maansha Allaah.
Ayaanle waxa umada Ka qarsoon alla Ka sokoow adaa fahan siiyay ❤️ Qeyr aan dhamaan allaha kaa siiyo ✊🏾
Ayaan le waxa xun mooyee wanaaga ma arko adiguna maangaabyada qudhun ki yo qabyaalada faafiyaad tahay war waa lagategi ifka been iyo waxaan lahubasan waa lagu towbad seegaa
@@omarabdisalam6807 qofkaga sida ciyaalka u hadlayo isku xishoow
Maasha allaah cabdisitaar 🇸🇴🇸🇴♥️♥️❤❤🇸🇴soomaliya ha noolaato
Masha Allha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wiilkaan wax badan ayuu og yahaye bal mar & labo kale waqti sii ayaanlow, waa geesi xog badan haya oo naftiisa halis u galiyay badbaadinta dadka & dalka soomaaliyeed. Mahadsanidiin
Abdisatar laftiisu waa basaas kiinyaan ah
Nin wax badan og waaye abdisataar. I respect how you define every answer. 🤟
Ayaanle Mansha allaah geesi
Wax kasta oo qarsoon dad baa og maa lin maalmaha ka mida waa la ogaan doonaa ilaahna maalinta aakhiro waa kashifidoonaa.
Asc Cabisatar aad baad ugu mahadsantay warbixinta aad nasiisay, guulayso, ilaahay
cadawga hakaaqabto.
Hanoolato iyo Ayaanle waad mahadsantiin.
Soomaaliya soomaali baaleh🇸🇴🇸🇴❤💯 geesi in aan laga waayidoonin soomaali ah waan ogaa alloow nooxifdi inta soomaalinimada ka dhabtàhay ❤💯🇸🇴
Mudane Xasan Sheekh wuu soo baxayaa waana Madaxweynaha soomaaliyeed
3 bilood kahor baa sii sheegtay innaba caadi matihid qofyahay.
Www hambalyo waad sii shegty
Thanks Hanoolaato. Ilaahey sharta Qadar iyo Fahad wadankaas haka qabto.
great interview this guy has talent story tellers gabadhi caaisha roma argagixisa fahan yasid baa kasoo daayay oo lacag ku qaatay ninku waa argagis weyn
Asc form hargaysa wllhy waxan somaliya xilimay madaxa daacada heelayasa masiidanba lagujiirn doona😢
Ninkaan markii hore warkiisa lama aamineynin lkn iminka waxa la ogaaday wax jiro oo sax ah in uu soo bandhigay xog badana uu hayo
Cabdisatar illaah ha ku xafido illaahna hakula jiro waan kuu soducaynaynaa adigoo kalana somali illaah ha kan soo Saaro illaah haku xafido nonlow intag aduunka noooo morgon illaah haku barakeeyo
Wiilkan inuu hadaladiisa runbaan u arkaa. ✌️✌️✌️✌️✌️✌️
Waan la xumahay in wali dadkayga Somaliyeed.
1980-2022 wali ay xabsi igu jiraan caado qaate xun .. OO aan dan ka lahayn uma somaliyeed..
Dhalin yaro wiilala iyo gabdhaba .. Somalia maanta inaga ayeey inoo bahan tahay..
Wiilkan Allaha daayee wax badan bu og yahay
Abdisataar Waa indhaha shacabka soomaaliyeed Gaar Ahaa Indhaha Dhalinyarada Wadaniyiinta Ah. Abdisitaar Marar Badan Inoo Wareyso Si Aan Warbixin Badan Uga Faaidno. @Hanoolaato RUclips Iyo Wariye Ayaanle.🇩🇯🇸🇴👏
C/sataar hadalkiisa waa sax Abtigey ayaa ku maqan Eritrea 🇪🇷 ciidanka loo qaaday ☝😢
I love wiilkaan sida uu u sheekeeyo wa runsheeg abdusitaar ilaahay haku xafido
Ayaanlow wiilka wuu yaryahay waxaan oo ka hadlaayo armay dhib u keentaa tankale wiilow is,ilaali Kenya xitaa waa Africa runtaa ka hadashay ilaahay haku ilaaliyo soomaaliya waligeed musuqmaasuq dhaafi,mayso ilaahay ha u gargaaro
Waxaan u maleeynaa inuu Baby face leeyahay ee uu 50 kii galay.waa laga yaabaa maadaama qanyare gacanyaro u ahaa xiligaas.
Inta o shegay bdna asiga jeebkiisa ka keensaday hadi wxo shegayo dhan run yihin marhore e ka taqalusi lahayen nisa iyo alshabab kenya we la jogan mida kle qof wx bdn og sidan uma fardi baxayo qof dadaal bdn lkn dhanka siyaasada shaqo ku lahen aya hadalkiisa ka dareemay
Abdistatar May Allah bless you with good health and happiness always be strong
Waxaan halkan ka qirayaa in Cabdisatar oo uu yahay muwaadin somaliyed oo jecel dalkiisa iyo dakiisa . waa wiil dhalinyara ah fagmkiisa aad u sareeyo , xitaa wuxuu gaaray heer uu yiraahdo qofkasto oo akhbaar hayo oo lid ku ah dalka iyo dadka ha ii soo gudbiyo aan mediyaha u gubinayo . waa geesi naftiisa u huray dalkiisa .
Waxaa la yiri dherga maxaa karka ka keenay fahad yaasin waxaa helay nin yaqaan oo wuxuuu yahay fashiliiyay waxa gubtay runta laga sheegay umada allah ka qabto
Allah ha xafido ninkan yar iyo wareeystahaba 100 nin oo raganoo kale ah ayaa somali ubaahantahay
Waa Wiil Fariid Ah illahey haku xifdiyo masha Allaah waa Wiil Aad u Aqlibaddan waaaa Ruuuurtiis Wiiilkaaan Hadii Somaliye Ey wax fahmayaan Argagixiiso Ayaa dalkii Soo werartay
maansha allaah tabaarakallaah allaha ku xifdiyo cadowna allaha kaa qabto abdisataar ayaanle waad mahadsan tahey soomaaliya ha noo laato
Ilka yar danbe faqash danbe
Waa ugu dhamaatey qurunka👇
waa run horta askartaas mid abtige kaa mid 1500$ka dhiibnay kusoo fakinay kuwo eriteria naga qaadteen wiilkii naf ah jirdil rafaad ka muuqda lakeenay ilaa hada daawo usocoto ilaahow fahad iyo farmaajo haka qabto hooyada oynayso waa xaqiiq ilmaha ka maqan yihiin
Ma runtada abaayo
If abdsatar is among the analysts of Somalia, Somalis have a long way to stability.
Intereviugii ogu qiimaha badna abid en dawado thanks wll .
mansha allah cabdisadar waxbadan ayuu ogyahay allaha ku xafido bro
Ayaanle kan waad waalaysaa - Waxad taagantahay Wareysigaadii ayaa Fahad ka hadliyay😂
HALKAAN ASXAABEY WAXAAN KU JIRA QUR ' AAN EE SOO SAARA ,SUBSCRIBE ,MAHADSANIDIIN.
Madcelin Hanolato waan dawanaa lakin ilaa imisa ayaan dawadonaa? Waxqabad iyo wadan jacel Gomuu Imandonaa ? We love💘 you keep doing ❤ what t you doing Hanooato Please Answer my question?
Haye ada iso sar
HAYE WLL
Fantastic 😂, Jaceelka ka dhaxeeyo Teamka ARSINAAL & Teamka FAHAD, Mucjisooyinka qarniga 👌
😂😂😂😂
😂🤦
Asc Walaalkey Ayaanle Alaha Ku Xafido 🤲🤲🤲🤲💯💯💚💚💚 Wareysiyada Noocaan ah Waa Kuwo Waxtar Uleh Umada Dhibaataysan ee Soomaaliya Alaha Ugargaaro🤲🤲🤲🤲🤲💯💯💯💯💚💚💚
Masha alaah Ayaale Hanoolaato waa wariye geesi ah
Cabdi sataar waa geesi wax badan og
Kkkkk darbiyeey kasoo boodaan gacantaa loo taagaa
HAWIYOOW KAKACA HURDADA
DADKIINA UNAXA DEE KAKACA
🖐💯🙏❤💖
Kuwan waxay ku shaqeystan shekoh hawiyeh.waxan waa mafiyoh kenyah iyo jabutih bah ku shaqeystah iyo carab waxana waxay ku kobantahay waa haweyeh wariyahan yutubarkan weligis wuxuu so Arursadah tuugadih wadankah kharibay
Sheekadaas waan ka daalnay bur bur danbe ma rabno sxb
Fahad and Farmaajo should be taken to court and forget about be elected.
This man is HERO. Love him. Noolow Cabdisatar.
Qabyalad indhaha ku tirtey
@@Somali-One qabyalada adiga ee kusoo qade ninkan waxuu sheegayo 100% waxaa ka run ah 86%
0p00ll000pp0p0000p
@@Somali-One adiga ta ju heyse ka hadlinaysa maxan dhihi karaa, ee ilkaha yar 😋
Keep going bro
Thank you
Mashaa Allah Cabdisatar iyo Ayaanle. Barnaamijyada Hannolato waa kuwa taariikhi ah.
Allaha ku xifdiyo fi dunyaa wal aakhira
Walaalkey cabdisatar inshaAllah Abaalkaaga malin ayaa la xasuusan Doonnaa qalbiyada umada Somali waad qab satay
Mnsha allah hanoolaato aadbaan kuusalaamy
Ayaanle waad mahadsantahy sxb jazaka allahu kheyr
Wiilkan waxaa dhici karto inuu xogo hayo, lkn qaab uu bulshada ula wadaagi lahaa garan la'a...mida kale si tartiib ah warka ukala saar. abdisatarow
Aado wlhi
Haa lkn waa in la.ilaaliyo wadanka xogahiisa inowsan dhexgalin waa uroontahy saan wadamada kele nolooga fa.ideysan
Wax hayo malaha waaa benale labo wajile ah waxaaa jiraa wax ka dabo imanyo Marka qalbi dhagax la dhibyo Yaaaa jogay mesha ma waxaaa jogy sanbuleshe Misa farmajo
Thanks 😊 🫂 🙏
Abdisitar the guy I like how he answered the questions
كلام جميل اوى
Shqcalinur
ويرزقه على أن ١ه
Abdisatar iyo ayaanle waxaad na geliseen rajo in dibloosoo kici karo ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abdi istar qalbiga ka hadashay ilaahay kuma qaado waa sax hadalkiisa 💯💯💯💯
Maasha Allaah geesi guul iyo gobanimo
Allax blees you alweys Abdisata
You will not find a reporter who suddenly becomes the head of intelligence for a country. Much goes wrong in Somalia!
Somalia, the only place, where you can be hero, patriotic, and last but not the least “THE PRESIDENT” by being a mass murderer!
If you want to be a politician kill a lot of people. MP (member of parliament) Minister of finance or any top position kill them. So the idea is kill, conquer and then control! End of game!!
If the government officials couldn't fulfill their duty, then we need reporter's like Ayaanle to work as a intelligence officer.
@@YA-xo7ru ya'll must be doomed first of Somali didn't have a government for some decades and currently government isn't really functioning well they're just trying bcz the country isn't in a good shape yet 2nd this guy is a well known Kenyan informer and tribalisman.
@@mjjariiban If you look at all these men who are in heavy positions where they come from, what education they have, what they have worked before and their experiences you will be completely shocked. How is it even possible that people like Fahad Yassin or Abdihamid Dirir work with what they do? Sitting in such positions is extremely required and that is why a lot is going wrong in Somalia.
@@YA-xo7ru Ayaanle is a good guy, if it were not for him we would not have known all these disgusting things these people do and what happens in gotka jilicoow.
#CSATAAR_NIN_YAROO_ARAGTI_DHEER🦁🦁🦁 WLEE WA RUNTISA WA BASAAS ku gabanaaya 3dexda mid si aan loo fahmin
AYAANLE RAGANO KLE KEEN
Adiga soo taad goosateey aweey jamhuriyadi kkkkk maa kaa noqoteey
Masha Allah. Wallaxi. Wa will Gesi ah
Mashaa Allaha
The guy speaks perfectly , we need such aman in somalia
Fashilka ugu weyn horta waxay ka imaatey, markii uu dhahay hooyo ayaa wiilkeeda nisa ka diiwaangeliye, sababtoo ah waxay aheyd in lakala qariyo oo aysan is ogaanba, 2badoodba in lakala qariyo midkood midka kale laga qariyo
Guuuuul allaha idin xafido
Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin keep going
Somali youths don’t spear this story and let us protect our country privacy
Ayaanle guuleeyso walaallkeey nooloow Dee
🖐💯🙏💖❤💪
He is one of the somali heroes .Hi is truthful man He is religious person he is not traitor i wish him always goodluck
Hanoolaato Media Network waa mediaha ugu liita wax af somaliga kunhadla.
May Allah save you from. Hell Mr Abdi . Good job well say.
I like this guy’s humor and how he flips the story 😂🤦🏽♂️ still good content.
Yeah 😂😂😂
guuleeso cabdisitaar iyo ayaanle
But his words are very influential and he definitely knowns these people he is talking about.
*Guumaha taageer. Dalka Fahad Yasin cid aan rabin joogi maayo waanad ila arki mustaqbalka*
@@majray6357 aa
Wiil geesiya Allah Ku xafido wll
Waa Ruuunsheeeg Wiilkaaan Fahad Argagixiso Dillaaga Amuuusan Fahad Iyo Fargajo Allooow Ummadda Somaliyeed ka Qabo Aaway Dhalinyaradii Ithobia Laga Gatay aaway zobe dadkii Lagu Layay Aaway yarisow Aaway Dhibkii LO Geystay Qalbi dhagax Aaway Sarkalad ikraar Aaway Sarkalad ilman dalkii waa u dhamatay Argagixiiso Ayaa la wareegtay✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻🥲🥲
Dad aan intalajansiga waxba ka aqoon ayaa la isaga dhiibaa nisa waxa uu rabaa in dad wax la barey lageeyo wariye ama nin tagsiile ama ganacsade ayaa lagu leeyahey waa sirdoonka madaxdiisa wadankaan dadkii wax bartey ladiiday aqoon gaabka iyo qaatiliinta la isugu geeyey dalkaan ilaahey hadaan dhaxda qaban qatar ayuuukusugan yahay ilaahey soomaali ha ugargagaaro
This young boy he is agood liar
Good information 👍👌👏
💖💯
Qadar Allah naga qabto
Qiyaana dooda iyo dalkeena wixii qiyaana
😂😂😂 kaan hadalkisu waay is buurinayan wlhi
Hanoolaato dareenka dadka horay usocoda ......🤔🤔
Ilaahey jin kuma tuso ayaanle from galmudug really this is amazing we see really is true mean while how can I trust our government they are really doing retaliate
Cabdi sataar ilaahey gacan cadow ha kaa ilaaliyo wad astaahishaa in xil laguu dhiibo sidad wadanka iyo umada somaliyed dhibka lagu hayo uga gubaneysid
Abdisatar waa geesi somaaliyeed
Asc hanoolaato noollow🇺🇳🇺🇳❤
Soomaalidu way jahwareersantahay waan ku wareernay.Allah khayr hainga yeelo ummaddan midwalba war buu keenayaa.madaxda dalka soo marway koley dhalin ahaan farmajan ugu jecelahay.middii khayr nogujiro Eebba og ee hanoo sahlo inuu xukunka nogu dhiibo.
Masha allah ayaale waxa Tahay halyey allah ha qabto wixi shar ah lkn is ilaali
Waayo anigo wax war an so deynin baa qoralada an qoro leygu so caga jugleyaa
Oo anigo an somali jogin baa le so yiri anaga adunka cirif ugu gadaleyno hadad jogto waa ku so qabaneyna hadad jojin weydo wararka ad inaga qorto
wa saqajamiin isku timid ilaahey umada haka qabto
Qatar naag aya utalisa wadan naag utaliso aya somalida utaliya💔
Abdi sitaar waa nin aqoon badan mashaalah Allah ha ku xafido
Too much to wrap my mind around
Such a good interview
Dhalinyaradii soomaaliyeed ee la qayaamey wax war iyo wacaal ah lagama hayo
Ayaanle wn ku salamy sxb wariya aan ku kalsoonahay
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💕💓💓💕💓💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓
Thanks ayaanle .
Sxp Codsigayga waxan kula wadaagi lahaa inaad isku keento Abdisataar iyo Mohamad h. Engiriis 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼 dalka wax baddan oo qaldan bulshada ha la wadaageene🙏🏼🙏🏼🙏🏼
🤣🤣🤣🤣 this guy is funny I like how he flips the story when the reporter asks him to substantiate his allegation.
Mxa ku duleeyay o luqad adan lahen kugu qasbay ileyn meshan dad somali kula ah aya jogo arin somaliya laga hadla cajiib
@@aziiz94 hadii la rabo ku hadalkeedaa lagu faanooyaa!
Ku faan lkn ma ahan halkaan ee waa meesha laaga hadlo
waa yaab
❤
13sano aa ku kulmi jirney nerobi inta run heesato like isoo dhaha