Thanks quruxey wan sameysty mid waxn sameysan jiry qumba korka le loga dadinayo lkn marka lagula qaso ya allah caadi maha shukran xbbti gamaha iyo xoga allaha ku barakeyo❤😊👍
xbty bagad basbousa ku qoran tahay baa ka arkay waa budadeda un somaha teda kale galaska biyaha qayas ahan sida tan oo kale hadan usameyo soo okk mahan
1. 3xabo ukun
2.koob sonkor
3. Koob saliid
4.koob caano garoor
5.koob iyo bar samalina ah ama soor.
6. Koob qunbe powder.
7. Hal qaando buuxdo paking powder.
Wll qali qunbaha manan ka marmi karin samalinada kaliya iima noqonaso miya
Wad ka marmi kartaa
kadriina intan ka faaiday cid kle kama faaidin qalpi shukran
wll laguma samayn karo wayka xumanaysa ana wlhi tijabiyay 2jeerba
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Masha Allah shukran wllo🥰
Manta iigu horeyse ina sameyo waa keenay alxm mahadsanid qaali aad ayaa u jeclahay
Thank you abyo wan sameynaya waligey ma saneyn mana cunin waligey wanso tijabin
Thanks quruxey wan sameysty mid waxn sameysan jiry qumba korka le loga dadinayo lkn marka lagula qaso ya allah caadi maha shukran xbbti gamaha iyo xoga allaha ku barakeyo❤😊👍
masha allah 🥰😍
adigu jano waxan egenba kuguma duceyo fardowsal acla waliba jazakalah xbty . plzz liketa hala dhaafina dadkinana ushare gareya xasidnimoba somali bey kaso farcanta
Shukran wlashay 😍🥰🥰🥰
msh allh qurx weye
Ovenka wllo dusha iyo hoostaba maalagaga shidayaa
Waa macan sonkorta iska yareee xanuun laga qadaa waxa macanka badaleh
Ma sha Allah
Wad igaheysaa from Sacudi 🇸🇦
Mahadsanid qaali
Masha Allaah xabibti super inaba caadi mahan
Mnsh alh byo mcn shukrn
Maansh allh tiktogaan kaaso arakayi
Mashallah
Asc sokorta biyaha kaga batay sida kale Mashallaah
🥰🥰🥰
M.a😊
Wllo alle haku baakeyo waxa burburan ee aad xagasare kaga shubtay magacee
pistachio ama fustuq
Xbbti muxasinka isotus sawirkisa
❤
Mnsh alh Byo
Masha alaah xabibti igu soo bir❤
❤🎉
Saliid kumaad darin ma bilaa saliid baa lagu samayn
M.a wll alle hakuu siyaadsho cilmiga waxan kuwaydiinayaa waxa gacaarka ah aad kor kaga shubtay maxaa weeye halkeesa kaheli karaa wll
Cagaarka ah
Waxa la yidhahdaa fustuq meelaha supermarketka ah ka eeg wllo
Anigo dawa ban ku sar qaali
Oo shuuro caadiya maad lagu samaysan karin kkk
May wllo
xbty biyaha shiirada cakena ma u isticmali kara
Haa wad u isticmaali kartaa
Asc taslami ma noqonayso shuurada caadiga ahi
Kuman eegin shuuradeena cadigaa wali
xbty bagad basbousa ku qoran tahay baa ka arkay waa budadeda un somaha teda kale galaska biyaha qayas ahan sida tan oo kale hadan usameyo soo okk mahan
Haa wllo waa ok
Bigays muujiye😂
😂
Wll kadriina numperkaaga iiso qor blz illaa fecebok ban kaa radiyee
Wllo facebook waxa iigu qoran kadriina cakes wana page kayga