Masha alaah gacmahaaga nuur runtii nidaamka aad wax u samaysid iyo sida nadiifka ah aad wax noogu soo gudbiso allaha ha kaa abaal mariyo runtii inta wax karisaa wax kaa nidaamsan walee weli ma arag hore u soco xabiibati alla ha ku barakeeyo .
Very nice lakin bismilahi waxaso cope oo sugar aah aadbay ubadantahay is to mcuh sugar malaga yareyn karo waxaso killo sugar aah? Mase basbosada wa ina waxaso sugar lagu daaro.
thank u teacher so much for this recpice I liked a loved it so much much thank u teacher u a e best u recipe help me o know how o cook I loved it long life teacher always send me more
I was searching for an authentic recipe. Thank you so much for sharing it in English !
Ma sha Allah
Maashaa allaah baarakallaahu fiiki
Boqorad ayaa tahay gacantada allaaha ku barakeeyo anagana kuwii waxaa ka baranaay na anfaca allaaha naga dhigoo dankjewel sgtt
Masha Allah Looks yummmy I love it 😋😋
Nihaal Omar thank you 😊
Masha Allah xbbti jazakillahu khayr
deeqa maxamed waiyaaki hayati
Masha alah xilwah shaklahaa
Yummy
masha allah qaali keep going from
مبدعه ماشاءالله 😍😻👍
زهرة الحارثي shukran sister
Masha Allah so perfect 👌🏻
Bravo, like hindi halva. Mashallah
Maasha allah cajiib wan ka helay jazaaka allah
Aazaa waiyaaki
Masha allah masha allah i love basbusa so yummy 😋 😋 😋👌👌👌👌👌👍nice one shukran habibty love you so much for the sec of allah my sister😘😘😘😘😘💓
Nasteha Hussein masha Allah tabarakallah may Allah love u THE way u love me. An i love you too
Maasha Allaah mahadsanid walaal galeyda cada ayaan helikaraa makasameysankara shukran
Ifrah Abdulahi ha abayo kisto wa weyn ha ahato
I will try to make it coz it looks 😋😋
Masha allah uqti ilaahey haku xafido gacantada ilaahey haku barakeyo ❤️
MashaAllaah
Farah Omar thank you
Masha ALLAHA, thnks sis
Kiineey Mohamed youre welcome sweety
maasha Allaah basbuusa ma jeclaan jirin laakiin basbuusadan waanba jeclaaday shukran walaal
sheymaa 114i masha Allah
I absolutely love everything you make mashallah sister ❤❤
Nasra Dualeh thank you so much it means a lot 💕
Masha Allah j'aime beaucoup les enfants aussi
Mashaa Allaah xabibtii xafidakallaah
Khadra Isse shukran walal
MashAllah🤩😘
Look so good
Art Leximi thank you 😊
Masha Allah thanks
Yummy masha Allah sis
Amina Farah thank u honey
masha allah abayo waad mahadsan thy wax badan ayaan kaa faaiiday alle ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo
Suad nuur ibraahim aamin qaali adiga mudan
Asc Maashaa Allaah Illaah ha ku baraķeyo adiga iyo Fammilkaada
Jiijo Isse adigana sido kale qali wcs
Mahadsanid ukhtii mashaa allah
Zuzu Osman 3afwam hayati
Woow masha allah alle haku barakeyo abaayo macmacanadaan okale nosobadi mahadsanid 👍👍
Eyni abdullahi insha Allah qaali
Dear,sister ! I try and it’s very delicious ! Well done 👍thank you
liza alford you are welcome sister
.
oh lovely...
Coffee Nilo thanks for watching
Kob ahn
Looks wonderful mashallah, I just wanted to say you forgot to mention the egg in the description sister xx
Good recipe and tasty ( i tried it). But you also forgot to mention the oil in the Ingredients....
Masha alaah gacmahaaga nuur runtii nidaamka aad wax u samaysid iyo sida nadiifka ah aad wax noogu soo gudbiso allaha ha kaa abaal mariyo runtii inta wax karisaa wax kaa nidaamsan walee weli ma arag hore u soco xabiibati alla ha ku barakeeyo .
ام محمد abayo macan Aad iyo Aad ayad u mahadsantahay sida ii dhiragiliso
Www way shidantahay
Www way shidantahay
Masha allaah abaayo
أتكلم في العراقي وأقول عاشت الايادي اختي بارك اللة فيكي
Anam abd alsattar الله يبارك فيك
Masha alaah ilaahay qeer haku siiyo abaayo
qalanjo call qaali my love BabA qaali amin adigana sido kale
Very nice lakin bismilahi waxaso cope oo sugar aah aadbay ubadantahay is to mcuh sugar malaga yareyn karo waxaso killo sugar aah? Mase basbosada wa ina waxaso sugar lagu daaro.
Yaa salaam😋😋masha allaah 💜💜masha allaah xabibtii Jazaaka allaaahu kheyraa sida quruxda badan ee nogu faideyso rabbi haku abaal gudo xabibtii💚
caasho Abdikadir aamin hayati
Can you use Greek yogurt instead of plain
Save you hands.👌👌👌💖💙💚💛💜💗Cunto.You cooking is excellent.
Teravet Yusubova thanks alot i really appreciate your comment
Thanks for the recipe I did it
hamisi nyale thank you for trying 😊
yummy 😊😊😊😊
K!NG M3HAR thank you
I’m from Barawwo I love all your recipes and videos. Very simple and easy to make .
Khadijah Shariff abaayo semolina maxa waaye plz
Amaliina Abukar waa galeyda shidan Oo canjerada kasamesano kan ku qoron semoline
Khadijah Shariff aawh thanks honey
Cunto Reerxamar abaayo mahadsanid aan kudhibee markaan soo shiidayo masoo dhanbalaa mase sida soorta usoo shiidaa
Cunto Reerxamar abaayo galeyda aad isticmaashay jaalo miyaa mida kle dhanbal maan kaso dhigaa mase waa budeenaa sida soorta thnx
How long in the oven?
mashaa Allaha shugran abaayo Qaali
Liked 4 the nasheed.
Light Upon Light thanks :)
wah
abayo yoghurt badalkisa cana malagu qasi karaa
Nasheed 💖💕
thank u teacher so much for this recpice I liked a loved it so much much thank u teacher u a e best u recipe help me o know how o cook I loved it long life teacher always send me more
What is semolina. Is it unga wa suji
Semolina maxaa kawadaa wall
Very easy n delicious recipe if u put ingredients in description box it will very easy for us thanks for sharing easy recipe
rahila khan I will do it right now please check it out
Thanks a lot
👌
Semolinada maxee kasameysantahy wll
nice
Qamar Salman thank you qamar
Looks great! Fresh coconut or dessicated, please?
تسلم الايادي إذا ممكن ترجمة المقادير وشكرا
Wad mahadsatahay abayo wan fahmay insha allah wan karinaa
Aisha Mohamed 😍😍😍😍😍😍
Aisha Mohamed Insha Allah xabibti
Abaayo Sokorta badan ma fiicno
umu sahra wa runtaada abayo Lakin wa mac macaan
Abaayo waa sameeyay lkn ceyriin cml ayey uso dhadhame soor ceyriin cml sidaas caadi miyaa? Tankale waxaa ku sameyay semolinada jariirta sax miya?
Abaayo samarina maxa waye
👍👋😀👍
can I use white semolina abaayo
Yeah you can use
روعه
500 garm wamako camal Abaayo kob ahan
Maansha allaah jazaakalaa wll soorata aad ka sameysay mata xooga ushiidanbaa ee budadaa shugran
khadra dheeman budada waye macanto midka aadka u shiidan
Cunto Reerxamar ugaali miya abyo mise wa mid gaar oo yellow ah
Wax aan adiga ka firsaday maba ika qaldaman maxa yelay waxad isticmasha koob qof welibo heli karo Illahay haku barakeyo walal
Jasmine Asseir masha Allah abayo mahadsanid
Masha Allah so yummy
Maria Honey its :)
😙
🌮🥪🌭🍕
Wht is the ingridients pls
Asc abaayo masha allah gacantada allah ku barakeeyo foornada 180 kor iyo hoos maan kushida mase pls isoo jawan mahadsanid😙😍
Sharaf Mohamud haa macanto kor iyo hoos Oo 180 ah
Where can I get this semolina flour?
You can get it from any African shops.
Samolina galeey cagaartooy oo shiidan waaye san jeclahay anoo u faa ideynayo walalaha
Mashallah jazakilah abayo semolina halega jaahil bixiyo waxey tahy wan ku wareeray
Umu Sahruni Ibrahim wa galeyda budada oo jaalada ah
Cunto Reerxamar mahdsanid abayo
Abaayo wu fududyahay samayintiisa waan kahelay lkn sonkortaa saaid ah solagama.yarayin karo hadan kayareeyo saas makusobaxayaa
Can you include the method of preparation and quantity of ingredients in description box, some times your subtitle are difficult to read .
Asc madama an hada arkay wa wax fcn kheyr alle ha kugu bedelo e adigo rali ah semolina maxa wage Kiley faafahin
At what temperature do you bake it at and for how long?
Pina Mawya 180c until u get golden Brown
Ilove to much this basbuosa i make very open
asc walal waxan ka codsana inad so galisan nac nac bur bur insha allah waxan rajeyna inad codsigeyga aqbashan insha allah
Abdi Karim Zade Dhaqane wslm. Mida dhaangada lugu qaso madka wadaa?
Abaayo
Semolin abayo maxaa kawasaaa Labanid miyaaa?
mahamed omar sabuul la shiidy wye walal ama masago haruur sad kolba u taqano
How many eggs did Yu use in the recipe plz reply asap
Zainab Bawa I used 1 egg
Thank you ma'am
abayo macaan adiga oo mahadsan xageen ka helaa simolin I fahansii wuxuu yahay
Suad nuur ibraahim soorta budada oo jaalada ah waye , waxa larawa inu semolina kuqoranaado. waxad kaheli karta dukamada turkida walal
Mashallah qaali allah swt gacantaada ha ku barakeeyo
Plain yoghrt halkee ka heli karaa abayo holland jooga
Anisa Nuur abayo plain yughurt waa midka ku qoran Griekse yoghurt meel walbo waa lagu gada Lidl Aldi jumbo
Quruxeer semolina maka daayn karaa anoo qumbe ku badalaayo booskeeda wayo mabo aqaano semolina da jwaa plzzz
hafsa mohamed abayo intee joogtaa?
fatma khadar kenya xabibty
Waa xaniinta jalada ah
hafsa mohamed abaayo semolina waa gaeydeena caadiga wana muhiim inaa ku darto xabiibti
Safia Moalim galaayda caadiga ahaa ugalida hadaa kenya taaaanid ugaali. Mahadsanid xabibti
أنا امرأة يهودية ، لكن الأغنية تثيرني حقاً أنا أيضاً لا أفهم كلمات أغنية جميلة حقاً أريد تحميل الأغنية على هاتفي ؟؟؟ شكرا
What’s the name of this nasheed please
Tomb Raider I rise Nasheed
Waxa jaalaha maxaa waye abayo inta kale waanba fahmay Aan reerka usameyee
Manha Caddey semolina aya ladahaa walal waxa jaalaha, xaniinta budada ah waye oo semolina kuqoran.
Semolina inte lagu kadaa neh abayo kenya jogaa
Aisha Mohamed suqyada islii baqarada wa weeyn aya ka heli
Any supermarket waad kaheley
Abayo sow fariij lamagalin jirin
Yusra Mohamed haa walal wad gashan karta hadad rabto
Kalamuudo subi
macanoo muriidi waa suubi wakujira chanelka kajiri
macanoo muriidi haa inshlh wan kasugeyna abayo
Yusra Mohamed waa ku juraa usi
What’s the name of the nasheeda playing please? I love it.
aduunka macmacaanka la cuno waxaan u jeclahay basbuusa waxa aad jeceshahay illaah ha ku siiyo
MINA QUBATO aamin qalbi adigana sido kale
Macaan badaney semolina maxaawaye AF Soomali.
khushi Alii anigana waan raadinoya waxa lagawado wll noso jwb
Xaniiinta jalada ah
khushi Alii waa galeyda canjerada midka adka u shiidan oo semoline ku qoron
Cunto Reerxamar shukran xbbti allehaa ku barakeeyo wlhi waan kuu duceeya qli
hibo Dagan11 Masha Allah xabibti shukran ❤️
U forgot to write egg in ur ingredient list....i made without egg was not nice...please add egg so ppl dont weast their things.thnk u