HABOON OO LAHJAD KU GARAACDAY DIRISLE ABDI || REER WAQOOYI VS REER KOONFUR ( QOSOLKA ADUUNKA)😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 825

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 Год назад +161

    Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +203

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️🕋

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Год назад +99

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤🩷😊😊

  • @yoonisjama
    @yoonisjama Год назад +41

    Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Год назад +123

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏♥

  • @ilsanmohamedabdillahi1857
    @ilsanmohamedabdillahi1857 Год назад +73

    I'm from Djibouti but i understood all Dirsle😂. But Haboon is not easy wallahi🤣🤣🤣

    • @aboumigos959
      @aboumigos959 Год назад +1

      Yeah me too 😂✌️

    • @user-Zadam.Cabdirizaq
      @user-Zadam.Cabdirizaq Год назад

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮

  • @manaicha5976
    @manaicha5976 Год назад +53

    Lahjadi rer Djibouti 🇩🇯 waye inader dirisle abdi horo usoco 🇩🇯👋🩸

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Год назад +42

    Waar dirisloow waa jaanise yaanay ku dhaafin qoftan waa another level ❤❤😊

  • @simbamarara6520
    @simbamarara6520 Год назад +5

    The way she talking smoothly nd her eye contact

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Год назад +15

    Dirisle luuqadenii ku garaacdey haboone 😅 so funny waye wlhi haboon

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Год назад +38

    ❤ALLAH IS ONE ❤

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Год назад +72

    Lahjada Reer Somaliland ta Reer Djibouti iyo ta Reer DDSI waa isku mid runtii
    ....... From Hargeisa Somaliland 💚🤍❤️

    • @yoyo-tf7eh
      @yoyo-tf7eh Год назад

      Maaha

    • @ZamzamElmi-rb7bn
      @ZamzamElmi-rb7bn Год назад +1

      Haaa wlhi zome weye konfurna iyakaa is fahmaya

    • @suldaannuurmedia3467
      @suldaannuurmedia3467 Год назад

      Ma aha zhp

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 Год назад

      Hadad rabtiin xitaa issooraca waqoyga jubuti iyo kalinka shanad steal shacbiyada lahjada koonfurta kuhadasho ayaa idinka badan nfd iyo koonfur wx loodhiga lawaa

    • @deqsanmoha3091
      @deqsanmoha3091 Год назад +1

      Maahan wlhi anagu reer borama ayaaba is af fahmin

  • @bisamedofficial3520
    @bisamedofficial3520 Год назад +17

    Allah is one ☝️😢😢

  • @qaacsheofficial6289
    @qaacsheofficial6289 Год назад +26

    Ku Sali Nabigeena Scw❤Scw❤Scw❤

  • @craxmaanducaysane
    @craxmaanducaysane Год назад +49

    Ciyaal xamar Lee fahmi karo haboon 😂😂❤

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Год назад +7

    Dirisle Cabdi ayaa saxsan from Burco Somaliland whe love you😂haboon

  • @mohaan_modell
    @mohaan_modell Год назад +31

    Abdirizak bariiska ayaantan waa diyaar CK iyo Sharma uun Isha ku hay siidhigiina noo soo qaad😅😅😅

  • @saadaq2063
    @saadaq2063 Год назад +26

    M.a Haboon reer koonfur cad waye😂 ciyaal xamar toos ah😂😂😂 keep going walaalaheyn❤

  • @najmaabdullhiali4416
    @najmaabdullhiali4416 Год назад +29

    Haboon lee fahmeynaa team reer koofur😂❤

    • @mubashirtube9077
      @mubashirtube9077 Год назад

      Matante mxa ladhaha. Wll hda gabadha fahmayso😂

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Год назад +50

    Yaa ila arkay lawadaan inee isku nuurayaan dirisle io haboon ❤

  • @sadikamohamed
    @sadikamohamed Год назад +21

    Dirisle waa lahjad Djibouti waxad ku hadlaysid waan wada isticmalna kalmadahan from Djibouti ❤

    • @ZamzamElmi-rb7bn
      @ZamzamElmi-rb7bn Год назад +1

      Asaga hadaladiisa Reer jabuti laga garanaaa

    • @soumeya806
      @soumeya806 Год назад +1

      Haa waa lahjada Djibouti, le sang🩸

  • @Abdiichanelll
    @Abdiichanelll Год назад +31

    Vaaaaaaaar vaaaaaaar😂😂😂😂 inta funaanadii dirisle inay hoosta ka qabto haboon ila aragty like saaara😂😂😂😂😂😂😂

  • @Faysalabdiqadir2233
    @Faysalabdiqadir2233 Год назад +56

    Somaliland is not easy😂😂

  • @suhaipmuniir2874
    @suhaipmuniir2874 Год назад +8

    Dirisle wakusalam y zxp hadaa iga qaaday love isaaar

  • @Rahiimoww
    @Rahiimoww Год назад +12

    Goat yuotubka dirisle ❤❤

  • @oussamakarim7852
    @oussamakarim7852 Год назад +10

    Dirisleh isku lahjad aa nahay wlhi reer Djibouti 😂🎉

  • @istahil1232
    @istahil1232 Год назад +8

    Lahjadi Djibouti weyin dirisle ❤horey usoho

  • @saciidabdi355
    @saciidabdi355 Год назад +9

    Wa gabar dagan oo qurx badan ❤ man sha allah

  • @fadxiyamuuse455
    @fadxiyamuuse455 Год назад +15

    Walal yaal igu soo duceeya walashy baa iga xanuun sane 40 qof ducadooda waa la aqbalaa ye😢

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 Год назад

      Ilaahey caafimaad wanaagsan hasiiyo wlaasheen insha Allah.

    • @deeqoxassan3323
      @deeqoxassan3323 Год назад

      Abaayo walaashaa allaha kuu caafiyo caafimaad deg deg ah

  • @Narkoedits
    @Narkoedits Год назад +5

    Dirisle iyo ashwaaq izku zo baxayan wlhi😂❤

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 Год назад +4

    Le meilleur youtubeur somali DIRISLE ABDI 🎉🎉🎉

  • @HodanIsmaciil-yy6jv
    @HodanIsmaciil-yy6jv Год назад +1

    idiriisle cabdi tageeraan kuu ahay horu soco wllky

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond125 Год назад +19

    Qoftaan waa legemad wlh wuxuu asgaa weydiiyo markuu fahansiiyo isla wixi sidey iyada u taaqane u weydine ku soco ishwaaq😂

  • @DeksanLareine-y6s
    @DeksanLareine-y6s Год назад +4

    Lahjada reer Djibouti way.Abowe Abdiraq reer Djibouti ma tahaii😊😊

  • @azuuofficialchannel9359
    @azuuofficialchannel9359 Год назад +11

    ishwaaq wlhi waa qof dagan m.a oo taalanti leh 💯💯

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix Год назад +17

    Dirisle tan walhi bilaaahi taalahi waa isku soo baxatsan nio naasib hadaa leday tan yey kaa fan qoor waye nagtaan nio 😂😂

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 Год назад +17

    😂😂😂😂 Wallahi lahjada rer xamar ad u kala duwanahy. Lkn Habon maha ina tira lahjad ma lihidina because rer Waqooyi iyo rer xamar aya kala nahay, we love you from Awdal 💙

    • @AnzelRaage
      @AnzelRaage Год назад +1

      Reeer xamar ma aha waa Reeer konfur ilaaa hiraaan kismayo gedo Shabdlada dhexe iyo shabelada hoose galgaduuud galmudug

  • @nafiisanalka4319
    @nafiisanalka4319 Год назад +3

    Qooordiid waaaa sax form awdal❤ salbuuko wan aqaan waaa wx digir camal oo akhtarka ah😊

  • @hanad1408
    @hanad1408 Год назад +8

    Saxib dirislow Qoftan wlhi wa jeclahy fadlan ilaso hadshi 😢

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. Год назад +14

    War hablihii dadka isku dari jiray mee labadan isku dara hadad ilahay taqanan war manay isku so baxayn😂😂✅

    • @sawdahassan9570
      @sawdahassan9570 Год назад +4

      😂😂😂 may tictock waayeh meesha dadka la isku daro

    • @nimcojaamc8287
      @nimcojaamc8287 Год назад

      ​@@sawdahassan9570 🎉😂😂😂😂

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 10 месяцев назад

    Haboon walah waa qof and iyo aad u aqli badan markiiba waya fahantay inu ku rogayo waalaha aniguba waanu ku jecelahay wllshy qaali keep going

  • @HooyoHaretho
    @HooyoHaretho Год назад +2

    Masha Allah wlhi somali weey luqad badantahaa aniga ahaan teyda wxan ahaa rer kenya qaasatan qooxootiga 2 hadalba wxbo kaaman faahmin weyba igu cusubyihin

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Год назад +17

    Asc 🎉 Team dirisle
    Wxn challenge kula jirnaa zxpky oo imaaraati ah
    Isagu hada 20k ayuu maraya
    Anaguna wali 10k ma gaarin fadlan ka qayb qaado kana mid noqo dhalinyarada na gaarsiinaysa insha Allah Guul iyo Gobonimo

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 Год назад +10

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад +7

    Masha alh ishwaaq waa gabar dagan oo qurxan guuleysta 🥰

  • @iissa7685
    @iissa7685 Год назад

    Ninkan dirisle waan support gareeyaa lakiin afsomaligaa laga habaaray..

  • @AyanAhmadjacir-hm9nn
    @AyanAhmadjacir-hm9nn Год назад +7

    Idiris cabdi iyo haboon waan idin salaamay salaan ka dib habboon af soomaaliga saxda ah kuma hadleyso waxay ku hadleysaa aftalyaani adiga ayaa ku hadlay afka saxda ah fifa renjiga.😂❤❤

    • @ismadhibto8172
      @ismadhibto8172 Год назад +5

      Idinka ba af carabi iyo english idinka ka buuxo aftalyaanigena ku haysana😂❤

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 Год назад

      Dhilaa kudhashe carabiga iyo ingiirka kuhadashid mahooyada baa afsoomaali kagadhigty
      Tusale yar aan kusiina koonfurta guduud Ayaydhahan readka halka waqooyga dhahan casaan midkee saxn marja wayfudahay koonfurta sababtoo ah afsoomaliga saxda read wxaa lagudhaha gaduud halka arayga casaan yahay eray carabi ah xtaa milix waa carabi cusba asalka arayga ah

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Год назад

      ​. No. Hooyo cay. Please

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 Год назад

      @@salmaahmed2263 ok pro lkn xaqiiqda ayaan indhaha usaarayy

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +16

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @zakariyeinagelle1163
    @zakariyeinagelle1163 Год назад +7

    Dirisle abdi is not easy
    Baaaro 😂😂😂😂😂😂

  • @fardoowsoxasan7227
    @fardoowsoxasan7227 Год назад +8

    Ow haboon waa gawadha kaliya oo ka raneyso qawiilka ca loley laku naneso thanks my sister ❤

  • @Kiki_afcad-c9d
    @Kiki_afcad-c9d Год назад +2

    Gaangi maaha ee waa Gango
    DirisLoow

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 Год назад +6

    Ani labadaba waa fahmaa from Garowe

  • @abdifitahibrahimabuukar1744
    @abdifitahibrahimabuukar1744 Год назад +8

    Qoftan haday ku dhafto:Qurux ku dhiigle okale lee noqoneysaa intuu marish is dhafiyay😂

  • @khairehabdillahi8597
    @khairehabdillahi8597 Год назад +13

    Ku garaac dirislow hada lahjadeena international ku socota 🇩🇯

  • @samiiraabdi597
    @samiiraabdi597 Год назад +54

    Ilike the chemistry between them❤🥰😅

    • @abdiqanijama2926
      @abdiqanijama2926 Год назад

      😯😯

    • @abdirahmansmart3896
      @abdirahmansmart3896 Год назад

      there's something going on I guess haboon is in love with this dude I mean the chemistry is on point

    • @samiiraabdi597
      @samiiraabdi597 Год назад

      @@abdirahmansmart3896 yeah 😅

    • @chillin-pt4pr
      @chillin-pt4pr Год назад

      ​@@abdirahmansmart3896haboon is not into..😊

    • @lionhassan1594
      @lionhassan1594 Год назад +2

      Soomaalidiina lawada qof is fahamsan oo si walaaltinimo isku jecel waxaa dhahdiin weey ku heeysataa weey jeceshahay 😂😂..

  • @ayanlemaxamuud1711
    @ayanlemaxamuud1711 Год назад +8

    QOftani waa suuradii oo qofa iyo farxadii oo qofa 😅😅😅

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 Год назад +2

    Please part tree hapoon waa wadanaa

  • @ifraahwali6130
    @ifraahwali6130 Год назад +27

    Keep going brother and sister 🥰

  • @aminahassan5142
    @aminahassan5142 Год назад +5

    Habooney waan ku wadanaa hadaan nahyan xamar❤

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 Год назад +3

    Habooon wa rer xamar mashalh

  • @amalsheikh5939
    @amalsheikh5939 Год назад +3

    Was Born and raised in Kenya and I understand both the accent

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Год назад +3

    Waa isku soo baxaysan wlhi Dirisle🎉

  • @jelanisheikhabdi5491
    @jelanisheikhabdi5491 Год назад +3

    Mansha Alah qoftu qurux badan waye ❤

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 Год назад

    Dirisle waan wala fahmaya from Djbouti lkn haboon ma fahmin keep going my sister and my brother dirisle

  • @MohanShiine
    @MohanShiine Год назад +4

    Dirisle qoftaan xaguu ka keenay 😂😂😂

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 Год назад +1

    idirsle abdi wan ku wadana from somliland

  • @Idiboy32
    @Idiboy32 Год назад +4

    Midaan ayaaba ka Quruxbdn midii hore 😂😂 Waa gabar deegan

  • @nimcoyarducale3151
    @nimcoyarducale3151 Год назад +1

    Cooshad walee diris isku afbaan nahay from jigjiga

  • @abdullahiabdi123
    @abdullahiabdi123 Год назад +29

    Two legends ❤

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 Год назад +4

    Lahjadii Djibouti next 🇩🇯🇩🇯😅

  • @nihaaldagan
    @nihaaldagan 7 месяцев назад

    Dirisle Lea Fahmaynaa Hdan Reer Jijga Nahay ❤❤❤

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 Год назад +22

    Haboon waa qof yaroo degan❤🧕

    • @zultanjamal
      @zultanjamal Год назад

      Wale maahavwar vedio aa arkay wa u qadan la,ay wali😂😂😂😂😂😂

    • @sadiaamir5503
      @sadiaamir5503 Год назад

      ​@@zultanjamalilahey kabaq horta maragtay video gas aniga marag in an arkana marabo lkn hada aragtay oo hubto sxb iskala amus hadadan hubina iskala amus carabkas yarba ku nargenaya adoo is ogen wa igato hdi hdlkega ku dhibay iga raali noqo😊

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Год назад

      MashaAllah Tabaraka waa gabar. Soomaali. Allah xufdiyo

  • @daasmoudarreh
    @daasmoudarreh Год назад

    dirisle waa isku af jabuuti

  • @AsmaaKiot
    @AsmaaKiot Год назад +1

    Wallhi dirisle abdi waa lahjada Djibouti 🇩🇯 wuxu ku hadalayo hal iyo labo aya ka khaldan inda galo dhan wa lahjada Djibouti 🇩🇯

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 Год назад +1

    RUclipsrka somalida gabadhan maxa mar hore usoo qabanweydeen

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 Год назад +5

    Idirsle waa wiil fcn walhi somaliyoo dhan waa isugu hal haboon quruxleey

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +13

    Keeps goings my brothers and sisters idirisle cabdi and haboon another's levels program's isn't easy haboon ⚽️👍👍❤❤

  • @queen7831
    @queen7831 Год назад +2

    😂😂😂😂 Istaqfurullah FALFALIIR qof kaseeyn jiro maisdheheyn😂😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +4

    Allah is one 😢

  • @EngAbdirahmanElmahmoudy
    @EngAbdirahmanElmahmoudy Год назад

    A women displayed her beauty here

  • @usameabdilahi3707
    @usameabdilahi3707 Год назад +2

    Dirsle somalia for Djibouti 🇩🇯

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Год назад +4

    Yes qoosh waa laxoox

  • @zakihanadbishaar9961
    @zakihanadbishaar9961 Год назад +4

    😂Abaha bufkis kulahaa dirisle😂

  • @saadiasiman9799
    @saadiasiman9799 Год назад +2

    Habon wexey xirantaaaxa fananadi idrislee

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 Год назад +31

    Haboon is not easy 😂😂 samiha balbalarka wa laga qaday ninkedii 😂😂

    • @Zihaameyyyy
      @Zihaameyyyy Год назад +2

      lagu qaad kuma dhaho😂qalbiga ilaali😂❤

    • @zakiabdiaden8869
      @zakiabdiaden8869 Год назад

      @@Zihaameyyyy😂😂 samiha balbalarka age Iyo balbalarka isku darsatay. Ebow nagti ninkeda heysan weydo nag faceda u hayneysa. See ku dhehe 😂😂 habon wa. 🐐

    • @halimabeledi5102
      @halimabeledi5102 Год назад

      😅😅😅😅😅❤️

    • @Zihaameyyyy
      @Zihaameyyyy Год назад +1

      @@zakiabdiaden8869 eebow❌ eebaay ✅ qof buuran oo caqli leh xageed ku aragtay adi samiixa maskiin🥺 astaqfurullah🤭😂

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 Год назад

      @@zakiabdiaden8869samiixo baan necbahay maad iska tiraahdid maxaa ku aflo gadaynaysaa inanta goormuu ninkeeda noqday lacala haduu shukaansi dhexmaray waligeed buu dhamaan jiray
      Ama guur buu kudhamadaa ama fashil kala harid buu kudhamadaa gabarta aflo gaadada kadaa bn kudhihi lahaa

  • @jamaalj_zon9886
    @jamaalj_zon9886 Год назад +3

    Kaatiitar❌shimbira Laaye✅😬

  • @UmuQalid-x1o
    @UmuQalid-x1o Год назад

    Dirisle war dhan mayaqan 😂😂😂 anigu wanba kudawaqay

  • @amiiraaxlaam9032
    @amiiraaxlaam9032 Год назад +4

    Wlahi abdirizaq at somaliland sax ah ku hadlay❤😂

  • @moustaphaHackerman
    @moustaphaHackerman Год назад

    idirisle waa iska reer Djibouti 🇩🇯 me from Djibouti 🇩🇯

  • @shukrimahamed8726
    @shukrimahamed8726 Год назад +8

    The eye contact😅

  • @aaminyaasiin5529
    @aaminyaasiin5529 Год назад

    Dirisle oo la taagay tiktok uga ima😂😂😂😭🤸‍♂️

  • @idilralia4921
    @idilralia4921 Год назад +4

    Lahjadu wa djabuutii

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Год назад +21

    Baaro waa Wasaqda Guska Uu yeesho inta Qofka La Gudin badanaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @moubarakmahad6979
    @moubarakmahad6979 Год назад

    My best lahhad internationale ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @dunidamediatv
    @dunidamediatv Год назад

    Kabajaa ama ayax from burao dheh dirislow😂😂

  • @MrkeepgoingTrueman
    @MrkeepgoingTrueman Год назад

    Dirisle waa reer Waqooyi caadi ah 😂😂😂😂😂

  • @nasrudinahmad1108
    @nasrudinahmad1108 Год назад +3

    Dhigta❌️ figta sare✅️

  • @DAMELpodcast
    @DAMELpodcast Год назад +5

    Bluetooth connec successfully 😂

  • @maxamuudaxmed9845
    @maxamuudaxmed9845 Год назад

    Dirisle waa la x

  • @jamaibrahim6154
    @jamaibrahim6154 Год назад +6

    DIRISLE KOODHKIISII BUU QOFTA USOO GELIYAY 😂😂😂😂