Osmaneto DABKA MAAN KU DHACA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 341

  • @Abdirahman-pb8bu
    @Abdirahman-pb8bu Год назад +24

    Waxaa,iigu horeysey heestan
    Anigoo muqdisho safar u,ah
    I love xamar cadey💯💕
    Inta iga dambaysa like

  • @ZakariyeBashiir-s9s
    @ZakariyeBashiir-s9s 15 дней назад +1

    Anaa ugu danbeyaya 2024-10_7 Tariikh xasuus leh 😢❤ waan uxusi doona 🫶🏻🫀

  • @abdallaboss1
    @abdallaboss1 Год назад +23

    Gabar yar oo xanuusan oo hooyadeed ku madadaalinayso bn tiktok kusoo arkay , allaha caafiyo intiina iga danbaysana nabad ahaada 🤘❤️

  • @AbdifatahShafat
    @AbdifatahShafat 9 месяцев назад +3

    Listening in Minneapolis 17/01/2024 . TikTok ka soo maqlay. Dabka maan ku dhaca mise waan ka durkaa.

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 2 года назад +168

    Dadka iga dambeyow oo dhagesan dono gadashey hestan wa idin slmy nbd ahada wlaladey 21/11/2021👌

  • @MaxamedibrahimDayib-mt2cy
    @MaxamedibrahimDayib-mt2cy 5 месяцев назад +15

    Dadka igadanbeyo #2024 like dhackusiya melwalbod jogtana farxad igu nolada wllhy❤🎉

  • @dabaaimaray207
    @dabaaimaray207 Год назад +6

    Nin walan oo tiktoka aan ku arkay ayaa heestan ku soo arkay isagoo ku ciyaaraya alle ha caafiye
    Talow yaa ila mida

  • @livinglifeofabundance9907
    @livinglifeofabundance9907 5 лет назад +18

    Axxxx Heesta xasuus waye . Tanzania--Carusha waayo waayo.

  • @SaciidismaciilMuuse
    @SaciidismaciilMuuse 9 месяцев назад +5

    2024 ya Ila dhahesanayo😢❤😊

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Год назад +3

    Xasuustii
    Axmed Shariif.
    Axmed Shariif, wuxuu ku faca, ama uu ku da' ahaa
    Axmed Cali Cigaal,
    Xasan Aadan Samatar
    iyo
    SAALAX Qaasim Naaji.
    Cabdi Tahliil.
    Allaha ha u naxariisto.

  • @AbdirizakMEssa
    @AbdirizakMEssa 2 года назад +41

    Inta heestan dhegeysaneysa 2022, LIKE this coment. 🙏

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 3 года назад +64

    ani yaa heestaan tiktok ka soo arkey 😂😂😂😂😂

    • @alimaqtari21
      @alimaqtari21 3 года назад

      Aniga🤭🤣🤣👍

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 3 года назад

      Tiktok kama so arag ee filinka xujo ayey ku jirta marki aj la dhay u walan rabo oo botarka ismaribayo guriga walashis

    • @khaliddhagey5416
      @khaliddhagey5416 2 года назад

      Me to from tiktok 🥳🥳💔🖤🤎💋

  • @ahmedabukar6082
    @ahmedabukar6082 Год назад +5

    Xusuus hees waayo waayaa 18/5/2023 inta kadambeso dhagesta yaasha heesta Like this Comment

  • @Mariaaa.000.0
    @Mariaaa.000.0 Год назад +18

    22 January 2023 maalin axad ah xasuus bay ii ahaan doontaa insha allah❤️💃😂🥺

  • @mabsuudamuxiyadiin
    @mabsuudamuxiyadiin Год назад +7

    Ninkani heesta wuu ku raaxaystay, Cajiib.❤

  • @zarayusuf2882
    @zarayusuf2882 3 года назад +45

    This is the best version of this song.

    • @aminanab6564
      @aminanab6564 Год назад +1

      This version is best what’s his name please

  • @bulshokitchen2146
    @bulshokitchen2146 4 месяца назад +1

    Heedtaan maanta sad ayaan ahay laakiin waxay iga dhigtey happy ❤

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 2 года назад +3

    Fanaanki heestan qaadi jiray lama hayo rag kale ayaa qaada hada axmed shariif

  • @XanafQalbi
    @XanafQalbi Год назад +2

    Heestan dhawr jeer ookala duwan baa la cusboonaysiiyay,asalkeeda waxaa qaaday fanaan Axmed Shariif la dhaho waana qaaraami hees cusub maha.

  • @omardini5481
    @omardini5481 Год назад +12

    Osmaneto was a great entertainer during his time in Nairobi's pangani shopping centre area.Saturday night live shows and karaokes 😊..great moments!

  • @HamdaHamoud-gi7wp
    @HamdaHamoud-gi7wp 5 месяцев назад +1

    ❤ yaa ila dhagysanya hpn arabca ah 14/5/2024

  • @ikraanabdi2096
    @ikraanabdi2096 Год назад +3

    Xasuus waayowaayo caawo 26/7/2023❤❤ waayo adag iyo faraxada

  • @abdiazizami9991
    @abdiazizami9991 Год назад +3

    Wixi iga danbeeyo waa noisalame 2023_21 sept maalin khamis ah❤

  • @zahrasaleh-b5s
    @zahrasaleh-b5s 7 месяцев назад +2

    Best song 🎵 ❤️

  • @lasqoraymedia8196
    @lasqoraymedia8196 Год назад +8

    This song needs to be in the Apple Music

  • @Dayr12
    @Dayr12 Год назад +11

    I like this song listening 6/2/2023 in hargeisa somaliland

  • @nadiiroahmedomar9609
    @nadiiroahmedomar9609 Год назад +33

    Xasuus galab jimacaa taariikhduna tahay 30/12/2022 qofki iga danbeeyo like ii saar🖐❤️💋🔥

  • @Garyaqaaaaan_17
    @Garyaqaaaaan_17 8 месяцев назад +1

    Hees iyo badh waaye 😢 erayada inaba caadi maahan ❤🎉

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 года назад +4

    Axmed Shariif ayaa heestaan leh orijinaal.
    Axmed Shariif, waa fannaan ku da' ahaa, Xasan Aadan Samatar, Axmed Cali Cigaal, iyo Salaad Derbi.

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 2 года назад +2

    Xajiga alah ideysto baa ku xasusta isga u diira hada 5/12/2020❤️❤️

  • @AbdizeeMan
    @AbdizeeMan Год назад +9

    From tiktok
    Jacfar video😂

  • @nimco143mohamed2
    @nimco143mohamed2 5 лет назад +63

    Heestan wxan ka maqlay nin walan oo qaadaya halkasan kaso jeclady

  • @maxamedclahi-i9g
    @maxamedclahi-i9g 18 дней назад

    ax ax wlhy xasus bay iguledahay hestan 2020 Ayan maqlay sxb ragu isma cilene melkasto jogtan wan inisalamay rag iyo dumarba wlhy ale haydin xafido 2024 yaila soboqday wlhy farta ila tago wllnimo darteda 🎉

  • @NasroQurrux
    @NasroQurrux 10 месяцев назад +1

    Heestan waxan ku xasuusan donaa ninkygii oo aan kla tagny baa isoo diray xasuus by igu tahy /18/12/2023 HBEN taladaa jwiga waa qurx alx

  • @cabdideerow1314
    @cabdideerow1314 Год назад +3

    inta xeestan dhegeysaneyso 30.9.2023 waan idin salamey

    • @KariimKaysa
      @KariimKaysa 10 месяцев назад

      Ina dhagasaysa 17/12/2023

  • @abdisalaanadan6608
    @abdisalaanadan6608 4 года назад +63

    Yaa ila dhagesanooya 2020 muqdisho

    • @xaawoblack8179
      @xaawoblack8179 3 года назад

      Ani Waxan dageystay 24/01/2021/ ayaa dhgeysty

    • @Mahadale
      @Mahadale Год назад

      2023/3/4

  • @teamcomingsoon5526
    @teamcomingsoon5526 Год назад +3

    Woooow heesaha oodhan saan may iska ahaadaan

  • @najaadmohamed7812
    @najaadmohamed7812 5 лет назад +12

    Osman xaji mongani osmaneto in the house😍❤️

  • @Asadilciro
    @Asadilciro 9 месяцев назад +2

    🎉hood song and music the bast legend keep goin

  • @mohamedofficial4280
    @mohamedofficial4280 4 года назад +9

    duurka mn ukacaa dugaagta maa idilee mise waad idaaween intaan duloobi laha dabka mn ku dhaca mise waan ka durkaa Heestan nin waaln ayaan oo qaadaya ayaan ku jeclaadayba

  • @ArahmaanFaraah
    @ArahmaanFaraah 3 месяца назад +3

    Still in 2024 😢

  • @xaajaadan7331
    @xaajaadan7331 3 года назад +11

    What a song? It reminded good old days

  • @abdulazizsheikh9130
    @abdulazizsheikh9130 4 года назад +23

    Ya ila dhageysanoya heestan 2020 lockdown with covid19.

  • @ahmedsahal1770
    @ahmedsahal1770 3 года назад +9

    Ya ila dhagesanaya heestan 2021

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Год назад +1

    inti hestan macaan jaffar kaso aragtay farta taaga 24/09/2023 fanankan caadi maha 👏🏻👏🏻

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 Год назад +1

    Waayo waayo muuqdiisho nabada ayaan xasuusta waxay ka shiidneyd suuqa xamar jidiid

  • @mohamedmohamud1623
    @mohamedmohamud1623 3 года назад +8

    2021 hestan yaa soo boqday

  • @majorminor5572
    @majorminor5572 Год назад +8

    Who else remember this song with jaafar punda bus park mandera hit like❤❤❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Год назад +4

    Codka ninkan intee ban raadinayey😁ugu danbeyn caawa helay wow❤️

    • @haajaraaxmed3151
      @haajaraaxmed3151 Год назад

      Aniga hada tiktok kasoo arky inta kasoo raadiye 😂😂

  • @nasriinawil2817
    @nasriinawil2817 4 года назад +13

    Heestan nin waalan baan Ku maqlay kadib waan baadhay

  • @mohamudbulle4266
    @mohamudbulle4266 23 дня назад

    September 30, 2024 salaama walaalayaal❤ dadaalkey maa diidey 😢❤❤ baashaaal lee wye😂

  • @kapugaming9361
    @kapugaming9361 3 года назад +58

    His son brought me here lol

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 2 года назад +9

    I love this song 💕💕💕😳😳😳 amazing version 🔥🔥🔥🔥

  • @abshircade3359
    @abshircade3359 2 года назад +5

    I am from USA 🇺🇸 😀 😎 ☺ 😊 the best song 🎵 👌 ✊✊✊

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 5 лет назад +8

    Heees Xusuuuuus Mudan ...... Axmed Shariiif Allayarxam

    • @omarmungani7989
      @omarmungani7989 5 лет назад

      Mr Looyaan my best friend by OSMANETO Salan sare

  • @mahamedofficial153
    @mahamedofficial153 Год назад +3

    Dadka iga danbeeya 2023/09/22

  • @azmaali4788
    @azmaali4788 3 года назад +13

    HeesTaN WaaN JecLahaYy♥️😂😂

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs176 Год назад +3

    Yaa ila dhagaysanaya 04/07/2023😢

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 4 года назад +4

    dabka maan ku dhacaa mise waan ka durgaa caadi ma ahan

  • @adandeak976
    @adandeak976 11 месяцев назад +2

    20/11/2023
    Intii iga danbeysa like ha saarto

  • @saidmohamed745
    @saidmohamed745 3 месяца назад +1

    Dadka iga dambeyo 2025

  • @AbdalaHandsome2024
    @AbdalaHandsome2024 Год назад +1

    Wu qoray wa la shegay😢😢

  • @sacdioabdirahman22
    @sacdioabdirahman22 Год назад +2

    Woow cod quruxbadan❤😊

  • @abdulrahmanbashir5328
    @abdulrahmanbashir5328 4 месяца назад +1

    All eyes on me 🔥

  • @abdirahmaanfarhanmohamett5566
    @abdirahmaanfarhanmohamett5566 2 года назад +7

    From tik tok 😂☝️

  • @omarsalat501
    @omarsalat501 5 лет назад +27

    2019 and still going strong

  • @AliAbdullahiHassan-r8b
    @AliAbdullahiHassan-r8b 10 месяцев назад +3

    Best somali sad songs all time

  • @Zahidafoodshare
    @Zahidafoodshare 2 года назад +5

    Dadku waa igu diimay. Legend banaadiri

  • @sahalkasim8705
    @sahalkasim8705 3 года назад +7

    2021 is muu jiya

  • @Officialhassanyt
    @Officialhassanyt 10 месяцев назад +3

    Who is still listening it in 2024😢❤

    • @nimoali7309
      @nimoali7309 10 месяцев назад

      Wah intee Noo ordisinee😂😂

  • @ismailabdourazak7683
    @ismailabdourazak7683 7 месяцев назад +1

    From tik Tok 😂

  • @asmoasmomaxamed4924
    @asmoasmomaxamed4924 2 года назад +4

    Heestan caadi ma ahn wlhi

  • @mobilchanel7606
    @mobilchanel7606 4 года назад +7

    I like heesaha reer xamarka I from jamruyida barakysan

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 2 года назад +2

    Dabka ilehey kugu ma rido eeboow cade best song ilove it💘

    • @OsmanMungani
      @OsmanMungani 11 месяцев назад

      Docadaada ilahey ha ii aqbalo walaalkey Amiin yaa rabilcaalamiin

    • @OsmanMungani
      @OsmanMungani 9 месяцев назад

      Amiin yaa rabilcaalamiin

  • @BalqiisMohamed-r9q
    @BalqiisMohamed-r9q 4 месяца назад +2

    Still in 2024❤😢

  • @maxamuudjaamac4881
    @maxamuudjaamac4881 2 года назад +2

    Xasuus igu ledahy 🤗🤗

  • @yaasirkaxeeye7864
    @yaasirkaxeeye7864 4 месяца назад

    2024 Yaa ila joogo

  • @kawsarcabdilaahi1989
    @kawsarcabdilaahi1989 Год назад +3

    inta dawnysa 2023 LIKE❤

  • @farsamdagacant123
    @farsamdagacant123 Год назад +1

    27/10/2023 xusuus alow sidii roon

  • @mohammednoor2141
    @mohammednoor2141 2 года назад +3

    29/8/2022 aduunyada iyo waqtiga is dhaafee 🥺

  • @ahmedhaad
    @ahmedhaad 8 месяцев назад

    Dadka waa igu diimayn
    Doqanaa la ii mooday
    Dugsigaygana diiday
    Diinta aan baranaayay
    Duurka maan ukacaa
    Dugaagta maa idala
    Mise waa idaawayn
    Intaad duluubin dartaa
    Dabka maan ku dhahcaa - Maya
    Mise waan ka durkaa - Haa
    Deeq waxii dalka yaalay
    Dahab iyo aduunyo
    Anigoo kula doono
    Adigay iska diiday
    Duurka maan ukacaa
    Dugaagta maa idala
    Mise waa idaawayn
    Intaad duluubin dartaa
    Dabka maan ku dhahcaa - Maya
    Mise waan ka durkaa - Haa
    Dadaalkay maan diidayn
    Dabcigaaga maa doormeen
    Dib inaan wada daaqno
    Damacaaga ma diidayn
    Duurka maan ukacaa
    Dugaagta maa idala
    Mise waa idaawayn
    Intaad duluubin dartaa
    Dabka maan ku dhahcaa - Maya
    Mise waan ka durkaa - Haa

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 4 года назад +6

    "Dabka..... Maa-ku dhacaa..... Mise..... waan- kadurkaa.""..

  • @abdisalamissack6020
    @abdisalamissack6020 5 лет назад +17

    I love ❤️😘 this song 🎶

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 6 лет назад +15

    My beloved Uncle 🔝🎼

  • @adenmahat949
    @adenmahat949 Год назад +2

    From TikTok, jacfir punda from mandera

  • @mohamedabdiadan900
    @mohamedabdiadan900 8 месяцев назад

    Wow amazing❤

  • @bileshow7324
    @bileshow7324 2 года назад +8

    Heesta yaa soo boqday oo ila midka ah 2022

  • @galadxassa4922
    @galadxassa4922 2 года назад +4

    I am watching in 2022 ❤👀🔥

  • @fnw8688
    @fnw8688 11 месяцев назад

    Faanan Ahmed Yu aya kaso arkay TikTok 😂 2023

  • @IdrisibrahimMohamed
    @IdrisibrahimMohamed 8 месяцев назад

    We iga gadan tahay from use

  • @KhadarYare-g4l
    @KhadarYare-g4l 7 месяцев назад +1

    2024!

  • @hereymaalim4308
    @hereymaalim4308 3 года назад +3

    2020 15th December 5:55pm remember I was here

    • @adm6178
      @adm6178 3 года назад

      Me too 🤣

  • @AMAZINGWORLD-uq6in
    @AMAZINGWORLD-uq6in Год назад

    2023 / 10/22 maalin axad ah 😂

  • @AbdalaHandsome2024
    @AbdalaHandsome2024 Год назад +2

    Kkkkkk kuwa warkeyga bunbuniya😅😅😅😅

  • @SalmaSahardiid
    @SalmaSahardiid 3 месяца назад

    Hees macañ waxan Donald like isar hadad dhigsomali leday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅😊😮😢😂❤❤❤❤❤❤❤😅😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mucaawiyeafrah2708
    @mucaawiyeafrah2708 5 лет назад +9

    Osmaneto in the house

  • @abdirahinibrahin5300
    @abdirahinibrahin5300 2 года назад +12

    i love this song 🖤🙏

  • @LeyloOmar-wj5up
    @LeyloOmar-wj5up Год назад +3

    My favorite ❤

  • @tomharry3798
    @tomharry3798 5 лет назад +5

    hees iO Badh WeeYaan

  • @yumiamour
    @yumiamour 3 года назад +210

    Who else came here from tiktok after yasir mungani said that this is his father?