Garowe - Caydiid & Cabdulaahi Yuusuf -Arintii ay Isku Khilaafeen -

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • #Garowe #Xog #Taariikh

Комментарии • 33

  • @yarka4574
    @yarka4574 2 года назад +3

    Mansha Alaah. Si fiican ayaad noogu sharaxday.

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 2 года назад +4

    Nabadoona Yasin Abdisamad: ilahay ba mahadleh inad cafiimad qaabto.

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 года назад +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @eidali3593
    @eidali3593 2 года назад +2

    Snm 1991 bay soo weerareen sanaag iyo sool

  • @Macaxeira432
    @Macaxeira432 2 года назад +5

    Qaar ba manta guumeysi iyo meel madow kujira waana kuwa ay Amison iyo Shabab dhulkooda kuxukumaan taasi wa raadki Caydiid iyo Afweyne 😂

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 6 месяцев назад

    Walahi waa runti caydid iyo cabdullhi wadani

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 года назад +2

    As far as I know of, there's wasn't any fighting going on in Sanaag in 1994, that doesn't necessarily mean it didn't happen around those years.

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 2 года назад +5

    Walee soomaali meel xun bay ku dan baynaysaa iyo gumaysi madow

    • @Macaxeira432
      @Macaxeira432 2 года назад +2

      Qaar ba manta guumeysi iyo meel madow kujira waana kuwa ay Amison iyo Shabab dhulkooda kuxukumaan taasi wa raadki Caydiid iyo Afweyne 😂

    • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
      @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 года назад

      Somalida nacayb iyo xasidnimo isku qabto Cid kale Uma qabto si fiicna isku fahmaan isu egaansho iyo luuqada afsomali kkk

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Год назад

      @@Macaxeira432 hadaad dhibaatooyinka soomaaliya ka dhacay runta ka sheegaysid maxaad cabdillaahi uga reebtay mise waa adeerkaa soomaali qabyaalad baa halkaa dhigtay xiligii maxaned siyaad ma amison baa dhulka joogtay ama imaan karaysid

    • @Macaxeira432
      @Macaxeira432 Год назад

      @@gedefletv6049 adeer Cabdillahi waxa dowlada kajirta xamar isaga miyusan kukeenin?? Mise waxa tahay mooriyaan anan dowlad rabin?? Caruur batahay adeer!

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 6 месяцев назад

    Madaxweyn jecel ha

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 6 месяцев назад

    Shilin kama dhiman

  • @ilyaaskismaayo8378
    @ilyaaskismaayo8378 2 года назад +1

    🙂Waxaana Laydinka 🖐 SUGAHAYAA, WAA HADII AY MACQUUL TAHAYE ama MAR UUN AY N0Q0TAABA, INAAD N00 KEYDISAAN TAARIIKHAHAAN00 KALE, SI INTEENA✊ AAN ARAG😲,ILEYN WAANU NIQIIN ABIDBA, AQOONTIINA DHEERE, BAL SI'AAN AQ00N-KORORSIGAAN U SAMEYSANO.👋

  • @ilyaaskismaayo8378
    @ilyaaskismaayo8378 2 года назад +1

    💙🤍💚INAAD NOO S00 GUDBISAANIÌN TAARIIKHAHAAN 0o Kale, H0RTA TAN H0RE ALLAA LEHE, IDÌNKUNA WAAD KU🙂👍 MAHADSANTIHIIN.

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 Год назад

    Daarood ma'aha abtir iyo isir ee waa sheeko xeebta laga keenay .....waana wac majeerteen ku qaraaban jireen... Dadka asalka ah ee absame ee reer cushitic iyo nin xeebta doon ku yimid , .....usku af, dhaqan, hiddo, deegaan iwm midna ma wadaagaan

    • @engrcasanyo120
      @engrcasanyo120 6 месяцев назад

      Adiga mj daroodnimo magan kuugu noqon mayaane kasaaar

  • @nuhliban3831
    @nuhliban3831 2 года назад +1

    Beenaale ha khaldin taariikhda sanaag 1994 dagaal Kama socon nabad baa ka jirtay

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 года назад +1

    Siyaad bare hubkiisa yaa gacanta Ku dhiigay Hadii cararay kkk

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 2 года назад +2

      Wax lagu qosla ma'ahan, dadka ku dhigayna waa la ogyahay USC asagaa maas nuujinayey SSDF waligeed nabad bay rabtay

    • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
      @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 года назад

      @@saynabdaye7382 hawiye nabad ma rAbo dhexdiisa dad kale nabad Uma rabo was aragtay sida hoobiyaha nagaha iyo caruurta hawiye waa maato laye waye maato dooxe weyaan #hawiye caqli ma leh Marka lo eego qabiilada kale somalida halmar wax fiican samayeen Marka mareykanka la dagalameen janeral caydiid inta kale iygaa isku mashquulsan sana

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 2 года назад +2

      HUBKA UGU BADAN WAXA HELAY USC IYO SNM. USC hubki waxay u isticmashay inay Darood ku layan kadibna ay iyagu isku xasuqaan. SNM waxa u isticmashay inay Dawlad ku dhistan oo ku xasuqaan Darood Samaroon si ay ugu so biiran agenda goni gosadka. SSDF hubkeedi waxa ka qaday Ethiopia (Abdullahi Yusuf wala xiray)

    • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
      @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 года назад

      @@puntlandland2679 hawiye caqli ma leh Hadi CAQLI lahaan sida isaaq oo kale koonfurta Somali dhan gacanta Ku dhigi boqor waxa noqon O'Day xaad dhehaan iminka meelahaas la cayrsadi #jaale Hawiye wax caqli ma hayo marki Daroood qaxay iyaga konfur somalia baarqab Ka noqday

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Год назад

      @@abdiasiisklarabdiasisklar8597 dhibka soomaaliya waxaa halkaa gaadhsiiyey rag aan dad iyo dal i danaynay laakiin kursi doonaya shacabkuna uusan iska garanayn

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Год назад

    War oday tariik iskuu kallday 1993 UN mission