Maxey Isku Necbaayeen Maxamed Siyaad Iyo Cabdulaahu Yuusuf Iyo Dilkii Kamaalu Diin Saalax Safiirkii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 июн 2023

Комментарии • 40

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 месяца назад +8

    Cabdullaahi Yuusufku sow maha Ninkii Xamar Keenay Xabashida Wallaana Kaa warkiisa Dhagaysanaynin Xita Naxariis In Allah loo waydiiyo AYaanaba ku taliyeen.................JIGJIGA

    • @faadumomohamud7949
      @faadumomohamud7949 17 дней назад +1

      Yaa dhagayso ku yiri adaa yimide kalab yahow foosha xun nacala ku dhalaye

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 16 дней назад

      ​@@faadumomohamud7949 wllo amxaarada miyaad jeceshahay inay somalia ku jiraa

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 13 дней назад +1

      hadaas ma waxa la dhagysanya kuwa qabyaalad shaati diin u so gashty oo gaal Eritrea eyo meel baas hob eyo qarax ka so qaaty hdhowna Ethiopia eyo gaalo dhan kolmeyay?! mese kan shyoci heer qoraanki eno ku gafo gaary esla markaasna koxdi u sacbenysay marko qoraanka ku gafayay ku eftoty qabil dhan malkisa eyo naftisa eyo cerdegiisa!!! xalal weeye?! alx c/yoosof mona.afaq ma aheen qofkana waxaa warkiisa lago qiimeeyaa marka oo taas ka maran yahay,,,,, waa see ana gaal eyo soviet entaa adeegsade baa koogo xoog sheeganayaa mari qofki ega so hor jeedyna sedydi oo kale yeelo diin eyo xalal eyo xaaraam baa soo xasoosanaya!!!! caqliyo baà

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 13 дней назад

      @@jiijajooj6408 wll bal luuqada soomaliga un igasoo sax maba fahmin waxanad iisoo malmaluuqdee 😅

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 13 дней назад

      es khaafinta dayy😅 @@waligeymailoobo8651

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 9 месяцев назад +5

    Kursi iyo damac ayay isku hayeen war bixinta cabdulaahi yuusof kulay taariikh nololeedkiisa ayuuu ku qurxisanayaaa ilaahay ha unaxariisto labadaba

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 20 дней назад +1

    AABE SIYAAD ALLOW U NAXARIISO AMIIN

  • @DulmidiidOfficial
    @DulmidiidOfficial Год назад +2

    Masha Allah horey usoco Sxb 🎉🎉

  • @saidsomali6690
    @saidsomali6690 Год назад +1

    Walal qaybaha kale nool soo badi

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt Год назад

    Siyaad barre waa nin re diini ❤❤

  • @migo2444
    @migo2444 10 месяцев назад +4

    Anigu Daarood ma ihi ee waxan leeyahay Siyaad ha laga leexdo kan hadlaya waa kii Xabashida iyo Maraykan Soomaalida u so kaxaystay 2006gii ee

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 13 дней назад

      marykan! Xeshod ceda marykan keenty waa la ogyahy hado cabdulahi xabsh keeny saw kuwa ka so hor jeeda Eritrea hob kama soo qaadan jeren qaraxi u xoreeyay somaliya so ma ka keenen meeshaas eyo meel baas hdhowna Ethiopia eyo gaalo dhan saw ma ay ku kolmin moqdisho! warka cabdulahi woxo ronta u xegaa woxo aamensan yahy boo toos ugu bareere jery seyaabo dadban oo goracan uma raaden jeren ento shaatega oo yahay badasho

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 13 дней назад

      Xabashidda Ma Dalkeey Kamaqanyihiin Hadda? Qabyaaladd Baa Kaahadlineeysa Eedo.

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 13 дней назад

      @Cici_mimi teeda kale nenka soo jeedeyay oo keeny waa nen jooga hada c/yoosof kaleya woo saxiixy markaas by esaga kaleya hystaan 😆

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Год назад +1

    Dilla ninkaan maxaa ugu jirey digil iyo mirifle gumeysi doonleee

  • @TheAMINAW1
    @TheAMINAW1 Год назад +3

    Barre should have never attacked Ethiopia he should have invited the Somalis to come home to Somalia, if they wanted to and he should have invited all the Clans to sit at the table; and decide on what they wanted with do for their territory. We are a people that can not be dominated or controlled. Every person is responsible for the energy that they bring into the room.
    He killed over 400,000 civilians with impunity. He could of invited his opposition to the table to air their differences, and let them run their territory and report to him their progress.Yet he chose to not meet them half way and destroy them, and create a civil war and then flee leaving his people.
    He built Somali up and with the same hand he tore it down. He drew first blood. No Somali will ever put their faith in one leader again. He wanted Somali to come together, but he used force instead of diplomacy and tact. Now there will have to be a council of the heads of the Clans to decide what is the best for their people. One President can't make decision for all. He needs to work with the Clans. Every Clan has different needs.
    No Somali should be without food, shelter, education, medical care and protection, prosperity; and have the right to enjoy all of the land. No matter what town they live in Somali the country is ours. Don't let the white man's influence past or present divide us. We are a great people and we can govern ourselves. If we stop killing each other. Peace, live long and prosper!

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 24 дня назад +1

      Yaad lahadlaysaa markaad luuqad qalaad waxku qorayso ma ingiriis iyo mareykan mase soomaali maxaa soomaalida afkeedii kudiray yaab war soomaaliyey islayaaba?

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Год назад +2

    MAXAMED SIYAAD WUXUU AHAA NINKA KALIYA EE YAQAANAY WAXA UU ASTAALHILO CABDULLAAHI YUUSUF

    • @saidsomali6690
      @saidsomali6690 Год назад

      Maxaaa kawadaaa noo faah faahi

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Год назад +1

      @@saidsomali6690 waxa laguu faah faahinayo oo aad su'aasha ka qabto waa maxay warkaaga cadee

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 13 дней назад

      rajimka awoodi soviet oo es bedy baa fylaha u tiiresy cabdulahi yoosof ninka kaleya oo hor garty meesha lago sogy

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 13 дней назад

      @jiijajooj6408 NINKA KEENAY CAASIMADDA SOOMAALIYEED 30,000 GAALA-MADOWDA ETHIOPIAN KA AH EE XASUUQAY KUMANYAAL MUSLIIMIIN SOOMAALI AH OO KUTUBTA QUR'AANKA NAJAASADA ISAGA TIREEN, MAKAASAA QOF DAMIIRKIISA DIINEED NOOL YAHAY AMMAANAYAA.
      KAAS WAXAA KALIYA OO AMMAANAYA AXADKII QABYAALADI DIIN UTAHAY.
      ASKARI ETHIOPIAN AH OO MAXBUUS AH WAA FILAYNAY IN SOOMAALIYA LAKEENO ,ASKARI ETHIOPIAN AH OO HUB WADA UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED LAYNAYA AYAA CAASIMADDA SOOMAALIYEED IMAANAYA WALIGEEDBA QOF SOOMAALI AH KUMA RIYOON BAHDILKII IYO IHAANADII CABDULLAAHI YUUSUF SOOMAALI BADAY KA HOR.

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 22 дня назад +1

    Duligan aad ka sheekaynaysaa saw maha kii duligan baday soomaalida duli duli watay ayuu ahaa siyaad abaalkiisii kama helin soomaali waayo gun weeye soomaalidu

    • @faadumomohamud7949
      @faadumomohamud7949 17 дней назад

      Duli adaa ah dhila ku dhashaye ka har Mar xuumka

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 13 дней назад

      doli aan af wyne aheen ma jero dad abaal ku lahaa boo coqdad oo u qaady daraadis wadnki bohol ku redy esaga cid aan aheen oo loo hysto somaliya borborkeedi ma jero

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Год назад +6

    Siyad barre, aabihii musiibada iyo burburkii Somalia.

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Год назад

      Siyaad Barre maahayn aabihii musiibada iyo burburka soomaali ya laakiin wuxuu ahaa mid kamid ah wiilashii musiibada iyo burburka soomaaliya .
      Aabihii musiibada iyo burburka soomaaliya waxay ahaayeen hoggaamiyayaashii waddanka majaraha uqabtay 1960 kuwaas oo diiday in waddanka shareecada Islaamka lagu maamulo , shacabkiina kama dhiidhiyin ee waa aamuseen. Halkaas ayaa dalkaan iyo dadkiisa carada Allah kaga dhacday markaasaa guuldarraba guuldarro udhiibtay :inqilaab , jabhado qabyaaladaysan oo cadowgii ummadda soomaaliyeed dabada lagalay , bililiqo , qax iyo qaxooti iyo ugu dambaystii gaaladiiba lasoo kaxaystay oo horgal loo noqday

    • @canaabdahir-ze6dt
      @canaabdahir-ze6dt Год назад +1

      Wacel

  • @daudhalane-wy2dt
    @daudhalane-wy2dt 3 месяца назад +1

    Waxii dhexmaray labo nin oo walalo ah.wanaag iyo xumaan in dadka maanlaawayaasha iyo sixun wax usheeg ruuf yaan ah. Waxan u sheegayaa ha iska dhaafeen oo ilaahay haha cabsadeen dad dhintay oo lafahoodii abhor wax kawaayey .danbigooda iyo jiilka dhalinyarada sookoraya cudad kamala haliyo. Ogaada waa ceeb iyo cadaab fadlan somaliya waxay ubahan tahay. Walalnimo iyo nabad

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 Месяц назад

    Weriyuhu si wanaagsan ayuu U so gudbiyey warkan

  • @MubYus
    @MubYus Год назад +2

    Siyaad bare, Cadaabta ayuu ku jiraa

    • @ahmedali-zk7ud
      @ahmedali-zk7ud Год назад +1

      Ma Illaahay swt ayaad wax la ogtahay caqligaa kugu yare?!

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Год назад

      Warkaasi waa war qof jaahil ah , maxaayeelay qof muslim ah masheegankaro awoodda Allah swc oo ah cidda naar ku jirta iyo janno midnaba

    • @apdullahicarab2461
      @apdullahicarab2461 Год назад

      Ma hooyadaa baa cadaabta fureheeda haysa!

    • @zakimohamed3228
      @zakimohamed3228 Месяц назад

      Wxaad faragelisay awooda alle الله ayaana kugula xisaabtami doona Khaladka aad gashay waa mr aad alle wx uusan inoo sheegin adigu sheegtay iyo mar aad marxun ugaftay

  • @alielmielmi2109
    @alielmielmi2109 Год назад +2

    Beenlow beenlow dhalay Abdullahi yusuf

    • @faadumomohamud7949
      @faadumomohamud7949 17 дней назад +1

      Been adi aminka bn shegaya ka fuq waridkena garacyahow