MashaAllah. بدءا الاسلام غريباً و سيعود غريباً 4 saac waxaa daawatay 500 oo qof, Meesha fanaaninta iyo buuqlayaasha youtube i 4 saax daawato 50 Kun. Taas waxeey kutusin Xaqqa meeshuu yaal. Wadaad ba wadaadkuu ka shacab yar yahay Xaqqa waa oganowyahay. قوله تعالى، و لكن أكثر الناس لا يعقلون. يفهمون ؟ يعلمون. يفقهون
Sheekha Alle xasanaadkiisa ha badiyo,kuwa Alle u nimceeyayna ha raaciyo. Sheekha waxaan u bixiyay magaca ka kooban MIIM oocrabi ah iyo CAYN oo carabi ah iyo WAAW oo carabi xarfaha somaaligana Ku noqonay MCW una akhrismaya (Macaw). Sheekha Alle ha ka dhigo Macaw gii labaad we dunida soo Mara. Macaw gii hore boqolaal sano ka hor ayuu dunida soo maray markaas ayuu diinta oo laga leexday ayuu dadkii diinta Ku toosyay oo uu ka reebay khuraafaadkii at diinta ka dhiganayeen. Shhekh Macawgan labaad (waa Shiikh Xassaan e) Culimada dimoqraadiyowday ayuu dariiqa saxa ah Ku soon celinayaa caamada LA qasayna uu qaska ka saarayaa oo barayaa in at diintooda bartaan kuna kalsoonaadaan diintooda si at u odhan karaan Muslim ayaan ahay adna gaalbaad tahay oo IMA hogaamin kartid. Aniga I soo raac oo diintan soo gal ama bixi Jisyada... Alle ha INA gaadhsiiyo.Shiikh Macaw Alle ha xafido oo gaap iyo Islam xumeba ha ka nabad galiyo Qawlkiisana meel dheer oo sare ha gaadhsiiyo...Aamiin ya Ran.
Shicaada haala kala saaro 😭 Dad Muslim ah baa ku jirra Ee waxaa kuffar ah kuwaa caisha r.a. Iyo asxaabta caynaayo. 😭😭 Waxaa la yiraahda RAFIIDIi Shiico
Asc sh rabi haku xifiyo waxan rabii su aal oo aha hadaan waxow yahay muslim iyo gaalba maka istaagayaa mise sunada ayaan ugu qiraa inuu muslim yahay ok waxaana suno kamuuqata dadbadan oo muslim ayahayn ??????????????????????????? Wallaahi waxa badan ayaan raadiyey mana garanaayo shiiq xasaan xuseen inuu arkaayo so aasheyda iyo inkele alle dartiis ayaan ujecelahay waxan raadinaayey mudo 6 sano waxan ahay xaqdoon wll ruxii arka iga gaariiya adoonkii alle
ولو شئنا لرفعناه بها ولكنه أخلد إلى الأرض واتبع هواه فمثله كمثل الكلب إن تحمل عليه يلهث أو تتركه يلهث ذلك مثل القوم الذين كذبوا بآياتنا فاقصص القصص لعلهم يتفكرون
@@cawil252 Mucaawiye xataa haduu isagu Cali Xuseen iyo Xassanba رضي الله عنهم أجمعين gacantiisa ku dili lahaa, wali Abu daalib xataa kabihiisa lama uuna qiimo noqdeen. قال الله تعالى افنجعل المسلمين كالمجرمين. ما لكم كيف تحكمون. Adiguna hadaabad muslim tahay mushrik naar aaday oynu ognahay iyo asxaabi inaad is agdhigto, waa in caqli xumo meeshii ugu dambeysay, jaahilnimo halkii ugu xeeldheerayd.
@@jamaali2553 shiicadu haoraanba colbaan Ahayn oo muslimiinba ma aha takfiirkuna mutawaqifiin sida ay u ahaayeen baysiibteen Marka adeer shiicada ismaba aragnee kuwaanaan kashaqeysan
Waxaan maqli jiray 7 naarood midiba mid bay ka subxaanalaysataa. Qofkaan isagii baa umaddii la yaabantahay isna qolyo kale buu lasii yaabanyahay. Allah maxaa diinta qof caqli yar ku jaahwareeray
Qabiil bey soomaaliyi isku soo laysay oo imikaba waa taa lawada noolyahay Lakiin mida ugu darani waa fikirkaa Shiicadu soomali soo dhex gasho waa markey ismadhin lahayeen wixii hore bikh waa mida aan ka warwar sanahy mustaqbalka. Fikirkaa hala iska ilaaliyo oo hala eryo wixii waxaa lagu arko
Asc ku was garanay adiga fadwoday Hala qarxiyo qof masjid u socdo dumar hilible ah arday iskuul u socoto kobo caseye wayel Askari horta toba kentay adaan galnimo kayga shakisanen markasay dheheen no so duce man bush duco waydisto. Intan khawarij duco waydiisanayo
@@mrbare8313 comment maad oga bari noqonaysa! Shacabka aad is wada raacinayso ma adiga og inaysan jirin meel qaarkod ay uga bari noqdeen walaw commentiba Alla haka dhigee?!! ! Jawaabta waxay tahay inanan lagu arkin adigo mujinaysa bari noqoshahaga saa datteed waxad la xugum tahay xaakimka aad ku hoos nooshahay...
waa nin walan anaga shiico ah Ehelubayt kii raacnay Aaminsan abubakar cumar And aisha in ay yihiin asxaabo aana lacayikarin waliba umu muslimin lacayi karo Lkn ehlusuna ba cayday ibnu katiik kitankiisa nin lan now dib ugu noqo
Ninkan in sirdoonka galbeedku ku shaqaysto dhalinyaro badanna uu lumiyay qaadna ay isqarxiyeen fatwooyinkiisa shaki maleh , takfiirka uu sheegayo wax way gaalaysiiyaan laakiin cid ma dilaan laakiin takfiirka uu metelo ee sheekha u yahay ee alshaydaan waa kuwa dadka masaajidda hortooda ku laaya maalin kasta , waa kuwa ina tareee buuxa shacabka ku qarxiya ee boqolaal halmar ku naf beesho . Takfiirka uu sheeegayo afkay takfiir ka yihin laakiin isagu waa takfiir macaal seeftiisa wata .
Odayga waa jaahil waana is dabaalinayaa su,aal la ima waydiin karo waxa uu u leeyahay jawaabta al jamaaca al islaamiya ka iman doonto ayuu ogyahay inay dhuunta goyn doonto qofka wax u cad hadii la waydiiyo waaba ku farxaa kana jawaabaa lkn wuxu darbiyada madaxa ugu garaacayo xujooyinka cad cad ee ka danbayn doono ayuu ogyahay
Geeesi an kufanoo sheikh xassan mashaAllah sithan oo kale warka halocadeyo ama اولصمت
Shiicada hala laayo meesha lagu arko shayaadiin weeye saxabada iyo hooyooyinkeen caaya
Kuwaan waa camal shaydaan. caalimka wayn ee shiico khaamina'i fatwo soosaaray in ilmaha yar gabdhaha baby ah lagu shahwo bixiyo bowdahood haddii lawaayo naag wayn oo NIKAAX AL MUTCA lasameeyo. mida kale waxay kitaab kuqoreen LAA YADQUL ALJANNA ASWAD madow jano magalo hadaad soomali shiica tahay diyaano iyo dermavat ismari oo iscadde si aad naar jahanama kaa madow lagugucadaab . say asxaabta nabiga u caynayeen iyo cay xun iyo aflagaado ugeesteen xaaska nabiga CAAISHA, aduun iyo aakhiro ceebtooda baa kufaafsan
Walalyalo iso duceya kurbo aya ii heysato alle ha idin xifdiyo adun iyo aqiro 😥😥😥😰😰😰😭😰😭
Ilahay kurbadii hore iyo tan dambe kulli hakaa qaado aduun iyo aakharaba, liibaan oo guulayso, wan jeclahay qof muslimiinta iso duceeya dhahee,
Amin ALLAH ku cafiyo
MashaAllah.
بدءا الاسلام غريباً و سيعود غريباً
4 saac waxaa daawatay 500 oo qof,
Meesha fanaaninta iyo buuqlayaasha youtube i 4 saax daawato 50 Kun.
Taas waxeey kutusin Xaqqa meeshuu yaal.
Wadaad ba wadaadkuu ka shacab yar yahay Xaqqa waa oganowyahay.
قوله تعالى،
و لكن أكثر الناس لا
يعقلون.
يفهمون ؟
يعلمون.
يفقهون
Adiga
Isk aamus
Sideee wax uqortay
بدأ الإسلام غريبا وسيعود غريبا طوبى للغرباء
@@jamacxurbe2134 ma khaldame waa eebe JazaKallah khayr.
Aniga Xadith ahaan ULA ma jeedin.
Intii dacwada badda somaaliya ee socotey sadex qarax ayey muqdisho ka geysteen. Waxaa ka sii daran gaari ambalaas ah oo makarafoon kula hadlaya shacabka in laga digtoonaado corona virus ayey qarxiyeen. Qandaraaska Takfiirta iyo khawaarij waa kan ugu liita ee shaqsi bini,aadam ah uu kufekero. Laakiin waqtigooda ayey sugayaan. Naarta ciyaar looma abuurin ilaahey ayaa noo sheegay. Dadku jid walba oo eey naar ku geli karaan iyagaa raadsanaya
Manshallah sheikh xassan Hussein jazakallahu kher
The one an only sheikh aan runta ka ganban wlhi💪💪💪💪💪Allow noo xafid
Masha Allah xafidullah sheikh xassan Allha maxuu geesi yhy sheikhan
جزى الله شيخنا خير الجزاء.
Aac
Waa
Walaalkaagi
Ibraahim maxamuud xuseen cali
Jazakumu Allahu kheyraa 💚,
Ilaahay haku barakeeyo Sheekh Ummadana hakugu anfaco
حماك الله ورعاك وحفظك من كل مكروه وزادك علما وعزا وأجلسك الله منبرا من نور يوم القيامة
Walaalkiina ibraahim maxamuud xussen cali taageeraxa sh xasaan xuseen iyo calishabaab
جزيت خيرا أصبت شيخنا
Waalaalkiina ibraahim maxamuud xuseen cali taageeraha sh xasaan xuseen iyo cali shabaab
Sheekha Alle xasanaadkiisa ha badiyo,kuwa Alle u nimceeyayna ha raaciyo. Sheekha waxaan u bixiyay magaca ka kooban MIIM oocrabi ah iyo CAYN oo carabi ah iyo WAAW oo carabi xarfaha somaaligana Ku noqonay MCW una akhrismaya (Macaw). Sheekha Alle ha ka dhigo Macaw gii labaad we dunida soo Mara. Macaw gii hore boqolaal sano ka hor ayuu dunida soo maray markaas ayuu diinta oo laga leexday ayuu dadkii diinta Ku toosyay oo uu ka reebay khuraafaadkii at diinta ka dhiganayeen. Shhekh Macawgan labaad (waa Shiikh Xassaan e) Culimada dimoqraadiyowday ayuu dariiqa saxa ah Ku soon celinayaa caamada LA qasayna uu qaska ka saarayaa oo barayaa in at diintooda bartaan kuna kalsoonaadaan diintooda si at u odhan karaan Muslim ayaan ahay adna gaalbaad tahay oo IMA hogaamin kartid. Aniga I soo raac oo diintan soo gal ama bixi Jisyada... Alle ha INA gaadhsiiyo.Shiikh Macaw Alle ha xafido oo gaap iyo Islam xumeba ha ka nabad galiyo Qawlkiisana meel dheer oo sare ha gaadhsiiyo...Aamiin ya Ran.
Wll macawgii yaad ula Jeeda, ereyga macawna muxuu yahay
Masha alaaah shiiq xasan
Masha Allah Abdi Abuu Salmaan Xafiduhullh
Takfiir waa shiico inoo qar soon alle somla ha ka qabto takfiirka
Sheikha wax iga qarsanaay ayuu ii cadeyay alaha ku barakeyo cilmiga iyo caqliga
Masha allah sheikhul islaam abu salmaan xafida hullah
Waa gaaalo aaa😢😢 allow muslimiinta hanuuuni😢
😅😂😂🤣🤣
manshaa alh whli waa run arintaa sheekh xaasaan
Sheikh Hassan waa runti
Maanta xasaan wa fiicanyahay.
يومئذ يوّد الذين كفروا وعصوا الرسول لو تسوّا بهم الأرض ولا يكتمون الله حديثا
Manshaalh sheqeena wuu cadeeye xukunka takfirta oo ah in lalaayo dhikoodana banaan yahay taasi waa waxa inbadan an weydinjirnay culimada waa inaan lalaaya takfirka melkasta Ayjogaan oo umada diinkoda ay fasahadiyeen
Acw scw scw scw scw scw scw scw acw scw scw
TUQYADII AYAY ISTICMAALAYAAN SH XASAANOOW EE MIYAY RUN KUU SHEEGIBA
Afghanistan 🇦🇫 imaarada islaamiga daalibaan wey ilaalisa muslimin ayeeyna u taqaan shiicada shiiq xassan kwrn xalkooda
mahadsanid walal
Sheekha cilmiga si fiican halooga qaato intiina la joogtaa
Xasaan waa waji caabud ee ma ahan alla caabud
المسلم من سلم المسلمون من لسانه ويده
Jazaklahaa
Shicaada haala kala saaro 😭
Dad Muslim ah baa ku jirra
Ee waxaa kuffar ah kuwaa caisha r.a. Iyo asxaabta caynaayo. 😭😭 Waxaa la yiraahda RAFIIDIi Shiico
Geeesi aan jeclahay
Sheikha waxaan waydiin caamada kolka xarbiga lajoogo madaxdooda la raaciyay ma kufaarbaa mise waa muslimiin
Soomaaliya ma jihaad baa ka jira
Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo
Habaar ma fiicna meesha shiico iyo gaalo ayaa laga hadlaaya
Nasiib ayaad leedihiin intiina wax ka barata sh. Xasaan walaalayaal ka faaidaysta
Hhhh Sheikh Xassaan waa runtii shiicadda Dadka kala geynaysa ee waliba somlida kusoo badanaysa waa in lala xisaabtamo oo dalkana laga waayo
Asc sh rabi haku xifiyo waxan rabii su aal oo aha hadaan waxow yahay muslim iyo gaalba maka istaagayaa mise sunada ayaan ugu qiraa inuu muslim yahay ok waxaana suno kamuuqata dadbadan oo muslim ayahayn ??????????????????????????? Wallaahi waxa badan ayaan raadiyey mana garanaayo shiiq xasaan xuseen inuu arkaayo so aasheyda iyo inkele alle dartiis ayaan ujecelahay waxan raadinaayey mudo 6 sano waxan ahay xaqdoon wll ruxii arka iga gaariiya adoonkii alle
Shiico iyo takfiirta iyo madaxda muslimiinta qaarkood waa meesha cadawga bulshada muslimka ugasoodhacay ee noockastoo gaalo leeday ayagaana Muslimka gaalada kagadhib iyo khasaaro badan mararka qaar iyo meelaha qaarka
Adigaa dabbaal doqon ah caqli yar markasta walaalaha gaalo ku sheego
Kuwaan cawaamta ah ku horfadhiyo dulliga ah aanan ku fahmeyn ayaan la yaabanahey
عاملك الله بعدله
Ar amu sheikh xasaan Takfiir eheyn
من قال لك أنه تكفيريٌ ؟
❤❤
Takfiirka inee xaqa ka dhinac mareen shaki ma ku juro, laakin wexeey ku gaaloobeen ma argin.
Muslimiin ayee ii yihiin.
Wadaadku maalin meel buu taaganyahay
@@abuucizsoomali4279
ilaaheey xaqa ha nuku sugo.
👍
Takfiirka in uu qandaraasyahay waxa ku garaneysa magalada qardho la yirahdo bay daganyihiin maamulka halka ka jira waxba kuma sameeyo
Wll
Waxan kusoobiirey
Daarul xadiith
Becka daarul xadiith
Bejeedka
ادانطق السفيه فلاتجبه فخيرمن اجابته السكوت
Sheqow haxanaaqin
Aac
Shiico hakuwar wareegto tiiyoo umadii islaamkii yuhuun iyo nasaaro xasuuqayso sheekhow waad halawsantahee yuhuuda iyo gaalada cadawga hakajeedin umada islaamka iyagana hayskujeedin dulinimada culimada sucuudiga yuhuuda iyo gaalada dabada udhaqaya adeer mishaarka sucuudigu kusiiyo iyo yuhuuda iskudaabani illaahay hortii kudufacimayan umada beenta aad axaadiista kusoo afgoynaso kadaa ookahadal xasuuqa falastiin iyo aamuska carabta yuhuuda tageeraysaa inaydulmi tahay hadba xaalka taagan ayaa kugu waajiba kahadal xasuuqa falastiin iskadaa sunee faralkii ayaad geesmaraysaa wlhi xaqaa maanta aadiska indhatiraansaan eed shiico iyo khawariij kuwarwareegaysaa waa layswaydiindoonaa ogsonow fadwoo jihaad hadaad muslim dhaba tahay hiikale aamus dambiga haysku siyaadine
Wadaadka yaan lagaxanaajin
M.a nin aana xaqa kagaban
Aniga suni nin shiico ah ma guursan karaa
Naag shiica a ma guursan karaa ayaad shiiqa wey diineysaa. Inaad dhahda adoomadii yahuuda ee sacuudiga. Dhamaan madaxda carabta. Kuligood adooma yahuud ah ka gaalsan shiica. Mala guursa karaa. Sheeq xasan afturumbo
Kitiiso
Ilmaha laborooti hadey heestan masiidhifsanaa iswarsi malahaniya sheikhow iyo haweenka
Waxay gaalooben tagfiir jamaacada ah markii ay qorteen dastuur lagu badalay xaduudii ilaahey oo dhan
رسالة التعقيبات " الزجر والهجران بديل العقوبات الرادعة التي شرعها الله على اهل الفسق والفساد كحد الردة والسرقة والزني والخمر وكذالك العقوبات التي يوقعها القاضي ...."
Hadalka noocaas ah ninka kuhadlay waa gaaloobay sharci dajiye allah sokadiis ahna wow noqday cida kuraacsanoo tagfiir ahna way kudhaqman sharciyada aw dajiyee ayagane waa gaalo
Waa midan tan laf dhuun gashay ku noqotay.. Waxay umada xagxahtaan ama muslimin galeysiyan, car halaso helo takfiri masaladan ka jawabo...
@@alcamirialcamiri5343 ma awodan inay kajwbaan wa gaalo is nacday
Shiico oo dhan gaalo maaha, ee waxaa gaalo ah "Calawiyiinta iyo daruusta" Lakiin dalka Iran waxaa jooga ummad " La ilaha ila lah Muxammad Rasulullah". Markaa kuwaas ma gaalo ayaad ku sheegi dontaa? NO! Taasi waa dulmi weyn.
War xishood dadka aad ku sheegiisid waa gaalo
أعود بالله ان اكون من الجاهلين
WAX WALBA WAA GAALO KUWAAN IYO KUWO LA MID AH AYAA DIINTII KU CIYAARAY SIDAY IYAGA AL,AL,ALAL HEBEL ISU HEYSTEEN, WARKOODA YAAN LA DHAGEYSAN
Horta waxa laga hadlayo soo fahan kadib hadal
Takfiir iya adigu maxaa isdhaantaan marka
Shiekhow dumarkuna ma caamaa ma adinkay idinka cilmi liitaan? Soo jawaab
Falastine ka hadal
War xasaanoow xisaaba jiri xuquuq baa maqan xukunka allah xeer miyaa rogay
Xasaanoow takfiir hadey gaala yihiin adiga xageey kaamaree waxaan hubaa maanta caqiidadiina qora hadii leydinyiraa isku wax ayaad qori leheedeen.
Khawaarijeey balaayo waxay idin aragtay maalinta ilmaheyga iga duufsataan ilaahay ayaa igu og waa ii xukumantihiin waxba ilama ahan inaan 500 baalooto oo dabajeex ah idin ku faarujiyo
Run sheeg waa ceeb sheeg !!
Malinkaan ka madax banaanadey abahay oon suuqa u xoogsi tage oo aan dadka la tacaamuley ayaan ogaadey dadku badidii inaysan runta jecleen wadaadkaana runta kujeclahay waxba ma qurxiyo kamana leexlexdo xaqiiqda, runtana sideed ba Alla kugu jecel ninki diidaya asagey utaal.
Hadii makhluuqa sidaa loo leyn lahaa cidi maba noolaateen balse waa wadaad kasta iyo kaskiisa sabab rasuulka caleyhi salaatu wasalaam aad buu u naxariis badnaa wuxuuna ka fekeri jirey ilmo muslim ah baa dhabarkooda ka ikaan doonee yaan la dhameyn. Caqligu havshaqeeyo
Masaakinta caamada eh wixi iskasoqorayaan alxfdiyo xasaankaafirow Masaakinta aaqiro naarta masakintan kamacelinkartidee habaadiyeen sidafircoon ookale
WAHABIGANA
KUDAR
CARUUUUUURA WASAKA
AH
MAJEEERATEEN
SHEKH
NIMO SHEGANAYA
WA YUHUUUDI
KHAMIIIS SOXIDHAY
Waayaa futadaa lagaa dhalay nijaasyohow ummadda nabad geli naarta gale
Ay ay dhalay
Shaydaaan xasaaan
Dad dhameeeeeeee
Allaw kaqabo
Qofkay isqabtaaan
Waaaaaaagaaaaaal
قال تعالى وما كان الله ليضل قوما بعد إذ هداهم حتى يبين لهم ما يتقون
Sheekha culuumtiisa markaad dhuuxdo waxad kadheehan kartaa inuu aheyn mid isbedel badan xaga cadeynta axkaamta iyo lunsanaanta kooxaha bidcada caqiido kadhigtay iyo siyaasi iskusheegyada diidan isku xukunka shareecada islaamka.
ولو شئنا لرفعناه بها ولكنه أخلد إلى الأرض واتبع هواه فمثله كمثل الكلب إن تحمل عليه يلهث أو تتركه يلهث ذلك مثل القوم الذين كذبوا بآياتنا فاقصص القصص لعلهم يتفكرون
Somalia dowlad uma ogolid kenya iyo Tanzaniana waad uogoshahay iney dowladeeyaan. Maxaa khaldan.
Shiicadu tawxiidka way qireen islaamna way muujisteen markaa ma gaalaa hadaa ?
Maya.
Xasaan dameer oo caayda ciidan mooday
Kan Shiiciga isaga waxaa ku filan oo soo saari, waa markuu Abukar iyo Caaisha رضي الله عنهم أجمعين ka aamuso, waayo si ay dadka usoo dhaweystaan ayay ka gaabsadaan arinta Caaisha رضي الله عنهم أجمعين lkn Hinda, Abi Sufyaan iyo Mucaawiyah waa mu'miniin, Abu Dalibna gaal buu ahaa marka ladhaho Wey waalanayaan. Mida kale iyagu waxay aaminsanyihiin inuu Nabi Muxamad صلى اللّه عليه وسلم waxna qori jiray, waxna akhrin jiray. Intaa waxaa dheer aduunka wahaabiyo ayay ugu necebyihiin, Yahuudka anagaa uga xun oo ay naga necebyihiin.
***Waa cadaw cadaw katagay oo waxuush ah, Bishaar markuu dadka xasuuqayay ee wiilasha لا اله الا اللّه dhahaya lalahaa Bashaar dhaha, wey taageersanaayeen iyagoo yurub jooga oo gaalada dad nabad raba isaga dhiga. In la dilo oo la gumaado waa xaqq. ***Waxay muslimiin yihiin baa iska yar oo Cali bey cuskadaan oo yaa cali maalin uu igu agdhahay mar uu istaagayay oo iskala bixin rabay, gaal baad tahay baan kulasoo booday sidaadii uu uyidhiba markaabaa qaar kale oo soomaali ahi dhaheen, war ha dhihin, idinkaa khatar kujira inay tan labaadi idinku dhacdo ayaan ku idhi hadaydaan hada bari kanoqon mushrika xun** waxayna aaminsanyihiin inuu Cali رضي الله عنهم أجمعين kakaafinayo arimaha qabriga iyo qiyaamaha, waa raafidada kuwaan bartay, Soomaaliya hadii lagu arko kurka halaga gooyo. Ilaa Wardheer baabase la iigu sheegayay , inuu Ina Ileey inkaar buu qabaaye gaadhsiiyay.
Abu dalib wuxu ka wanagsn yahay mucaawiye oo ahalka rasulka laayay lana dagaalay isaga iyo firkiisa
@@cawil252 Mucaawiye xataa haduu isagu Cali Xuseen iyo Xassanba رضي الله عنهم أجمعين gacantiisa ku dili lahaa, wali Abu daalib xataa kabihiisa lama uuna qiimo noqdeen.
قال الله تعالى
افنجعل المسلمين كالمجرمين. ما لكم كيف تحكمون.
Adiguna hadaabad muslim tahay mushrik naar aaday oynu ognahay iyo asxaabi inaad is agdhigto, waa in caqli xumo meeshii ugu dambeysay, jaahilnimo halkii ugu xeeldheerayd.
Xasaaan asagu muslim miyaa?
Waanu kashaqeysaneeynaa
Haku degdegin daadinta dhiig muslim, oo haku aakhira seegin.
@@jamaali2553rafido iyo khawarij miya muslimiin uaragta
@@jamaali2553 shiicadu haoraanba colbaan Ahayn oo muslimiinba ma aha takfiirkuna mutawaqifiin sida ay u ahaayeen baysiibteen
Marka adeer shiicada ismaba aragnee kuwaanaan kashaqeysan
Jaahil Sheekh isku sheegaya
Waxaan maqli jiray 7 naarood midiba mid bay ka subxaanalaysataa. Qofkaan isagii baa umaddii la yaabantahay isna qolyo kale buu lasii yaabanyahay.
Allah maxaa diinta qof caqli yar ku jaahwareeray
ماأراك إلا جاهلا أو جديديا عاميا لا يعرف الكوع عن البوع.
Somaliya waadarukufri lamaegayo dadkee sharecada lagumaamulobaalaegayaa musliminta sudasayiy aminsanyihiin nawimaxamad madiinamarkujogay dadkagaalada oojoga lamafirin sharecada islaamka balafirinayaa
Dhiiggoodu wuu bannaanyahay aa, waaba caqiidadii alshabaab e
Qabiil bey soomaaliyi isku soo laysay oo imikaba waa taa lawada noolyahay
Lakiin mida ugu darani waa fikirkaa Shiicadu soomali soo dhex gasho waa markey ismadhin lahayeen wixii hore bikh waa mida aan ka warwar sanahy mustaqbalka.
Fikirkaa hala iska ilaaliyo oo hala eryo wixii waxaa lagu arko
والله إنسان مجنون يحاضرنا عن الدين
777777777777
كذبت على الله في دينه... وكان هواك هوى الانوك
Shaydaan kaligii islaam.ah in adiga lagu qaarijyo baa wacan muslimnta fitnadada haka nastaane
Asc ku was garanay adiga fadwoday Hala qarxiyo qof masjid u socdo dumar hilible ah arday iskuul u socoto kobo caseye wayel Askari horta toba kentay adaan galnimo kayga shakisanen markasay dheheen no so duce man bush duco waydisto. Intan khawarij duco waydiisanayo
wahaabi ga maxa can haysa wahaabiyadaa madaxa laqaadi doonaa insh alaahu
Xasaanow ciyaarta naga daa shucuubtan waa gaalo shaatiga islamka xoog miyaa ugu gali neysaaa
Adigane gaal ayaa tahya ileen adigane shicibka ayaa ka mid tahay!
Ame?!
@@mohamedalijareer1912
Kama mid ahi bari baan ka ahay
Ma adigaa xoog iiga mid dhigayo
@@mrbare8313
inaa muslim tahay iyo inkale ii ma cado sidaaas darteeda xukunka shicibkaa siisay adiga bo qaado!
@@mrbare8313 comment maad oga bari noqonaysa! Shacabka aad is wada raacinayso ma adiga og inaysan jirin meel qaarkod ay uga bari noqdeen walaw commentiba Alla haka dhigee?!! !
Jawaabta waxay tahay inanan lagu arkin adigo mujinaysa bari noqoshahaga saa datteed waxad la xugum tahay xaakimka aad ku hoos nooshahay...
@@mohamedalijareer1912
Jaahiliinta xasan hoos fadhiya oo cilmigiisa ka faaiideysan miyaa ka mid tahay walaalow
waa nin walan anaga shiico ah
Ehelubayt kii raacnay
Aaminsan abubakar cumar
And aisha in ay yihiin asxaabo aana lacayikarin waliba umu muslimin lacayi karo
Lkn ehlusuna ba cayday ibnu katiik kitankiisa nin lan now dib ugu noqo
Tuqiyah
Yaahuuu farac umalihin shiico shiico ma diin baad moodaa waa fikir shaqsiyadeed quraanka laguma sheegin shiico iyo suna ee allaha ku fahamsiyo
Ma jeceshahey Gym ka??? Nala jimicso 💪🏾💪🏾 ruclips.net/video/PeDVP7auHqs/видео.html
Sheeqa ayaantan culamadii ayaa iskaga aamustay marka albaabo oo lanagnag looyo ayuu noo furi rabaaa
Libaaxa islaamka
Sheqow tartiib waxfahansii dadka halman ayekujiraan
Aniga waxaan layaabanahay sheeqa mawaalan yahay mise wuu isku dardarsoomay sootuu shalay nalahaa habarta cirta gado iyo madax waynaha lama kala qaadayo hawafiisa ayaa kahor martay meeshuu maalintaas daliil umaleeyo ayuu ku habsadaa waxa uu nimankaas kuhaysto ayuu culumada kugaalaysiiya iyo shacabka markay kasoo gasho
Ninkan afkisa waxa kasobaxa kamawarqabo marba xadiska iyo quraanka meshu raba Ayuu udalishadaa
Balkana hala dhagaysto bal yaa af garta
ruclips.net/video/diiGwB0u9LY/видео.html
Ninkan in sirdoonka galbeedku ku shaqaysto dhalinyaro badanna uu lumiyay qaadna ay isqarxiyeen fatwooyinkiisa shaki maleh , takfiirka uu sheegayo wax way gaalaysiiyaan laakiin cid ma dilaan laakiin takfiirka uu metelo ee sheekha u yahay ee alshaydaan waa kuwa dadka masaajidda hortooda ku laaya maalin kasta , waa kuwa ina tareee buuxa shacabka ku qarxiya ee boqolaal halmar ku naf beesho .
Takfiirka uu sheeegayo afkay takfiir ka yihin laakiin isagu waa takfiir macaal seeftiisa wata .
❌Xasaan xaar cune ❌kuwa dhagesanaya ma waxay wayeen waxay dhagestan xoolahan afka biijada leh inta dhagesan laha waxa iiga fiican anigo dhagesta heesaha maxamed mooge 😁😁
Warki.takfiirka.adigaaba.wada.waxaago.diinmaaha.waxaatahy.kaadib.diinta.baankashaagaya.had.iyajaar.
Odayga waa jaahil waana is dabaalinayaa su,aal la ima waydiin karo waxa uu u leeyahay jawaabta al jamaaca al islaamiya ka iman doonto ayuu ogyahay inay dhuunta goyn doonto qofka wax u cad hadii la waydiiyo waaba ku farxaa kana jawaabaa lkn wuxu darbiyada madaxa ugu garaacayo xujooyinka cad cad ee ka danbayn doono ayuu ogyahay
Iblisba caalim Ayuu ahaa ilahay haka baad baadiya umada uu isteerinka uhaaya