Shiicada Waa Majuus Waxey Qatar Kuyihin Jiritaanka Soomalida Ee Iska Ilaaliya Sh Xassaan Abu salman
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah
Masha allaha shekhe
SHIICADU WAA KUFAAR MUJRIMIIN AH SHARTOODA UMADA ALLĀH HA DHAAFIYO
Alle Haku barakeyo Yaa sheekh❤
Alla muxuu run sheegey mashaa Allah
Weligaa inta aad hadashay waa kii ugu runsannaa waa runtaa shiico waa yahuud isllaamna shaqo kuma laha
Horta sheekhu xagee aaday waaydane aad iyo aada ayaan ugu xiisanye muxaadiriyikiisii
Libaax waaye wlaahi.❤️❤️🇸🇴🇸🇴
Masha alaj sheekh alahabarakeeyo
Waa runtiis ee iska ilaaliya waxaas
Alaw cimrigiisa dheere ilahayba nagu dharqabtay
sax waaye wlhi waa cadaw shiicada
Allow kudaaa
Sheikh suufida ayey ku dhex dhuuntaan
Xasaano eeraan iska dhaaf,waa dal muslim ah,haddii aad amerikaan iyo yuhuud u shaqeysana caddeex.
Runti dadaka soomalidu intooda badan waa badaw aanan diinta fahmin العفو والعافية
Allah ka baq. Itoobiya iyo kiiniya khatar ku ah Soomali.
Waan kugu taageersanahay midaan shiiq
Jazakallah kheir
Cabdulaahi bin cabaas baa saxsan. Waxayna banaantahay mutcada xiliga ciidanka ay duulaan ku jiraan ,oo reerkooda kasoo fogaadaan. Nebigana ibnu cabaas cilmi ayuu ugu duceeyey, aayada mutcada quraanka ayey weli kutaalaa. Xukunkeeda waa jiraa.
Maanta runta ayuu sheegay
Mujus maxaa ladaha
Sheydaanaf soomali sareeya ku hadla
Somalidu wa MUSLIM SUNNI ah ha kala reebin, Wayo Muslim haddi ad tirahdo Shicadu Muslim asli ah bay sheegtaan.
Mutaca mxa laga wadaa horta
Qof Shahaadana gaal lama oron karo ee Alle kayaab saaxiib.
shiico ashahadanaya oo nabi muxamed ogol halked ku aragtay mise sheekha kuwa lagu diree xaq kasta marku sheego naac ka hoos yidhaa maad thy
Shiicada zaydiyada waa muslimiin lkn kuwa kale
Iska ilaali irja, wax yaabo diinta looga baxo ayaa jirta
Shiicada iyo sunnigu waxay isku khilaafsan yihiin in mutcada la nasaqay iyo inaan la nasaqin.
@@adamsahal5155 hhhh shiicadu waa mushrikiin adeer.
Taas waxa isku khilaafsan waa suufi iyo shiico
❤walala kawasaki wamajuus
Allah been badana
Waraa amaa shiico tahay 1.2 percent Somalia ee joogaan.
Jaahil baa tahe aamus🤫🤫🤫🤫
Shiica madax ween waye binaan ka is kente😁
Vive Majuuska lasheegaye miyaa tahay xawayan
Wahaabiyiinta dadka cuneysa ee dhiiga xalaalaydtay shiicaa ka wacan
Wllhi shiica ayaadan aqoon soo baar taariikhdooda wahaabiyada aan la yaaban nahay iyagaa ka daran qaarkood Muslim mama ahanba
Shico waa suufiyo
Machan subxaanka suufi laqaatay😢😢
Shiicadu muslimiin weeye sida suniga fakarkaan waa midka lagu kala kexeeyo dadka muslimiinta ah
Nio shiqu siduu wax u wadaa shiicadu sowkuwan qiraya dadkiiba diintaa ka eryeysaa shiqe bal isku noqo
Somali qabyaaladii qabiilka ayaan khaatiyaan ka taagnayn hadana ma qanyaaladii diineed ayaad noo bilawdeen Somali diinteeda waa qabyaalad
Mudco maxa wye
Waa guur muddy ku xidhan 4 bilood baad qabi kadibna waa furi 4 bilood ama kayar ama kabadan
Wahabiyada ito shiicadu waa dhib ka dadka muslinka losodiray
Nin isla Wayn ayaad tahay. Gaal muslim isku sheeka
Beenaale munaafaq ayad tahay
𝑴𝒂 𝒂𝒎𝒊𝒏 𝒔𝒂𝒏𝒆𝒏 𝒊𝒏𝒆𝒚 𝒋𝒊𝒓𝒂𝒏 𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝒔𝒉𝒊𝒊𝒄𝒐 𝒌𝒂 𝒉𝒐𝒓 𝒌𝒖𝒎𝒂𝒏𝒕𝒊𝒈𝒂𝒂𝒈𝒂
Chica tahay malaha