Maxkamadda sare ee dalka oo bilowday dhageysiga dacwadda eedeysane Sayid-cali oo ku eedeysan in uu..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 13

  • @face_king1
    @face_king1 2 месяца назад +1

    Said ali inta yaabtay markay aragtey like❤saara
    Agah ninkan nolol kuma xisabinaynine

  • @axmedcaseyraxmedcaseyr3214
    @axmedcaseyraxmedcaseyr3214 2 месяца назад +1

    Maxkamadaan hda ka badbaaday malin ba iman doonta Alle hortiisa kaliga tagnan dontid ilaa aad ka jawabto anad meel h dhaqaaqayn

  • @dawailesaman8983
    @dawailesaman8983 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @haania2495
    @haania2495 2 месяца назад +1

    Nin baaan ku guursanayaaaa asiga un baa noosheegay iyada noo ma sheeegin arintaaas hadalkaas in ay dhahday laakiiin ilaaah ayaa xaqiiqda og

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi 2 месяца назад +1

    Ninkan cadalada halamariyo haladilo Allah hacabasad

  • @CabdiladhiifQaroof
    @CabdiladhiifQaroof 2 месяца назад +1

    Haday cadaaladu jiri laheyd wlee marhore ayaaa la dili lahaaaa

  • @Koronto487
    @Koronto487 2 месяца назад

    Waleee gabdhaas xiligaan way qaboowsatay al xmdulilaah lkn ninkaan maxaa ciqaan sugyso ma ahan mid laga sheekeen karo😢😢😢😢

  • @meyou4312
    @meyou4312 2 месяца назад

    Somalida kuwa comment yada qora 98% waa kuwa ugu caqliga yar!. AAWAY KUWII CAQLIGA BADNAAY?

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 2 месяца назад

    Waan ka xumahay Nin aad Diin gaala iyo mid Islaam aan haysan Doofar ah la yiraahdo waxaay Qareen? Wuxuu ku fiicna in asaga Marka uu Maxkamadda ka baxa Bansiin lagu dhubo kadibna Dab lagu daaro 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kheyrdoonchannel6229
    @kheyrdoonchannel6229 2 месяца назад

    Weli ma noolyahay

    • @haania2495
      @haania2495 2 месяца назад

      🥲🥲🥲 allah agtiisa ayay Cadaalada talaa

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 2 месяца назад

      Qofkasto malintu dhiman tahay waa qorantahay laakin adba waxaa xaq u leedahay inaa racfaan qaadato, wadanka dowlad ayuu yeeshay ee maahan qabta dila

  • @nasromohammed4202
    @nasromohammed4202 2 месяца назад

    Nacalad aa idiku talo xalaane iyo qulufadisa