DEG DEG:Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa'uud.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 май 2024
  • Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa'uud.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 228

  • @muxiyadiin426
    @muxiyadiin426 16 дней назад +93

    Kawarama hadii kitaabka sidaa laynooku xakumo marwalba sow ma gaarneen guul

    • @CaaishoabdisalamAbdisalam
      @CaaishoabdisalamAbdisalam 16 дней назад

      Aad io aad

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 16 дней назад +3

      Maraa waaxid kitaabka alle halagu xukmiyo mar hadaynu nahay dad islaama Qofkii wax dila oo camdi u dila hala dilo .mar haday diideen diyo wali u damku islamarkaana diideen in ay cafiyaan ,haloo dilo.

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 16 дней назад +2

      ALLAHU AKHTAR

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 16 дней назад +1

      👍👍✅

    • @jamaabdi-ym6dr
      @jamaabdi-ym6dr 16 дней назад +1

      caamo dhega weyn ma waadan u jeedin in marna qodob la cuskanayo marna aayad qodob iyo aayadna isma galaan maaha taas inaan diidanahay cidii cid dhisha in dil lagu xumo laakiin tuuga nisaanbka wax gaarey xada gacanta ma laga gooyaa qofkii sineysta oo muxsin ah ma rajmiyaa kii kalena ma la jeedalaa aaway shareecada islaamka aad sheeggeyso kitaabka qaarna ma laga qaadanaa qaarna ma laga tegaa

  • @user-ds8fs9yv1p
    @user-ds8fs9yv1p 16 дней назад +100

    Ugu Danbeyn Wey hesheyy cadalad wllshen luul illhy ha u naxristo🤲🤲🥺

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 16 дней назад +6

      Maasha allaah alxamdulillaah illaahey baa mahad leh naga aqbaley ducadii

    • @amaalcumar491
      @amaalcumar491 16 дней назад +1

      aamiin aamiin wll❤

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 14 дней назад

      Alxamdulilah aamiin ninkiyh nin dilo hadiyh ladililahaa wadanka nabad ayuuh noqonlahaa

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 14 дней назад

      Wali meysan helin aan aragno in la dilo markaas ayeey somali dhan wada xaqiiqsaneysaa

  • @maxamed8867
    @maxamed8867 16 дней назад +21

    Xaakim sheekh ah allaah ha ku xifdiyo soomaalidu diinta way wada taqaan ee way isyeelyeelayaan

  • @hanisodog3970
    @hanisodog3970 16 дней назад +31

    Alxdullilaah ilaahey mhd iskaleh. Xaqii wa imaadey 😢😢😢😢😢 allhu akbar 😢😢😢😢

  • @ShirwiChirwi-rd1rh
    @ShirwiChirwi-rd1rh 16 дней назад +18

    Ilahay xaqa Ina garansiiyo aamin 🤲 🤲🤲🤲🤲🤲 alx

    • @user-ce9we6py2m
      @user-ce9we6py2m 16 дней назад

      Aamiin yaarabi😭 allow Cadaalad bey heshay

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 16 дней назад +14

    LUUL ILAAHAY JANATUL FARDUAS HA KU CASUMO ❤

  • @anisaali5020
    @anisaali5020 16 дней назад +15

    Alx ugu danben wllshen luul cadalad aye heshay ilahow adigey mahad o idil ku suknatay e qabrigeda u qaboji o naxaristada ugu deeq 🤲🤲

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o 16 дней назад +6

    Alx illahay Walaashen Luul haw naxariisto
    Isna farxad in uu ku qaabilo dilka ayaan u rajaynaya

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 16 дней назад +7

    ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU WALI LAAHI XAMDI ILAAHAY BA MAHAD I IS KA KAH

  • @user-zo5ie5el3e
    @user-zo5ie5el3e 16 дней назад +12

    Allahu akbar❤

  • @user-hf7zo5uz8n
    @user-hf7zo5uz8n 16 дней назад +5

    Allahu akbar ilaahay mahad oodhan usugnaatay xaqa luul usoo riday

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 16 дней назад +12

    Alxmd waa sax👍👍👍

  • @khadijomohamed9596
    @khadijomohamed9596 16 дней назад +7

    الله اكبرالله اكبر الله اكبر

  • @halimaabdullahi9386
    @halimaabdullahi9386 16 дней назад +4

    Allah haunaxaristo 😢🥲😭

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 16 дней назад +7

    Allahu Akbar,nin kasta wuxuu kasbado ayuu helaa AlxamduLiAllah cadalada Ilahay hanoo adkeeyo, walasheen luulna Allah ha naxariisto Amiin🤲🏼

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 16 дней назад +7

    Alxmdulillah hadiiba aan maxkamadda gobolka ka maqlayo ayad quranka kariimka io xadiithta

  • @user-ee3ne6oj1d
    @user-ee3ne6oj1d 16 дней назад +3

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد❤❤❤❤❤

  • @OmarAhmed-uz4lv
    @OmarAhmed-uz4lv 16 дней назад +6

    Allah uwadha naxariisto

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 13 дней назад +1

    Xaqu ha guulaysto idam alle.

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 16 дней назад +4

    الحمد لله الذي أذهب عنا الحزن

    • @poyhuknm
      @poyhuknm 16 дней назад

      اي والله الحمدلله وربي يغفر له هو إنه هو الغفور الرحيم

  • @safiyamohamed8582
    @safiyamohamed8582 16 дней назад +4

    Alxamdulilaahi khair

  • @Burcoboy
    @Burcoboy 16 дней назад +7

    Coment aan qoraY ayaa AHaaa ha dheeraTo ama Ha dhawaaTo luul cadaLad way heli isna waa la dili cadaaLadu ha guulaYzaTo

  • @leylaaadan2568
    @leylaaadan2568 16 дней назад +6

    Yes alxdullilaah

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 16 дней назад +13

    Allaahu Akibar, waxaa fiicnaan leheed Toogashada kahor in uu qirasho sameeyo noona sheego sidii ay wax u dheceen oo runta ku saleysan, waalidkii iyo walaalahiis iyo ehelkiisana Allaha ka dhigo ku wo xaqa ku qanca .

    • @suadail4265
      @suadail4265 16 дней назад

      Waxaan umalaynaa Sheeladaan in ay tahay ilameerayso oo ay racfaan kale qaadanayaan

    • @caaishaibraahim3247
      @caaishaibraahim3247 16 дней назад +2

      @@suadail4265
      Racfaan looma ogola, cabasho ayaa loo ogolyahay

  • @Maxamuudmaxamed-fc8sq
    @Maxamuudmaxamed-fc8sq 16 дней назад +4

    Allu akbar

  • @xaliimosacdiya2560
    @xaliimosacdiya2560 16 дней назад +12

    Allah Akbar😢❤

  • @Utuber387
    @Utuber387 16 дней назад +2

    Gabdhaha soomilida Ilaah ka badbaadsho raga aaminsan inay qofta dumarka diida ay dilaan.

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 16 дней назад +6

    Marwalba xukumada maxkamadaha sida haloso dubo

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi 16 дней назад +3

    Alxmdullilaah mashaallah ❤❤❤❤

  • @IbraahimCali11
    @IbraahimCali11 16 дней назад +3

    Yes Allh ayaa mahad leh

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 16 дней назад +9

    Ilahay ha U naxaristo luul

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 16 дней назад +3

    Walahi waan.ogaaa in dil toogasho lagu xumi doono good job maxkada rafcaanka iyo maxkamada Gobolka thanks

  • @juweriamohamed8635
    @juweriamohamed8635 16 дней назад +3

    Alaahu akbar alxamdulilah 😢

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 16 дней назад +3

    Allxamdulillah

  • @MunaMaxamed-no2nl
    @MunaMaxamed-no2nl 14 дней назад +1

    Illhow xaqa iftiimi😢😢

  • @caashocali226
    @caashocali226 16 дней назад +1

    Jaziki allah kher maxkamada ma 18:49 shallah

  • @user-rh7mw1dt2s
    @user-rh7mw1dt2s 16 дней назад +1

    Alaxamuuuduuulilaaha yaaarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad4298 16 дней назад +1

    Alxamdulillah Alxamdulillah Alxamdulillah
    Ugu dambeyn cadaalad ayay heshay walaasheen luul

  • @ZeroSumgame-vo4uh
    @ZeroSumgame-vo4uh 16 дней назад +1

    Guul cadalada. Iyo dadka soomaliyeed

  • @user-xt5he8qx4v
    @user-xt5he8qx4v 16 дней назад +5

    Mash Allah reer muqadisho❤

  • @FaysalMaki
    @FaysalMaki 15 дней назад

    sax waaye hadii uusan xaaskiisa guwin muxuu ubaxsaday allxamdulilah ugu danbeeyn wey heshay cadaalad😢😢😢😢

  • @saidahmed9581
    @saidahmed9581 16 дней назад

    Masha Allah

  • @user-cd1zo1in7t
    @user-cd1zo1in7t 16 дней назад

    Alhamdulilllah

  • @user-ih1cf9lg8u
    @user-ih1cf9lg8u 16 дней назад +1

    Alx Manta Walashen Luul cabdiCasiis Wey Heshey Cadalad alle Aya Mhd iska Leh

  • @MamakorisMamakoris-up6li
    @MamakorisMamakoris-up6li 16 дней назад +1

    Way he shay cadaladi walashen luul cl cases ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @AbdullahiMohamed-re2xv
    @AbdullahiMohamed-re2xv 16 дней назад +1

    Haqqa

  • @user-mk2se6rd5e
    @user-mk2se6rd5e 14 дней назад

    Ugu danbeyn weey heshay cadaalad alx inta udhimana Alle ha udhameestiro 🤲🥺😢

  • @MamakorisMamakoris-up6li
    @MamakorisMamakoris-up6li 16 дней назад +1

    Waa loo array miskinti luul cl cases alla ha unacaristo ❤❤🎉🎉🎉

  • @fatwaqurux5287
    @fatwaqurux5287 16 дней назад

    Allaahu akbar

  • @BashiirDacley-ev9ui
    @BashiirDacley-ev9ui 16 дней назад

    Yes

  • @sahraafrahow7625
    @sahraafrahow7625 16 дней назад

    Woow

  • @hophab466
    @hophab466 16 дней назад

    Masha Allah tabaaraka allaah

  • @najmakhaliif2791
    @najmakhaliif2791 16 дней назад +1

    Alxamdulillaah.
    Walaasheen cadaalad Allaha u soo dadajiyo🤲🏽

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO 16 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fc9og4xo7f
    @user-fc9og4xo7f 16 дней назад +2

    I'm first comment 😂

  • @abdikadirmuse1505
    @abdikadirmuse1505 16 дней назад

    TAKBIIR ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤

  • @saalaxsaciid3599
    @saalaxsaciid3599 16 дней назад +1

    Walasheena allah u naxriisto lakin suasha meesha yaala waxay tahay luul markay gubatay horey kama dhiman waxay nooleed mudo 8 maalmood maxay dadka ula wadaagi weysay in uu ninkeeda gubay oo dhaqatirta ama ehelkeeda ugu sheegi weesay waa cajiib

  • @samiraibrahim8281
    @samiraibrahim8281 16 дней назад

    Alxamdulillaah ilaaheey xaqa ayuu waafujiyay Maxkamada ilaaheey ha u naxariisto walaasheena Luul Cabdulcasiis

  • @AbdulazizAk-kl7dp
    @AbdulazizAk-kl7dp 16 дней назад

    Amin

  • @BarreAhmedCali
    @BarreAhmedCali 16 дней назад

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 16 дней назад

    Ilaahey ha idin xiftiyo waad asiibteen Baarakalaahu fiikum

  • @hassanismanable
    @hassanismanable 16 дней назад

    Alhmd 😢🎉🎉🎉

  • @Farhia2
    @Farhia2 16 дней назад

    masha allah

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 16 дней назад +1

    Masha allh sasban doneynaa hadda wa ladiin dhageysan kara

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 16 дней назад

    Allahu akbar aAllahu Akbar

  • @user-fw2sh6ru9n
    @user-fw2sh6ru9n 16 дней назад

    Allahu akbar

  • @HawaHousseinHawa
    @HawaHousseinHawa 15 дней назад

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 14 дней назад

    Subxanalah 😢ninkas xaqa alaha tusiyo

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 16 дней назад

    Allaahu Akbar
    Allaahu Akbar

  • @muxsinsaalax7693
    @muxsinsaalax7693 16 дней назад

    Alaahu akbar

  • @user-nc8sg1vt9g
    @user-nc8sg1vt9g 16 дней назад

    ALLAHU AKBAR

  • @JiniBaxay
    @JiniBaxay 16 дней назад +1

    😢😢

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 16 дней назад +3

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر ماشاء الله

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 16 дней назад

    Alx calaa kuli xaal hadii uudilayna xataa asaga dan wayn ayaa ugu jirta in ladili hadii unan kas udilina ayada xataa inuu jannatul fardowso illahay kugeeyo ayaa laga yabaa tankale dabka haduuba shiday gabadhuna udhimatay nolasha aduunyada macan uma lahaateen hadii uu iimaan leeyahay marka ehelka uuka dhashayoow xaqa eega waan dhalnay ha fiirina illaahayow kuligeen noo naxariiso Aamiin

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 16 дней назад +1

    Allxamdulilaah hadii cadaalad ay heshey walaasheen luul cabdicasiis

  • @IqraSheikh-cu1lz
    @IqraSheikh-cu1lz 16 дней назад

    Allahu akbar ❤

  • @BlueSky-ki6kt
    @BlueSky-ki6kt 16 дней назад

    Xafidu laah, Xeer ilaaaliye yaxye Maxamuud Saciid. Cilmi ga aad baratay Allaha kuu Barakeeyo. Aamiin

  • @abdimohamedabdi4844
    @abdimohamedabdi4844 16 дней назад

    mashallah mashallah
    i am happy , justice delayed is justice given

  • @abdirahmanahmed6556
    @abdirahmanahmed6556 16 дней назад

    Allahu Akbar guul Alhamdulillah 🎉

  • @tusaalewanaagsan4153
    @tusaalewanaagsan4153 16 дней назад

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @user-ev9lj5dp9g
    @user-ev9lj5dp9g 16 дней назад

    Allah hu naxariisto luul 😢

  • @Hanaanwacan
    @Hanaanwacan 16 дней назад

    Alhamdulillah😢 waa illahay mahadis in kitabkeenii Quranka wax la xukumayo….manshallah ya rabi riyada noo bilabatay noo daim…!
    nin dambe ( nin ama gabar) oo kibir wax u gubo oo dambe wey dhamatay and justices have started mashallah 👍💯👌💯💯

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 16 дней назад

    Aamiin qareen yaxayow qeer Allaah ku siiyo wllhi kama dialog dhegeysiga kiskan😢😢

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 16 дней назад

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Xaqii. Iyo. Garsoorkii. Ilaahay. Wuu. Fulay. Allxamdulillah. Alxamdulillah. Allxamdulillah

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 16 дней назад

    Allahu Akbar Allahu Akbar🤲😢

  • @user-kp4fn2px1s
    @user-kp4fn2px1s 16 дней назад

    Ok

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 15 дней назад

    😢😢😢😢alle maxay xanuun marty gabadhaas😢dabyar oo gacanta naga tabto uma adkaydan karno ilaahow maskinta unaxariiso

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 16 дней назад +1

    Habargidir waa guuleysate hadeey wiilkoda marku cararay ayago gadaal marsankara hadana soo qabten oo sharciga horkeenen somaliyey hg kudeeyda walahi wadanka cadalada hadi sidaan loogu dadaali laha dilka iyo abaarta iyo qaraxa wuu naga dhanaan laha waa walaalkin from OG

  • @hanimohamed3311
    @hanimohamed3311 16 дней назад +1

    War midkan waa nagu warerisen ma la togto si dag dag ah waba ujedan in o dilay xaskiska wey cadahay

  • @Wiil-Hoog07
    @Wiil-Hoog07 16 дней назад +2

    ALX

  • @OubahMohamoud
    @OubahMohamoud 16 дней назад

    Enfin 🎉🎉❤❤❤

  • @cubeydmohamedhussein
    @cubeydmohamedhussein 16 дней назад

    12:19 Dhibta la isku egaa wey inoo dhaxeysaa

  • @rayaan935
    @rayaan935 16 дней назад

    Allahu akbar wa lillaahil xamd ❤❤

  • @naftamoalimsheikh1457
    @naftamoalimsheikh1457 16 дней назад

    ❤ilahey mahad hakagaarto ducadi wala aqbalay

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 16 дней назад

    ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR RABI AYAA CADAALAD BADAN.ALXAMDULLAH HADII DAALIMKII LA XUKUMAY.

  • @SanaAbal
    @SanaAbal 16 дней назад +1

    WAA WIIL DHALI YARO AH UMABA QALMIN NAAG 7 DHAL AH MAXUU UGA MASEERAY MUU ISKA FURO

  • @IsaaqMohamed-lm3vo
    @IsaaqMohamed-lm3vo 16 дней назад

    Alahu akbar

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 16 дней назад

    Allah uu naxaristo luul cabdicasiis cadaaladna way heshy isgana sidaa ba uu fican wayyo danbigi uu gestay wa laga fuliyay 😢

  • @SumayaAbdi-hr2fk
    @SumayaAbdi-hr2fk 16 дней назад

    Alxamdulilaah bagaa laadilay luul ale hawnaxaniisto

  • @salahwadani6707
    @salahwadani6707 16 дней назад

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar