Waynu Arkayna Jabhadaha Konfurta Hargaysa Ka Bilaabmay,ina Samatar & Darawal Waa In La Qanciya"Xamse

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • Waynu Arkayna Jabhadaha Konfurta Hargaysa Ka Bilaabmay,ina Samatar Iyo Darawal Waa In La Qanciya"Xamse
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 22

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 Месяц назад +3

    Excellente intervention. Bravo.

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 Месяц назад +1

    Waalee huwaan yoohow deereegii baad xaamiili weeyden

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 Месяц назад +1

    Somaliland Indoor baa dhistay , iyaga oo kaliya ayeyna kusoo ururaysaa.

  • @MahamedHusen-jy7un
    @MahamedHusen-jy7un Месяц назад

    Fayrasyada ha la saaro

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

    Adigu bal dadka soo tus halkay joogto jabhadu kkkkkkkkkkkkkkk❤

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 Месяц назад

    WAR. WAQTIGII AWDAL. SIYAASIYINTODA. KAGA LUMAY HARGAYSA. DIB. UMA. LUMIN. DOONAN
    IIDOROW. JAAW

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 Месяц назад

    Sawkii yidhi kama qayb galayo doorasho hadii ururkoodu inta kale rabaan Inay galaan doorasho maxala yeelayaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Месяц назад

    Soomaliland government maaha quruurad

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Месяц назад

    Afkaaga caano geel lagu qabay intaa aad fahantay bay fahmi waayeen

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Месяц назад

    Ciyaala suuqiin horgolo ahaa ayey ahayeen kuwi laha samatar wanu eriney, wa in ururka laga erya

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed Месяц назад

    Inamadii shaaha u geen jiray gudoomiha ee yar yaraa waxba sheegimaayan

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 Месяц назад

    Haybed yeelan maysaan hadii aan la kale roonaan oo aan la tanaasulin waayo waxa la yidhi *nin weyn gurigiisaa deeqa* fadlan geedka damalkaa ee dadkoo dhani wada hadhsanayaan waa nabadee yaanu idinka gubin nin kursi doonayaa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

    Markaa xeerka ay ku taagan yihiin waa in waxwalba lagu hadli karaa Odayga Layidhaahdo Akhas Axmed ismaaciil Samatar kaa ha nin col qaado kara Siyaasina maaha profoseer laguma Sheegi karo ee waa Akhas Axmed erayga Akhas waa erayguu halkuu dhigay kadhiganayay Sadex kalmadood markuu yidhaahdaba wuxuu hadalkiisa ku Soo jarayay Akhas

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Месяц назад

    cidna kama qaadi karto samatar

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt Месяц назад

    Ninkasi isagaa iskaga tegay meesha dib dambena umaso noqonaye danihina qabsada

  • @AdenAwliyo-gm9eb
    @AdenAwliyo-gm9eb Месяц назад

    Ree Awdal waa dad gob ah wax Somalilan layidhaa uuna jirin

  • @AdenAwliyo-gm9eb
    @AdenAwliyo-gm9eb Месяц назад

    Ree Fayris Somaalilad waad kala firdhiseen ee

  • @hashihersi
    @hashihersi Месяц назад +1

    😂😂😂

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br Месяц назад

    Maxaa Arab laga dhagaysanayaa oo ay samayn karaan waxaazi haday iswaalaan waa laqaqabanayaa 5xabo

  • @MahamedHusen-jy7un
    @MahamedHusen-jy7un Месяц назад

    BEENAALE BIIDHI QÀATE COLAAD AYAAS ISKA JECLAATEE SIDAA UMA XAROGOON DOONTID

  • @user-cp7mi7te3j
    @user-cp7mi7te3j Месяц назад

    H