Wararkii ugu Danbeeyey iToobiya oo Xasan Sheish Bahdishay iyo iyo Sida uu Ga aamusay Fadeexada Weyn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

Комментарии • 53

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 21 день назад +7

    😭💔🇸🇴 Xasan Xaraash Qaran Magaciis Somaliyed Waa Wasaqeeye Somaliya sida Mantay ugu dhiiran tahay Waligeed ma dhicin Waxaas Waxaa ka masuul ah Xasan iyo kooxdiisa 😭💔💔🇸🇴

    • @CabdisalaanBurhaan-d6r
      @CabdisalaanBurhaan-d6r 21 день назад

      @@user-om9wu9nc7l xassan xuukaa ba,shay mecnaha muusaa waxkaa ba,shee

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 21 день назад +2

    Xassan duufle wa qof bahdilan

  • @AhmedAliJibriil-tj8ni
    @AhmedAliJibriil-tj8ni 21 день назад +1

    mahadsnid af hayeen qaabeeye xeel dheer wku wadanaaa

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 21 день назад +2

    War waa 80malyan waa beentiis 120 milyan soomaalidaa lagu eryadaa

  • @HanadCabdilahi-w3k
    @HanadCabdilahi-w3k 21 день назад +1

    Xasna sh iyo adan bare waa iskugu kaayamid

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 21 день назад +2

    Madax weyne xasan waxaa kamuuqata kalsooni daro markii uu ahaa mucaaradka ayuu dhiiranaa hadda mux uu xeerinaaya.

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 21 день назад +2

    waxaa haboon inaynan noqon bulsho ku tiirsan maxaa layadhi lkn waxaa hbon inaynu noqono bulsho udiyaarsan sidii ay u difaaci lahyn jiritaankooda dadnimo

  • @ubahdahir9581
    @ubahdahir9581 21 день назад +2

    Wanunugulnahay madaxda somaliduna wadhuniqate

  • @farhiahassan3942
    @farhiahassan3942 21 день назад +1

    adiguba warye dhinac ah oo daarod uu olaaleya ayasd tshay horufadi

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 21 день назад +1

      Somali ado kale ah oo jaahilin qabyaladiste yaal ah inte somalidu ku dhax jiran waliged somalia heer gaari meeso mana hagageso😂

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 21 день назад +1

    💯👍

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f 21 день назад +1

    ASC. Casab waxay leedahay Muruq laga baqo.

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 21 день назад

    waadmahadsantahay walal

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 21 день назад

    Erther wa Gesiyiin somali Dayuus ba hogaminyaa

  • @CabdisalaanBurhaan-d6r
    @CabdisalaanBurhaan-d6r 21 день назад +4

    Xassan mabahdilinee Somaliyo 🇸🇴 ey bahdileen

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 21 день назад +2

    bismillah asc horta anigu waxan leyahay xasan aboor isaga lee laba canleynaa marna hayiraahdo itobiya taako dhulkeena kamid ah maqaadan karto marna ninka sida uu doono uhadlaayo gaar ahaan isaga weeraraa haka aamuso xasan aboor badda isagaa gatay farta iyo meesha buktaa is og waana fulay war fulay muxu kaadhicin karaa ogow hadaa illahey ku kalsoonaa weydo adiga dad nimadaadana ku kalsoonaa weydo ebarbaa noqon waana halka uu manta taagan yahay nacaladu kugu dhacday

  • @siciidyusuf2248
    @siciidyusuf2248 21 день назад

    Madaxweyne Xasan Sheekh cimrigiisa Alle ha dheereyo
    Horfadhina Alle haka caafiyo qabyaalada Somali nacebka
    Uu faafinayo.

    • @adanxavi8914
      @adanxavi8914 21 день назад

      Sxb waa sax hadalka xaashi xasan shiiqna waa munaafaq anigoo ina adeerkisa ah ayaa ku leh

    • @siciidyusuf2248
      @siciidyusuf2248 21 день назад

      @@adanxavi8914 sxb baduu kenya 2milyan ka siiyay raysalwasaare ina cabdi rashiid mudane Xasan sh isagaa so dhiciyay oo maxkamada geeyay Mudane Xasan Sh waa ninka Abiye uu ka liqiwayay inu Saylac qaato maaha in qabyaalad uun aad u taagnaato Sida Xaashi.

  • @qeeysabdi
    @qeeysabdi 21 день назад

    Xaashi horfadhi midi waxn dawanaya inta eyjirtay lkin hada waxad u muqata inad qaboleysay idacada

  • @CumarFoodduliye
    @CumarFoodduliye 21 день назад

    Walal tamada çaşan dowlada iyo dad adag Aya is kale e

  • @farahfaruur1274
    @farahfaruur1274 20 дней назад

    If world peace and wisdom end
    who is a lawyer
    be the world
    tell the truth

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 21 день назад

    Asxaabta xaqiiqda jirta xssan sheikh waxa kadran Aadan waa niin lagu shaqeysto waan ognahey walalahena somali ugaadeen in aay Gumeysi ku jiraan sikasta ha ihaato waa waqti somaliweyn isku imaadan wax ma idin sheeyga etoobiyaanka waa cadowgeyna kuwaad waaye

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 21 день назад

    Waan daalnay itoobiya warkeeda madaxweyne itoobiya meel saara istres yuu nagu riday

  • @mahaddeis6011
    @mahaddeis6011 21 день назад

    Jileeca Xassan marabno ee hanadhaafo

  • @hassanabubakar1226
    @hassanabubakar1226 21 день назад

    Aadan faarax kaskii ma hadal ee abii ayaa kadhex hadlayay

  • @mahaddeis6011
    @mahaddeis6011 21 день назад

    Xassan ma,aha masuul somaliyeed sidaadar umadu ha,uheshiso sidii maxkamada qaranka laguna qaado waxuu, muteeystay

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 21 день назад

    Itoobiya ma aysan bahdilin xasan shiiq
    Laakin adiga ayaa bahdilaya madaxweynahaaga

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 21 день назад

    XASAN DHIIQO WAXA CAD SOOMAALIYA MEEL XUN AYUU KU WADAA....

  • @farhanyare6382
    @farhanyare6382 21 день назад +1

    Keep going brother ❤❤❤

  • @abdulahimohamed434
    @abdulahimohamed434 21 день назад

    Waxaad ilowday wadan ka oodhan

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 21 день назад

    Csw.csw csw❤❤❤

  • @hamsemuhuyedinsamater1123
    @hamsemuhuyedinsamater1123 21 день назад

    Sanadkii horaba gabadhii 13 jirka ahayd ee soomaliyeed uu kufsaday misana dilay ninki dhabuubka amxaarka ahaaa
    Cadaalad ma helin gabadhii

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 21 день назад

    😂😂😂😂😂😂 ma Xasan baa Abiye soo qaadi ama wax ka sheegi kara waa #fulay aan waxba #heeheey iska dhihi karin

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 21 день назад

    Eritrea waa umad isku dooban lakin Somalida waxa kala fardhinayo siyaasi yiinta Somaliyeed siyaasi waa caado qadatayaal wa kuwa dhuminaya dhulkeena hoyo iyo umada Somaliyeed oo dhan

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 21 день назад

    Warkaagu waa alsaaroodism cugdadiysan heeyso uunbaan uarkaaa..

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 21 день назад

    Odayga Xassan Corruption Ethiopia video ayay kahaysaa hadii uu Abiye Axmed wax kasheegana waa kashifaney kashifan taa ayaana usabab ah inuusan magaca Abiye sooqaadi karin ee uu kagaabsado😅

  • @ukashmohamed-n4k
    @ukashmohamed-n4k 21 день назад

    Asc salan dabadeed adiga. Oostende xaashi. Madaxweyn naha. Mucarad ad Ku tahay

  • @MohaisseTarrax-xx7ti
    @MohaisseTarrax-xx7ti 21 день назад

    Waxaad iskadhigtaa soomaali laawaadtahay xayeesiyaha
    itoobia waxaanadkamidahayd kooxdiihoreeeabiijeclayd,eedakahabadanusaxiixday,waxaadna,aaminsatahay,adigaqabiilkaaguba,intiimadaxwayne,hawiye,naxukumilahaa,itoobiyahanaxukunto

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy 21 день назад

    Cadwog kalkaley aa tahaye

  • @Marwaanmahamud
    @Marwaanmahamud 21 день назад

    Wariye caafimaad qabo matihid ee dhaqtarka miyaa daawo kuugu qoray iska hadalka aanloo meel dayin

  • @abdullahiomarali926
    @abdullahiomarali926 21 день назад

    Itoobiya waxay bah Disney waa ex Farmaajo markii uu Aby Axmed u geeyey Ahuuru Keynyaati balse wuu kari waayey EX.Farmaajo inuu isagu toos u aado Kenya.

  • @Marwaanmahamud
    @Marwaanmahamud 21 день назад

    Idaacada darood ismaaciil ciil udhinta

  • @siciidyusuf2248
    @siciidyusuf2248 21 день назад

    Beenta iyo qabyaalada aad faafinayso ma dhagaysan karo.

  • @abdulahimohamed434
    @abdulahimohamed434 21 день назад

    Waxaaad kuwaalatay Hassan waligay Maan arkin qof kaa dulisan waxaad tahay qaran dumos

  • @cabaasjimcale6928
    @cabaasjimcale6928 21 день назад

    War adiga ma itopiyo ayad la jirtaa maad sheegtid Amanda dowlada

  • @cabdiraxmanlarane345
    @cabdiraxmanlarane345 21 день назад

    sulaymaanoow waligey waxaa kumoodi jiray nin soomaalinmadu kalawayntahay waxkasta lkn maada noqone waa iska dhigijirtay waxkastoo laqariyana mar uun wey soo shaac baxaan
    waxaa islahaa HM waa madasha kaliya ee dhagaysigeedu faaidada leeyahay wax wanaagsan waa shegtaan lkn qadiyadda kahadalkeeda waa noo jishaan uuna
    bal eeg ciwaanka aa adeegsateen "Ethiopia oo bahdishay Xasan shiikh"
    horta xasan shiikh wixiii caalamka uu kahelo waa wax somalia ayheshay samaan iyo xumaanba hadii madaxwayneheena lawanaajiyana anaga lana wanaajiyay hadii laxumeeyana anagaa nala xumeeyey
    intaas markii lagasoo tago adiga waxaa kaalawayn waxkasta oo somaali laga haleeyo yar iyo waynba mucaaradnimada qadiyadna malihidiin
    Waxa bilaabay 2018 dhagaysigiina lkn WAA KASHALAYNAYAA WAQTIGA AA IDINKU BAXSHAY sababto ah wax iina ahaynbaa iskaga key dhigteen
    hada UNSUBSCRIBE baa idin iri waxaa idinka codsanayaa inaa somalinimada number one kadhigataan

    • @mohamedalpha1644
      @mohamedalpha1644 21 день назад

      😂bacaac Baad iska ledahay xasan shiikh akhiro god kula Gali myaao wadanka isga ayaa buruvuriyey iskada meel kale muqdisho ayuu amaan kadhigi layahay 😂

  • @ahmedxajimohamed817
    @ahmedxajimohamed817 21 день назад

    C bbbbbb