DEGDEG: "Suldaan Sabayste iyo Axmed Xuseen ayaa Guryahayagii iyo Caruurtii Xalay Cagafta Galiyay "

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 18

  • @abwaanosmanbulaleh9002
    @abwaanosmanbulaleh9002 21 день назад +3

    Dunidda meelna kama dhacdo muslin iyo gaaltoona ma sameeyi waxan oo kale, dawladii house meeday, kuwa arrinkaa ku kacayna waxan leeyahay waar Illaahay ka baqa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 21 день назад +3

    Muuse 7 sano oo dhul boob ah maxaay cuni jireen

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 21 день назад +2

    Dawlad la'aan iyo ummad darxumo dhaqan u noqotay.
    Qabiilku sharci ma yqaano.
    Qabiilka waxa wax hela ka xoigga wayn.
    .Qabiilka caddaaalad lagama yaqaaano.

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 21 день назад +2

    Waa nasiib darro in nin Suldaan sheeganayaa, oo dowladda ka lag-haystaa uu maatida qixiyo.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 21 день назад +1

    Magaca suldaanka xaga kale loo roogay maatida ka xishooda cimri kuma harin

  • @cabdisaleebaan2857
    @cabdisaleebaan2857 21 день назад +1

    Sabayse wax ma qoro waxna ma aqriyo shaqdiisa hawato jaahil yaad uga dacwoon

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 21 день назад +1

    Sabayse waxuu uu utaageeraa xukuumada waa inuu dhulka ka dhacaa maatida iyo agoonta

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 21 день назад +1

    Muuse ayaa malaha ku yidhi dhulka ii skk booob kkkkk

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 14 дней назад

    taasaa khalada in cagaf la iska soogalyo .takale dhulku miyaanu lahaanshiyo laheyn. sabeyste miyuu dajiyey . miyuu iibsaday.dhulka cida leh dowllada weycadeynkartaa.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 21 день назад

    Muuse,dhulboobkii waa wadaa dadkuna wali may dhaadin.
    Sabayste,waa inka xukuumada ufududeeya xags fhulboobka.
    Ninka jiida jooga ee hooyadii lagaqaaday baloofhkii waa inuu wax ragsameeyo.

  • @user-to4ko6nn4y
    @user-to4ko6nn4y 21 день назад

    Wa duqon cadallah sacaada

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 21 день назад

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

    • @EngasadAxmed
      @EngasadAxmed 21 день назад

      Waa mucaarad ha ku meereesan munaafaq yahow sabeyse waa munaafaq adiga oo kale ah

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 21 день назад +1

    Waa wax aan weligeed soomaaliya ka dhicin waxa dadkaan maalin walba lagu sameynayo dembi kaweyni majiro dad degani in cagaf lageliyo iyagii hurda waa sheekada xamar kasocota waana wax SNM kadambeyso

    • @ahmedcisman8061
      @ahmedcisman8061 21 день назад

      Hhhhhhhhh oo SNM ma ilaa Xamar bay xukuntaa walal ?

    • @AbdiYare-ff7xw
      @AbdiYare-ff7xw 17 дней назад

      Amus 🐀 yahow SnM Iyo Nin shaqsi ah waxxba is kama gelin adoo faqash ahna dadkayga masoo dhexgeli kartid adoon yahow adoonku dhaly 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Somaliland