Ashraf Arin Naxdin LEH Waad Yaabi Doontaa !! SUBXAANNALLAAH......

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • ‪@asadhagio2749‬ ‪@ArimaHeena‬ ‪@KOKOBULLE-it5so‬ ‪@XiisahaWararka‬ ‪@SNTVNEWS‬ ‪@HORUFADHIMEDIATV‬ ‪@dirisleabdi‬ ‪@OgaalkaDunidaa‬ ‪@warka-2487‬

Комментарии • 13

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 месяца назад +2

    أللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 месяца назад +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @macalinyacquub7728
    @macalinyacquub7728 3 месяца назад

    Weligeed bay shaqaysanay beesha lixaad illaa iyo intii ay degeen xeradii xalane ee somali ha ku barraarugto ee ay u saarin hal qof iyo hal madaxwayne kuwani waa inagu talaxtageen weligiina ma qaan gaadhaysaan intii aad ataagaysaan hal qof iyo hal qollo ee soomaaliyey midooba oo hal ill iyo hal caqli yeesha oo ah wadanimo iyosharaf soo celinteenii taageera dawlada iska daaya kala gurka laydinka faa iidaysto cadawgiinu sidaas baa loo doorinayaa caruurtiinii iyo diintiinii sharafta badnayd qaarna loogu qashaa meeshaas ballanteenu waa midnimo hadii aan larabin dawlada jirta sameeya sidii ay ku dhamaysan lahayd mudad u hadhsan ka dibna u istaaga sidii aad ku tashanlahaydeen

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 месяца назад

    SHAYDAANKU MA SEEXDO URKIISUNA CIDWALBA BAY SAAMAYN YAAN MINI LA SEEXAN SOOMAALIYA WAA MEEL AY XOOGA SAARAAN DAD CAQLI.LIITA.BAY KU.ARKEEN

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 3 месяца назад

    Illahaay hahanun niyo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 месяца назад

    Subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh subxanllh yaab acdubilh

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 месяца назад

    Ma Gacaas ma istaahilaa

  • @abdiftaah
    @abdiftaah 3 месяца назад

    HALA XUKUMO

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 месяца назад

    Wax cadeyn ah iyo wax lagu qanco ma keenin hadalkaaga ma ahane

  • @mohamedhagyabdirisaq9061
    @mohamedhagyabdirisaq9061 3 месяца назад

    Run hadeey idin katahay fool xumadaas...Hassan Sheikh asaa kontoraadaas soo qaatay ee wax dhaha.

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 3 месяца назад

    Gay bay raban wadankena ku sameyan yugadha muslimahayn way diden

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 3 месяца назад

    Saxiib beenta dadka ka daa hadaad wax hayso natusi adiga kaliyaa maxaa u Hadley saan natus waxa cadaanka aad hayso