IRN oo Turkey Masar & Jordan Kusoo jiideysa Dagaalka & Difaaca & Awooda XB oo lala yaaban yahay |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

Комментарии • 131

  • @abdirizakhassan8392
    @abdirizakhassan8392 2 часа назад +15

    Ustat mahamed waxaan kaaga Mahad celineynaa sida wacan aad noogu soo tabineyso xogaha xasasigaa
    Mahamed dhankaa iyo sirdonka inoo badi bro❤❤❤❤❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 часа назад +15

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @aadancabdilaahi3485
    @aadancabdilaahi3485 3 часа назад +4

    Waa galabtiii ugu hireysay een wakhtigiisi lakulmay barmaamushkaa

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 часа назад +6

    Falastin Hamas iyo Xisbulahi iyo Xurdiyinta Yaman iyo Iraan illahay gusha ha siyo insha Allah Cadawga islamka e u ogu horeyo israil iyo kuwa la socada illahay ha jabiyo naf iyo mal insha Allah

  • @MaxamedRaage-g3i
    @MaxamedRaage-g3i 3 часа назад +3

    Hadey mcntahay ilahow ay midooban muslimiinta😢turgiga iyo iran oo hal mar weerara yahuuda ilahow na tus🤲🤲

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Час назад +3

    iiraan waa ku saxantahay in loo midobo mareykan yahuud bootada turki iyo carabta naagowday la dhiira galiyo guul islaamka aamiin

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 3 часа назад +4

    Yuhuudu waa wareertay waxaa ka soo dhow China ayaan weeraraynaa

  • @AxmedRabiic-m1u
    @AxmedRabiic-m1u Час назад +1

    Masha Allah wllky waad ku mahadsan thy tabinta tooska ee wararka bariga dhexe❤❤❤❤

  • @Xayle_duur
    @Xayle_duur 2 часа назад +2

    Marracadde Guuleyso lpx
    Waan xiiseyaa
    Aqbaartaada ,
    Shaqo wacan lpx

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 3 часа назад +3

    Msha Allah waarag geesiyaal ah oo kudayasho mudan ragaasi tagashada geestay

  • @cabdilaahiwali6144
    @cabdilaahiwali6144 2 часа назад +2

    Illahaw muslimtaa midnimo
    Guud sii

  • @Mohamoudyaasinomerawbarkha-g3k
    @Mohamoudyaasinomerawbarkha-g3k 3 часа назад +3

    waxa nan urajeynaya guul guul guul

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 2 часа назад +1

    Yuhuud wey jabi in sha allaah

  • @CaliaxmedDiriyee
    @CaliaxmedDiriyee Час назад

    ilaahay aan waynayno nbga aa kusalini scw

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 2 часа назад +4

    Allow guule muqawamada oo dhan Allow guule Islamka oo dhan Allow guule dunida Muslamiinta Amiin Amiin Amiin

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 31 минуту назад

    Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka

  • @Commentland1
    @Commentland1 2 часа назад

    Aaad iyo aad baad umahadsantahy bro sida aad dadkaaga ula wadaagayso caalamka waxa ka socda horay usoco bro ❤❤❤👍👍👏

  • @MaxamedCabdi-o8f
    @MaxamedCabdi-o8f 2 часа назад +1

    Wasiirka arimaha dibada iiran waba dhamac lubnaan gubaylnaysa iska tagaya waa diblomaasi Rug caada ah maasha allah

  • @aliibrahimissak1299
    @aliibrahimissak1299 40 минут назад

    Guul dag dag ah Alaha siiyo Falastiin iyo lubnan

  • @mohameddahir2743
    @mohameddahir2743 Час назад

    Waad ku mhdsnthy wll M.Ciise sida wngsn eed wararka noogusoo tabiso,Guul ayaana u rajaynaynaa walaalaheena Xisbulaah & Falastiin

  • @aadancabdilaahi3485
    @aadancabdilaahi3485 3 часа назад +1

    Maraa cadee guulayso zxp xataa anoo hurda dhagystaaa oo saacaskaste saan udhaysana gamaa

  • @Mukhtaryuusuf-x8j
    @Mukhtaryuusuf-x8j Час назад

    Mahadsanid wlky maracade ❤🎉

  • @farhiyofaratol5033
    @farhiyofaratol5033 2 часа назад +1

    Mahadsanid wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AnjcabdiSiciid
      @AnjcabdiSiciid 2 часа назад

      Guulaysta kuligiiñ.nabiga kusalìya scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @LEOABALLAWllboss
    @LEOABALLAWllboss 2 часа назад +2

    Walle carabta godkii biyo ugusoo gal

  • @KhalidRashid-w4c
    @KhalidRashid-w4c 2 часа назад

    Asc maracade shaw allaah haku dhawro sxb

  • @MaxamedCabdi-o8f
    @MaxamedCabdi-o8f 3 часа назад +2

    Horta waa imisa Tirada dadka labada kuuriya keeba population badan maracade

    • @LEOABALLAWllboss
      @LEOABALLAWllboss 3 часа назад

      Walal waqooyiga kuuriya oo laga wado {north korea_🇰🇵} shacabkooda waa 26 millions koonfurta Kuuriya oo laga wado {south Korean_🇰🇷} shacabkooda waa 51 millions waa tirokoobkii ugu dambeye 2023

    • @MaxamedCabdi-o8f
      @MaxamedCabdi-o8f 2 часа назад

      ​@@LEOABALLAWllbosssax

  • @MaxamedYusuf-s6s
    @MaxamedYusuf-s6s 13 минут назад

    Maracade Mahadsanid sxb

  • @CiiseAxmed-b6w
    @CiiseAxmed-b6w Час назад

    اللهم نصر هم مجاهدين في فلسطين

  • @susansusan-j3c
    @susansusan-j3c 3 часа назад +6

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967711013075 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-.،.،،.،..،.،.،.،.،.،.،.،.،.،.،.،.،.،..،.،.،.،.

  • @SafiaMohamed-pg7rs
    @SafiaMohamed-pg7rs 2 часа назад

    Yahuuda Allah jebiyo muslinka Allah guuleeyo🤲🤲🤲🤲

  • @R.ABD1
    @R.ABD1 Час назад +1

    Dagalka 3 daxas wuu balban rabaa 2 bil kadib wax wen ayaa dunida iska badaleso

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal Час назад

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin

  • @cabdiraxmaan8217
    @cabdiraxmaan8217 22 минуты назад

    Wlky maracade shukran.
    Soo fallanqee haddii xaalladda dagaaalka sii xumaato maraykan kaalmadiisa makusii filnaan doonta israaiil xag dhaqaale io hub ama xitaa haddi uu dagaalka si toos ah ula galo.❤

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o Час назад

    Kuuriyada woqooyi waa dad dhiigle oo wax iska dhicinaya guul baan urajaynayaa

  • @husseineid4946
    @husseineid4946 2 часа назад +1

    Yes Transaction prieod this time

  • @AxmedRabiic-m1u
    @AxmedRabiic-m1u Час назад

    Masha Allah waa ragg geesiyaal ah ❤❤❤

  • @Mrebicchanel
    @Mrebicchanel 2 часа назад

    Haa Waa lajogaawaqtgii midnimada,,waayo digaalka socda waa digaal diimeed

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus 47 минут назад

    Inshallah sxb

  • @MascudYare-k2k
    @MascudYare-k2k 3 часа назад +1

    Sxb Dhar ilahey Ayan kujeclahay

  • @CardComu
    @CardComu 2 часа назад

    وقا تل المشر كين كا فةكمايقاتلونكم كافة واعلموا ان الله مع المتقين❤❤❤❤❤❤❤❤❤يا الله وفقنابالتوفيق❤❤❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 59 минут назад

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @Nimcoismaciil-i8k
    @Nimcoismaciil-i8k 10 минут назад

    Asc wllha bahda maracadeshow

  • @MaxamedCabdi-o8f
    @MaxamedCabdi-o8f 3 часа назад

    Insha allah waxan Rajaynaya inay midobaan dhamaan wadamada islamka

  • @mahadabdirischid399
    @mahadabdirischid399 3 часа назад +5

    Warar ka so badi ustaad

  • @MohamedMuudey-b5u
    @MohamedMuudey-b5u Час назад

    ALLAH HUAKBAR

  • @AnwarAbdialipossible
    @AnwarAbdialipossible 3 часа назад +1

    Mhnid sxb

  • @HousseinHousseinmed-u4w
    @HousseinHousseinmed-u4w 3 часа назад

    Asc wll wariye mahadsanid

  • @OmarHuud
    @OmarHuud 2 часа назад

    Carabta mar Hore ayyaa wadnaha Laga Degey mid kasta waxaa Lagu yiri kursigaada boqortooyo yaadan weeyn warkeena yeeL

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw 2 часа назад

    Thanks bro

  • @Mohamoudyaasinomerawbarkha-g3k
    @Mohamoudyaasinomerawbarkha-g3k 3 часа назад +1

    Asc wasirka arimaha dibada wadanka iiran waa diblamaasi rugcadaya

  • @AbiibIbraahin
    @AbiibIbraahin 2 часа назад

    Insha aallah sxb

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 2 часа назад

    Haahh hadeysan hadamidopbin danta yaa isku keeneysa binkafiin waxxuutusey riyadiisa israaaiiltaweyn😊

  • @LEOABALLAWllboss
    @LEOABALLAWllboss 2 часа назад +1

    Yuhuuda shali jordan ama urdun 🇯🇴 Lubnaan 🇱🇧 siiriya 🇸🇾 masar 🇪🇬 Ciraaq 🇮🇶 Saudi 🇸🇦 ,Israaiil waxayba tiri ana iska leh qaybo ka mid dalalkas taasina waa fikir xagjir ah ee yahuuda mustaqbalka soo wado horta maahmaah dii somaliyed waxay ahayd 《doqonka usha agtiisa ku dhufo haduu garanwaye madaxa ugu dhufo》😢😅

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 3 часа назад +1

    Iiraan turki Jordan masar haday San isku xirmin Mid mid ayaa israaiil iyo mareykan ucunaayaan oo taas ogaada falastiin iyo xisbulaah lubnaan leykama jecla waadna ujeeda an carabeey war kaca war kaca

  • @axmedcabdinuur6607
    @axmedcabdinuur6607 2 часа назад

    Burkina Faso dalkii ugu horeeyay Afrikada madaw ee ku hamiya inuu yeesho Nukliyeer , heshiis ayay dhawaan la galeen Ruushka .

  • @hagardiidgeneral.knowledge5114
    @hagardiidgeneral.knowledge5114 2 минуты назад

    Haa wa in ay midnimo muujiyaan hadi kale iyago arkayo aya dhulkooda lagu darsanaa nin an shantaada faro ka celin sharci kama celiyo

  • @ZakiXasan-g9n
    @ZakiXasan-g9n 8 минут назад

    Energade..ilahaycimrigagahadhereyo.warcade.anakubixiye

  • @ShacbanMacalim-d7v
    @ShacbanMacalim-d7v 14 минут назад

    Wa Maya wll

  • @miftahahmedaden
    @miftahahmedaden 3 часа назад

    wanku salamay walalka❤❤

  • @macalinhagaag3000
    @macalinhagaag3000 56 минут назад

    ustaad adu sidii hore matihid daqiiqadaha warka yaree

  • @adennurhassen7220
    @adennurhassen7220 31 минуту назад

    Sida aan filaayo carabtu maraban in ay difaacan dalkooda iyo dadkooda waayo hadday difaaci lahaayeen maatida Falastiin ayey difaaci lahayeen

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 3 часа назад

    Alhamdulillah ❤

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 2 часа назад

    Qariieada yuhuuda lubnaan horta gebigeedba waa qaadatay sacuudiga iyo ciiraaqna dhul badan bay iska xariiqatay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MariyaAbdi-k7q
    @MariyaAbdi-k7q 48 минут назад

    haah waa inay iska difaacaan sahyuuniya caalamiya

  • @IBRAHIMfjizow-r4l
    @IBRAHIMfjizow-r4l Час назад

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤ inchallah 🙏

  • @abokormaxamed-nn5hk
    @abokormaxamed-nn5hk 40 минут назад

    HESBOLAH may duqayso hlkay diyaaradhu yaalaan?

  • @Mohamoudyaasinomerawbarkha-g3k
    @Mohamoudyaasinomerawbarkha-g3k 2 часа назад

    waxa nan ubahanahey in wasiirka arimaha dibada soomaaliya ku deydo ama madaxweynayaasha somaliya soxushaan diblamaasi la mida dhigooda calamka

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 2 часа назад

    North korea xaqiiqada ay aaaminsan yihiiin

  • @arahmaanmaanka5845
    @arahmaanmaanka5845 Час назад

    Somalia aya wali gumeysi kujirta wayo waxay africanti sameyen ayan anaga u hoganeyna adunka wan ka dhimany walhi madax aan damr laheyn shacb qabyald moye aan hormr kale laheyn dadka qar aya madxada canbareya lkn shacbka aya ah kuwa aan laheyn damir dad nimo qabyald moye malhn wax kale tusale marka maryah qabylada lodabal dagyo waxad moda iney jano kugalayan lkn marka calankii lagu yaqany umada somaliye mesha yimado cid lama arkayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ilahy ayad ledahy umad ku dufacdo malhan dadki kuso difacy wey dhinten waliga goma nimo ayey ku dhinten

  • @CabdallaahDaacad
    @CabdallaahDaacad 4 минуты назад

    Haa 100%100

  • @MunocabdirashiidMunocabdirashi

    Ilaa yaman somali

  • @husseinaden7255
    @husseinaden7255 3 часа назад

    Haa dabcan waliba si xad-dhaaf ah

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 часа назад

    Wararkaqaarna waxayshegayen in isra,qabatay 3xubnod cidanka xizbulah kamida garahaan G.ridwan hada macaksigaa?

  • @mrdhagane1268
    @mrdhagane1268 2 часа назад

    Dhagaysiga wararkada wxan is orani karaa cidba igama horeesa qasatan xiisadaan gobalka dhaxe ka qarxay

  • @OMARMOHOMAD-ct7ee
    @OMARMOHOMAD-ct7ee 2 часа назад

    Xisbul aah agoodaas goormu adeeg sanrabaa xisbigu

  • @FarahHasan-x1y
    @FarahHasan-x1y 13 минут назад

    Asc srail waalabikrojabiyay markiliya halagu kulmiyo hana laiska celiyo cawga wadamada jaarka ah

  • @NajmaMuhumed-p3v
    @NajmaMuhumed-p3v 2 часа назад

    Yacni waa la jooga xiligi la is kaashan lahaa lkn dowladaha carabta marnaba kama filayo iney iiran gacan siindoonan kaliya waxaa ay sameynayan waxa waaye oo hada ey ku bararugen in hawadado la adegsan taas hadey sameyan baaba ah rag karooni lkn marhoraa wadnahooda mareykan laba xay

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur 2 часа назад

    Airman Muslim maaha

  • @Mukhtaarali6
    @Mukhtaarali6 Час назад

    Haa
    Waa hadii lafahmo

  • @axmedciireeye8304
    @axmedciireeye8304 53 минуты назад

    Dagaalka siiraya waxaan u malaynaa inuu yahay dagaalkii waynaa ee aan sugayney islamka iyo galada ama yahuuda maadama aynu qabno sida kutubteena lagu sheegay inuu ka dhicidoono magaalo aaga siiriya mase dimishiqbay ahayd barnaamijkaas bar sxb

  • @RaxmaMaxamed-k4n
    @RaxmaMaxamed-k4n 2 часа назад

    Maxda dawladaha suniga ah ee carabta haday fulay nimadan kusisocda shacabkodu shico yay noqon donan

  • @Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn
    @Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn 3 часа назад

    illahayow nag samata bixii yaarbi

  • @MustafeAbiib-nw5vv
    @MustafeAbiib-nw5vv 3 часа назад

    1st 🎉🎉🎉

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 2 часа назад +1

    Mr weriye adiga mooyaane meelkale.oo sheegaysa askar hisbullaah katirsan oo cadowdu qabtay majirtee ninyahowiska hubso

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed Час назад

    Asc wall markay muslimiintu baraarugaan yaansugaynaa inshaa alaah guul muslimiinta

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus 39 минут назад

    Yuhuda habaabado sxb

  • @MahamddKhadar
    @MahamddKhadar 55 минут назад

    Walaaga

  • @abdillahisiyaad2181
    @abdillahisiyaad2181 Час назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus 45 минут назад

    Waayisdufaa cayaan wanabaabinayaah

  • @mohameddahir2743
    @mohameddahir2743 Час назад +1

    Iraan way saxantahay ee wadama Khaliijka iyo dawladaha islaamku waa inay garab istaagaan siday ree galbeedku Yuhuuda u garab tgnthy that's all!!!!
    Adeer halaysla ololaba waa qoladay u darnaatee wxna qabaa inay edebsan doonaan hadday is raacaan

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 2 часа назад

    Dabku.markuu.kudhago.bay.dareemayaan.hada.waadaawanayaan.mana.diirayaan.masarba.ha.ugu.horaysee

  • @Mustafexashidiiriye
    @Mustafexashidiiriye Час назад

    Asc mee taliye xirsi ma dhaawiciiba runa

  • @ahmedaddow4875
    @ahmedaddow4875 2 часа назад

    Kuriyada waqoyi waa meqa malyan

  • @mahatabdiabdullahi5527
    @mahatabdiabdullahi5527 2 часа назад

    Dadka reer Jordan maxaa heysta ?

  • @Maxamed-05
    @Maxamed-05 Час назад

    Waa sida😂😂

  • @RASHKAMAN-v6d
    @RASHKAMAN-v6d 56 минут назад

    🤲🤲🤲

  • @R.ABD1
    @R.ABD1 Час назад

    Russia iyo Ukraine mala ilowe

  • @hasanabdallah2895
    @hasanabdallah2895 3 часа назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q 56 минут назад

    maadaama israa,iil dhulbalaarsi ay ka go,antahay israa,iisha afrikana waxay doonaysaa inay gayigeena bad iyo dhulba ku riyoodo ee hurdada ka kaca dadkaygow

  • @MaxamedShankar-ot6bc
    @MaxamedShankar-ot6bc Час назад

    Miye carabtu midobikaran iyadao naftoda wey kuqasbidona