WaayoJoog: Q1aad: Muuse Nuur Faandhe & Jabhad ka horeysay SNM.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 янв 2025

Комментарии • 29

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 2 года назад +2

    Ilaahay ha kaa jasaa'i siiyo ,caafimaad barwaaqo Ilaahay idamkii ku noolow, Dadkaaguna abaalbay kuu hayaan.

  • @cladiifclaahi3507
    @cladiifclaahi3507 2 года назад

    Muujaahid muuse nuur faandhe waa mujaahid nagu qaaliya waana mujaahid hawlgalkii mandhera ee lixle la socday ilaahay intii dhimatay snm janatul fardawsa ha geeyo inta noolna caafimaad iyo cimri dherer

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 года назад +3

    Geesiga...BIRTA...Ah.
    S N M
    Guuul

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 2 года назад +1

    C/laahi saciid fedheysane Alla haunxristo
    GANI AYAA kU DILAY DHARKEYNGEEYE

  • @muusecaalin8520
    @muusecaalin8520 2 года назад +1

    1979jabhadaa la aasasay caaqilkayagu ayaa raga ururinayay walaalkay wuxuu ka mid ahaa jabhadii joogtay xorfada abeesalay ee dabogoroyaale u dhaw
    kabo geri ah oo somalia samayn jirtay ayay xidhnaayeen
    anigu waaga waan arkay markay fasaxa soo qaatan

  • @jaylaaniahmed7381
    @jaylaaniahmed7381 2 года назад

    Bali dhiig ayaan ku dhashay waan idin raaci lahaa lkn ma joogin dunada

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 2 года назад +1

    Sheekadan qayb ka mida waxaan ka aqriyay buuga hawd iyo halgan

  • @oogtv803
    @oogtv803 2 года назад

    CBA TV HOWLWANAAGSAN BAAD WADAAN EE SOO BADIYA DAGAALADII KA DHACAY SOOL IYO SANAAG SIDA CEERIGAABO, XAMILKA, DOGOBLE DARARWEYNE, XUDUN, QIRIDHEERE,CAYNABA, OOG, GODHEELI, GOWSAWEYNE, YUFLE,
    WAAD MAHADSANTIHIIN

  • @jaamacyuusuf4452
    @jaamacyuusuf4452 2 года назад

    Waa geesiyada lahalmamay ee dhabtah sida igamuuqatana waa bilabayashi snm dadku hadanay cisaynin geesigeda maha umadjirta berina mahelayso cid udgaalanta

  • @maxamuudkhadar558
    @maxamuudkhadar558 2 года назад

    Kala shakhigas beriga haystay reer waqooyi iyo dawladii somlaia waa ta maanta tagan o Garxajis iyo xukumadaha kulmiye kala haysta

    • @kandarabi927
      @kandarabi927 2 года назад

      Garxajis yaad moodey doofaaryohow? midda kale magacaagaaba laga garanayaa inaa dhashii faqash tahay nacaladi ku kortay

  • @abdiazizharun3979
    @abdiazizharun3979 Год назад

    Horta tvgani ma waxa uu waraystaa uun garxajiska oo kaliya

    • @sagalabdilahi1512
      @sagalabdilahi1512 7 месяцев назад

      Mayee znm ayay garxajis ubadnaayeen lkn Cid walba wuu waraystaa

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 года назад +1

    halgankii xalaasha ahaa

  • @ahmadjellah3582
    @ahmadjellah3582 2 года назад +1

    WAA MAXAY JABHADAN IMINKA UUN LA SHEEGAYO IN LA SAMEEYEY 1979 EE AAN MAANTA KA HOROW LA MAQAL !!!!!!!!!!TAARIIKHDA AASAASKII SNM ( GUDAHA DALKA) WAXAA KU SUNTAN DAGAAN IYO DAD :
    1 - DAGAANKU: ARABSIYO
    2 - MUJAHIDIINTA:
    MUJAHIDIINTA KALA AHAA LIXLE, SULDAAN CABDIRAXMAAN SHEEKH MUXUMAD, SHEEKH MUXUMAD RAAGE , CAQIL MAXAMAD IBRAHIM KHALIIF, MUJAHID MAXAMAD-CALI, MUJAHID MAXAMAD KAAHIN, MUJAHID IBRAHIM KOODBUUR OO AHAA TALIYIHII CIIDANKII XERADA DHAGAX-MADOOBE EE MAGAALADA ARABSIYO IYO MUJAHID MAGACIISU AHAA KORNEL CUMAR KIRIX OO AAN WALIGII LA SHEEGIN MAGACIISA.
    MUJAHIDIINTAAS AAN KOR KU XUSAY WAXAY DADWEYNAHA DEEGAANKU U HAYSTEEN INAY DAD XUN OO DABA DHILIF AH OO UU RAXLEEYA JENERAL MAXAMAD YUSSUF SALXAAN OO AHAA XILLIGAAS TALIYIHII CIIDANKII LOO AQOON JIREY 26AAD EE XARUNTIISU AHAYD HARGEISA
    3 - CIIDANKII RAACAY OO AHAA GUUTADII LA MAGAC BAXDAY 4AAD OO UU HOGAAMIYE U AHAA MUJAHID MAXAMAD-CALI.
    MARKII SI WACAN LOO HUBEEYEY 4AAD AYEY FAQASH BARAARUGAY OO DAREENTAY IN LAGU SHAQAYSTAY JENERAL SALXAAN .
    MARKAAS BAY TALLAABEEN CIIDANKII 4AAD OO AY HOGGAAMINAYAAN MUJAD MAXAMAD-CALI IYO LIXLE IYO MUJAHID DHUXUL OO SARKAAL KA TIRSANAA CIIDANKII LOO YIQIIN FULL FORCE AHAA NINKII LOO XIL SAARAY INUU RAGGAAS HORJOOGE U AHAADO.
    INTAAS WIXII KA DANBEEYEY WAXAA YIMI KAME KAME(GACAN-KU-DHIIGLE GAANI) OO NIN WALBA GURIGIISII BAY FAQASH UGU GASHAY DABADEEDNA WAXAA SUURTAGAL NOQOTAY IN DURIYADDII REER SHEEKH ISXAAQ AY DHAN U WADA JEESTAAN OO JAANTA ISLA HELAAN OO IS-MUUJIYAAN OO UU AAKHIRKII AFWEYNE WAYDIIYO FAQASHTIISII SU'AALSHAN:
    ISAAQ MA QABIIL BAA MISE WAA QARAN !!!!!!!!!!!!
    UGU DANBAYNTII A WAA ISAGII CARARAY EE KU BAKHTIYEY GOD-XAAR KU YAAL TUULO KA MIDA DALKA NIGERIA.
    GUUL GUUL WAA GUUL ABADO AH.
    الحمد لله رب العالمين.

    • @Tayasiir
      @Tayasiir 2 года назад +1

      Jabhad dawladii Soomaliya samaysay Bay ahayd oo la doonayay inay itoobiya la dagaalanto.
      Laakiin markii SNM timi Gaashaamo ayay ku biireen SNM.

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 2 года назад +2

    taariikhdu isma qariso ragan uu ninkani sheegayaa waa ragii xaq ulahaa in wax laga qoro qaarbaa buug iskaga daabacay kuwo aan habar caano ka daadin

  • @xagar6974
    @xagar6974 2 года назад +1

    Soomali qadhmuun kolba wax laga tagay oo qabyaalad ah uu ha Ka sheekayso

  • @abobasement346
    @abobasement346 Год назад

    Rerkan tarikhdoduh waxay ku so Arurtay 1991 waxay tarikh kah dhigan inay xabashih so racan 😂😂

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu 2 года назад

    Waxad so waraysata abdirahman dhadhan oo burco joga

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 6 месяцев назад

    Ina kahin iyo Musse Biixi nacdal baa kutaal

  • @shayga100
    @shayga100 2 года назад

    Waxad ka so sameysan snm markay dalka qabsatay dagaaladi sokeeye ee dhacay sida kii burco kii barbara

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 2 года назад

    Lkn woxoogay baa lagu dardaray hhhhh somali io bushkilada haysata

  • @moadam7003
    @moadam7003 Год назад

    Daba shilif itoobiyan iyo cadaw dabada ka wada oo somali burbur iyo khasaaro u horseeday, manta maxay ka hayaa ? Waa waxbo futoland iyo wax aan jrin

  • @bashiirshire3471
    @bashiirshire3471 2 года назад

    Reer dhan oo taariikhdoodii ka soo bilaabay 1991 bello idinku dhacday

    • @maxamedcabdi4853
      @maxamedcabdi4853 2 года назад

      Halganku ma burco ayuunbuu ka socoday waa qise

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 года назад

      @@maxamedcabdi4853 maya lakiin reer burca sarakiisha u badna ta labaad reer burco waa dad dagaalo badan oo hore gali jiray dagaal beloodo waagi hore dawlada ka hor marka waxooga malaha xaga wadnaha aad ugu adka😂😂😂😂😂