Waayojoog Q2aad: Halgamaa Muuse Nuur Faandhe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии •

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 2 года назад +14

    Muuse nuur faandhe ilaahay swt haku xafido hana ku karaameeyo mahadsanid waa Mujaahid xalaal ah oo aan ka helay dardaarankiisa iyo taladiisa
    Taliyo Ururradii buu ahaa haddana anaa anaa anaa kama maqlaysid wareysiyadiisa waana ta uu kaga duwan yahay Halmayaashii kale ee la wareystay badankooda oo wada isticmaala anaa sidaas idhi anaa sidaas sameeyey

  • @abdulahabdi8164
    @abdulahabdi8164 2 года назад +4

    Alla yarxamu lixle wuxuu ahaa mujaajid halgamaa naftiisa iyo dhiigisaba u huray sidii dadkiisa uga dulqaadi lahaa dulmigii afwayne

  • @mxmvideoproduction4184
    @mxmvideoproduction4184 2 года назад +7

    Cali Adam Xirsi Cali uraag mujaahid kaa Ale haw naxariistee qof kii yaqaan inaad raadisaan aad baan u jeclahay insha Allah

  • @bilaalsaxardiid1069
    @bilaalsaxardiid1069 Год назад +2

    waa mujaahidiinti saxda ahaa hadda cid walbaa mujaahid sheegatee alle haku xafido if iyo akhaariba mujaahid

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 2 года назад +9

    waxaan aad u xiisaynayaa dhamaan taariikhda snm waxaan aad u jeclaan lahaa muj maxamed cali faarax in aad noo raadisaan ragii aad u yiqiinay la dhaqayey

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 года назад +5

    Mujaahid maxamed xaashi diiriye (lixle)ilaahay haw naxariisto waxuu ahaa halyey geesinimo ku Caan ahaa Isla markaana ahaa maskaxdii ka dambaysay ee hurisay halganka dalka lagu xoreeyey

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 года назад +2

    Ninmanka dhaawacooda dilaya isllaam ma la dhihi karaa subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah 😭😭😭😭‼️‼️‼️‼️❓

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 2 года назад +3

    masha allah waa oday nadiifa oo daacad ah, wuxu yidhi yaan Been la sheegin oo dhacdooyinka iyo sooyaalka laga been sheegin

  • @mkrdahran6783
    @mkrdahran6783 2 года назад +4

    Taariikhda inamadan yaryar ee loo taaglayay haloo sheego nimanka dhiigii raga raqayawna ragaa laga sheekaynayo agoontoodii cidlay baaba,aysaaye ilaahay kaga baqdoo hala raacdeeyo,hadii kale malaa marlabaad iyo qaaxo away ku wacantay

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 года назад +2

    Geesiga...BIRTA...Ah
    S N M
    Guuuul

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 8 месяцев назад +1

    Nin aboo ah ba arkayay iyo suaasha wariyaha ninki toyataha ka waran asna ❤ aboogi ba sheegay! Tariilkh 2. Dirawalka Gaadhiga wayn Ayy bu aha

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Год назад

    Hambalyo yarka waraysiga qaadaya. Waa professional

  • @MawliidmawliidMawliid
    @MawliidmawliidMawliid 4 месяца назад

    Guul somalilnd

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 года назад +2

    halgankii xalaasha ahaa

  • @hadsmohamed5671
    @hadsmohamed5671 8 месяцев назад

    Beenbadanaa😊

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 Год назад

    Waa Inta Reer sool MAANTA sheeganayaan oo kale 😂😂😂

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 года назад +2

    Kkk qadaad weyn, magacaasi muxu ku baxay?

  • @SacadAbdi-go9hq
    @SacadAbdi-go9hq Год назад

    Guul baad horseedeen

  • @raxmakhadar2137
    @raxmakhadar2137 11 месяцев назад

    Ilaahay haw naxariisto dhamaan snm intii dhimatay lixle alle godkiisa haw nuuro ilaahaw u naxariiso

  • @MawliidmawliidMawliid
    @MawliidmawliidMawliid 4 месяца назад

    Ooo

  • @alkenalken9460
    @alkenalken9460 2 года назад +3

    haaye haaye ilaa hadda is miidamisaane ma og thy ilaa hadda daacad ma jirto qaar baa xamar u hilba doonta qaarna waa jaasuusta dalka dhax joogta

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 года назад

      Raggan aad dhiigooda ku fadhido carruurtoodii bd ledahay xamar by tagen. Doqon dharagtay talo ha weydin

  • @XariirShxasanabdala
    @XariirShxasanabdala Год назад

    Mujahidka wàansamayaa

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 2 года назад +2

    11:05 - 11:20, Ninkaa “Cumarka” ahaa ee tuutaha keenay, uu sheegayo muj Muuse tolow ma Muj Guutaale ba?

    • @fahmi1435
      @fahmi1435 2 года назад +1

      Haa waa guutaale

    • @xamdaanahmedxamdaanaxmed4151
      @xamdaanahmedxamdaanaxmed4151 2 года назад +1

      Haa waa guutaale madaxii farsamada halganka

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 года назад

      @@xamdaanahmedxamdaanaxmed4151 Nin qaaliyu aha ahu, Cumarku mujaahidiin kale ma lahayen?

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 2 года назад +1

    Halgankii wuu khasaaray ninkii soo halgamayna wuu qoomamaynayaa markaa inaad iska aamutaan baa idiin fiican inta maatudu idin horboodayso musa samiri iyo eeydiisu

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 2 года назад

    Halgamaa gani waa ardaagee?

  • @abdimajiid1456
    @abdimajiid1456 2 года назад

    lixle raga kumuu Jirin

  • @xamseaxmedaadan1655
    @xamseaxmedaadan1655 2 года назад +1

    snm tuug uraysay ahayd

    • @RasmiTV24
      @RasmiTV24 2 года назад

      S N M .hanoolaato

    • @jamaalabdi
      @jamaalabdi 2 года назад

      Xamse halkaad ka soo dhacdaybaa kuu uraysa saw maaha Xaaraami

    • @abdullaahijaamac5168
      @abdullaahijaamac5168 2 года назад

      Qaraa Allah heydinbarakreyo

    • @guledabdi3621
      @guledabdi3621 Год назад

      Abaha siyaad xabasha ku weydii waxay ahaayeen snm

    • @hhunter7290
      @hhunter7290 Год назад

      ​@@jamaalabdiàp😊a❤1lĺà
      ÀÀ°..6yhk