Iran O so Bandhigtay Gantaalo Dhulka Hoostiis & Ceebtii Israil O Turki Qarxisay| Bangaladhesh O is a

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 121

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 месяца назад +40

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 месяца назад +4

    Yahuud , Lacanadii Allah ha ku dhacdee , weligood Waa khiyaano iyo dhagar socda ah , caalamka oo dhanna waa laga ogyahay Iney ballan laheyn ; kolley iney halligmaayaan shaki kuma jiro Inshaa Allah .

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 месяца назад +1

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 2 месяца назад +3

    Mashallah TabarakALLAH Sheekh

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 месяца назад +7

    Illaahow muslimiinta guusha si
    ❤🇵🇸❤🇮🇷❤🇷🇺❤🇵🇸❤🇷🇺❤🇮🇷❤

  • @SaciidYamaani
    @SaciidYamaani 2 месяца назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @ismDirir
    @ismDirir 2 месяца назад +1

    السلام عليكم و رحمة الله سبحانك اللهم و بحمدك اشهد ان لا اءله اءلا انت و استغفرك و اتوب اءليك🎉🎉جزاك الله خيرا

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 месяца назад +3

    M.allaah Allaha guuleeyo Falastiin
    ❤❤😂Guul Iiraan ❤❤
    😂❤Guul xisbullaah ❤😂❤

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 2 месяца назад +4

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 месяца назад +1

    لاإله إلا الله محمد رسول الله ( ص )

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 2 месяца назад +1

    Asc allaha ku xafido falastiin guul iyo musliminta guusha allaha siiyo ❤

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 месяца назад +3

    Scw scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane Iraq Pakistan somaliya Iran

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 2 месяца назад +2

    Guul inshallah

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 месяца назад

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @mullerkay4743
    @mullerkay4743 2 месяца назад +1

    Waa shaqadii eey yuhuudu weligeedba eey ku sameeyn jireen NMCSW asalaam

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 месяца назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад +1

    Dulmidiidoow waa dciif israi

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 2 месяца назад +1

    Gubta oo Allah idin ololi dheh

  • @MohaMaxamuud-b9w
    @MohaMaxamuud-b9w 2 месяца назад +2

    Maanta waa qosol ❤

  • @MohamedQaadiroJacaylNu
    @MohamedQaadiroJacaylNu 2 месяца назад +1

    أللهم أنصر إخواننا في فلسطين

  • @SaciidYamaani
    @SaciidYamaani 2 месяца назад +1

    waxan ilahey ugabaryaa iyfalstin guley sato inshaallh

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 2 месяца назад +1

    GARDARO AMAAN DOONAYSA!!!!!!? WAA IRAIL

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 2 месяца назад +3

    Iran armay caawa weerarka qaadaa waa habeenkii la dilay ismaaciil haniya alle ha u naxariistee

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 2 месяца назад

      Waa macquul lkn isreal bakhti waaye iyadaaba kawaasahy iiran mxay weerartaaa

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 месяца назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 месяца назад +1

    حسبنا الله نعم الوكيل

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 месяца назад

    Alaahu akbar

  • @MukhtaarxirsiTallaabodheere
    @MukhtaarxirsiTallaabodheere 2 месяца назад +2

    Shiikh ma tahid mahad salaad baad taageertay

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 месяца назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu

  • @cabdirauuf-o2r
    @cabdirauuf-o2r 2 месяца назад +2

    Yaa Ahlalqudus

  • @duale9813
    @duale9813 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤ salalaahu calayhi wasalam islaamka alaha u gargaaro

  • @falisnuur5241
    @falisnuur5241 2 месяца назад +1

    wa maleynayey gaalada in cabsidan so fodsareyso lkn wli waxba udhiman illh idinkiis dhulkaa lala goynaya insha allh yahuda😢😢

  • @fmg63772
    @fmg63772 2 месяца назад

    Oo sirtooda may qarsadaan

  • @Salmaan9
    @Salmaan9 2 месяца назад

    Asc wll koorsada halkee ka helikaraa ado rali ah mahadsanid

  • @sacdiyahire2296
    @sacdiyahire2296 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cumaraadan7109
    @cumaraadan7109 2 месяца назад +1

    Walal bishi 23/7/ayaan soo diree
    Anigu askari somaliyeed ayaan ahay wax lacag ahna mahayo wax jawaab ahna imaydaan siin jawaab inaad isiisaan ayaan rabaa walal

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 2 месяца назад +1

    Shelkh siyasada iskada,ee xadiis maad noo bandhigdid

  • @cabdirauuf-o2r
    @cabdirauuf-o2r 2 месяца назад +2

    Free Palestine 🇸🇩🇸🇩🇸🇩

  • @axmedwadan-tb5kt
    @axmedwadan-tb5kt 2 месяца назад

    Asc Asc Asc ❤

  • @AbdirahmanJibril
    @AbdirahmanJibril 2 месяца назад +1

    course intee soo gelisaan ustaad ila wadaaga

  • @abbdll
    @abbdll 2 месяца назад +2

    Kooraada dad dhigtay markii ay lacag ka sameeyaan ha iisoo sheegaano kk

  • @DrMaalim-gv3fw
    @DrMaalim-gv3fw 2 месяца назад +3

    Gabartayda bikro jibisay maxamed ibrahinow

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti 2 месяца назад

    suaaal casharada la sheegoyo dadka koorsada iibsaday ama laga bixiyay maa arkaan mise kan wali bixinin wuu arkaaa😮😮🎉🎉😊😊

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 2 месяца назад +1

    Maxey sirtoda uso bandhigayan

  • @adanismail5416
    @adanismail5416 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mouktarabdi6327
    @mouktarabdi6327 2 месяца назад

    Iran diyaar garawgeegu waa xuub caaro

  • @abdullahiaden61
    @abdullahiaden61 2 месяца назад +1

    ضربني وبكى...

  • @calixasan6688
    @calixasan6688 2 месяца назад

    Asc sheqow dulmidid india hadey kunoshahay 200milyan oo qof guud ahaan waa imisa wadanka oo dhan yaah

  • @mataan10hasan77
    @mataan10hasan77 2 месяца назад +1

    Wcs❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 2 месяца назад

    Cashar kasta maala iibsanayaa sheekh

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 месяца назад

    Reer kodiyad yare wa shaydanki oo dada ibliis ba ku shaqaysta

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 месяца назад

    Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 2 месяца назад +1

    Hadii kuwaas la dhibo kuwaan baan Ka gudeeynaa India waa duliye

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 2 месяца назад +4

    aan tashano dhalinyarooy habenki dhalinyarada walaladena qarax lagu laaye ilaa hada si fcn uma hurdin 30 sano ayaan jiraa bur bur ayaan ku dhashtey markii cabdi qaasin lagu dooranayi jabuuti anigo canug yar hooyadey waxey idhahdey dowlad ayaa la dhisayaa Somalia 🇸🇴 hada ayey dhibka kabaxeysaa aniga dowlad wax ladhoho ma aqoonin hooyo markaa weydiyey waxa dowlad ladhaho hooyo waxey idhahdey wax barashada lacag la.aan ayaa laga dhigaya nabad ayaa lahelayaa gaajo iyo dhibaato dagaal qax isdil iyo mooryaan waxaas oo dhan wey dhamanayan aniga aad ayaan ufarxey farxdaas ilaa iyo hada ma’aanan helin mana aanan dareemi maxaa yeeley dad musiibo ah oo aad uxun ayaa dalka kasoo baxey dhibaatadi hore midka daran ayaa noo timid niman khaawij ladhoho oo codow ah dhiiga somaliyeed baneysanaya diintana ku qaraabanaya runti dhalinyarooy dadkaan waan iska dhicin karnaa dalkeena nabad waan ka dhigan karna waa hadii gacmaha is qabsano diinta usoo lasbano qabyaaladana aasno 4.5 kana kasoo horjeysano ciidamada ajnabiga ah dalkeena kasaarno hadii intaas aan sameyno isha allah waan guuleysaneynaa maxaa yeeley qabyaalada halmaalin qado kaama bixineyso guul iyo nabad ayaan allah ka barineynaa isha alah 😢😢😢

    • @anisohussein6378
      @anisohussein6378 2 месяца назад +2

      Waad ku mahadsan tahay fikrada wanaagsan group dhalinyari ah oo dhaq dhaqaaq bilaawo la rabaa dadka kale dhan wey ku dayanaayaan . Umad walbo dhalintooda u fakirto oo hornar iyo nolol xasulan u hoerseedo dowlada hada jirto mid daacadaa oo damiirkooda nool yhy maaha wax dhinto iyo wax baaba,aa Kalama jeclo waxaan ilaahey ka rajetnaa in fikradaada wngsn ey dhaqan gasho.

    • @taamirsharif6716
      @taamirsharif6716 2 месяца назад

      @@anisohussein6378 haa byo waa mahadsanthy runti kharaarka ugu xun ayaan dhedheminey waa isbedel sameynaa 🥹🥹

  • @samsamismael4206
    @samsamismael4206 2 месяца назад

    Asc

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 2 месяца назад

    Sheikh Dulmi diid Taaloyinka magalada Muqdisho waxaa la dhisay xiligii dowladii inqilaabka ku timid talada dalka Kadibna sidii hal reer doonaayey ka dhigtay maadaama eey xukunka xoog ku heesteen.

  • @AmenaAs
    @AmenaAs 2 месяца назад +1

    Caqli caqli inay ku dhaqantay rabtaa

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 2 месяца назад

    Dunida wxaa lagaly tunnel in dhufays Laga dhigto

  • @omgchallenge4874
    @omgchallenge4874 2 месяца назад

    waxaan in lagu daroow registrert

  • @cadecarab9620
    @cadecarab9620 2 месяца назад

    Wll waxan joogaa ethipa waxana rabaa in la iga caawiyo maxad ka qab ta

  • @maxamadcaliaadam
    @maxamadcaliaadam 2 месяца назад

    free fastiin 🍏🍏🍏🍏🍏🍏❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShukriXayeesi
    @ShukriXayeesi 2 месяца назад

    Isralii duliga ah waa mida aduunayada ugu qomameeso lawareegasa qiyaano ku baabiye noolasha muslina ah faafiko ku ciyaarteya iyo rer galabeedka ku jirto arkaya umada islamka dhulkooda hantidooda nafatooda ku baabineysa taasana mida ruushiyo arkaya isralii duliga tahaya dulmiga ku wadato aduunka ku faano taasa mida ingarasha dulmiga ku sababaya

  • @FarhiyaGele
    @FarhiyaGele 2 месяца назад

    Sheekhoow saan maxaa waaye waan daalnay saan u sugeynay koorsadii lagtii waa bixinay wax noo soo jawasbaaya malahan see wax yohiin mida kale linkiga telegram RUclips ka soo dhig waxaa jira telegramyo badan oo been ah ❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 месяца назад +1

    nimankii yuhuud ahaay cabsi baa dishay

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 месяца назад +1

    Sxb yuhuuda maraykanka.iyo.ingiriiska.ayaa.ugu.talo.galay.inuu carabta iyo aduunkaba ku.maalo.oo sidii laba.dal.balse.mahan.

  • @امعبدالله-و5ف6م
    @امعبدالله-و5ف6م 2 месяца назад

    Waat ku qaldan tay amaa ta yahuud waa fulayiin alaah ayaa noo shegay hadana waan araktay waxey ku tiirsan yihiin mareeykan

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 месяца назад

    Yahuud balan ma laha 👹. Allaah noo sheegay shayadiinta reer falastiin caawi🇵🇸🇵🇸🤲😢

  • @IfraaxAbduqaadir
    @IfraaxAbduqaadir 2 месяца назад

    Walalheyow ilaahay dartii ayaan Kumar jecelnahy hadana etidng kaagu ma wanaagsana Mobil in baad n tustaa waxna karma Aragon

  • @alixsaansom
    @alixsaansom 2 месяца назад

    Online business hadaadan lacag aad geliso aadan haysan ha isku noojinin. 😂

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 2 месяца назад +1

    Farax Somali ha arko caalamka sida loo noolyahay fidaan haakaan waa wasiirka turkiya oo mam nuuc inuu ku adlo ayu luuqad ilaa tukish .

  • @SaidaHassan-d1f
    @SaidaHassan-d1f 2 месяца назад

    Waa booto umaleeynmaayo iney wax sameeyn karaan

  • @raageomar6000
    @raageomar6000 2 месяца назад

    Cashirka xagee lagahelaya

  • @husseinomar9532
    @husseinomar9532 2 месяца назад

    Sheekh fiiri CNN wareesiga ninka diiday in uu ku laabto ciidanka World fiiri

    • @abbdll
      @abbdll 2 месяца назад +1

      Kkkkkkk adiga waaba soo aragtee kk dadka in looosheego ma rabtaa

  • @aryangoyatT
    @aryangoyatT 2 месяца назад

    Palestine 🇵🇸 will be free

  • @samsamismael4206
    @samsamismael4206 2 месяца назад

    Shakhew dadka aan awoodin lacagta miyaa lareeb teen

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 месяца назад

    Isreal cid qabato ma jirto waxa kasta oo aay samayso oo khaladan waa lagu tageera dulanka

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so 2 месяца назад

    Ma aaminsani iiraan waxa ay wado been lagaasheego weye
    Maxay hadey ruun katahay
    Usheeegee

  • @FatimaAbdullahRahman
    @FatimaAbdullahRahman 2 месяца назад

    😅😅😂😂😂😂😂

  • @cabdinasir8647
    @cabdinasir8647 2 месяца назад

    𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐤𝐨𝐨𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐰𝐨𝐨𝐝𝐢𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐨𝐨 𝐣𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐭𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡

  • @AmenaAs
    @AmenaAs 2 месяца назад

    Intay isu daba ordayaan yahuuda maxay udamin layihiin shacabka qasa malin io habeen laynayso yahuudu

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb 2 месяца назад

    India sow tey rabtey inay kacbadan dumiso

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 месяца назад

    Cabsi cabsi iran 😂😂

  • @Duqabto
    @Duqabto 2 месяца назад

    Mayaca waa laga badiyay lakiimaanta wadnaha meel ha geeyeen 😂😂😂😂

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 месяца назад

    Xisbuullaah huubkooda waxay ku qasariiyan duur cidla ah isrealina waxay ka babisay ragii ugu aareeyay 😂😂😂 cajib

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 2 месяца назад

    shiiqow Israel wa dad cuqdad heyeso wadan eysan laheyen eyey ku dagalmaya aduunki dhan walga naceye dhaqan xumadooda

  • @YacinoflehOfleh
    @YacinoflehOfleh 2 месяца назад

    Wan sugya anihgu shefk

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 месяца назад

    Soomalidau waxay dhahdaa fulay dadndaansi yaqaan iyo bakhaydamac ya qaan lalama dego soomalida baa ku maah maahda

  • @shafkashafka8655
    @shafkashafka8655 2 месяца назад

    Iran boteey hesaa sheqow israil wax garaco saan ujeclahay lakin iran waa sugi la nahay

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 месяца назад

    Xogawaxaysarayan israiil owaxdulmiday inanlaga arsan majiran waxkahadlaya qaza in xitaxasuqa lagajojiyo hadibaxamas lasugayo intahogamiye magacabanayan

  • @CadiraxmanKeeroow
    @CadiraxmanKeeroow 2 месяца назад

    Iraan wadacif,haday,wax difacilahayd cusmacil haniya ayey amnigisa sugilihed,hano fallinin hugamiyasha muslimka,ah yaysantagin,Iran,Israel ayay nugushahay.

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 месяца назад

    Shiikh so lama dhihi jirin carab intee ku nabteye nabiga kaga hormartaah hada israel intaa dadka dandansato ee nabtaah sheydiinta

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 2 месяца назад

    hindus wa mijaso iyaga iyo yahuuda amerikanka

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 месяца назад

    Yuhuda waa munafaqina waa ina lasaka cilaya waa shadamina 🇮🇷 ku qada dagala Yuhuda illahaya ha jabiya reer yuruba

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 месяца назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 2 месяца назад

    Scwscw Scwscw Scwscw

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 2 месяца назад

    Casharaan kudarna ayaad kuheydaa anigane waxmahaayo weli

    • @abbdll
      @abbdll 2 месяца назад

      Kkkk

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 месяца назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa waa maxay sababta ay sirta ciidankooda u soo bandhigayaan.
    2.0. Waxan ka yaabbay naaqusnimada dawladaha islaamka.
    3.0. Faransiisku waa daba dhilif u khidmeeya yuhuudda.
    4.0. Islamku wuxuu jab ku dhigay daciifnino iyo sirtooda oo dibadda timaaddo.

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 2 месяца назад

    Shiico waa munafiqiin
    Iney been gurayan ayey
    U ek tahay

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 2 месяца назад

    Iiraan jinni may qabaan iyaga mxay tahay dadkaan laleeyahay waan idin soo weerarirabnaa lasocda hubkeena waaa kan war baxa dheh kuwaas been bay hysaa

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 месяца назад

    Israiil walokalaordaya balse qaza iyo rerfalastin majiran cidkahadlaysa oranaysa xita duqaynta iyo xasuqa halagajojiyo inta xamas hogan somagacabayso wadahadaladuna furmayan

  • @gouledmoussa5590
    @gouledmoussa5590 2 месяца назад

    Booto state of iran 😂