WAR GABADHAN WIXI KU DHACAY YA ARKAY?| KHAMRIGA SUCUUDI OGOW CAJIIB| KHIYAANO CUNTO MA AHA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • WAR GABADHAN WIXI KU DHACAY YA ARKAY?| SUCUDI KHAMRO AYU OGOLAADAY CAJIIB| KHIYAANO CUNTO MA AHA
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH THIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

Комментарии • 222

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 7 месяцев назад +11

    masiibo allah kurido madaxda carbeed kufaarta ayaay iisu dhiibeen illahow u gargaar islaamka siiba falastiin yaman xisbulaah aamiin aamiin

  • @user-mv4qk5hm3u
    @user-mv4qk5hm3u 7 месяцев назад +14

    Walalaha marwalbo aan uduceyno falastiin

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 7 месяцев назад +16

    Walee Islaamka waa loo tashtay. Ilaahay hana xafido meel walba aan joogno.

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 7 месяцев назад +14

    I wouldn’t surprise most of the Saudi people would be happy with Bars they are so interested in the western lifestyle. May Allah guide them.

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 7 месяцев назад +10

    اللهُم كُن لأهل غزة عوناً ونصيراً يا رب العالمين. اللهم نستودعك أهالي غزّة وفلسطين 🇵🇸🇵🇸
    فانصرهم واحفظهم بعينك التي لا تنام، واربط على قلوبهم وأمدهم بجُندك وأنزل عليهم سكينتك وسخر لهم الأرض ومن عليها. اللهم لا تخيب رجاءنا وأنت أرحم الراحمين .

  • @NimcoaQ
    @NimcoaQ 7 месяцев назад +17

    Asc walalkey waxaan jeceel markasto in aa warkaga fiirsado cimir kega Allah dheereyo la anta RUclips mudii oo noqana🥰

    • @xfatimax4553
      @xfatimax4553 7 месяцев назад

      Allaahuma Aamiin yarabi Intamuslinba

    • @marwo1162
      @marwo1162 7 месяцев назад

      Aamiin

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 7 месяцев назад +6

    REER GAZA SOMALIDU WAA INAY ARI IYO GEEL UGU DEEQAAN
    MASARBA WAA LOO GURMADAY LABADII DAGAAL 1967 IYO 1973KII KII OO KALE WAA IN REER GAZA LOO SAMEEYAA INSHAA ALLAAH CADOWGOODA ALLAHA JABIYO WAXAA LA JOOGAA SAACADIHII AYA JABI LAHAAYEEN YUUHUDDU

  • @arafataaraf2334
    @arafataaraf2334 7 месяцев назад +3

    Dhulkii barakeysna in baarar qamri lagu furo mia udmbeysay😭😭

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 7 месяцев назад

      😭😭😭Walahi wa shar aad u weyn arintan.Subxanalaah

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 7 месяцев назад +5

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW wacaleykuwasalam sheikh subhanallah 😥😥 ilahayo ugargar umadaah Islam carab ilahayo soohadey. Jumca Moubarak ❤️❤️

  • @SuleimanMohamed-px6mc
    @SuleimanMohamed-px6mc 7 месяцев назад +6

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 7 месяцев назад +11

    Subhanallah am shocked with this Saudi government

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 7 месяцев назад +1

    ALLAH DHAGARTOOD HAKU CELIYEE POWERKA AY SHEEGANAAYAANA ALLAH HAKU JEBIYO AMIIN

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 7 месяцев назад +1

    Subxanallah sucuudiga heer galbeed ayu ugacan galay waa udhamaatay

  • @cusmaanaweys2179
    @cusmaanaweys2179 7 месяцев назад +2

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب دايما

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma 7 месяцев назад

    اللهم انصر اخواننا المسلمين المجاهدين في فلسطين واصبرهم وقويهم ويحميهم من كل شر يارب 🤲

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 7 месяцев назад

    Asc sh muxammad dulmi diid waan ku salaamay sheikhanal faadil.
    Tan kale wallahi waa musiibo wayn arrinta sacuudiga waana kasoo daraayaan the after the day
    Waan kanaxay wallahi subxaanallah walaa xawla walaa quwwata illaa billah

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 7 месяцев назад +3

    ❤❤❤scw scw scw scw scw ❤ku saliya xabiibkena salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 7 месяцев назад +1

    اللهم إنا نجعلك فى نحورهم ونعوذ بك من شرورهم اللهم امين يارب العالمين
    اللهم من ارادنا واراد بلادنا بالسوء فاشغلهم في نفوسهم اللهم امين يارب العالمين.

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 7 месяцев назад +2

    Subhanallah illaahay anaso hadeeyo allahu akbar

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 7 месяцев назад +1

    Asc #shiiq maxamad dulmi diid waan idin salaamay Adiga iyo bahda dulmi diid waa meesha kaliya ee aan war rasmi ah aan Ka daawado guuleyso Insha Allah

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 7 месяцев назад +1

    Insha Allah guul walalheen rer falastiin Allah nika dulqaado dhibaka ❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @user-ky1qe3qb2y
    @user-ky1qe3qb2y 7 месяцев назад

    Jazakallah, akhbaarta sugan ee noosoo gudbinaysid waa ku mahadsantahay wll

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 7 месяцев назад

    Sh maxamed dulmi. Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @sahraa8499
    @sahraa8499 7 месяцев назад +3

    Mahadsanid sheqow reer Palestine 🇵🇸 ilaah ha u gargaar world leaders they are seeing just the way we watch lkn makala jecla mana u damqanayaa bilaadan nimo darteed.

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 7 месяцев назад

    Jazakallah qeer shiiq maxamed

  • @MowliidMouse-zh7un
    @MowliidMouse-zh7un 7 месяцев назад

    Maasha Allaah sheikh jasaakalah khayran
    Reer falastiinAllaaha cadawgooda ha jabiyo. Madaxda carabtana Allaaha soo hadeyo waxay u gacantaagayaan gaalo iyo wax Ilaahay nacdalay
    Wlhi markaan maqlay sucuudigaa paarar khamaar furay waan murugooday yaa Allaah ♥️ u gargaar muslimiinka

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 7 месяцев назад +1

    ان لله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 7 месяцев назад

    Sh. Maxamad. Dulmi. Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 7 месяцев назад

    Saxiib sh. Dulmi. Diid. Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @fatimahassan972
    @fatimahassan972 7 месяцев назад +3

    Wallaahay aduunkii wuu dhamaaday

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 7 месяцев назад

      Sucuudiga iyo imaraat ayaa Galaada ukala dheeraynaya, bal waynu arki in Qadar kusoo biirto.

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 7 месяцев назад +2

    Mida kale hadaan Ka dhiibto qiyaanada lagu hayo reer falastiin waad maqashay ayaan filayaa #gudin taaneey hadaan #gabal keey kugu daab neen ima Aadan gooseen Israel waxaa oga daran kuwa carabta la sheegto ee gacmaha u haya reer falastiin taas ayaa kasii daran mida kale Alow u gargaar wll laheen reer falastiin Aamin Aamin 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mahmdsuldaan7182
    @mahmdsuldaan7182 7 месяцев назад +2

    Allaha ka qabto waa daalimiin kaaraamada kaga ciyaaraha dhulkii barakaysnaa kuna raaligalina gaaalo iyo munaafiqiiin

  • @sudijeylanimohammed3258
    @sudijeylanimohammed3258 7 месяцев назад +1

    Subxaanallaah dadka gaajaysan bay ku ciyaarayaan illaahay ha ka qabto

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 7 месяцев назад +2

    Allow ugargaar Palestine Allah cadawga ha jebiyo Subhanallah hadal ma jiro. Alle ka aargooso cadawga masaakiintay Ku xadgudbay

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 7 месяцев назад +1

    Wllo, allaah subxaanahu watacaalaa ayaa ku irzaaqayee nagadaa cawrada aad sooban dhigaysid, allaah kacabso.

    • @user-ky1qe3qb2y
      @user-ky1qe3qb2y 7 месяцев назад

      maxu soo bandhigay oo kahadlaysaa akhbaarti Sugnayd miyaa , caalamka wixii ka dhacaya ogaada ha hurdine

    • @Nuursaciid-qb4yy
      @Nuursaciid-qb4yy 7 месяцев назад +1

      @@user-ky1qe3qb2y
      ifahan ina adeer, cawrada lafaafin ayaan sheegayay.

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 7 месяцев назад +2

    Allaha bur buriyo yuhuuda Iyo xulufadeeda

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b 7 месяцев назад

    Maashaa allaahguul falastiin
    ❤❤❤❤❤

  • @user-vb2cy5in1v
    @user-vb2cy5in1v 7 месяцев назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل war sucudigasharaftii musliminta alahay hasohadeyo اللهم نصر اخواننا في فلسطيني اللهم إنا نجعلك في نحورهم ونعودبك من شرورهم يا الله اللهم ءامين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 7 месяцев назад +3

    Subxanallah 😮

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 7 месяцев назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Ya Rabi Allha nonaxariiso inshallah

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 7 месяцев назад

    Walciyaadu billaah
    Waa aakhiru saban ilaahayow na badbaadi

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 7 месяцев назад

    اللهم كن لأ هل غزة عونا ونصيرا وبدل خوفهم وأمنا اللهم احرسهم بعينك التي لاتنام اللهم اجعل لهم النصرة والعزة والقوة أللهم بردا وسلاما على أهل غزة أللهم اربط على قلوبهم وأمن روعاتهم اللهم الطف بهم وخفف عنهم يارب العالمين اللهم امين اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين عاجلا غير اجل برحمتك يا أرحم الراحمين 🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 7 месяцев назад

    Zxb. Sh. Maxamad. Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @ShaarubCabdul
    @ShaarubCabdul 7 месяцев назад

    Allaahu,akbar,maa,Sha,allaah,

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 7 месяцев назад

    Dhulkii barakeysnaa ma saasa udambeysey sallim yaa rabi

  • @AbdirahmanAbdullahi-yq4rg
    @AbdirahmanAbdullahi-yq4rg 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ احبك يافلسطين

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 7 месяцев назад

    Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 7 месяцев назад +4

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 месяцев назад +1

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 7 месяцев назад +1

      Scws

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 7 месяцев назад

    Ilaahay haku xifdiyo

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 7 месяцев назад +1

    Naclatullah calal yahuud Wal America wal UK all gaalo Nacalad haku dhacday guuuuuuull muslim

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 7 месяцев назад

    والعياذ بالله حسبنا الله ونعم الوكيل
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك وانصرنا عل القوم الفاسقون
    شكرا وجزاك الله خير

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 7 месяцев назад +1

    Mahadsant walaalkey ❤❤❤❤

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 7 месяцев назад

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 7 месяцев назад

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله العظيم

  • @halima2476
    @halima2476 7 месяцев назад

    Aamiin yaa Allah aamiin yaa Rabi aamiin yaa Raxmaan aamiin Raxiim 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 7 месяцев назад

    Xasbunallah wanicmal wakiil Sacuudiga iyo Emirates fidnaa ka soo socoto

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 7 месяцев назад

    Ilaahayow walaalaheen cunto uma aanad waynin yaa Allah
    Yaa xayu yaa qayuum
    Yaa rabil caalameen

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 7 месяцев назад +1

    Subaxanalah waa maraki illahay rogilaha sucudiga

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 7 месяцев назад

    Ilaahow unaxariiso ilaahow caawi falastiin qaza dhamaan

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @user-ho5tq8mm8h
    @user-ho5tq8mm8h 7 месяцев назад

    Subxaanallah illaahow nagaqabo madaxda sucuudiga sababtooah dhulkii barakaysnaa eelahaa kunasuntanaa diinteena suuban ayaa madaxdii sucuudigu ogolaadeen inlafuro makhaayado khamrib subxaanallaah illaahow nagaqabo sucuudiga iyo fidnawadaha imaaraadka

  • @user-my6iz5tg7x
    @user-my6iz5tg7x 7 месяцев назад

    Oh Allah, Guide the. Arab leaders. Give them wisdom strength and courage to be able to say no to the things that Allah has made haram. We know you are being pressurized by the enemies of Islam to these things but you have to courageous.

  • @user-kt5qu9os9s
    @user-kt5qu9os9s 7 месяцев назад

    Alaahu ak bar

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 7 месяцев назад

    🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* .
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay...😪😪

  • @user-cp5hu2ub5t
    @user-cp5hu2ub5t 7 месяцев назад

    Ilaya habad bad sho Insh.allh

  • @ZeynapCali
    @ZeynapCali 7 месяцев назад

    وما تخفي صدورهم اكبر

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 7 месяцев назад

    Nin awoowgiis nabi Muxmmadun Salalaahu caleeyhi wasalam ladagaalami jirey miyaad awalba qeeyr ka sugeeysey Ilaahoow muslimiinta ugargaar

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 месяцев назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 7 месяцев назад +1

    Markii horaba weey la dhuuman jireene jareer ha udhamaan shambeynta

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 7 месяцев назад

    Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin

  • @safiyaxuseen-sq4wq
    @safiyaxuseen-sq4wq 7 месяцев назад

    Shukran

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 7 месяцев назад

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤

  • @Shakz999s
    @Shakz999s 7 месяцев назад

    There own hands and tongues will testify them

  • @BarakahChannel114
    @BarakahChannel114 7 месяцев назад

    Allaha u gargaaro walaalaheen falistiin
    Sucuudigana madax dadka islaamka ah iyo diintaba dan u ah Allaha ukeeno

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 7 месяцев назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 7 месяцев назад

    Subxana allah ilahey nama fidneyo rer qaza ilahey dhib ka haka qado amiin yaa allah

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 7 месяцев назад

    Subaxaanalaah subxaanlaah

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed9397 7 месяцев назад

    Yaa RABI NASRI KULI MUSLIMIIN amiin yaa rabi

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 7 месяцев назад

    Subxanallah ilahow so hanuni wala logos ba la dhammeynoya ayagana fasahad bay ka hadlayan

  • @RamlaAhmett
    @RamlaAhmett 7 месяцев назад

    Xasbiyallah wanicmal wakiil

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 7 месяцев назад

    Allahu akibar iwad sheeekada ana an dhageste
    KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤

  • @RaaxoFarax-dk2sb
    @RaaxoFarax-dk2sb 7 месяцев назад

    Subxaana laah

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 7 месяцев назад

    Allaha u kaalmeeyo reer falastiin

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 7 месяцев назад

    Aamiin YA Allaah 🤲🇵🇸

  • @sakariyecawiladar2673
    @sakariyecawiladar2673 7 месяцев назад

    Shekh wararka aad sucuudiga kasoo qaadataa waa bari hore updatedmaaha

  • @laylaismail4376
    @laylaismail4376 7 месяцев назад

    Subhan Allah alcohol is haram how can Muslim person want to drink alcohol. May Allah guide them.

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 7 месяцев назад

    Subxaanallaah bal shakhsigan islaam ka ah ee khamriga noo fasaxa kulahaa waa faasiq xun

  • @sabadsamatar822
    @sabadsamatar822 7 месяцев назад

    subhanallah Allah Akbar

  • @saciidmaxamad2036
    @saciidmaxamad2036 7 месяцев назад

    Waa dad iyaga oo nool dhinta balse waxa wali rajo ka qabaa inta qaloobtooda nooshahay.

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 7 месяцев назад

    CALEYHI Salaatu wasalaam

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 7 месяцев назад

    ☝️ LA 🤍 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA ☝️ BILLAAH ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️

  • @fadumohassan9108
    @fadumohassan9108 7 месяцев назад

    Dee hadaba waa dhansada dulli alla ku bad xaraam wallahi 😢

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 7 месяцев назад

    Scw

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 7 месяцев назад

    اللهم انصراخواننا في فلسطین

  • @user-jq8bc3zx9x
    @user-jq8bc3zx9x 7 месяцев назад +1

    Sub xanallaah allahu akbar❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲💪💪💪👀👀

  • @AnnoyedHockeyPlayer-ox8sc
    @AnnoyedHockeyPlayer-ox8sc 7 месяцев назад

    Allaah Akbar

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 7 месяцев назад

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @user-gh5cf6uv6m
    @user-gh5cf6uv6m 7 месяцев назад

    IlAAHOW UGAR GAR UMADAS FALASTIIN