QISADII SADEXDA CADULLAHI EE WALAALAHA AHAA
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Ku soo dhowoow Qissas Chanel - Halkan waxaad kaheli doontaan sheekooyin xiiso leh oo ku saabsan nolosha!
Ku dhex milan qisooyin cajiib ah oo laga soo qaatay Qur’aanka, Sunnada, iyo taariikhda Islaamka iyo waliba sheekooyin mudan in laga sheekeeyo. Muuqaal kasta wuxuu kuu horseedi doonaa safar xiiso leh, oo wata sharaxaad faahfaahsan, daliilo sugan, iyo turjumaad Af-Soomaali ah.
Fadlan hadii aad nagu cusubtahay isku diwaangeli oo subscribe hadda si aad u kobciso aqoontaada oo aad u la noolaato xikmadda sheekooyinka waaweyn ! hadii aad nalasii joogtayna liketa noo saar si uu dad badan usii gaadho oo nagu dhiiri gali dadaalkayaga.
Mahadsanidiin.