MARWAAN YARE - MA JIRAA OFFICAL VIDEO 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 500

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642  8 месяцев назад +209

    My long waited Video is finally out the link in my bio show som love❤️❤️

    • @BààBáHaaji
      @BààBáHaaji 8 месяцев назад +12

    • @ahzaabajmal7323
      @ahzaabajmal7323 8 месяцев назад +3

      Ax ya marwan

    • @CalibAARE
      @CalibAARE 8 месяцев назад +3

      Marwaan majiraa digroor iyo wadaad helay dabibkiisa majiraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 8 месяцев назад +1

      : boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔

    • @MahamedAbdirahmaan-h2x
      @MahamedAbdirahmaan-h2x 8 месяцев назад

      Best songs 🎵 marwan

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 7 месяцев назад +23

    Ma jiraaa heestan hees la midaaa shhhhh Golden Voice Marwaan yare Welcome back the Legend❤️🫶🏻🔥

  • @Cudoon55
    @Cudoon55 8 месяцев назад +28

    Waxani hees waydhafty waan dalay sidaan ugu soceshanayey marwan huno codkaga alle hakuu barakeeyo❤

  • @Khalid-y1y
    @Khalid-y1y 8 месяцев назад +10

    Marwaan iyo Dab jacayl inte noo wadane 😢❤️🇸🇴Abwaanka abwnda Dab jacayl🔥

  • @yaasircade51
    @yaasircade51 8 месяцев назад +107

    inta quraanka jecel is muujiya like saara❤❤🎉

    • @Ramaiya_
      @Ramaiya_ 7 месяцев назад +1

      Hadad heesaha necebtahay maxa tan kuso dhex galiyaya Alla somaliyaa waxba la iska soo qoraya.😂😂😂😅😅

    • @IbrahimHeeto
      @IbrahimHeeto 6 месяцев назад

      Anga waan jclhy❤❤❤❤

    • @MaxamedmuuseXuseen-kk1sp
      @MaxamedmuuseXuseen-kk1sp 5 месяцев назад

      Marwaan yare wn kaa haaya walhi 👋🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡

    • @FartunMuxudin-tt1yh
      @FartunMuxudin-tt1yh 4 месяца назад

      2:22 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RahminaRuuxi
    @RahminaRuuxi 8 месяцев назад +87

    🥰Wuxu safray isago 12 jir ah
    🥰Wuxuu gursady isago 25 jir ah
    🥰Waxa lasodiry isago 40 jir ah
    🥰Wuxu hijroday isa 53 jir ah
    🥰wuxu dhinty isgo 63 jira

  • @aslicabdishige1822
    @aslicabdishige1822 6 месяцев назад +9

    hestan maxey dareen ahaan iitabataa allow qalbiga noo qaboji ani inta ila mida

  • @cabdikariin_adem2825
    @cabdikariin_adem2825 8 месяцев назад +23

    Coodka marwan yare 💯
    Camera tellanty bilboodh 💯
    Music dj adem fara dahab 💯

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 8 месяцев назад +2

      Lyrics And Melody From Another planet🌍:- The Legend Omar Dabjaceyl

  • @abdirisaqabdirixman7186
    @abdirisaqabdirixman7186 8 месяцев назад +12

    Heesta Marwan Waad Iga Gadan Tahay🔥✊👍🎙

  • @ZamiirElmaxbub
    @ZamiirElmaxbub 8 месяцев назад +10

    Sideen ugu dardaaraa kadurug
    dacartan kuu laaqan
    rajo maanku daajinayay
    oo doontii nacab raacday
    naf dayacan darteed
    oon marnaba diidmo garanayn💯🎶

  • @hadsanhussein6636
    @hadsanhussein6636 7 месяцев назад +5

    Mashallah beautiful song and voice. So proud of my Somali singers love my people’s and ours beautiful language. Keep going my brother .❤

  • @abdicilmi5696
    @abdicilmi5696 8 месяцев назад +24

    Welcome back the legend my brother marwaan yare ❤️👑🙌

    • @QaliCawil
      @QaliCawil 7 месяцев назад

      ❤🎉😂

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi5575 5 месяцев назад +20

    legendkan Heesihisa Waa Tob Lkn Tageero Fcn Ma heysto Guuleyso Sxb Marwan Yare❤❤

    • @wizzmanka4160
      @wizzmanka4160 3 месяца назад +1

      Yaa ku dhahay tageero ma lahan waa ka dhacsantahY

    • @inacoloow6953
      @inacoloow6953 23 дня назад +1

      Anaga macala ciyalkena ku saminay tageero nimo darteda sadax Marwaan yaa ijoga 😅❤❤ Marwaan yare legend

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 7 месяцев назад +3

    I needed this when I was going through heartbroken 💔 😢

  • @_Siciya2
    @_Siciya2 8 месяцев назад +9

    Sannadkaaan oo dhan heestaan ku suuroon lahaa waatan😫❤️

    • @abdikadirlyrics
      @abdikadirlyrics 6 месяцев назад

      Imtixaan Baad Tahay Abti Waad Iga Qoslisay

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 8 месяцев назад +5

    Qalbi Samirku Daashadaa Ku yiri, Haygu Gacan Sayrin.
    Anigoo Sidaan ku Jeceloon, Marna Kaa Sariigaynin.
    Anoo Weli Saban barwaaqa Ku jiraan, Sii Sahwiyaaye.
    Ma Jiraa Saxiix Caan Ahoo ii Cadeyn, Balanta Saaceeda.
    Words From My Heart❤.

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 4 месяца назад +4

    😢😢❤anigo qalbi jaban imid hestan wxaa rajeen🎉❤ markle guulesto hestan anigo qalbi ka bogsaday😢

  • @Daacad_okiza_wilka_qoraxey
    @Daacad_okiza_wilka_qoraxey 8 месяцев назад +6

    Fankaa kuubahan sxb marwaan yare what a golden voice my bro❤❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 8 месяцев назад +6

    Marwaan is back 🙌 🙌 🫡🫡🫡🫡🫡😙💞💥💥

  • @qamarali6309
    @qamarali6309 8 месяцев назад +4

    Wlhy wax jiro ayo kahadlaya qofki jaceyl somare aya dareme kara ❤❤❤

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 4 месяца назад +11

    😢🎉xalay iska ilmeenyey dhagesanyey😢 xalay baa goan kaqatay asgaa dhaaan😢😮wlhi anigo said ujaceeyl😢baa ka fogday 😢waxaa rajeeen 😢in bogsoday l.a 😢waa usalaban😢heestan❤🎉😢😢😢😢😢😊😢

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 8 месяцев назад +3

    De Great Billboard muxuu sameyay 😎🔥

  • @soummohamed933
    @soummohamed933 8 месяцев назад +3

    Marwaan yare 🫡Hees Macaan oo AMRAN 🙏🏼🙏🏼

  • @abdouhaachim
    @abdouhaachim 8 месяцев назад +3

    This guy has a golden voice 🔥💯

  • @mkqarasta3630
    @mkqarasta3630 8 месяцев назад +3

    Axyaa fanaan❤ axyaa cod marwan yare the one only legend soo labsho wacan

  • @apdihafidahmed
    @apdihafidahmed 8 месяцев назад +4

    Marwaanka On Fire Brother 🔥😮
    From Hoygii Fanka Hargeisa🙌

  • @niciimamattan5871
    @niciimamattan5871 8 месяцев назад +7

    Welcome back the legend 🎉❤

  • @queenaraksan8309
    @queenaraksan8309 8 месяцев назад +5

    I can't stop crying 😢 😭 💔 when I listening this song 😭 😢 😢

  • @Hodanjanno
    @Hodanjanno 8 месяцев назад +5

    War ilmaaderayal fananiintan yan uga dacwoona qalbiyo aan sasabeyno oon leenahay wad bogsoteen bay so kicinayaan marbe🥹🥹😢

  • @najmodheman3265
    @najmodheman3265 8 месяцев назад +7

    Hesaha qar mxy utabtan dhawacayada qlbiga 😢heestan fananki miraha laha malaha anigu iga hadlaya qof wxn ahay qlbiga ka dilmay murug iyo ohin la nol jcylkan maray ama qlbigeyga xasusta ku jirta abid kama tirmeyso xanunkas na wa la nolan dona jcyl i.n😢😢

    • @Inasheikhnour
      @Inasheikhnour 3 месяца назад +1

      Wad ilobi kareysaa wll wax walbo wad awodaa gabdh adag bad tahy waligaa xirir murug ad ku Nolaneysid waxa kaga wacn kalinimada wad awoda

    • @Nasroadow2021
      @Nasroadow2021 Месяц назад

      Waad ka bogsanin waa maalmo qura oo kaliya

  • @hadiyasulub2512
    @hadiyasulub2512 8 месяцев назад +2

    Waa hees ikhuseysa runtii 😢
    Waa qiso aniga ila mid ah midani mida igu dhacday
    Wax ka dhib bdn majiro marka uu qof qalbiga kaaraaco ❤
    Qofkaasina kudaryeeli waayo 💔

    • @iqranuur6320
      @iqranuur6320 8 месяцев назад +1

      Wlhi sido kle wax ka xanun kulul ma anan arag duni korked marka qofka jeclato u ku daryeli wayo kana daneysto

  • @mustaffargax9668
    @mustaffargax9668 8 месяцев назад +4

    Naf dayacan darteed oon marnaba diidma garaneenin
    Sideen ugu dardaarmaa kadurug dacarta kuulaaqan😢😢😭🙏

  • @namconashaad599
    @namconashaad599 8 месяцев назад +4

    Marwan yare dar ku jeclahay guleyso wllo❤

  • @sahradagan
    @sahradagan 3 месяца назад +1

    Majiran digtoor iyo wadad helay dabiibkiisa wllhy waa hees qalbi tabada

  • @salmamahamuud6786
    @salmamahamuud6786 8 месяцев назад +2

    Www waxan hees wey dhaftey waxan ku tilmamo ma aqan marwan yare fanankeyga ❤welcom back pro

  • @maxamed_istaar451
    @maxamed_istaar451 8 месяцев назад +4

    Marwaan is back 🔥👏

  • @ikraanwardheere5499
    @ikraanwardheere5499 8 месяцев назад +5

    Ayy wale hees wey dhaftay majiraa Digtor iyo wadad helay dawebkisa majirta sian oga dago dunidan ilawan waaw❤❤

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 Месяц назад

    Abwaanka Omar Dabjacayl cajiibsanaa niman yohow.
    Markasta heesaha ugu cajiibsan ayuu curiyaa.
    Ninkaas waa shaaca fanka Somalida xaqiiq

  • @-Zaki-binu_xaji
    @-Zaki-binu_xaji 8 месяцев назад +2

    one man agein's the wold marwan manka cade ka cade 🎉❤❤❤

  • @fahuudi-Apdikadir
    @fahuudi-Apdikadir 7 месяцев назад

    Welcome back father of voice 🎵 ❤❤
    Legend marwan Yare ❤❤

  • @fadumoxusenismacil5822
    @fadumoxusenismacil5822 8 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤ wlhy inayi iga hadliso ayd mooda hestan

  • @bishaaroshire2777
    @bishaaroshire2777 6 месяцев назад +1

    Waah hees wey dhaftay ❤❤

  • @ClahiDhiinka
    @ClahiDhiinka 4 месяца назад +5

    Ma jiraa digtoor io wadad helay dabiibgiisa 😢💔
    Miraha heesta 💯👌💯
    Codka heesta 💯👌💯
    Muqalka hesta 💯👌💯
    Kama dhargo heestan wlhi 🫀💯♥️

    • @AskeriSare
      @AskeriSare 3 месяца назад

      😢😢😢😢😮😮❤❤❤

  • @umuarwaax1324
    @umuarwaax1324 8 месяцев назад +3

    Hees wey dhaaftay ❤❤

  • @ibrahimhassan1624
    @ibrahimhassan1624 8 месяцев назад +2

    Legend Marwaan Yar On Fire 🔥

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 8 месяцев назад +6

    2024 calaacal badanaa fanaaniintu😂😂😊

    • @asmadhameye1259
      @asmadhameye1259 8 месяцев назад

      Ma ila argtaay 😂😂

    • @cwaliindhacade6875
      @cwaliindhacade6875 8 месяцев назад

      @@asmadhameye1259 🤣😂 Ani io adigana ma isku calaacalnaa huumo

    • @asmadhameye1259
      @asmadhameye1259 8 месяцев назад

      Oo cadaa soodiyar garoow huno

  • @XalimoMaxamed-qc8hg
    @XalimoMaxamed-qc8hg 4 месяца назад +1

    Wr tan hees weydhaftay asxan yaa cod❤❤❤

  • @oamaer
    @oamaer 3 месяца назад +1

    This guy is fire🇸🇴🇸🇴😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💕💕💕💕💕❤️❤️

  • @KhadijoMohamed-mx9ds
    @KhadijoMohamed-mx9ds 7 месяцев назад +3

    Majiraa 😢😢😢

  • @Shaaficiabdi-gu9qq
    @Shaaficiabdi-gu9qq 4 месяца назад +3

    Wan kahayaa sxb tan hes wey dhaftay pro

  • @HanadBanawawl
    @HanadBanawawl 7 месяцев назад +1

    Heesta Marwan waad lga Gadan Tahay❤

  • @AhmedSaid-ty8iy
    @AhmedSaid-ty8iy 8 месяцев назад +2

    Mrwaan wanaga wlayaa wlhy❤❤❤

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 8 месяцев назад +1

    Dab jaceyl fire 🔥&marwaan yare come back 🎉

  • @mss_riyaq9532
    @mss_riyaq9532 8 месяцев назад +2

    farxadii dareenkaygu xaday e i wada daysay 🥲

  • @abdirisak_buskulaawi
    @abdirisak_buskulaawi 8 месяцев назад +2

    Marwan smoll Golden voice 😢 is the best 👌 song 🎵 💖

  • @shiineyare5069
    @shiineyare5069 8 месяцев назад +2

    Wooow lph is back ❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
    @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 8 месяцев назад +1

    I'm first person who comments in this song ❤ please like Somali Mohamed ,big legend marwan yare.

  • @oamaer
    @oamaer 3 месяца назад +1

    Amazing song🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 8 месяцев назад +6

    The one and only Marwan in the building on fire 🔥 😩 2:11

  • @Xaliiimo-n6c
    @Xaliiimo-n6c 8 месяцев назад +2

    Wey hees dhaaftay wlee❤

  • @RastaKaka
    @RastaKaka 8 месяцев назад +1

    Marwaan yare is back 🙌 🙌

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye 8 месяцев назад +1

    ereyo aad u culus iyo cod dahabi ah
    laxanka wax kale keep that great work
    walal marwan wan ka hayna wax cusub sanadka cusub legend

  • @Sayed339
    @Sayed339 8 месяцев назад +2

    I liked this song 😊 The goat Marwaan Yaxye ❤

  • @FarhaanMk
    @FarhaanMk 8 месяцев назад +1

    Is back marwaan yare sxp keep going 💪 🎉

  • @Airdropssomalitasks
    @Airdropssomalitasks 8 месяцев назад +2

    Fav singer Marwan Yare ❤🔥

  • @yaxyexuseen-sz8gi
    @yaxyexuseen-sz8gi Месяц назад +2

    rajo maanku daajinayay👩‍❤️‍👨
    ayuu doonti nacabku raacday💔😭
    ax allh qulubta hayno qabojiyo
    mucashaqiinta hadaynu nahay💔😭

  • @Abdiwali_Hero
    @Abdiwali_Hero 8 месяцев назад

    the legend is back " marwaan yare"

  • @guutojr612
    @guutojr612 8 месяцев назад +2

    Marwan is back ❤

  • @SacadSacad-qd9kz
    @SacadSacad-qd9kz 8 месяцев назад +1

    Omar dabjacayl abwaanka hirgalay legend dareen dhaba kahadashay keep goin

  • @Samiirismacil
    @Samiirismacil 8 месяцев назад +3

    Keep going brother

  • @LegendSuheyb
    @LegendSuheyb 4 месяца назад

    Lion is back 🔥👌

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 8 месяцев назад +1

    The LeGend is BacK

  • @NimcoAxmed-ql7es
    @NimcoAxmed-ql7es 5 месяцев назад +3

    Wlhe wuu iga xadey faraxdii darenk3yga😢

  • @clfataaxmohamethmohamouth
    @clfataaxmohamethmohamouth 8 месяцев назад

    The legend killer marwaan welcome back ❤❤❤❤😊

  • @kiinabdikareem1609
    @kiinabdikareem1609 8 месяцев назад +3

    Ano qalbi jab dareemaya ban heestan dhagaysanaya allow alleh

  • @NaimaHargato
    @NaimaHargato 3 месяца назад +1

    Qalpigoo dalooshamey sidee ugu helaa daawo😢 jecelow abaaha waz

  • @NasriinaxmedAxmed
    @NasriinaxmedAxmed 8 месяцев назад +1

    Welcome back the legend marwaan yahye mohmed CADAWO

  • @CadnanOficial
    @CadnanOficial 3 месяца назад +1

    Axsan yaa hees marwaan yare sxb ugu qaliya

  • @jamaalhassanmabruk.4553
    @jamaalhassanmabruk.4553 8 месяцев назад

    Hees iyo bar 🤤 ❤ welcome back my Prother marwan yare ❤

  • @dekaabdirashid9491
    @dekaabdirashid9491 8 месяцев назад +1

    Cod dahabiiiiiiiii marwaaan yareeeee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimoAyan-zd4lc
    @NimoAyan-zd4lc 8 месяцев назад +1

    Marwaan Lengend ❤

  • @mulkiibrahim3670
    @mulkiibrahim3670 7 месяцев назад +1

    Legend ❤

  • @CaamowCashar
    @CaamowCashar 4 месяца назад

    Masha Allah Marwan yare❤❤❤❤
    Welcome wll

  • @ibtisamyusuuf6221
    @ibtisamyusuuf6221 5 месяцев назад

    Qalbi jabka ugu weyn manta ihestaa 😩😭waxaa la igaracay qofkii horey noloshoiisa ugu jirtay 😢

  • @daliyayousef8569
    @daliyayousef8569 7 месяцев назад +1

    axyaa hees ❤❤

  • @cayniaadam-xl6bk
    @cayniaadam-xl6bk Месяц назад

    Heestan 100/100 waye 😢

  • @AbdifatahBaxraawi
    @AbdifatahBaxraawi 8 месяцев назад +3

    De legend marwaan ❤🎉🎉

  • @CRFATE
    @CRFATE 8 месяцев назад +6

    2024 fananiintu calaa calaa badana bisinkw😂

  • @hamdibashiir1230
    @hamdibashiir1230 3 месяца назад

    Alla marwaanow waaana wadataa goormee na dhigee ❤

  • @abdiqanimohamed6081
    @abdiqanimohamed6081 8 месяцев назад +2

    Heat song 🔥marwan yare ❤

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 8 месяцев назад

    Welcome back marwan yare best song 🎵 Of the year ✨ 2024

  • @user-fy7jl9jc4z
    @user-fy7jl9jc4z 8 месяцев назад

    Welcome back the legend 🥷🤟

  • @MrJimcale4523
    @MrJimcale4523 8 месяцев назад +1

    Welcome back the lagend

  • @MaskiinowMaskalove
    @MaskiinowMaskalove Месяц назад

    Marwaan❤🎉

  • @hanahanacawale9105
    @hanahanacawale9105 8 месяцев назад +1

    Qalbigan daloshamay sidee ugu hela daawo 😢😢😢😢😢7 years

  • @Xaliimomaxamud-p3q
    @Xaliimomaxamud-p3q 3 месяца назад

    Heestani qalbiga way taabatay allaw qalbiga iii daji oo ii xasili😢😢😢

  • @mohamedmusa1744
    @mohamedmusa1744 8 месяцев назад +7

    Cinematic look 🔥

  • @OsmaanBoos
    @OsmaanBoos 2 месяца назад

    So badi zxp wad naga sextay hesahagu Waa top wllhi

  • @AbdiAziizMandela
    @AbdiAziizMandela 4 месяца назад

    Marwaan yare😂😂😂😂lagend🎉🎉🎉 sidaan ugu daboolaa wadnaha duuga noqonaya❤❤❤

  • @SharmarkeMascud02
    @SharmarkeMascud02 8 месяцев назад +2

    Dj adam wuxuu tumaya uu waa wax kale bee