THE BEST PRANK EVER QAMRO AYAAN SOO CABAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024
  • Name King Ck
    Actor / Comedy /
    RUclipsr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

Комментарии • 2,9 тыс.

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 5 лет назад +1501

    Ck ido saad ucunaysay qoorta ayaad ka naaxday Ar dhabareey iska qabo saan xal maahan

    • @abdikariimakofficial
      @abdikariimakofficial 5 лет назад +17

      Bro wlhi jiliinka heersare waye

    • @xilwalove716
      @xilwalove716 5 лет назад +15

      Ido laguma cayilo waxaas somalidaa buufis ka qaba

    • @ayn-m266
      @ayn-m266 5 лет назад +14

      😂adi Instagram bad ngu wareerisy hlkna ma kwdaa hawsha

    • @ahmednadiif473
      @ahmednadiif473 5 лет назад +11

      Ck wlhi ninkani waa zxp wngsn camerad in lagaa duubto diiday waayo inad nin caana tahay ogyahay dadka dhan beri kaa hadli doonan

    • @ahmednadiif473
      @ahmednadiif473 5 лет назад +16

      AJ masuuul baad tahay wlhi zxp hadad qoralkayga aragtida Ck wlhi zxp wngsn haysataa ku dheh

  • @abdirisqmaxamed1177
    @abdirisqmaxamed1177 4 года назад +86

    Inta nabika jacel like isaara scw scw

  • @nabiilobbe1737
    @nabiilobbe1737 5 лет назад +886

    Qofwalba qoralkan arko farxad ura jeyna insha Allah ❤💋

    • @samircomics5466
      @samircomics5466 5 лет назад +2

      Subscribe igu cawi wll mahsnid

    • @asmanuur97
      @asmanuur97 5 лет назад +1

      Hhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂wlhy.wa qosolkii.adunka ck

    • @quenranuuda5690
      @quenranuuda5690 5 лет назад +1

      Aamiin yaa Allah z. Kale quen

    • @faisalabdi5897
      @faisalabdi5897 5 лет назад

      Ayaan mohamed wall qali adigaba inbadan farxad iyo jaceyl aya kurajeynaa nolasha kuma xumeyso sharafey❤❤

    • @mohamedaqilofficial2305
      @mohamedaqilofficial2305 5 лет назад

      Farxad lamida

  • @xamdasoofe9925
    @xamdasoofe9925 5 лет назад +590

    Janada alla haynagu casuumo dhamaaanteen like isi wllo😍

  • @a.kwasaye3677
    @a.kwasaye3677 5 лет назад +32

    Ck wllhi filim caadi ah wad samen kartah you have a talent brather 💯💯✌️👏👏

  • @shanbalkashariqa5498
    @shanbalkashariqa5498 5 лет назад +53

    Jilayga reer madino jilin kaka cadi mahan wllhi cptn keep going Bro😀😁😁😁🤙

  • @raxmomohamedanisamahamed6658
    @raxmomohamedanisamahamed6658 5 лет назад +196

    Qofwalbo ooqoralkan arko farxad urajeynayàa isha alaah😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @wllmuniirofficial535
    @wllmuniirofficial535 5 лет назад +414

    Wll alle qulubtena ha nadifiyo alle janada haynagu kulansiyo wll qofki arka qoralkayga aamin ha dhaho khayrkan idinla jeclahay wll😥😥❤✅✔

  • @daudahmed1241
    @daudahmed1241 5 лет назад +399

    Somali Mohamed 🇸🇴
    Markasta igu adkeesaane
    Bal maanta xitaa 10 like igaarsiiya😊iska taabo un👍
    👇

    • @BirimoNaqlan
      @BirimoNaqlan 5 лет назад

      Isar an ku sare

    • @walaalbilaaa2049
      @walaalbilaaa2049 5 лет назад +2

      qiimaha ey idiin leedahy ii sheega mrks idiin siinaa

    • @BirimoNaqlan
      @BirimoNaqlan 5 лет назад

      Wala.subscribe isar wan ku saray adig

    • @daudahmed1241
      @daudahmed1241 5 лет назад +1

      @@walaalbilaaa2049 waa lagu naaxa wll😄 anigoo ka faaideesanayo jaaniskayga, waxaa halkan
      Tnx ka leeyahay intii iicodaysay like ta😄👌👍inta kalane wn sugaaya wali😊😄👍

    • @abshirnoor5414
      @abshirnoor5414 5 лет назад

      255 ayaan kaaga dhigay lacag ka sameey

  • @maryanali8409
    @maryanali8409 5 лет назад +89

    CK: Adiga xata waa iga xunthy wala ishegay
    AJ: yaa ku shegay markuu dhahay wxn rabey inuu CK: dhaho kan ayaa I shegay afgooye dhulka lala galo 😂😂😂👌😆

    • @sihaarchannel507
      @sihaarchannel507 5 лет назад +1

      Hhhhhhhh adaaba iga sii qosolisay wlhi

    • @abdikaadirabdikaadir2208
      @abdikaadirabdikaadir2208 5 лет назад

      Xaasid thy adi kwrn🤣🤣🤣

    • @deeqaahmed184
      @deeqaahmed184 5 лет назад +1

      Isku niyad mia nahay qof yahey Wlhi anba saasa is dhahay beerka halaga tume Wiilka yar 😂😂😂

  • @jannojannoinaabdirahman3420
    @jannojannoinaabdirahman3420 5 лет назад +71

    Wlhi ilaa saakaan kusoo cel celinaayay h🤣🤣😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi love ayaN idinku ahy guorup kiinaan markaa dhantiin

  • @sacdiyomaxamed3579
    @sacdiyomaxamed3579 5 лет назад +163

    Ck Nollow My Bro ❤️ 😍 sida anigu kalay qofki videogan xalay sugaya like dhac dhac igu siyaa😊💙

    • @Sistermishty
      @Sistermishty 5 лет назад

      Sacdiyo Maxamed ruclips.net/video/oA4P9TZ61jE/видео.html

  • @Sundus.barre0
    @Sundus.barre0 5 лет назад +86

    Dhabareey wlhi daacd wye wiilkas m.a ❣❤💋
    Afgooye markuu dhahy wa uraaaxeenaa dhabareey wuu xanaaqy daacad ilahey❤💋 sxbka dhabta ah wks

  • @mohamedsaeedal-jaabir5933
    @mohamedsaeedal-jaabir5933 5 лет назад +426

    Walalka kaa filaayey inaad like 👍🏻 dhac ku siiso, hadii aad u diido liketa walle wax xunba samaysay😭😂

  • @qamarismail2280
    @qamarismail2280 5 лет назад +28

    Ck wll wllhi zxb dhab ah sida lohelo wey adag tahay aj ilalso iyo afgoye 😭😢 adna hormar wacan aj kusalamay bro ❤👌🏼💎

  • @fardosafilsern5196
    @fardosafilsern5196 5 лет назад +4

    M.a wlhi wilkan wa wil biniadam nimada kudambeyso meqaa jeer ayu istaagay asago isku dayayo inu dhalada ka qaaado wlhi wa wil bari eh manshaAllah inta fahantahy inu sxb fican yahay liketa👍

  • @mohamednasab5158
    @mohamednasab5158 5 лет назад +89

    Aj boqor waaye markuu dhahay afgooye xaasidaa tahy ninka camera laga duuban karaa shrfta king ck ayuu ilaalinaa odayga keep going sxp jiro Aj

  • @AILEARNER2
    @AILEARNER2 5 лет назад +78

    King ck jaliin waad kuficanthy inta ck teamkisa like ha iga hilmaamina😍😍👇👇👇

  • @kadera2507
    @kadera2507 4 года назад +38

    Kkkkkkkkk caadi ayaad iiga qoslisay walaal ck😁😂

  • @aslishanle4628
    @aslishanle4628 5 лет назад +77

    😢😢wlhi waa qof qalbi fcn
    Markiiba waxuu ka fikiray sharftada "haduu melaha sijoogi lahaa cadwo badnbuu leyahya waxa ku filna in video laga guubto" 🤦‍♀️

  • @ridwaanmahamed6861
    @ridwaanmahamed6861 5 лет назад +79

    Ck mise youtuberada kle
    RUclipsrada kle ha iska tagan ck iga badan keep going pro

  • @nasraali2484
    @nasraali2484 5 лет назад +95

    Saaxiibkaa walhi waa nin fiican waayo inuu kaa naxayo kuu cad lama helo qof wanaagada jecel
    King C K well done bro😉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohazmaadow8652
      @mohazmaadow8652 4 года назад

      Haa wllhi waa qof fiican dad xun ayaa jiraan balse saaxibka daacada ah waakan waxa xun kaaqabta

    • @maxamadcabduqaadir7715
      @maxamadcabduqaadir7715 4 года назад

      Nasra Ali haye

  • @deeqadagan637
    @deeqadagan637 5 лет назад +38

    Qof walba oo tageero dhab ah u aha ck wan slmayaa saad u jilyso adiga iyo afgooye runtii ku hystaaa wll qaali hore usoco saan igu farx insha allah ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @berlulaalahayowbalayadahar167
    @berlulaalahayowbalayadahar167 5 лет назад +23

    I can’t stop 🛑 laughing 😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @samiirahappyofficial511
      @samiirahappyofficial511 4 года назад

      💗💖💖💖💖💖💖💖💖💖💜💜💜💜💜💜🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🖤

    • @samiirahappyofficial511
      @samiirahappyofficial511 4 года назад

      💜💝💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @nasteha874
    @nasteha874 5 лет назад +29

    Ck nasib ledahay asxap wanagsan isku hareresay 🙇🏽‍♀️ gabar sxp san cml eh ma arkin 🙅🏽‍♀️wali inkasto an lasaxibin kuwo badan

    • @Humaira9323
      @Humaira9323 5 лет назад +1

      Sxbtinimada wa qaliya wlhi sisahala laguma helo

  • @abubakarmohamed3525
    @abubakarmohamed3525 5 лет назад +76

    Wlhi anagoo 3sadax ah hal qol kufiirsonaa 3,telefon ck big legend

  • @xubiabdullahi.4118
    @xubiabdullahi.4118 5 лет назад +180

    ck abwe afgooye salan IGA garsii 😉😘

  • @Mamiin8449
    @Mamiin8449 5 лет назад +78

    War aj qoraaalkan hdaaa aragtid Like ii saaar aaaabo ITHO 🐏

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 лет назад +17

    Hhhhhhhhhhh kani dhaan dhaan waayobe anoo maqloya i xamanoyaa afgooye wxba lagu dhigay wle ala ck garacsanaa waa jiley wlhi 🤣🤣🤣

  • @superzaki9583
    @superzaki9583 5 лет назад +24

    Aj wa nin jira sxptinimada wax kagaranaayo Real friend wlhi

  • @QEU9
    @QEU9 5 лет назад +42

    CK rageedi this is a real prank and I like the way you show the story step by step to the viewers ....
    keep going brother

  • @bulshaaawelovesomaliwen3010
    @bulshaaawelovesomaliwen3010 5 лет назад +15

    wlhi sikal iyo laab ayaan u qoslay manta KING CK ninkii AJ ahaa wad kabasga sheen LOVE KING CK❤❤

  • @fariiharoyalquen1192
    @fariiharoyalquen1192 5 лет назад +58

    King ck wlhi xale ilaa saake wxan firinaaye in aad video soo duubte io in kale tageerahaaga 1aad in aahy aaminsanhhy full respect keep going bro😍😍

  • @maanka8907
    @maanka8907 5 лет назад +109

    Qamriga gadashadisa waa xaaran bro inadan ogen aya macqul ah lkn hada kadib iska ilaali

  • @Kadhanisma40
    @Kadhanisma40 5 лет назад +33

    ck aj io afgooye sxbo lillaahi ah allah idin xafido sedexdiinaba lama helayo sxbo adinko kle ah😍😘❤

  • @bestproducts2024
    @bestproducts2024 5 лет назад +74

    Hhhhhhhh ck sxp ✋✋gacana ku tagay kan wa video ga igu qosolka badna🤣🤣🤣

  • @farxiyagure7381
    @farxiyagure7381 5 лет назад +53

    Hddii camera LagaduuBo kwrM buu yirri zxptiNimo taas haka aHaato
    Friendship goaLs😘

  • @doolchannel4135
    @doolchannel4135 5 лет назад +30

    Inta ck jecel like isaara👍🏻👍🏻👍🏻

  • @shamsoosman8861
    @shamsoosman8861 5 лет назад +17

    ck kiliyahegayga ada umaqan hdaan belo 😅😅😅😅😅😅 intan adunyo nola san umanan qoslin😃😃😃😃😃😃

  • @rayaanruun4994
    @rayaanruun4994 5 лет назад +5

    Inta hooyo jecel lk👍

  • @fathiahmedabdikarim887
    @fathiahmedabdikarim887 5 лет назад +102

    Aj is a real friend wlhi mnzhlh😍

  • @ayaanshirecaydiid8531
    @ayaanshirecaydiid8531 5 лет назад +19

    aj qof ficn waaye wlhi isago xanaqy hadan wuu is jil cinaa 😂😂😂 keep going brothers inta ila argty likta💋👌

  • @zaakirabdi2734
    @zaakirabdi2734 5 лет назад +25

    Somalida qado inta saaro sawir lasoo gal 😂🤣🤣🤣 wallhi ck wa qoslay

  • @nasroabdi2139
    @nasroabdi2139 5 лет назад +14

    Ck: Waa foorarsantahey fadhiiso noh
    Aj: ma foorarsani waa daaganahey 😂

    • @umucedra61
      @umucedra61 4 года назад

      Intaas saa ugu qoslayay wa dalay kkkk

  • @aamtube9647
    @aamtube9647 5 лет назад +7

    20:25 daawaxa Afgooye ku cayaaray sheekadooda gurigiisa ayay joogaan. Guriga qamriga lagu soo daadiyay la sheegayayna waxuu ahaa kii Afgooye kkkkkkkk gurigaan inuu AJ leeyahay ayay usoo galeen beenaalayaal is og waaye oo noo jilaya. Inta ila fahamtay Subscribed ii saar iyo like

  • @simansitaaraa722
    @simansitaaraa722 5 лет назад +31

    Ck jiliin Waaa ku dhamaaday
    Ckyow wllo wiilka Aj ah waa wiil fcn wllh hadey really ahan lahed arintaaana jid kuguma sii daayen ee waligaa ha xumeynin guuleysta walaalayal👏🏽👏🏽👏🏽

  • @naftauroon1468
    @naftauroon1468 5 лет назад +18

    😂😂😂😂😂 CK wlhi wakentay
    msha allh wilashena alle hdaayo xumanta wey isku diidayan AJ iyo AFGOYE keep going

  • @itsamin5776
    @itsamin5776 5 лет назад +33

    Oh ma god. I'm died!!! 35:05 Wara run runa umarqamay lulaha Hahahaha

  • @abdisalamabdulahi4386
    @abdisalamabdulahi4386 5 лет назад +9

    Ck wlh daacad iga qoslizay Bro keep going wlh. So funny, 😍👌

  • @Kadhanisma40
    @Kadhanisma40 5 лет назад +9

    aaskuliiste weyn cmla usocona kulaha wlhi waa iga qoslida marwalba keep going awoowe😂😂

  • @sabirinisse347
    @sabirinisse347 5 лет назад +15

    Daacad uqosly wlHi🤣😂king ck keep going legeNd😍😚❤👌

  • @mariamapdallah1974
    @mariamapdallah1974 5 лет назад +26

    hhhh ck prank mrka samenesid iska jclhy wlhi😛😂😂😂

  • @faliscabdi3279
    @faliscabdi3279 5 лет назад +30

    Wlh Aj wa sxp daacad ah oo ku jecel😍

  • @shaficicabdisugule1900
    @shaficicabdisugule1900 5 лет назад +4

    Wlalka kafilayey inad like dhackusiso hadaku sii wll

  • @deeqfarxaan3465
    @deeqfarxaan3465 5 лет назад +3

    Somali mahamed waxaa ika cusan inaad boqol like isaartaan

  • @qalbix7949
    @qalbix7949 5 лет назад +17

    Ani wanpa shaki sanhy
    Nio amey run thy waxa caoeysid nio😂😂😂jillen way dhafen waxn

  • @shakeetivlogsandcomedy9503
    @shakeetivlogsandcomedy9503 5 лет назад +56

    Nin 25 daqiiqo ugu yaraan hal camera ku jilayey wlhi film dhamestiran wa uu keni karah waxn xita salman khan majili karoh ck Keep going Legend

    • @mohaqaliif3649
      @mohaqaliif3649 5 лет назад

      Keep going pro

    • @user88alma
      @user88alma 5 лет назад

      Somali Like..... ATI salman khan. !🤨🤨. Wake up Man U r in a sleep

    • @ayuubaxmed1972
      @ayuubaxmed1972 5 лет назад

      Somali Like waryaa doqon ck iyo salmaan khan maxa isku kenay waxa dhaga bakaylaha qabo oo dhici rabo maa salmaan ku tilmaantay

    • @mahmout_joseph
      @mahmout_joseph 5 лет назад +1

      Ayuub Ahmed walalkeenba nagala khatarsan bro

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 5 лет назад +27

    Ck youtuberka ugu shidan somaalida keep going legend

  • @abdiqanikhayr1407
    @abdiqanikhayr1407 4 года назад +1

    Ma foorari wn tagnhy intaa kaliya iga gadantay halsac bn qoslayay team ck hadan kuso biiray like igu sodhaweeya

    • @zakiboy8187
      @zakiboy8187 2 года назад

      Fff🚭🛅🛅🚻🚻🚼🚼🚼🚼🚻🚻🚻🚻🛅🚺🚩🚩🏴🏳🏳🏳🏳🏴🏁(⁄ ⁄•⁄ω⁄•⁄ ⁄)(づ ̄ ³ ̄)づ(づ ̄ ³ ̄)づ📲📩🚃💨💨👻💕💣💥💣💥💣💥👻💕👻💕 🔥
      😝
      👊➖➖➖👊
      ❕ LOL! ❕
      ➖➖➖➖➖
      👖
      👟👟

  • @zudeyzmoha2722
    @zudeyzmoha2722 2 года назад +1

    If You're witching This 2022 You Are LegeNd wLhi ✊😂

  • @mohamedahmed9446
    @mohamedahmed9446 5 лет назад +15

    Wlhi daacad ban uqoslay king ck keep going bro

    • @0bama4life
      @0bama4life 5 лет назад

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @xilkasxilka2147
    @xilkasxilka2147 5 лет назад +25

    Wlhi ido wuu kujecelyahy saxib jiro iga dheh 🙏👏👏👏❤ saaxiibo isjecel hormar wacan wll yaaal

  • @aliamohammed4805
    @aliamohammed4805 5 лет назад +29

    Prankaaga xanun waye maskaxdaaada alha ku siyadiyo 😙

  • @mohassan6583
    @mohassan6583 5 лет назад +10

    Still Ck In the Hause 😂😂

  • @alinasir6090
    @alinasir6090 5 лет назад +73

    Somalida mise cadaanka
    Cadanka ha iska maqnadan
    Somalida oo min hal subscribe ka helo igu filam
    Subscribe saara team ck

    • @HOBFILMS
      @HOBFILMS 5 лет назад +1

      Pro wn kuu saray adna mrkga ka soo bax masul

    • @alinasir6090
      @alinasir6090 5 лет назад

      @@HOBFILMS ok sxp

    • @fatimamahmmed5701
      @fatimamahmmed5701 5 лет назад +1

      10k subscribe without any video

    • @yonisfarah2342
      @yonisfarah2342 4 года назад

      😂😂😂😂💋👌👌🤣🤣🤣👍👍👍✌

  • @ayanaacomedian6838
    @ayanaacomedian6838 5 лет назад +23

    Ido loves u ck, keep him forever💝💟 ck hada aragto comments kayga ogow ina tageer0 kuahay, mr iido ne igusln💝💝💝

  • @healthyandnutritionhealth5284
    @healthyandnutritionhealth5284 5 лет назад +20

    Wlhi ck qosolkoo ika dhameeyy 😂😂 Ck Afgooye ulabeey😁 ya igu raacsan

  • @rahmaalaahi7801
    @rahmaalaahi7801 5 лет назад +10

    youtuberska kle hayska joogane Ck hdn daawdo igu filan 😂😂😂😂😂

  • @hidaayofour_four8239
    @hidaayofour_four8239 5 лет назад +17

    hhh hhhhh wlhi saan uqoslley waligey xitaa uma qoslin ck fillim wajili karataa runtii keep going👌

  • @amiirmahad4446
    @amiirmahad4446 4 года назад +4

    Ck pro sida ay sheekada kugu hagagto waxa fiicned in aad mowduuc aad soo diyaariso kasoo ah waxa kugu kalifay in aad qamri cabto sida in gabar jaceyl kaga baxaday oo kale cml👍king ck

  • @aizhaadiamond5747
    @aizhaadiamond5747 5 лет назад +27

    😂😂ck tinta oo iska so jary inti ila argty like igu qpo 🤣🤣🤣✋🏼

    • @sumayoqueen680
      @sumayoqueen680 5 лет назад

      Ck caadi matihid lkn soomli Gorme imanee🤣🤣🤣🤣

  • @qaaliali2139
    @qaaliali2139 5 лет назад +28

    Wiilkaan kale series ay ka tahay ani maa kuku yaaco uuu ka keenay 🤣🤣wlhi ck dhibloow waaaye

  • @mansuurjama2110
    @mansuurjama2110 5 лет назад +13

    Top 1 youtuber Somaliyeed ayaad tahay🔝

  • @sucadokhalif1039
    @sucadokhalif1039 5 лет назад +2

    Alla hoyoy cawa dariska so kiciyay sa u qoslayay inta rer muqdisho ah o jingad dagan love isara ck nin iga badiyay ba thy bro🤣🤣🤣

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 5 лет назад +11

    Zzb kay liil baliil madax yiriis iidaar kulahaa 😂😃😂😃😂😂😂🤣😂🤣ck waxa kale 😂😂🤗😂🤗🤗😂😍😂😎

  • @khalidabdullahi2545
    @khalidabdullahi2545 5 лет назад +5

    aj kulaha dadka uurka waxi ugujiro markay qamriga cabaan wey so tufaan hhhhhh

  • @salmahashi6905
    @salmahashi6905 5 лет назад +31

    OMG I enjoy your funny videos wallhi 😍
    So funny I love it
    This makes my day😂😂

  • @amuushali8232
    @amuushali8232 5 лет назад +5

    Aj dacaaad waye wlhi saxiib kujecel waaaye aj ck yooo 🥺❤️👈

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 5 лет назад +7

    This. Was the best prank iga qosliye🤣🤣

  • @wllaltuniyoh7938
    @wllaltuniyoh7938 4 года назад +1

    CK WAA KAREYSEY WLHY HOREY USOCO KU DHIHI LAHAA CADAW GAAGANEH CAGTA HAKA HOOS MARTO✊🤗✍🏿

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 5 лет назад +13

    😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂 afgooye kulaha wan uraxeneenaa ninka kaleexo hhh

  • @mohamedabdikani6601
    @mohamedabdikani6601 5 лет назад +16

    ck shekadaan khayaali weyaan anagaad nagu samynaysaan sadexdiinaba waad is ogtihiin flim baadnoo jilaysaan sabbtoo ah fiiri 26:43 iyo 30:40 position ka cameradu waa is bedelayaa labada marba nin kaan ma fahmayo miyaa intaasoo dhanmarbameel lagaynayo camerada midkale ninkan gurigisuu joogaa wuuna labisanyahy wuxuu diyaar u yahy in camera laga duubo macawis ama short iyo funaanad buu sidan laha haday dhab taas waxadheer meesha mrkad damacdid inadmeesha camerada ka tagto isaga ku soo celinaya afgooyo muu kusoo celiyo isagsheekada lasocdee midkalena aan kuugu daro afgooye intuu u yimi oo camerada meesha saaray ayuu laabtay oo adi kusoo kaxeeyey shaki ma gellaayo miyaa isaga nio nagu kala wad sheekadan iguma socon buufleee

    • @ahmetabtriciat9217
      @ahmetabtriciat9217 5 лет назад +1

      Planned

    • @abdisamedbarrow2191
      @abdisamedbarrow2191 5 лет назад +1

      Waxaan waala soo edit greyay brda
      Sow uma jedid qosolka hassan top io qoralo inuu ku dhexjiro vedio-ga

  • @khilaadibwoy9817
    @khilaadibwoy9817 5 лет назад +8

    Hal mar wax madhipeeso hhhhhh funny wlhi 😂😂 ana caboyo adinkaaba waalan kal io laap u qoslay wlhi😂😂😂😂

  • @mohameddeeq1406
    @mohameddeeq1406 4 года назад +3

    Ck khiyalyste wa kadhargta bahasha anaga jilin nosaman runa ucabi jirtay xarif😂😂😂

  • @tiktokofficial8623
    @tiktokofficial8623 4 года назад +1

    Ck kaptada images pro. Ej. Ad. Apganistanka hailawin😀😃😃😃zhpyal pye. Like hailawina And repleys🙏🥰

  • @sadam4499
    @sadam4499 5 лет назад +14

    Ck sxpka Aj wu ka fikira wlh wuxu dhahy maxa uso wadi weysay hadi camera laga duubo kwrn.
    FRIENDSHIP GOALS.

  • @adoza7567
    @adoza7567 5 лет назад +12

    CK Wa Keentay 😂😂😂😂 Somalida Sawir Laso Gal Madaxa Saro Kulaha Dhulk Wlhi😂😂😂😂 CK❤ Please Make more pranks

  • @abdullahiisse634
    @abdullahiisse634 5 лет назад +10

    10:43 _10:45 inta u dhaxeyso si fcn u fiiriya laptopka mesha u yaalo ma ahne mel kale aala dhigay micnaheda wxy thy mar wlbo wx niga qaldamo camerada pause ayd qabaneyseyn si walbo well done bro jilinka adba ugu fcnthy 🤝👍 keep going

    • @anuushali9099
      @anuushali9099 5 лет назад

      Way jareen mho ilen wa la habeena clipka wx fahan noh

    • @deeqadaahir9312
      @deeqadaahir9312 5 лет назад +1

      Hhh flinka waa laysku ogyahay

    • @maryandiiriye1055
      @maryandiiriye1055 5 лет назад

      Dadkuu ck sheegay baa tahy waad ka xuntahy hormarkiisa🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdullahiisse634
      @abdullahiisse634 5 лет назад

      @@maryandiiriye1055 😁😄😂🤣 kama xumi e lkn iney isla ogayen ba mesha kamuqato huno ✅🙌

  • @elivibraahim7596
    @elivibraahim7596 5 лет назад +14

    AJ miskin saxip wngsn tahay wlhi cumar saxip wngsn heysata masha Allah 👬❤⚘

  • @sihaamxawiiwi5979
    @sihaamxawiiwi5979 5 лет назад +8

    🤣🤣🤣saa u qoslaye beerka ixanuuney Ar ck waaku hesta wle👏👏

  • @nasiimdhalad5263
    @nasiimdhalad5263 5 лет назад +7

    my king wllky ck noloow inty nololi jirto team ck fr ever❤❤

  • @talisoyusuf2366
    @talisoyusuf2366 5 лет назад +17

    ck hadal ka so fakan raway hhhhhhhhhhh waraa dukaanka uu dhahay😂

  • @AlAl-js8re
    @AlAl-js8re 5 лет назад +9

    Cabitaan hadaadan ka dhaaran karin in mar uun ka wardoontay. Like saar. Si tiradeena badankeeda umada u ugu muujino, lol

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 5 лет назад +12

    Sxpka wngsan waa midak kula qebsadaa farxad iyo murugo waa midka kula jacel wngaag🔥🔥🔥💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @leyushmo9441
    @leyushmo9441 5 лет назад +6

    That was funny,Ck u good actor🤣🤣🤣🤣

  • @kylo-4051
    @kylo-4051 5 лет назад +11

    Sxp Sidaan Kuu Jecel inaad Hesho wey Adagtahy runti!!👏👌

  • @bisharacabdi57
    @bisharacabdi57 5 лет назад +16

    Kkkkk kkk wuu nax naxoyaaa aj saxib ficaan waye wlhi wuu ku jecelyahay

  • @ikranmohamed3627
    @ikranmohamed3627 5 лет назад +13

    Das geilste Video was ich bis jetzt auf dein Kanal geguckt habe 💥💥

  • @sanjuujrbluesboy7668
    @sanjuujrbluesboy7668 4 года назад +1

    2020 YADA WANAYO HIT LIKE😁

  • @Cabdiqani.ibraahin.Mataan
    @Cabdiqani.ibraahin.Mataan 4 года назад +1

    Asxabeey like iigu dhufta
    Rabi raali hakaaa noqdeeee