JIGJIGA - ITOOBIYA KAMA SII MID NOQONAYNO INTAAS KA BADAN.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 дек 2024

Комментарии • 34

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 Месяц назад +3

    Maanta WAX Itoobiya la dhahaa MAJIRTO ee yaan shaadh ka Itoobiya la idunku dhicin

  • @nimjohara6335
    @nimjohara6335 Месяц назад +3

    Guul somaali Masha Allah. Somaliyeey tooso, isku dirsada

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Месяц назад +7

    Ciidamada baxsadka ah hubka ka qaata xoog xornimo,😅 qabta qabta qabta kufaarta Allahu Akber walilahil xamdu, scws.❤,

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Месяц назад +5

    Somali galbeed guul 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @AnissaOmar-hh2si
    @AnissaOmar-hh2si Месяц назад +3

    Mashallah ❤❤❤

  • @abdirashidmohammed7512
    @abdirashidmohammed7512 Месяц назад +3

    Guuul guul
    Abiy ha is casilo
    Abiy down

  • @SaylacDuurow-xw9ud
    @SaylacDuurow-xw9ud Месяц назад +6

    GUUUUUL SOOOMAALI GALBEED OGAADENIA

  • @Faarax-y4v
    @Faarax-y4v Месяц назад +3

    somali afka nooleey ma hadal aan ficil lahayn baad abada wadi doontaan???😢😢 iska aamusa ama wax bedela ⚠️ 5 sanoo abiyi joogey oo nabad jirtey maxaa qabsateen??? dhaqaale meel ma dhigateen???😢😢

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews Месяц назад +1

    KKK JIgjiga Ethiopia kama sii mid ahaanayso miyuu yidhi. Dee Jigjiga waa Hawd iyo Reserve area oo Somalilnad ka mid ahayd. Hadii meesha lagu kala yaaco, Somaliland ayey did ugu soo noqon.

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 Месяц назад

    Ilahow Somali weyn yaa rabi al calamin. ❤❤❤❤❤

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 Месяц назад +2

    Oromadu 2018 dalka markay qabsatay waxay dajiyeen qorshe ay ugu gogol-xaaraan si tallada dalku gacantooda uga bixin wakhti-dheer. Talaboyinkas ooy fuliyeen qaarkood waxa kamida:
    1) AWOOD-DHEXE: In awooda kubaahsan 9kii xisbi qoomi ee TPLF dalka ugu talin jirtay, llagu ururiyo hal xisbi siyaasadeed, meeshana laga saaro awooda kubaahsan xisbiyada qowmiga ah ee 9ka deegaan (4ta EPRDF iyo 5tii bah wadaagta lahaa). Talaabadan oo waa lafuliyey
    2) In lawiiqo awooda dhaqaale ee TPLF, Amxaaro iyo tigreega lakala dhax dhigo colaad aysan waligood kamidoobin kari siyaasad ahaan.
    3) In lawiiqo awooda dhaqaale iyo shacab ee xabashida kuleedahay caasimada Addis-ababa.
    4) Si loo yareeyo saamaynta siyaasadeed ee qoomiyadaha dalku kuleeyihiin dawlada dhexe, loona yareeyo muranka xuduudaha ee kililada, in dalka loo qaybiyo 18 maamul deegaan, dib-uhabayna lagu sameeyo 9ka maamul deegameed..
    5) In lamideeyo Ilaha dhaqaale iyo horumar ee 12-ka caasimad magaalo ee dalka ugu waawayn.
    Oromadu waxay wadaa wixii shalay xilka looga tuuray TPLF, taaso ah kutakri-falka awooda dawlad dhexe ee dastuurka garabmarsan, ujeedada Abiy ahmed loodorteyna waxay hayd in nidaamka fadaraalisamka sida dastuurku dhigayo loo hirgaliyo, halka uu qaadey taas cagsigeeda asago is aaminsiiyey in Oromadu Tigree kabadan tahay awoodna uleedahay siday doonto inay wax umaamusho, waana sababta amxaaro iyo tugreeba uga biyo-diideen. Sidaas darteed arinta muhiimka eey tahay in laga foognaado waa qaabka loohirgalinayo nidaamka fadaraalka, iyo awoodaha maalinba mid deegaamada laga xayuubinayo.

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 Месяц назад +1

    Guuul somaaliyeey

  • @redwanabdi4378
    @redwanabdi4378 Месяц назад +1

    Waligood tigree heerkaa muuna u istaagin heerka maanta loo istaagay

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 Месяц назад +1

    Walee Nin Sigtay Ma Nabad Gelin..Doqonkii Waxuu Yiri .Maxaa La,iga Doondooni Beriba Waan Lumiye..

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Месяц назад +2

    Hadalka naga daayoo Jihaadka ku dhawaaqa halagu kala’baxo dhalinteenana na diiwaan galiya. Reer Somaliland ayaa ahay Hargaysaan ku suganahay diyaarna waan nahay InshaAllah odayaasha qoryaha ha’qaadaan inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 walahi haday israacaan Ethiopia 🇪🇹 oo idil waxba naga qaadi kari maayaan walahi waan ka adagnahay waana iyaga kuwa ooyaya hadhow oo kufaarta ku ooyi waxbana qaadi maayaan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 Месяц назад +2

      Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah alaah hakubarakeyo hakuxiftiyo alaah ha inamideeyo Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii yaa ❤

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 Месяц назад +1

    ❤Guul H&R AREA❤

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Месяц назад +1

    etiopia.sidaad.moodan.maaha.somàliyay.wa aloogataliya.siyasada.abasiiniya.waxana.utaliya.ninkaliya.oo.ah.hadba.kakursiga.fadhiya..hogankaste.waxa.khasab.ku.ah.labaqodob.inukalasinado.hogaamiyayashiihore.labadaqodob.midi.waa.nabagalyada.iyo,midnimada.etiopia.talabaadña.waa.somalida.iyo.islamka.waxa.kuqarsoon.shegashada.degankhasa.somliya.oo.udhaqanta.sida.somalida.kale.sida.àrgagaxisada

  • @cabdiqolee8192
    @cabdiqolee8192 Месяц назад +2

    War waykala yaacaysaaye aan shidno dhinaceena waabalan

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 Месяц назад +1

    Dadka direed maxaa u diiday inay danahooda u sheegtaan itoobiya oo Onlf oo daarood ihi kilinka kiligood u sheegteen. Inta goori goor tahay duulkaasi direed ha ka kaceen oo xaqooda ha sheegteen. Samaysta warbaahino.
    nin hadli waayey hooyadi qadisay xaga hore ka toosa hadhaw dib laga toosa waxba tarimayso.

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 Месяц назад +2

    Waa in laba kilil laga dhigaa DDS oo ay horeba u ahaayeen Hawd & reserve area iyo Ogadenia waayo dadka iska leh h&reserve area cidina kalama tashato DDS waligoodna laba dal ayay kala ahaayeen. ❤Guul H&RESERVE AREA ❤

    • @muktaribrahim7397
      @muktaribrahim7397 Месяц назад +2

      Wa sida Dir ku wuxu ahan jiray Ismaamulka Harar

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d Месяц назад +2

      Markaa mawaxaad rabtaa in dhulka laga qaado soomalida saw maha in lagu heshiiyo soomalida dhex deeda hadii ogaadeen lararo yaa ku difaacaaya islayaab

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d Месяц назад +3

      Anigu reer burco ayaan ahay manaqabo in soomalida lakala saaro waayo mawjada kale ayaa ba socda

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Месяц назад +2

      Waa rinyada Oromoda taasina halaagooda dhulkaasina waa dhul Somali kii Orom uraya dooni haraaco iyaga oo wuu kaguuri dhulkaana waa deegaan Isaaq waana aniga dhaxalkaygii dhimashaan kaxigaa Alhamdulillah Ethiopia 🇪🇹 burburkeedii ayaa soo dhow Oromana buuraheedii qalalnaa ayay kunoqon InshaAllah dhalinteenuna waxaan ku sugananahay Hargaysa dagaalkaas annagaa qayb kanoqonayna xoraynta DDS waan in Oromada Hargaysa iyo dhul Somali lagu gowraco walahi waadna arki InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Oromo maanta waa i’arkaay waxay ku dambayn i’qariyaay walahi waan arkaa siday ku dambayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 Месяц назад

      Marka geela looheeso ayay gorayo uheestaa cadaw iyo qoomiyada inagatirobadan ayaa lalahaa hala iskadhiciyo ee xagaad ulakacday

  • @IsmaaciilCabdi-oj9mu
    @IsmaaciilCabdi-oj9mu Месяц назад +2

    asc walaalo waa nacasnimo in kilalka laga dhigo fadaraal lagana raro somalidii taaley halakaco gacmahana hala isqabsado mahadsanid

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Месяц назад +2

    Wslf :western somali liberation fron started now,🎉❤🎉❤😮🎉😮

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 Месяц назад +1

    Hawd & reserve area waxay noqonaysaa kilil gear ah oo Federalka hoos taga ❤Guul H&R Area❤

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Месяц назад +2

      Waa rinyada Oromoda taasina halaagooda dhulkaasima waa dhul Somali kii Orom uraya dooni haraaco iyaga oo wuu kaguuri dhulkaana waa deegaan Isaaq waana aniga dhimashaan kaxigaa Alhamdulillah Ethiopia 🇪🇹 burburkeedii ayaa soo dhow Oromana buuraheedii qalalnaa ayay kunoqon InshaAllah dhalinteenuna waxaan ku sugananahay Hargaysa dagaalkaas annagaa qayb kanoqonayna xoraynta DDS waan in Oromada Hargaysa iyo dhul Somali lagu gowraco walahi waadna arki InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Oromo maanta waa i’arkaay waxay ku dambayn i’qariyaay walahi waan arkaa siday ku dambayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Месяц назад +1

      Waa rinyada Oromoda taasina halaagooda dhulkaasima waa dhul Somali kii Orom uraya dooni haraaco iyaga oo wuu kaguuri dhulkaana waa deegaan Isaaq waana aniga dhimashaan kaxigaa Alhamdulillah Ethiopia 🇪🇹 burburkeedii ayaa soo dhow Oromana buuraheedii qalalnaa ayay kunoqon InshaAllah dhalinteenuna waxaan ku sugananahay Hargaysa dagaalkaas annagaa qayb kanoqonayna xoraynta DDS waan in Oromada Hargaysa iyo dhul Somali lagu gowraco walahi waadna arki InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Oromo maanta waa i’arkaay waxay ku dambayn i’qariyaay walahi waan arkaa siday ku dambayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @kayse9990
    @kayse9990 Месяц назад +1

    Hawlo waxasocda qalLaase oolagawado bariga afrika siaasiyan