Subkane.flv

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 48

  • @jshhwh7073
    @jshhwh7073 3 года назад +1

    Abwaanka. Mudulood. Waa. In. Xamar. Taalo. Uga. Dhisnaa

  • @weheliye55
    @weheliye55 14 лет назад +2

    abwaan axmed dhaqan xasan subkan ilaahow kuu naxriiso
    waa abwaan muddulood ilaahow jannad ku geeyo
    jananka waa tii la dhigay wadajir

  • @Somaltv-b8m
    @Somaltv-b8m 5 лет назад +1

    Abwaaankii wayn allow yaraxmaa abwaan dhaqane subkane

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 8 лет назад +2

    Allayarxam Axmed Hassan Dhaqane ... Waaa Geesi Mudulood Oo Taariikhda Xusi Doonto .

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 6 лет назад +1

    Jiri mooryaan wata jananku soomaaha

  • @ayaanlehassan997
    @ayaanlehassan997 2 года назад

    Caydiid cadaw ayoow ahay waan lagu tagay

  • @madaale1000
    @madaale1000 13 лет назад +1

    haibaran jawaabtani adiga leh abwaan subkane wuxu ka hadlayaa waxa runta ah oo dhacay oo dadka kudhaqma ama samayay sida genaral ceeydid oo kale allah raxma

  • @abdirahmanmohamed6279
    @abdirahmanmohamed6279 11 лет назад +2

    aniguna tix baan ku dari lahaa.
    doqonki tolkii jabiyey jananku soo mahan
    jahweer hawiye baday janaku soo mahan
    daarodka soo jibiye kii faray jananku soo maha
    janad cagaca gelnaysan ki kuyiri jananku soo maha
    madfacii daraha xamar jibiyey janaku soo mahan
    jabkii halaagi kadhacay xamar jananku soo mahan
    jiinka webi xawadlahana ku jaray jananku soo mahan
    abgaalkana jidgooyada udhigay janaku so mahan
    raxanweyntu bahiday la jiifan jananku soo mahan

  • @FunnyGuy353
    @FunnyGuy353 8 лет назад +3

    allaha u naxariisto abwanka

  • @caqilnasri3424
    @caqilnasri3424 8 лет назад +1

    watan ciradii xumed koofi kucayumaye wlh rag rag dhalay subkane geesi mudulod cid umabahnid calankaga taagan ilaawali

  • @abshirhassan4902
    @abshirhassan4902 9 лет назад +1

    maasha allaaaah nin culus afkaaga caano lagu qabay

  • @Somaltv-b8m
    @Somaltv-b8m 5 лет назад

    Abwaaan subkane

  • @mmhabeb
    @mmhabeb 9 лет назад +1

    Abwaan sukane waa halyeey soomaaliyeed
    Jaqaanay doqonta sida la isaga dhacsho.

  • @Somaltv-b8m
    @Somaltv-b8m 7 лет назад +1

    abwaaan SUBKANE noolow jir oo joog

  • @jawiilahmed8891
    @jawiilahmed8891 7 лет назад +1

    waa abwaan Udeejeen alaha u naxariisto asaga iyo caydiid

  • @ultratribalist
    @ultratribalist 12 лет назад +2

    abgaal ha noolaado iyo banadir state.waa gabay wanaagsan oo ka tarjumaayo xaqiiqda mooryaanta iyo tuugada qarankii dumiyay,

  • @Somaltv-b8m
    @Somaltv-b8m 5 лет назад

    Gabaygaan waaa 1992

  • @Somaltv-b8m
    @Somaltv-b8m 7 лет назад

    allaha unaxariisto abwaanka

  • @anisoabdi3760
    @anisoabdi3760 10 лет назад +1

    somalida haday raiyiga abwaankaan ookale ay wada leeyihiin hormar bay gaari lahaayen

  • @galkacyo12
    @galkacyo12 6 лет назад +1

    GANANKU WAA KUMA

    • @hugdheh
      @hugdheh 6 лет назад

      s abdi waa jeneral ceydid dagaalki mudulow(abgaal iyo tolkiisa) iyo madarkicis(h.gidir) yo xulafadeeda

  • @sayidomarmukhtaar1676
    @sayidomarmukhtaar1676 6 лет назад +1

    Hiraab jebiye ina jees lajire jananku soowmahan wakaa calaan calaaya waa caadadii fulaye gabay iga dheh

  • @tytyrd
    @tytyrd 14 лет назад +1

    jananka waa Genaral wow iyo General Galaaal baan u maleeynaya.

  • @Somaltv-b8m
    @Somaltv-b8m 5 лет назад +1

    General waaaw hhhhhhh

  • @mohamedhabeb8245
    @mohamedhabeb8245 9 лет назад +2

    ABWAAN SUBKANE WAXAA ILAAHAY BARAYSIDA DOQONTA LA ISAGA DHACSHO, WAA HALYEEY UDEEJEEN OO U HIILSHAY WALLAALAHIIS MUDULOOD EE ABGAAL. RUNTANA U SHEEGAY HABARGIDIR IN AAN XAIINYO LOOSHEEGAN KARIN.

  • @buteeri
    @buteeri 11 лет назад +1

    gen waaaaw ahaaa hahahahah subkane geesi mudulood alayarahma

  • @malaawijamac6145
    @malaawijamac6145 8 лет назад +1

    udeejeen abgal mas uul kama ahaaaa ninkadan hadalka sidaa u dhigay

  • @CushiticSomalianMale
    @CushiticSomalianMale 14 лет назад +1

    Somalian-eastern-cushitic Poetry = gabay - in af-Soomaali

  • @mohamedibrahim9485
    @mohamedibrahim9485 13 лет назад +1

    Nin shaxaad loo soo diiday ayuu u egyahay Odaygaani

  • @princejuba
    @princejuba 12 лет назад +1

    joodari xambartiyo jawaan jananku sow maha ahahahahahh

  • @leylasheeq7436
    @leylasheeq7436 11 лет назад +1

    Jalmadaha qaatay iyo digsida jananka sow maaha...midkaan jaqaf ka tagin jananka sow maaha..kkkkkkkkkkkk Caadi maaha....kal iyo laaban u qoslay

  • @saadaqxasaanxaashi9624
    @saadaqxasaanxaashi9624 8 лет назад

    UDEJEEN ABGAAL BAA KA WAKIILA
    HA CAYTAMO
    WAAYO NINKAAN
    NIN KUU CAAYAYO
    WAA NIN KII KASIIDAAYAY
    GACANTA MAROODI
    EE AFWAYNE
    NINKAAN WAA NINKII DAAROOD OO DHAN WACALKA KU SHEEGAY EE QALBILAAYE LA ORANJIRAY

    • @Somaltv-b8m
      @Somaltv-b8m 5 лет назад

      Maya wll sida Maha mudulod weeye wll

    • @Somaltv-b8m
      @Somaltv-b8m 5 лет назад

      Hhhhh mudulod dheh

  • @caqilnasri3424
    @caqilnasri3424 8 лет назад +1

    watan ciradii xumed koofi kucayumaye wlh rag rag dhalay subkane geesi mudulod cid umabahnid calankaga taagan ilaawali