Meesha Labo gabay oo Midi yahay DARBADAALEEY AW MUUSE iyo gabay aan filayo ina Cabdille Xasan inuu leeyahay ayaa la isku daray mise waa khalad aan anigu fahmay. Mida kale Afqarshe ka tira meesha maaha ninka.akhrinaya gabayga maahee Waa Cali.Cilmi Afyare
Mahadsanid, waxaad soo gelisaa gabaygii Dardaaran oo uu ku luuqaynayo aw muuse afqarshe.
Gabayga waxaa tiriyay aw muuse ismaaciil waxaana kuluuqaynaya cali cilmi afyare qolada soo saa ha u ogaadaan
Gabaygaani waa gabaygii Aw muuse ismaciil yuusuf oo ku luuqaynayo cali cilmi afyare waxaana wadaadka gabaygaas ku kiciyey kolkii ergadii cismaan maxamuud ay laayeen warsangeligu,200 darbadood buu ka koobnaa gabaygani balse in yar baa laga hayaa
Shukran masuul
Aw Muuse Ismaaciil Yuusuf 1840kii
Gabaygan waxa ku luuqaynaya Aw muuse afqarshe AHN.
Meesha Labo gabay oo Midi yahay DARBADAALEEY AW MUUSE iyo gabay aan filayo ina Cabdille Xasan inuu leeyahay ayaa la isku daray mise waa khalad aan anigu fahmay.
Mida kale Afqarshe ka tira meesha maaha ninka.akhrinaya gabayga maahee Waa Cali.Cilmi Afyare
Shukran masuul waan hubinaynaa Waad ku mahadsan thy baraarujintaada
Waa hal gabay uun waa gabaygii caanka ahaa ee darbadaaley aw muuse Ismaaciil iyo luuqdii cali cilmi afyare
@@Gaanimedia273 lkn af qarshe maxaa meesha keenay
@@Dhaxal_reeb qolada chanelka ayaa ku qaldamay oo kusoo qoray gabayga waagay soo geliyeen
Aw muuse afqarshe waxaa ugu cajiibsan marka uu ku luuqaynayo gabaygii Sayidka ee Dardaaran.
Aw Muuse iyo Sayid Max’ed isku waqti ma ahayn... Aw Muuse ka horeeyet.. Luuqeynta waa Cali Cilmi Afyare.
Wa cali cilme afyare ninka ku luuqeenayaa..gabayga waxa lahaa awmuse ismail
Gabaygan ninka ku luuqaynayaa Ma Cali Cilmi afyare?.
Haa waa cali afyare inadeer
gabayagan Sayid Maxamed Cabdille Xassan Magaciisa maad soo raacisaan?.
Gabaygaan sayidku malahayn waxaa ladhahaa darbadaalay waxaana tiriyay awmuuse
Gabaygan waxa laha awmuuse ismail darbadaaley.mj cisman mxud