Midnimo | Abwaan Maxamed Gacal Xaayow | Cashiirada Tolweynaha Ciyoow Iga Gaarsii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Abwaan Maxamed Gacal Xaayow | Cashiirada Tolweynaha Ciyoow War Iga Gaarsii
    Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo
    Subscribe To My Channel Midnimo and Get More Video
    www.goo.gl/iZ5X2Q
    For more videos visit www.midnimo.com
    Follow us on Twitter / midnimo1
    Follow Facebook Page / midnimo
    #Midnimo #HoygaSugaanta #Somalia
    Taariikh Noloneedka Abwaan Maxamed Gacal Xaayow
    Abwaan maxamed gacal xaayoow wuxuu ahaa halyeey soomaaliyeed.waxoo ka mid ahaa dadka lama arkaanka ahaa
    dalka iyo dadka soomaaliyeed soo maray.abwaanka wuxuu ku dhashe caasimada muqdisho gaar ahaan degmada boondheere
    waxoo ku soo bar baare degmada cadale oo ka tirsan gobolka shebeelada dhexe. abwaanka wuxuu ahaa abwaanka kaliya ee erayada Y ku baxo gabayda ka tiriye . abwaanka wuxuu ahaa
    abwaan gabayada qorin uusna u fikirin ee meesha la joogo markaas kula soo dhaco waxaana la dhahaa gola ka fuul .
    intoo suugaan tiriye waa bad ween in yar hada ka so qadano.
    1 guuroogii caanka aha YAABKA KA HESHIIYA SOOMALIYEE
    2 guuroogii caanka ahaa SOOMAALIYEE IS BAR QAWO
    3 guuroogii caanka ahaa QALADIINA SAXA SOOMALIYEE
    4 guuroogii caanka ahaa NA GAARSII ALLAHAYOOW
    5 guuroogi caanka ahaa FARSHAXAN:
    6 guurogii caanka ahaa AFRIKAAY IS DOONO
    7 guurogii caanka ahaa DHAGAX DAHAB
    8 guuroogii caanka ahaa GOOB LAGU CUBTAY
    9 guuroogii caanka ahaa CARAB IYO SOOMAALI
    10 shiribkii caanka ahaa EEBOOW NABAD YUUNABTO NA YEELI NAGU YEER intas hada ugu gudubno,abwaanka waxoo ka mid ahaa abwaanada dalka ka bixin marka laga reewo shir nabadeedyada somaliya iyo xaalad caafimaad , abwaanka wuxuu ku geeriyoode caasimada muqdisho gaar ahaan degmada wada jir sanakii 2011/5/16. alle ha u naxariisto qabriga alle ha u waasiciyo qabrigiisa beer beeraha janada ka mid allow ugu yeel
    WAA WALAALKIIN ( MOHAMUD XIDIG) taariikh adeer waxa gacan ween ka geestay caaqilkena walaalkena ( ABDIKAAFI MUUSE XASAN alle hana xafido dhamaanteena ONE LOVER

Комментарии • 16

  • @farhiaqajo9482
    @farhiaqajo9482 3 года назад +3

    A.C. Maanshaa allah , Ciyaal Xamar Suugaan yahan ,Macnaha Nin Xamar ku dhashey oo soo koobaya shid iyo qif, dhaqanka guud ee Somalga Raacatada ah Qotada iyo magaal jooga Aduunka oo dhan marka aad dhadheeysato ood dhuuxdo dhamaan murrtida. iguuroowga, shiribka iyo heesaha wadaniga iyo midkan Latacarifuu ah ee Abwaan Maxamed Gacal Xaajoow oo cimrigiisa qayb ka mid ah aan idhalahayn , waxaa uu ahaa Ciyaal xamar aan asagoon soo qoran kor ka shubi jiray ama u taban jiray isagoon war qad ku qoran, waloow indho la aan ka hor uu ahaa Skoley Ciyaal Xamar aan xoolo raac iyo beeraley qoto ayan ahayn hooyadiis iyo aabahiis,, heredhitaga hal abuurka suugaan tiisa waa dheredhiti Maxamed Gacal Xaayoow Xasan’ ilaahoow janana tul fardoowso ku waari dhamaan aqrabadiisa.
    Qajo1.???.
    Rinkeby

  • @AxmedQoorgaab-y7d
    @AxmedQoorgaab-y7d Месяц назад

    Alaha unaxaristo abwan wayn😢

  • @alishafti5977
    @alishafti5977 2 года назад +2

    Pure talent, oratorical, and grandiloquent performance of Guurow by Laashin Maxamed Gacal Xaayow. Cashiirada Tolweynaha Ciyoow War Iga Gaarsii.

    • @AsadAf-rs1mm
      @AsadAf-rs1mm Год назад

      he is a class "A" like sayid maxamed cabdile xasan.

  • @gandaaw
    @gandaaw 5 лет назад +2

    Allow unaxariisto Abwaan Maxamed G Xaayoow,, abwaan lamid ah oo kawaxgaradsan hadda lama haayo

    • @Midnimo
      @Midnimo  4 года назад

      Fadlan Nagu Caawin In Aad la Qaybsato Asxaabtaada Barnaamijyadeena Tiknoolajiyada Ha Ka Faaideystaan - Mahadsanid

    • @aaminomuusecali7872
      @aaminomuusecali7872 Год назад

      Allaah u naxaristo

  • @xuriyoxasan1623
    @xuriyoxasan1623 Год назад

    Alle hakuu naxariisto adeer magac iyo mamus ayaa katagtay

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 года назад +1

    Maansha alaah m facial xaayoow ilaahow kuunaxariiso

  • @maxameddeeq3504
    @maxameddeeq3504 20 дней назад

  • @Dr.abdullahifarahNur
    @Dr.abdullahifarahNur Год назад

    Alha unaxariisto

  • @raxmaaniya471
    @raxmaaniya471 6 лет назад +2

    Maasha alah waa abwaam marna aan la gaari karin

  • @NurHMaoMindile
    @NurHMaoMindile 5 лет назад +3

    Maxamad Gacal Xaayoow
    Allow jannadii fardowza guri kaaga yeel.

    • @Midnimo
      @Midnimo  4 года назад

      Fadlan Nagu Caawin In Aad la Qaybsato Asxaabtaada Barnaamijyadeena Tiknoolajiyada Ha Ka Faaideystaan - Mahadsanid

  • @taanecumar4195
    @taanecumar4195 5 лет назад +1

    saas waaye gabay. waxaas iga dheh

  • @Dr.abdullahifarahNur
    @Dr.abdullahifarahNur Год назад

    Alha unaxariisto