Hg waa mdiabyo badan waana kalamaan Waa dad aan lamari karin waxa ay may yiraahdaan Macruufka xididka iyo dhalyda iyo maxaabiisata waa nimana magaydada baxsha oon leyn maatada Marki ay dagaal maaganyihiin waa is maqlayaan minityo waxaan dhameyna go,aan mida ku qaataan Madaw cadaan duul ma jiro soo muquuiyoniya ❤
Hawiye Cida kaliya abwaan gabyo laga helo Qadyada Hawiye ku hadlo Saleebaan aya laga hayaa taariikhda Hawiye Allaha unaxariisto Saciid Gacameey Waxuu aha Saleebaan Hawiye kala daadsan bilaa xigmada ah ayuu ku gubaan bin jirey Gabayga Abwan sahal waa Geesi kale Saleebaan ah Ilaah ha ku xifdiyo Adeer Hawiye waad la hadashay
Wallaall a s c maashaallhu abwaan hanblyo waxba umaad reebin hawiye geesiyow ha ku dhaadhacdo doqonow iska tag) guulaysta wall hawiyoow cadawgiin jab😍😍😍form so/laan
Hawiye waxow ka oysiiyey amerikan o casimadoda ka xoreyeen watii baqtigoda muqdisho lagu jiidey o adunka la tusey iraaq afganistaan waxa xog ku heysta amerikan hawiye markow xanaqo cashar ayuu dhiiga cadawgana waa iska dhiciya
Ninkan wa hg/ saleeban wa ragi gabyi jiray waxuu abtiirsiino la wadaaga abwaanki wayna ee siciid gacameey ee gabayga kula dagaalmay kuna riday dowladi afwayne
Maasha allaah afku kuma go.o hawiye waano iyo wax sheeg uma hadhin siday murtida u dhuuxi baase suaali ka taagan tahay iyo aqoonta durugsan ee lagu dul miisàamay
Masha allah dadkii alle iga beerey allow idin miide o mowqiif qura qaata o dhulkina u tashada o dida farmajo iyo kooxdiisa diida waaxey wadaan o muqdisho meqankeda dhiisa guuleystaa mar walba guuleysta aaaamiiin aaaamiiin yaa allah
@@fardosasiraat792 kkkkk magaca somalia waa saamale wana haawiye iyo diir hawiye bana iska leh 4 ta saano u hayey farmajo tuug dib bu no ceshey waax horumar ah na maba jiira madaxdi ka horeysey waaxey qabten aadiga iyo farmajo jaajus itobiyan waax la idinkama weydinayo farmajo tuug mana gaaro hassan sheeq iyo sheeq shariif ma gaaro guul madaxdii hore wlhi miid dhama waa la waayey
Reer soomaaliya oo qabiil in ku luqluqda hawiyaan arkay war wuxu ma gunbaa maxaa ku saladay qabiilka subxaana llaah oo maad iimaan ku yeelatid intaad sheegaysi ,beenaalaad tahay hadaad intaad sheegtay runtahay sharaf ayaad raadin lahayd shalayna doowlad soomaaliyeed ayaad baabiseen, maantana,dowlada ku xigtay waa tan aad u midiyo tumanasi hadaba tan wax ka qaadi maysid waxaa la yiri geedwalba gooyseye geed kharaar ma goysay
Hg waa mdiabyo badan waana kalamaan
Waa dad aan lamari karin waxa ay may yiraahdaan
Macruufka xididka iyo dhalyda iyo maxaabiisata waa nimana magaydada baxsha oon leyn maatada
Marki ay dagaal maaganyihiin waa is maqlayaan minityo waxaan dhameyna go,aan mida ku qaataan
Madaw cadaan duul ma jiro soo muquuiyoniya ❤
Hawiye Cida kaliya abwaan gabyo laga helo Qadyada Hawiye ku hadlo Saleebaan aya laga hayaa taariikhda Hawiye Allaha unaxariisto Saciid Gacameey Waxuu aha Saleebaan Hawiye kala daadsan bilaa xigmada ah ayuu ku gubaan bin jirey Gabayga Abwan sahal waa Geesi kale Saleebaan ah Ilaah ha ku xifdiyo Adeer Hawiye waad la hadashay
Siciid gacamey wa ninki dhahay: hilib wan ka haroo hawiya hilib la sheegtaaye
Hilibkaygi baa haadu cunaysaaye
Heeryada iska roga magaceenu wa waynyahe
Hagac ka siiya marqura dagaalba hurayba maysaane
Halgan wan ka haro hawiyan hilib la sheegtaaye
Heeryeenimad wa waxa ku baday heerka manta ahe
Dhawaan waad ka haajiri dhulkaad hoodo ula aheyde. Gadaalna waxa uu ka leeyahay haduusan maydku tira beelen. Waxa uu tiri 1980 marku dagaalka u dhaxeeyay saleeban iyo dowladi afwayne waxe u qaxeen shiilaabo iyo dowlo saleebanki waxayna ahaayen reerka kaliya ee hawiye dagaalka kula jiray siyaad bare waligoodba waxe ahaayen raga hawiye indhaha u ah kacdoon walbana hormuud aha ana u qiray ano ah wiil reer burco reerka geesima dardartay
Mustafe Maxaad Nagu Caaysay Hada Anagoo Saleebaan ah
War saleebaanku faan badanaa war waa nin ceyr ah
Oo abwaan geele faruur mahilmamtay
Soo cayr mahn
Guleyso legend @@waayelkajaqafsada7214
Ilaahay halyeeyada ha noo xafido hawiye cadawgaa ha jabo inashallah guuuuuuuul iyo gomanimo inashallah
Mansha allaah haawiye ruunta ayaad uu sheegtay mahdsanid abwaan
Manshaalah mudane Mohamed SAHAL a Wan ilahay ha xafido from ceelhur ka tageersan guul insha
Maashaa Allaah Waa Gabay Murti iyo Macna weeyn Xambaarsan Allaha Idin Garab Galo ee Horay u socda.
F😶
Masha allah waa markii igu horesey o runta loshego Abwaanka wa nin maskax mirane ale ha xafidee
Maansha alaah walaal waakii iskarbaasha afkaada caano lagu qabey runtaad u sheegtey hawiye talo fiicana waa siisey ciladahoodana waad u sheegtay insha alaah wey is badalayaan
Abwan hawiye HG salemaaaan😂❤
Abwaanka saleebaan maaha
Marwo Yusuf wa saleeban wa ragi gabyi jiray waligii
@@marwoyusuf906 waa Habargidir, Saleebaan,Dashame,Gaabane,Faarax Rooble Walaale
Saleebaan aaaaaa
Wallaall a s c maashaallhu abwaan hanblyo waxba umaad reebin hawiye geesiyow ha ku dhaadhacdo doqonow iska tag) guulaysta wall hawiyoow cadawgiin jab😍😍😍form so/laan
Hawiye waxow ka oysiiyey amerikan o casimadoda ka xoreyeen watii baqtigoda muqdisho lagu jiidey o adunka la tusey iraaq afganistaan waxa xog ku heysta amerikan hawiye markow xanaqo cashar ayuu dhiiga cadawgana waa iska dhiciya
Allaha ku xafdiyo
Ninkan wa hg/ saleeban wa ragi gabyi jiray waxuu abtiirsiino la wadaaga abwaanki wayna ee siciid gacameey ee gabayga kula dagaalmay kuna riday dowladi afwayne
Who is Saciid gacmeeye we never heard about him we know Abdulle Raage and Guure but who is that man you are talking about him peace and love ❤️🇸🇴❤️👍
Mashallah amiin yaa allah
Maasha allaah afku kuma go.o hawiye waano iyo wax sheeg uma hadhin siday murtida u dhuuxi baase suaali ka taagan tahay iyo aqoonta durugsan ee lagu dul miisàamay
Waa taa natiijadii maanta lagu naalloonayo Muqdisho kaalay arag
@@lovelymamiina5723alxmadulilah walal viva tolkey
Masha allah
Viva hawiye gesiyasha somaliyeed wexey iska xoreyeen talyani ingriis faqashkii siyaad amerikan itopian baqtigodii watii suqa lagu jiidey amerikanka
Masha allaah waa abwaan maskada tuujiyaay nolow caqliga alle ha ku barakeeyo hawiye muraayada is hor dhiga hhhhh maska reerka ka saara
Abwaankan Mansha Allah gabayga waa iga gadan yahay
Abwaan Sahal masha allah
Abwaanka cumriga Allaha kuudheereeyo
Ameen iyo cibaado suuban Illahay Hana siiyo ameen
Waa Gabay.si kooban. U sharaxay.
Hawiye. Iyo ceeebahooda.iyo.wax Galkooda.
Abwaan.m sahal.suugaan.yahay.Afmaal.Ah.
Maasha Allaah
Tixda ugu dambaysa waa murti qaaliya sidaas ayaan caqli sax ah
SHARIIFO KALE
Hawiye ma gabyona hogbay ku dhacday all somalilanders
Manshallah Tarakallah
Masha allah dadkii alle iga beerey allow idin miide o mowqiif qura qaata o dhulkina u tashada o dida farmajo iyo kooxdiisa diida waaxey wadaan o muqdisho meqankeda dhiisa guuleystaa mar walba guuleysta aaaamiiin aaaamiiin yaa allah
Somaliya ma hawiye bas ah aya iskale 10 sani ayuu hawiye haysten maxay qabten 4 sano kaliya ayuu haysatay faramajo somalinimo ayuu soceliyey dad ka qabyalada kadaya
@@fardosasiraat792 kkkkk magaca somalia waa saamale wana haawiye iyo diir hawiye bana iska leh 4 ta saano u hayey farmajo tuug dib bu no ceshey waax horumar ah na maba jiira madaxdi ka horeysey waaxey qabten aadiga iyo farmajo jaajus itobiyan waax la idinkama weydinayo farmajo tuug mana gaaro hassan sheeq iyo sheeq shariif ma gaaro guul madaxdii hore wlhi miid dhama waa la waayey
Viva hawiye guul gobnimo somaliland waa in lagu deysado faqash danbe yaan la amiinin xata iney villada xaqaan
Caligii wanaagsanaa waa kaas Mashallah Mashallah Mashallah mashallah huuuuul iyo gomanimo,
Hawiye power oo vedio ah masha allh abwan
Wlh inaana noloshyda arag gabay ka mug weyn
Cuqdud iyo qabyaalad weeye sheego iyo badhadhakh 😮😮😮😮😮
Siciid gacameyga maanta nool
Masha allah caadi maaha abeaanka la hadal haday wax maqlayaan hawiye afkaaga cano lagu qabay
Walee hawiye turub Baray.
Hawiye haddu mudulod kujiri lahen see daremi lahayen🤣
Dee abwaanku wax inoo sheeg inay wax dhiman yahiin u malayn maayo waa inaga iyo raganimadeen
Maasha Allah afkada caano geel iyo malab laguqabay Aamiin Guuleeso waa runtaa sidaa Usheegtay hawiye waa Sax
Kala garo Hawiye & Samaale, marka hore.
Allow kuxafid
Dad caydooda ku raxeysta Hawiye ka jiro😂😂😂😂 viva tolkey
maansha allh maansha allh maansha allh maansha allh wll abwaaan💓💓💘💘💘💘❤🇸🇴💕💕💝💝💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💘💓💓❤❤❤💘🇸🇴💘❤👍👍👍👍👍💘🇸🇴🇸🇴💘💓❤👍
Faylasuuf ayaa hadal wanaagsan soo jeediyay , waxa uu ku daray muhimidda ay leeyihiin , gadaashiis waxaa istaagay Suugaan yahan oo cadayay in ay yihiin cidda u badasho haasaawaha suuqa, maqaayadaha iyo qof yar...
❤️❤️
Hawiye waa mulkilaha muqdisho, Farmaajo nå iyaga raba oo doonaya inu u joogo
Aad iya Aad abwane walahadashay
Hawiye Kala har
misana Kala hogaan fiican
Abgaal hungorigii bartaa
Jiroo hoowdka Mira naaya
Shabaab kii hantidoodi dhacay
Beey Hala u maalaan
inteey hoodkii galsheen
Misana Hoos u qariyaan
Habaar Qabihii shabaab
Kuleey halis xun weeyaane
Habrigii abgaal khabeey
Shabab wada huraayaan
Hanadadii eey dhaleen
Beey Haado dubataa
Odayaalkii haradiga ahaa
Bey Hogag Ku aaseen
Habluhii eey dhaleen
Ayaa heerti laga fooli
Heejir beey Ku tageen
hooygii xamaraad
Hantidii dowladeey
Misana halam Ka siiyeen
Habar gidir markey maqlaan
Wey wada hinaaseen
Halis beey u keeneen
Kuwa u ah.hiraab.kooda
Hooygaan laheen been
Hadeer naguba heystaan
Habar waaka liitaan.Abgaal
Anana waan wada hordeynaa
Hobkii dowlada laheed
Bey Nala horjoogaan
Hagar daamo cadaweey wadan
Iyo Heeryo Daba dheer
Habar gidir hadaa Nahay
Waan wada hordeynaa
Hawiyeey Ku laxowsadaan
Ninkii aan helin ogaalkooda
Horgal baa naheystee
Mar hore waan hodmi.laheene
Abgaalow horjoogaa
Asagoo hanti Ka radaaya
Runtii waan hilaacshee
balan Ka haro boontaas
wllh cadi mahin ninkan farmajo waa mas miyaa no kentu waa huba waa mas mala hadilee🤣🤣🤣
Hhhhhhhh qiq wadnaha mudaya iyo malmal iyo anexo iyo xil did iyo magaad iyo balayo kale aya loshidaa kulaha
wllh waa la yaabay mas run ban mooday habin dhan baa ka hurdi wayay aniga mas allh nogama dhigo ee allh hanaga dulqaado
@@alifanax8212 heheheheheheh
@@caishoahmed9928 HHHhh sidan dhan miyad fulay utahay
Caadi ma ahan runtii
Ciwaanku waa kaa qaldan yahay. Waa milkiile Qawsaar xukumo
M.a abwaan
Tolaay tollaay hawiyow wall dhexda xidha qoorqor c 'guudlawe yay idin hodin iyo nacas dolar iduku iibsada guusha idinka le inshallahu farmajo yu idin gumayn aamin malaha farmajo gushina farmjo ha udaba fadhisnina fadln
Abwaan Axmed Sahal halyey noo kacay noolow
Malug ona aderkisa o malafsan duro macnaha mudulodka farmajo tagero ka wada baqti kor angagsan
Yaa
Wllhi waa cajiib
Asc
Abwaanku cida sitay tahaybu ulla hadalay
Alla muxuu innan gumed yahay
🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿
Bismilaah hawiye abwaankodu aqli makasaaa allahu manajinaa kuwani faido malehe intan holka fadhida israail halagu daad gureeyo
Yan adinka kenya iyo nanjeriy leudinky shubin sidiy cadad ehed
Ader wacdan cisman inted ku hilmamtay ragi Mr Martini ku dilay lafole Hawiye intas oo kiliiya mia .
Wacdaan mudulood ooka mid yahy taliye
@@Halaag1bala u sheeg qokan wacdaanka sheganaya ee hadana ogeyn inu mudulood yahy yaab ba ii dhamaaday wacdaan aniga ah oo waliba cali yabar ah wanaa mudulood
Gabaygaan waxa uu i xasuusiyey gabaygii weynaa ee hawiye.
Sayidow faraskaaga, sayidow faraskaaga.
Birta uu calajaayo.
Ciida uu firjihaayo.
Xaarka uu fatahaayo.
Minii sayidka futadiisa la saaro
Gablan xaa ku orad ah.
Edeb yeelo
🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿
Badowninada waxaa kamid ah in ummad kale aad xaqirto adiga isla saxsanaato.
Koonka kaligaa kuma noola waana muhiim in lais ixtiraamo
Maadada dulmiga ka hortagta iyo dhiifaha maqan
Alow noxafid abwanadena hawiye
Ninkaan Hawiye kala dhantaalaya ha laga Qabto meelahan oo kale, in uu hawiye wada sheego iyo in uu San kale qaadin bay haheed, shirka looma dhameen.
Gelatine
Gabay badhaasuq
A
Jooji gabayga munaafaqada.
gabay qolo waxba sheegi maayo
Abwaan maxamad sahal ilaahoow ku barakee maxaa geesi dadkiisa jecel tahay
Reer soomaaliya oo qabiil in ku luqluqda hawiyaan arkay war wuxu ma gunbaa maxaa ku saladay qabiilka subxaana llaah oo maad iimaan ku yeelatid intaad sheegaysi ,beenaalaad tahay hadaad intaad sheegtay runtahay sharaf ayaad raadin lahayd shalayna doowlad soomaaliyeed ayaad baabiseen, maantana,dowlada ku xigtay waa tan aad u midiyo tumanasi hadaba tan wax ka qaadi maysid waxaa la yiri geedwalba gooyseye geed kharaar ma goysay
Kusoo fariiiso 🖕🏿🖕🏿
Maxa ku kenay qadhmunyhy 🖕
Abwaan kii ugu liitay qarnka
Waxbaanlaynay baadhahdaan idinku maysdayseen
Abaabulaaan kawaday kulahaa war nimanku oo hitii baa ka dha maaty
Wixii boys la oganaa
Wcz
Beenaalle Taariikh Hawiye Aanan Haynin Ayaad Tahay Curudka Hawaye Waa Gugun Dhabe, Maxaa Lagaa Dhageystaa Aqooni Waad ka Maran tahay Ama Dulmi Aad ubareertey weeyan Taariikhda Dib usoo Baro Badowyahaw,
Waxba haka caron curadka hawiy waxan u naqana karinle
Yuusuf 🖕🏿
Bro waa arin ubaahan in laga hadlo oo laxaqiijiyo cida curad ah lkn ceyda abwaanka waad ku qaldanthy
Kuwaan waa inay xabad dhadhamiyaan sikale wax kuma fahmaan
Kaley.dhadhansi.awodi.amisom.laguwarejiyay.idacaha..benta.adegsada.awodkale.maqabtane
@@luuljumale7578 was abaayo kan
Doqonki cabdiraxman cabdi Shakur arinka MA maqlay maalinta dagaal qaada yahuu
🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿
Orodo Camal yeelo Jahilow
Qawsaar
Adaa qowsaara shuubaaku dhashee
Shir weynaha Mucaaradka ✔️
Shir weynaha Beelaha hawiye ❌
Abwan qabil ku fanaya waa yaab
Mxaa isudalinee gaxash
Aman ay lahayen mudulpd labo nin somali ka sari rabo xasan caran bijo
Qabiil ,wye Somali
Micnaha Haiwkeye xamar lenhy wye
Kooxdii jazeera in ey Beel weynta hawiye derbiga ku qortaan War murtiyeedna mahad Salaad u aqriyo waa dhurwaa hilib ku raro.
Abgaal wadbunbunisay ma aha sadkushegtay kkkkkk walaheshay
Afkaga uraya kala bax abgaal laga qalye nin walba wuxu yahay baa lagu sheege maxa ugala dhac baxaysa abgaal
@@ayaanabokor3956LKN WUU KU DAHAY WANA LAGA DAREMAYA INU INYAR U JAN JEEERO😂
Kkkkk
Duli duli dhay baa tahy needs kugu dhagtay soomaali kala geeye baa tahay duf kubax ilaahay idamkiisa
🖕🏿🖕🏿
Duf Alle kugu bixi adigaa xaasid qabyaalad dagtay wa adiga
TB iney laabtaada buuxisaa dhaanta waxaas oo quraafaad ah
Walee Somalibaan Waligeed Dowlad Noqon
🖕🏿
Masha Allah