Daawo Baaq Deg Dega O Kusocda Dhulbaante Iyo habarjeclo Duco IyO habaar Miduun Qaata Dagaalka Joojiy

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 ноя 2024

Комментарии • 43

  • @MohamedAhmed-ie4nd
    @MohamedAhmed-ie4nd 2 дня назад +4

    Ma Sha Allah. Jazakallahu khayran adeer. Anigoo Isaaq ah baa kugu raacsan. Waa dad walaal ah oo Muslim ah.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 дня назад +1

    War markii la jebiye ayee soo hadleyaan. Kuwan waa munaafaqiin u jeedo leh.
    Wakhti ay ku hubeeyaan Dhulbahanto ayee dooneyaan.
    Somalilandoow ka foojignaada kuwan.
    Ilaahey baa og ujeedadooda, laakin si mug leh halooga foojignaado.

  • @samirr546
    @samirr546 2 дня назад

    Adeer Allah khayr ha ku siiyo.
    Waxan anigu ku talin lahaa in adiga iyo rag kale Isa soo raacdaan oo hubisaan cida laga fadhiyi waayey ee colaadan iyo fidnada wada!!!!

  • @CdirmaanMaxamed-m7e
    @CdirmaanMaxamed-m7e 2 дня назад +1

    ❤manshaa allaah❤ illaahay caqliga suuban haydiindayo❤

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal День назад

    Ilahay imadan hakala qaboojiyo dagaal faaido malaha allow umdaada wanaag dhexdhig aamin aamin yaarabi 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 День назад

    Mar kasta hadla markaad baqataan uun hadlina waayo habarjecle gaadmaad ku madhiseen subxaanalaa

  • @hodanabdifarah9371
    @hodanabdifarah9371 2 дня назад +1

    AAAMIIN. AAMIIN. YAA. RABI

  • @maxamedcabdi7975
    @maxamedcabdi7975 2 дня назад +1

    Maanta maahayn hadalkani wuxuu ahaa maalintii laascaanood laysku soo bahaysanayey ee daaroodku maleeshiyaadka iyo hubka soodaldalaayey ayaas odhan lahaydeen hadalkan, hada dhinac baad tihiin.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 2 дня назад

      Daarood Aamin maleh, halaga foojignaado kuwan hadleyaa.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 2 дня назад

      Jannalka waa Anfac media oo daarood leeyahay.
      Somalilandoow foojignaada, Waxbaa hadalkan ka dambeeyaa?

  • @zamzamsalahcilmi2413
    @zamzamsalahcilmi2413 2 дня назад

    allaaah haydin karaameeyo odayaal waxgarada baatihiin

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 День назад

    Kani wuu muraaradilaacsanyahay wixii ka horeeyay maad ka hadashid

  • @maxamedcabdilahi6176
    @maxamedcabdilahi6176 2 дня назад

    Gormudha shay guldarada huwanta kadib

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 2 дня назад

    Amiin Amiin Amiin ilahay cafimaad iyo cimrigaagaba hasiyaadiyo

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 дня назад

    Dhulbahanto qabtaa oo arintaas runta ka sheega hadii aad xaq ka hadleeysaan?
    Cidii gardarneed Cadeey, hadii aad daacad ka tihiin heshiisiinta?

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 2 дня назад

    Dadku runta maxay uga gabadaan War dhulbahante ma duulin hsbsrjeclo oo isaawoodhan wadataa reerkas dhulbahsnte kusoo duulee maad tidhashdasn isaaqow fadhiista gardaradana joojiya dhulbahante ifinma rabee.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 дня назад

    Ilaahey baa idin ku dacwooneeynaa, in markaa la iska celiyo Dhulbahanto aad soo cabaadaan oo aad ka hadashaa nabad?
    Halkeed joogteen markeey Cerigaabo ku soo duuleen ?
    Halkeed joogteen markeey reer baadiyaha iyo dadka dhimirka ka bukaa ay gowraceyeen?

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 2 дня назад

    JIZZAKALLAHU KHAYR NIMAN AKHIRO GARANAAYA MAANSHALLAH

  • @iidJamal
    @iidJamal 2 дня назад

    Duco.iyo.habar..mid..un..ha..qatan............rer.shekh.isaxaq...wa..gob...
    Weye...dhulbahantena..wa..good.............lakin...yan.la.isku..diirin......cida..dagalka..qada..,allaha, deero.diidatay,,allaha.......ka,dhiigo,,, ,....

  • @IsmaciilXasan-t6r
    @IsmaciilXasan-t6r 2 дня назад

    Aamiin Aamiin yaa rabi

  • @abshirabdi7517
    @abshirabdi7517 2 дня назад

    Nabad ma rabaan isaaq ee dagaalkay ku baaqayaan ayaan laqaadanay salaadiiney

  • @MaamoMuna
    @MaamoMuna 2 дня назад +1

    Wlaahi xaqiibaa laga fogaaday Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah ilaahayoow noodambidhaaf 😢😢😢😢😢😢

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 2 дня назад

    SSC difaac bay ku jiraa , Adeer ee muuse u sheeg u sheeg muuse ilahay mayaqaan 😂😂😂😂😂

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 2 дня назад

    Reer kaan Somaliland diidka ah la hadla😂😂😂😂😂

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 2 дня назад +1

    Waxy ahyd inaad garaad gala dagaalka arinkaa ka dhaadhiso waa kii laha isaaq nama dhalin oo Arab nama dhalin oo waxba nagama dhexeeyaan ee intuu maraca tuuray dagaalkana isagaa Friday iminkana iyagaa soo duulay.

  • @MohamedAhmed-ie4nd
    @MohamedAhmed-ie4nd 2 дня назад

    Nimankan waa niman caqli badan cageebeey joogaan saladiintani? Fadlan ilawadaaga

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 День назад

    Maxaad cabdi madoobe iyo ciidankiisa u qaban waydeen markay meel kasta maatida ay gumaadayeen xoolahana boobayeen

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 2 дня назад

    Xagaad jirteen markii laascanood idoor maatada madafiicda ay ku garacayeen xagaad jirteen Adeer gacaliye 😂 isaaq Wuu is mahadiyey😂 Isukeen daaya anaga idoor 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HassanmahamedmuhumedHassanmaha
    @HassanmahamedmuhumedHassanmaha 2 дня назад +1

    Wakase talad yaakaqadanya ninkiiaqlile aya waxmaqla

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 2 дня назад

    Odayashaan amuska ku fiican yahiin ha iska amusaan😂

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 дня назад

    Adero isaaqow dadkan idinma matalan kow dhe haku walanina ee degankina joga

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 День назад

    Marka ay dhibi timaado dhinac kasta waa in lagawada hadlo
    Wakhtiyo khaas ah inaad hadashaan waa cadaalad daro

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 2 дня назад

    Ilahay maad ka baqdaan oo hadashaan dagaalkii goojacade ay laascanood duqaynayeen idoor ordaaye waxbaa balahayga yaacay
    Markaad dagaalkaan Naasa Wayne aad soo hadlaysaa Adeer gacaliyee Muse U sheeg hadalka Aad soo jeediseen😂

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 2 дня назад

    Idoor baa soo dulay ee Adeer la hadal muuse crazy 😂😂😂😂
    Isagaa u sabab ah 😂😂 muuse juudaan la fadhiista😂 idoor haduu fadhin waayo Cashar baa loo dhigayaa u sheeg u sheeg muuse😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 2 дня назад

    War dhulbahante ma duuline la hadla dadka soo duulay xaqa ha iska insha tirina futo jeclo soo fuushay iyo qashinka ay wataan war niman yahaw idoor la hadla ama media ka kaca hadalka runta ka sheega wR idinka runta ka hadla oo alle ka baqo😂 war haday idoor fadhiisan wayaan waa la fadhiisin😂
    Adinka xataa ilahay ka baqa qabri Baa idin sugars waa odayaashan
    Idoor baa dulimaadka wada ee idoor la hadla fidnada ayagaa wada muuse juudaan baa wada ee muuse waxa ha ka warwareegina Runta Adeer gacaliye😂

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 2 дня назад

    hooyadaa tacsiyadu wastay shalay markay kuwaalan laynayey xoolaha dhacayeen gaadaha ku socday maxaad ugaadeenow u qaban weydeen

  • @kl8650
    @kl8650 2 дня назад

    Darood siyasaad iyo been wa ku xariif

  • @FadumoCabdiraxmaan-p7x
    @FadumoCabdiraxmaan-p7x 2 дня назад

    Maxaad uga hadli weyseen isagoon dagaalba bilaaban daaroodoo dhan iska soo duubaayeen hiil harti ay lahaayeen aloow qabooji

  • @CabdikhadarMaxamed-s2b
    @CabdikhadarMaxamed-s2b 2 дня назад +1

    𝐷𝑎𝑑𝑘𝑎 𝑑𝑢𝑢𝑙𝑎𝑛𝑘𝑎 𝑎ℎ ℎ𝑎 𝑙𝑎𝑙𝑎 ℎ𝑎𝑑𝑙𝑜 𝑑ℎ𝑢𝑙𝑘𝑜𝑑𝑢 ℎ𝑎 𝑑𝑒𝑒𝑞𝑜 𝑞𝑜𝑙𝑜𝑑𝑎𝑛 𝑖𝑖𝑑𝑜𝑜𝑟 𝑟𝑢𝑛𝑡𝑎 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑠𝑜𝑜 𝑑ℎ𝑎𝑤𝑎𝑑𝑎𝑛

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 2 дня назад

    Idoor baa soo dulay ee Adeer la hadal muuse crazy 😂😂😂😂
    Isagaa u sabab ah 😂😂 muuse juudaan la fadhiista😂 idoor haduu fadhin waayo Cashar baa loo dhigayaa u sheeg u sheeg muuse😂😂😂😂😂😂😂