Mnsha allah ilaahay ha idin dhowro, ilaahay hakala qaboojiyo dhamaantood walaalaheen, ilaahow umadaada u gar gaar,waa dhab dhiiga muslimiinta in la xalaashado ,walaalayaal aan idiin ducaynee nabad ku wada noolaado ,isma hurto ayaad tihiin,ilaahay baa iskiin baday insha allah khayr
Shakhaw reerkiin ayaa dhibka wada la hadla maxaa aya uga yimaadaan doorasha dhulbahanta in ayay ku soo duulaan isaaq la hadla. Tii lascaanood Dulmi aya ahada muuse iyo in kaahin runta u shaag
Jazakallah khayr Culamo, intaa uga sii dhawaada oo taga meesha ayaan odhan lahaa.
Ilaahey ha idiin barakeeyo waa arin loo baahnaa doorkiinii waad gudateen ilaahey fitnada ha inaga qaboojiyo
Waa mahad Ilaahay haday culamadii aamusnaan jiray ay hadleen cimriga iyo caafimaadka Alaha idiin siyaadiyo hadaad sidaa runta dadka iyo waliba kuwa soomaaliya u diiday inay nabad noqoto aad qabataan dadku aad bay idiin dhagaystaa Al islaaxu bayna naas Ilaahay ha idin sharfo ❤️❤️❤️❤️❤️
@@Xilwa_Xaggi culimo joogtaa? Ictisaam tariikhdooda soo baro inta aanad ducayn.
Jizaakumullahu khayran Culimow Naagahan Qaawan ee Raga ku dhex jirana la hadla
Ictisaam weeye kuwan argagaixinayso cumo was
Culimooy allaha idin barakeeyo adeerayaal walaahay khayr baad shaqaysateeen alow nakala badbaadi dad walaalo ah baanu nahay from SSC-KHATUMO
Alaaha hakala qaboojiyo Alaaha bogoda burcad haskumariyo Aamiiin aamiiin yaarabi
Qalbigiina ALLA og afkiina waan malanaa ALLA HA idin hanooniyo AAMIIN.
ILLAHAY qayr haidin siiyo INSHA ALLAH
Maashaa alaah ajar alaha idnka siiyo nasteexada
ASALAAMU CALAYKUM CULUMOY 8 BLOOD CARUUR, DUMAR, ODAYAAL, CULUMOY, LALAYNAY MADFAC LOO ADEEGSATAY XAGEE JIRTEEN HARTI TASHAYAYE IIMAANSADA DHILKIINA OO MUUSE LAHADLA
Maasha alaah ilaahay ha qaboojo isaaq iyo dhulbahante
Solomadow iyo dhulmahante
Ilaaahow nabad dhex dhig walaalaheeen snm iyo ssc
Culumadana ka abaal mari wacdiga iyo waanada anagana nagu anfac aduun iyo aakhiro
Illahay hakala qaboojiyo dhiiga dadka daadanaya culimadana khayr allaha siiyo amiin
Masha allh culimada allh ha aqbalo dadka somlia allh ha ku anfaco
Culumow qayr Allah haydin siiyo kü dadaala oo ka celsha
Mnsha allah ilaahay ha idin dhowro, ilaahay hakala qaboojiyo dhamaantood walaalaheen, ilaahow umadaada u gar gaar,waa dhab dhiiga muslimiinta in la xalaashado ,walaalayaal aan idiin ducaynee nabad ku wada noolaado ,isma hurto ayaad tihiin,ilaahay baa iskiin baday insha allah khayr
DADKAN IS DHALAY, ILLAAHAY HA KALA QABOOJIYO
🎉🎉
Are calling peace
Masha Allah
May Allah bless all of you
May Allah accept your du,aa,
❤ Ilahay ha kalaqabojiyo
😂😂😂😂😂😂😂😂 rutii majecli inaan culmad radio laakiin 9 bilood markii lagaraacayey sool mahadlin hada maxajir
9 bilood maxay u soo hadli waayen ma haday dhibka daremeen yaa is garay 😂😂😂
@@malabeeyy6568hadaba sow sool uun dagaalku kama socdo
Maasha-allaah
Culumooy xagaan aadnaa hadii wadankii sidan yahay ma gaalaan la joognaa carruur iyo daba lume wadanka u kaca Ilaahoow idin Ilaali
Maanshallaah, ilaahay ha kala badbaadiyo wiilasha somaliyeed, haa wallaahi wxaan kajeclaan lahaa in ay ku geeriyoodaan gazza iyo jabaaliya
Scwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Mashaalah noolaada ilaahow nabad
Alle hakala qaboojiyo.
Halagaa helo
Jisa alaah aleha kutoosiyo
Allaha idin ka badbaadsho belaayada socota , haddii wanaaggaasi idin ka dhabyahay.
alle hakalaqaboojiyo
Allahu akbar somaliyey magaciin ba joojiya xumanta
Culumo dhaqaqa oo meesha taga ooo kala dhex gala khayr ale haydin siiyee
Masha allah
Hadal iyo baaq laga sheego hawada waxtarkiisu ma buura orda taga goobta oo joojiya dhiniciina dhinaca kalena la xidhiidha culimada joogta oo joojiya colaada
reerkiinuu xaaran ku yahay, anigase waa ii xalaal dhiigiin u
waa ii xalaal waxaan dhahaaba ,maxaan kaa hayaa
culimo matihidin ,dadkiinaa nagusoo duul
Umada
Haddii aad sidaa yeeli waydaan waxay iigu muuqataa in aad lamid noqon dootaa culimadii reer binu Israeli.orda oo alle idankii joojiya dagaalka labadiina culimo, waana waajib idin saaran
AF SOOMAALI please
Dadow culumada maqla
Shakhaw reerkiin ayaa dhibka wada la hadla maxaa aya uga yimaadaan doorasha dhulbahanta in ayay ku soo duulaan isaaq la hadla. Tii lascaanood Dulmi aya ahada muuse iyo in kaahin runta u shaag
Haada meycabsi gashay culumada
Ama idikaa culima ah tuugbaad tihiin soo urrutaybaad tihiin shalay ymiaan diintu jirin maxaad ujaabiwaydeeen waanu idinfahanay cictisaambaad tihiin ayaduhu maimkay soodageen waa la idin ogyahay
Dadkani waa jaahiliin qaad iyo Daroogana ku darsaday
Waa beentiin matihiin culimadii Burco ee waxaad tihiin urur siyaasadeed Al ictisaam
Haa wll waa ictisaam waa argagaixiso soomali burburiyey
wawantu.tagimayso.ilaayoo..lagabilaabo.ictisaam.waabadheedhba.idinkaa.gaala.ahinlayskaxoreeyo.ubaahan
Wadadow kaca
culimoy ma dhaawacaa idin soo kiciyey,waxa idin khuseya qabiilkina soo duilay
dadow.dadkii.udhintay.wadankanow.dalkan.gacantaa.lagudhigay.kiwwaxa.ah.ictisaam.waa.cadow.kubaahay.somaalland.darood.waxakadaran.kuwanhadlaya.oomeelkasta.lugkulajira.ninkii.dhiiglow.kuwan.kagabilow
alictisaab.dalka.katalinmayso.waalaahi.waalayska.qaban
Haa wll
Ictisaam casaysaray
Haa wall waa ictisaam argagaixiso ah
waa ii xalaal dhiiga iidoor
STOP COLAADA, 😮😮
Markii caruurta iyo ninka waalan la dilayey maxay uga hadliwaaywen
Niimanyow goorman naafa taaiida diifaci klara ilee reer qooriluugud qaatiibay taaganyin niiman yoow kalla caaloola waawiini naa dhaafa
Markii magaalooyinka la gubayey maxaad uga hadii weydeen
Inability lasanood baan gubney.
waa ii xalaal dhiiga iidoor maxaan kahayaa
Beenaalayaal ayaadtihiin waayo wiilashiina qabsada hadiikale sooraaca
𝑖𝑠𝑘𝑎 𝑛𝑎𝑠𝑡𝑎 𝐻𝑎𝑑𝑎𝑏𝑎 𝑐𝑢𝑙𝑖𝑚𝑜 𝑑𝑎𝑟𝑜𝑜𝑑 𝑏𝑎𝑎 𝑑ℎ𝑢𝑙𝑘𝑒𝑦𝑔𝑖 𝑖𝑔𝑢 𝐻𝑎𝑦𝑠𝑡𝑎 𝑎𝑎𝑛 𝑖𝑠𝑘𝑎 𝑑ℎ𝑖𝑐𝑖𝑛𝑎 𝑚𝑎𝑥𝑎𝑑 𝑢𝑔𝑎 ℎ𝑎𝑑𝑙𝑖 𝑤𝑎𝑦𝑑𝑒𝑛 𝑛𝑖𝑛𝑘𝑖 𝑤𝑎𝑙𝑎𝑛𝑎 𝑖𝑦𝑜 𝑐𝑎𝑟𝑢𝑢𝑟𝑡𝑖 𝑙𝑎 𝑙𝑒𝑦𝑛𝑎𝑦𝑒𝑦
waa ii xalaal dhiiga iidoor
waa ii xalaal dhiiga iidoor , maxaan kahayaa