KHIYAANADA SUCUUDIGA | ISRAEL IYO GUUSHA REER FALASTIIN-GAZA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #subscribe
    DEG DEG "10-ASKARI OO KA TIRSAN CIIDAMADA ISRAEL OO ISKUGU JIRA DHIMASHO & DHAAWAC" • KHIYAANADA SUCUUDIGA |...
    Hamas says 15 Israeli soldiers killed in Gaza City skirmishes
    Reuters has reported that the armed wing of Hamas, the Qassam Brigades, has said that its fighters killed 15 Israeli soldiers in battles west of Gaza City, raising questions about previous Israeli claims that the group’s infrastructure had been dismantled in northern Gaza.
    Israel has yet to confirm the loss, but has tallied more than 200 soldiers killed in Gaza since ground operations began. SOURCE AL JAZEERA .
    Biden vows response at time ‘of our choosing’ after three US troops killed in Jordan drone attack, Iranian backed militia took credit for attack that injured 34 troops and killed first US soldiers since start of Gaza conflict
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisr...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    Iran’s IRGC claims to target Mossad spy center in missile attack on Iraqi Kurdistan
    Iraqi officials report 4 civilians killed in strikes that the Revolutionary Guards describe as a response to Israel recently ‘martyring IRGC and resistance commanders’ SOURCE www.timesofisr... .
    Israel to face Gaza genocide charges at World Court
    Israel prepared to defend itself on Thursday at the top U.N. court against accusations of genocide in Gaza, as Prime Minister Benjamin Netanyahu publicly rebuffed for the first time calls by some right-wing ministers to permanently occupy the enclave. www.reuters.co...
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    On Gaza civilian evacuation road, ''IDF uncovers largest Hamas rocket factory'' to date
    BUREIJ, Gaza Strip - Along and beneath the Gaza Strip’s main north-south highway, the Israel Defense Forces on Monday revealed where the Hamas terror group manufactured its long-range rockets that have been used to attack Israeli cities in recent years.
    Troops of the 188th Armored Brigade and Golani Infantry Brigade operating in the Bureij camp of central Gaza in recent weeks discovered what the IDF has described as a “terror stronghold of weapons production.”
    According to the IDF, the Hamas sites along a kilometer and a half (1 mile) of Salah a-Din road in Bureij, represent the largest rocket manufacturing plant found so far in the Strip.
    Media outlets, including The Times of Israel, were given a tour of several of the facilities on Monday, from an underground rocket engine production lab to a warehouse where the body tube of the projectiles were built, to a storage facility.
    All of the sites were located within the vicinity of Salah a-Din, which had been used in the early stages of the war as a humanitarian route for Palestinians to flee from northern Gaza to its south.

Комментарии • 128

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  7 месяцев назад +6

    FADLAN #LIKE | #SHARE | #SUBSCRIBE THANKS 👍😀😘GUULAYSTA ruclips.net/video/BdUqJYEB0tE/видео.html

  • @sadiaaden3074
    @sadiaaden3074 7 месяцев назад +4

    Allow guul garab nasriga deg deg SII gesiyasha reer Gaza xaqa dirir allow tusi dawladnimo xorowda rabi aamiin aamiin rabi from ceelhur insha 🇸🇴 🇸🇴 👍🙏😅🦁🇿🇦🇿🇦❤️😅

  • @reemali6728
    @reemali6728 7 месяцев назад +2

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين

  • @user-xk4oe6tx5o
    @user-xk4oe6tx5o 7 месяцев назад +1

    Ilaahey ha guulee o falastiin gaar ahaan mujaahidiinta qasa ixo daanta galbeedka ka dagaalamaya aamiin

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 7 месяцев назад +4

    Allaah. Hano Gar Gaaro 🇵🇸🇵🇸❤️

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid c.xafiid

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 7 месяцев назад +1

    الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @sabamoumin6259
    @sabamoumin6259 7 месяцев назад

    Alaahu akbar walxamduliaah guul falastiin

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 2 месяца назад

    maraaykan halkuu ingiriismaro buu marayaa uun insha allaah guul shacabka falastiin

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 7 месяцев назад +1

    Illaahay subxaanahuu watacaalaa walaalahen ugargaar

  • @Nrcabdii
    @Nrcabdii 7 месяцев назад

    🥺🥺 🥺.🥺 🥺 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah.

    • @lulalinur1624
      @lulalinur1624 3 месяца назад

      Adiga maalin waliba hoof iyo ba maxaa ilaahay ugu baridaa subxaanallaah war ilaahay bari oo bini aadan ha baryin

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 7 месяцев назад

    Ilaahayow guul sii yaa rabbi raxmaan

  • @LaandheeresomalMahamedyoussouf
    @LaandheeresomalMahamedyoussouf 7 месяцев назад

    Cabdiyoow iga daa calacalka carabu wanake sida waxa yiri shiq sayid cabdile xasan alle ha unaxariiste falastiin ilahba lajiro guul iyo gobanimo

  • @respecteveryone8295
    @respecteveryone8295 7 месяцев назад

    Allah waxuu siinaayi falastiin sacudi iyo wax aan allah ka baqeynin ma ka hor istaagi karaan

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 7 месяцев назад

    ALLAAHU AKBAR ❤️

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 7 месяцев назад

    Asc allow nooga badbaadi xasan gurguurte iyo muuse handaraab dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥ from awdal state soomaaliya 🇸🇴 ♥

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 7 месяцев назад

    It's unfortunate from Saudi Arabia.

  • @hodonalisheikhabdullahi4741
    @hodonalisheikhabdullahi4741 7 месяцев назад

    waad salamantay Abdihakiim.
    waxaan kaa daawanaaya Australia 🇦🇺

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 2 месяца назад

    maansha allaah guul illaahaay ducadii waa naga aqbalay hadaay runtahay

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 7 месяцев назад

    Outstanding sir

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 7 месяцев назад

    Ilahow guuley falastine 😢😢 carab waa cadow 😢😢

  • @user-xd6zm3of2j
    @user-xd6zm3of2j 7 месяцев назад

    Asc baa igi doorohom al khaliij al 3arabi zema baku al sha3ab al Falastiini Insh-Allah

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 7 месяцев назад

    Abdixafid haben hore kugu so qoray xarig cawo ninki xiray ba fura lakiin jawabti an sin laha ayu safirku siyeyay masha Allah tabaraka Allah Illahey ba ka yersiyay war hedhe haddi folu timado guda qarsoni dhimatay

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 7 месяцев назад

    Uk iyo American wali good waa khaa imiin iyagaba ka kow ah waxa kudhaceya reer falastiin Ilaahay hawgargaaro walaalaheen😢😢😢😢

  • @IfrahAden-iw7xr
    @IfrahAden-iw7xr 4 месяца назад

    .mansha Allah ilahy waxan ka aryayaa inuu so dhaweeyo guusha falastiin aamiin its amazing

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 7 месяцев назад

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu, Abdihafid iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s 7 месяцев назад

    ilahey umada haka qabto dhagartooda islamka

  • @mariammire9145
    @mariammire9145 7 месяцев назад

    Waa salaamayaa dadka galaha ku midaysan, warfiican hadii ingiriisku saxayaa waxay hooray u qaldeen ,tansucuudiga awalba waa la,ogaa inaan Israeli kaligeed ahay carabta qaarkeed kujaan ,dhibaatada Muslimka haysaa waa hogaamiya yaasha xunxun oo horjooga.allaah baankudacwayney.
    Mahadsanid.

  • @hodanhoodohirsi8264
    @hodanhoodohirsi8264 7 месяцев назад

    illaahey ayey ubaahan yihiin ee ibni aadan umabahna waxne umaqaban karan ilaahey ha ugargaaro dadkas masaninta ah 😢ilaaheyle wax uqabankaro umadiisa😭🙏🤲🏾 ilaahow ugargar yarabi aamiin aamiin yarabi

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 7 месяцев назад +1

    Waaw masha allaah anaa uhoreeyo

  • @calixasanxuseen5198
    @calixasanxuseen5198 7 месяцев назад

    Waa kaxumahay hadii ay jirto hadalkaas sucuudigu in ay dheheen

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 7 месяцев назад

    Falastiin cidna ogama baano aqoonsi Allah baa kadhigay dad Muslim ah rabi neh waa garab kooda wena guuleeysan donaan Insha allah

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 7 месяцев назад +1

    Cabdixaafid salan sare ina adeer horay usoco

  • @AhmedAli-mn7oj
    @AhmedAli-mn7oj 7 месяцев назад

    Hawl wanaagsan ayaa idinka miuqata. Guulsyso Cabdi Xafiid

  • @funy194
    @funy194 7 месяцев назад

    Waqtigoodaa way soo dhamaatay moryantaa sahnuuniyadaa

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 7 месяцев назад

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa RAZA'AQ.

  • @waayoaragagalmudug9759
    @waayoaragagalmudug9759 7 месяцев назад

    Asc Abdi Xafid Wan ku Salamay From 🇺🇬 Uganda 🇺🇬🙏🌹 Thanks 🌹 Bahda 🇬🇧 Birit 🇬🇧🇸🇴 Soomaali 🇸🇴🌹 Tv 🌹 Allaha Idiin Xafido Dhamaantiin 🙏🌹❤️💙💚🤎💛💜🖤🤍🧡🙏🌹

  • @Fardowsa-ql3mr
    @Fardowsa-ql3mr 7 месяцев назад

    Mareykan waa asaga qofka hubka ugeya hadayna kawadin falestiniyinta

  • @alimaanehassan3823
    @alimaanehassan3823 7 месяцев назад

    A/hafid soow ma dhihin seyd Maxamed maandhoow cabaadka igadaa carabu waa naage nimankii cigaallada lahaa ciil madhiciyaane.saudi waa saudi saaxiib guul iyo gabanimo

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 7 месяцев назад

    Hadal meel laga sheego GUUL uma aha Falastiin.

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 7 месяцев назад

    Maxad.ugu.dari..wayday.shardiga.ay.kuxidhay

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 2 месяца назад

    sucuudigu waa iyo carabtuba waa nacalad waana kuwa halkaa dhigay shacabka falastiin

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 7 месяцев назад

    Guul Guul ishall

  • @abdikhadiribrahim90
    @abdikhadiribrahim90 7 месяцев назад

    Subaxnallah subaxnallah subaxnallah gaal waa gaal

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 7 месяцев назад +1

    Hadii David Cameroon arintaan kadhabeeyo
    waan u codeyn Donna

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 7 месяцев назад

    Kuwa leh waxbanu cunaqabateen wa kuwa sida badhedhka ah u tageeraya Ila hadda

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 7 месяцев назад

    Waali waa naxdin waxaan is oranjiray xagee iska qaban lahadahay waa niman walaalahood god u qodayaan inshallaha ayagaa ku dhacaya waa qisadii nebia yuusuf scw marka ninkii nooloow maxaa aragti kuu laabad Asc cabdixafid illahay ha ku xiftiyo adigay iyo reerkaagaba aamin as
    I masaakiintaasnah illahay ha ka dulqaado dhibtay iyo cadowga Amin aamin sasc

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 7 месяцев назад

    Asc soo dhawaw cxaafid

  • @user-us5uk6ge9m
    @user-us5uk6ge9m 7 месяцев назад

    War cabdi xafidaw warka noturjun warkoda iskadaye

  • @mowlidahmed4174
    @mowlidahmed4174 7 месяцев назад

    Soomaaliyeey carabi wataa

  • @IfrahAden-iw7xr
    @IfrahAden-iw7xr 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 7 месяцев назад

    Ninka ereyadiisa haka kala tegin Dowlad Falastiin oo aan Hubeysneyn ayuu yiri Abdihafid

  • @SakariyeSakariye-zg2yi
    @SakariyeSakariye-zg2yi 7 месяцев назад

    maraykanku waxuukaweynaaday ceebta sharciga runta diimaha iyo dadka dunida oodhan waxaanu fuushanyahay tiitaanig alle iyo aadamahatoona kamauucabsan balsekii isasaraysiiya waalahoosaysiindoonaa allaa yidhi ooeraygiisa inoogusheegay sidaa

  • @Afmaged1
    @Afmaged1 7 месяцев назад

    UK Hadey dhab ka tagay,ha fuliso bilaa shuruud…..

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 7 месяцев назад

    Sacuudi shaydaan baa kujira arabta ayagaa falistiin halkaas dhigay ilahay haguuleeyo reer falistin.

  • @AminaminF
    @AminaminF 7 месяцев назад

    Allahamdulliah

  • @awliyoabokor8432
    @awliyoabokor8432 7 месяцев назад

    BRIT SOMALILAND AAD AYAAN KUU SALAAMAYA

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 7 месяцев назад

    Ingriiska qayaano ayuu wataa dawlad aan hub lahayn ayuu rabaa madaxda xamaasna inay ka baxdo warkaas maa soconaa

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 7 месяцев назад

    Qoraalka waxaa qoray ISRAEL ee tirada ku darso.

  • @SakariyeSakariye-zg2yi
    @SakariyeSakariye-zg2yi 7 месяцев назад

    waa abwaan faarax shinbireeye ogowsanadkanwaxalayskuarkidoona fagaaraha holaca iyo higta waxaana uayaandarnaandoona labada indhoole iyo kan is indhatiraya waaingiriiskee arkidoonee igabaro waxkabaro nabsiga iyo cuqubada

  • @asrielmiahmed5349
    @asrielmiahmed5349 7 месяцев назад

    Mida la yabay bahida heso ilmaha dhimanayo laga dabqanwayay xaa dowlada mafahmin

  • @abdulkadirmohamedagey6368
    @abdulkadirmohamedagey6368 7 месяцев назад

    AWALBA FALATIIN CARABTAA GACMAHA U HAASAY ISRAEL...

  • @rahimohussein4414
    @rahimohussein4414 7 месяцев назад

    Asc walalkey ma kula tahey ingariska iney dacad ka tahey wuxuu daba dhigey waad ogtahey. Waa waxan soconeyn

  • @rashidliganlaaska6737
    @rashidliganlaaska6737 7 месяцев назад

    Shaakada reer galbeedku waa khayaaali ay rabaan inay iska horkeenaan falastiiniyiinta laakiin reer falastiin way ogyihiin cidda ka hadlisay reer galbeed

  • @user-ed7iq5ev4b
    @user-ed7iq5ev4b 7 месяцев назад

    C/xaafidow.kheer.baad.sheektay kheer allah kuu sheego hana ku barakeeyo barafsoor shaafici beryahaan xagee galay ma araknee

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 7 месяцев назад

    Dagaalka ka GAZA ka dib waxaa weeyey Israel inay dhamayso Falastiin oo aanay waxba ka reebin ama ugu dambayn Qixiya.!

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 7 месяцев назад +1

    IAllah dagaalka socda Yuhuuda Maanta oo jimca diideyn in Beitul Maqdis kaxishon waayay in dadka yar ee xasuqa kabad baaday,Maanta oo malin weyn eey dadka falastine kudilaan.

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 7 месяцев назад

    Shardigaas ayaaba ah ihaano ingiriiska loomadabo joogsan doono dowlad nimada falastiin dhiigoda ayaa ah xirnimadooda

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 7 месяцев назад

    C/xafiid weli maadan fahmin wararka kutiri kuteenads ah ee ay joornaalada reer galbeedku qorasn ee dadka calooshooda iyo fikirkooda lagubaarto.

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 7 месяцев назад

    Sucuudi dad ma ahan
    Ingiriiskuna dhulka reet falastiin isagaa yuhuuda siiyey asalkaba

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 7 месяцев назад

    Nin carabta maanta joogta.walaalsaday waa qasaaray ingiriisna.habarti meeshaGeegsay ayaa ilaaheey kadilay
    Xaqii ayaa iswedaarsaday

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 7 месяцев назад

    Awalba coomadiga
    Weyne ee falstin dejiyay yuhuda waa inaga engelska

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 6 месяцев назад

    Abdihafidoow ciddaan aad Deriska tihiin anigu ma aaminaayo car xuduuda Falastiin ha caddeeyaan, haddii kale dee Cabaasba Madaxweyne ayaa lagu sheegayay

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l 7 месяцев назад

    Sacuudigu
    Ma oran
    Waa borobagaanada reer gapbeedka,

  • @user-iz3pn5ml7n
    @user-iz3pn5ml7n 7 месяцев назад

    Asc bro adiga waxan Ka codsanina in Aad no keenin ninja la yirashdo caalin waa nin reer nicban

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l 7 месяцев назад

    Go aanka ingiriisku gaaray ma waxaan ugu riyaaqaynaa falastiin hubka halaga dhigo xamaasna ha ka vaxaan gasa ma ahan wX lagu farxo waa gunimo weyn falastiin oo intaas la soo baa bi inayay soo halgamaysay ayagoo sacaboolay ah in ay qaataan bahdilkaas waxaa ka sharaf badan ayagoo ilaahay talo saarta halgankoodana sii wada ilaahay baa guulaynaya gaalna waxba u qaban maayo inuu lugooyo maahine

  • @user-ed7iq5ev4b
    @user-ed7iq5ev4b 7 месяцев назад

    Markay dad iyo maalba baabi iyeen idinka maha dhehe waa markii bada taageeradii dhexda loo fariistay xaqii baa soo dilaacay waaw🫶💪🩵🇵🇸👈

  • @user-qh7sv3io1i
    @user-qh7sv3io1i 7 месяцев назад

    abdihafiid ingiriis waa qayaana badan yahay dhibka hadda kajira bariga dhexe asagaa kamuul ah mareykanka waa mardhaw iyo qarinigii tagay waxaadna ogaataa falastiin ayeey weli dhibaayteynayaan

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 7 месяцев назад

    Sucuudiga waxa ka taliya niman alkoliste yaal ah ,maalinba waxay sakhradu tusto bay ku hadlaan ilaahay waxan k baryayaa in ceelasha batroolku guraan sida ugu dhaqso badan ,muslimiintu ha ka nasteene

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l 7 месяцев назад

    Sucuudigu haddii falastiin ay lugooyaa oo xasuuqa reer falastiin ay ku raaxaysanayaan waxaa la yiri kii qayrkiis loo xiirayoow soo qoyso adiguna waligeena waan ogayn inay sacuudiga iyo imaaraadku dhiiga muslimaanta iyo dhibka walaalahood reer falastiin ay ka shaqaynayaan haddaysan dhibaatada falistiin iyo dhamaan muslimiinta daafaha dunida ku dayacan aysan ayagu ka shaqaynayn maba dhacdeen in waxaas oo dhib ah falastiin ay ku dhacdo laakiin ayaguna godka ay walaalahood u qodayaan ayagaa ku dhacaya markoodana dhibku wuu gaari

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 7 месяцев назад

    Waan kaxumahay daqiiqadihii aan ku khasaariyay dhagaysiga UK 🇬🇧 baa aqoonsaneysa reer falastiin.
    In entertaining naloo sameeyo chanel ka umaanan soo booqanin
    Mark may word's.

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 6 месяцев назад

    Dee Dhoocilku iyaguu u shaqeeyaa

  • @rashidliganlaaska6737
    @rashidliganlaaska6737 7 месяцев назад

    That's not raily speech it's an necessary

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 7 месяцев назад

    Sacudiga Immaradka Bahreyn kuwa kale qarsoon Rabiga ayaa kaweyn,Hamigisa Magari doono waayo Dagalkii yemen waa kii halista weyn galay haddana Isagoo ah dalkii Islamka oo dhan madasha u ahaa hadii u danqan waayo Xasuqa falastine mid ka kheir badan ayaa hogan qaban isagana Allaha weyn ayaa Ciqaab adag oo deg deg kuridi,Carapta waa Cadowga islamka iyana mawada socdaan mid gaar ayuu Gaalada oo dhaqma,balse dabel Socotta oo ah dhamatkii yuhudda ayaa lajooga.

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 7 месяцев назад

    Aqoonsiga waxbaa ku hoos jira xamaas ma aaminayso ingriiska

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 7 месяцев назад

    bismillah asc balaayo ku aragtay markuu iran kacararo iran maa cadawkiisa noqotay iran waa walaalahod markuu manta garab istaagi lahaay m weyn lee kucararaa waadaneyste arxanlaawaa xaq waxey uleyihiin dowladaha islamka qaasatan carabta iney iran garab istaagaan markaas ayaa latuugilahaa sorry marwalba waxan taageer sanahay iran iyo awlaadeeda cadawka allaha kaqabto insha allah

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 7 месяцев назад

    Asc

  • @nouhabdillahiguedi6986
    @nouhabdillahiguedi6986 7 месяцев назад

    Misa wa cabsida goanka soo socda ee maxkamada CIJ.

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 7 месяцев назад

    Gal ma dacad noqona ben bay hayane nacaladdan eyda ah

  • @jnoortayeser6212
    @jnoortayeser6212 7 месяцев назад

    Waxan filaya in ay arrintaasu tahay mid siyaasadeysan oo aan wax ka jirin.

  • @deeqoadan1118
    @deeqoadan1118 7 месяцев назад

    Ilahay run haka dhigo galo wa qiyamo miiran mida kale warkoda socon mayo o wa qiyamo maldahan shurudna way ku xiren o waxay raban mid sida maxamud oy sey raban ay ka yelan o waxay dhahen xamas ha baxdo warkasna socon mayo mbs ilahay caradiisa ha ku dhacdo waligiis ayu galada dabadhilif u aha e ilahay shartisa haka wabto reer falastiin wixii hagar damo ku wada yuhuda iyo galada isiso baheysatay ba iyo munafaqa Muslim isku sheega ah ba

  • @husseinmahamed4154
    @husseinmahamed4154 7 месяцев назад

    Farhad waayo

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 6 месяцев назад

    Lkn Britain miyay ku adag tahay Xuduudii la wada aqoonsanaa 1967dii isaga Mareykanka midna ma cadeynin ogaantey

  • @cartanyusuf21
    @cartanyusuf21 7 месяцев назад

    Cxafiid dowlada la maamulaya oo aan àn loo ogalayn inay waxba qabsato oo cadiwga mar walba soo galayo wadankooda adig say kula tahay in ay maamulan kuwas taas ma socone

  • @m.hassandiiriye5779
    @m.hassandiiriye5779 7 месяцев назад

    Waxaad Nooga sheekeyneyso Eega Ingiriisku wuxu rapaa in Dowlada aan Hub Haysen Uu u sameyee0 Falastiiniyiinta Maxay faa.iido leedahay marka

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 7 месяцев назад

    Dadkuu dilaa

  • @sahraabdi428
    @sahraabdi428 7 месяцев назад

    Aqoosiga uk 🇬🇧 Hamas hubka hadhigto Hamas ku qasajoogaan haka baxaan waxaas aqooni lagu farxo maahan sharuudo ayaa lagu xiraaa

  • @duniyanoor6320
    @duniyanoor6320 7 месяцев назад

    Falastin oo 75 sana lagumaysana la laynaa haben iyo malin Marka uu sacudiga das u galay somali kawaran oo zur sh oo qabiil isku dilaysa alla maxaa hurudnaa

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 7 месяцев назад

    Go,aanka Ingriiska waa qowda maqashii. Haddii US/UK ay noqoto in dowlad Falastiin loo sameeyo waxay noqoneysaa Mid hub la,aan ah sida PA oo aysan Xamaaas ku jirin oo Israel madaxdeeda soo doorato. Mark my word

  • @user-vx9wy1ww2y
    @user-vx9wy1ww2y 7 месяцев назад

    Gul Falastin illahay haa siiyo Sucudigu wax ba uu mayahoo. Falastin Munafiqinta. Carabta illahay ha nagaqabtoo