WARAYSI GAAR AH | XAMZA | DAGAALKA GAZA | QADIYADA FALASTIIN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • WAREYSI KULUL: DAGAALKA GAZA | SIYAASADA BIDEN | DOORKA SOOMAALIDA | DOORASHADA MARAYKANKA | QADIYADA FALASTIIN EE FACA WAYN | KAALAY ISKA ARAG
    • WARAYSI GAAR AH | XAMZ...
    Will Israel’s protests shake Netanyahu’s hold on power?
    The protests and Israel’s first national strike since October 7 represent the latest challenge to the Israeli prime minister. What matters is what he does next, say analysts.
    Israel has erupted in rage over the deaths of six captives in Gaza, after the country’s military recovered their bodies on Sunday, nearly 11 months after they were taken by Hamas and other Palestinian armed groups during the October 7 attacks.
    The military said the captives had been killed shortly before their bodies were recovered. Prime Minister Benjamin Netanyahu blamed Hamas for the deaths, saying, “Whoever murders hostages doesn’t want a deal.” www.aljazeera....

Комментарии • 50

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 12 дней назад +3

    Hamza warfa masha alah my bro 😎 Hambalyo 👍👍👍👍👍🥰🥰🌹🌹🌹😎😎😎

  • @abdimuxumed954
    @abdimuxumed954 12 дней назад +1

    Mashaa Allah siyaasi somaaliyeed o da,yar allaha haku xafido bro

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 13 дней назад +2

    Okey aad ayuu u mahadsanyahay xamse warfaa iyo cabdixaafid.
    Waa run xamse alle ha xafido waa halyay somaaliyeed

  • @hodana7546
    @hodana7546 12 дней назад +1

    Manshallah his Somali is fluent.

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 13 дней назад +2

    Geesi somaliyeed noolow
    bravo !!!

  • @HuseinHaashi
    @HuseinHaashi 13 дней назад +4

    Keep going walal x.warfaa🎉🎉

  • @CaamirMuuse-qd5hw
    @CaamirMuuse-qd5hw 12 дней назад +1

    C/xaafid marlabaad waxan markaati ka ahay inaad wariye academic ah tahay Isla markaasna nin uhiiliya diinteena sharfka ah iyo dalka iyo somalinimada waana wax waajib nagu
    Ah dhamanteen keep going kaalay iska arag❤

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 12 дней назад

    Keep Goin Mr Hamze Warfa iyo Brtsv 🌿

  • @MohamednorNaqabe
    @MohamednorNaqabe 13 дней назад +1

    Xamsa Warfa Wat Mahatsantahay Anigo Jogo Wajir Sauth NFD

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut 13 дней назад +2

    Cabdixfid allaha kubarkeyo farstiin waa garbistagtay

  • @MohamedAAdam-en8rx
    @MohamedAAdam-en8rx 13 дней назад +2

    Maansha-allah xamse warfaa

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 12 дней назад

    MAASHA ALLAH XAMASA WAA WIIL AQOON LEH OO WELIBA ISKA ILAALINAAYO FORI TEMPO

  • @munawarqanihumuu2844
    @munawarqanihumuu2844 13 дней назад +2

    X warfa masha,alah

  • @justincasecase4367
    @justincasecase4367 12 дней назад

    Mashallah

  • @AdnaGarow
    @AdnaGarow 12 дней назад

    ❤ guulayso Hama

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 12 дней назад

    Ilahay ha ilaliyo wilkan somaliga ah

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 13 дней назад

    Asalaamacaleykum saaxib masha alaah

  • @hassanibrahimali1963
    @hassanibrahimali1963 12 дней назад

    Wa halyey howl kara

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 13 дней назад

    Cabdixaafid iyo walaalkeyga oolawareysanaay masha alaah baan idindhahaayaa

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 13 дней назад +3

    Xamse legend Ogaden

  • @user-jh9vd2lh2l
    @user-jh9vd2lh2l 13 дней назад +4

    Guuleyso x.warfaa. howsha muhiimka ahna alle hakula garabgalo

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 12 дней назад

    Anugu igu jeraa in the future inshallah

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 12 дней назад

    X warfaa hambalyo horey usoco soomali wasiir ka gaaro usa ina aragno waye

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 13 дней назад +1

    Masha Allah tabaarakallah
    Hamsa warfa guulayso qof yar oo aqli badan baadtahay
    Allah swt haku barakeeyo

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 13 дней назад +1

    Cabdi Xaafidaw! 40000 ka kun ee xaqdarada lagu xasuuqay miyaanay birimagayda ahayn?

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 13 дней назад

    Waasax

  • @SurprisedCheeseBoard-ws9ku
    @SurprisedCheeseBoard-ws9ku 13 дней назад

    ❤🎉 manshaa alaaha

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 13 дней назад

    Comment les histoires que ma grand mère disait toujours n’oublie jamais homme Somalie 🇸🇴

  • @munawarqanihumuu2844
    @munawarqanihumuu2844 13 дней назад +1

    Cabdixafid xamsa warfaa wanin gesi ah diina leh su,alaha u falastin kajawabay madaxda dowladaha musliminta carabta& somalida kama hadli Karan mash,alaha xamsa ragrag dhalay

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 13 дней назад

    Triste Somalie Land ❤

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 13 дней назад +1

    Xamze haduuxusay October7 in 1200,yuhuda lagudilay kadibna kuxejiyay dagalkii falcelinta Eqaza lagusoqaday muxuu uxusiwaayay in 41000,kabadan lagudilay falastiniyina sidhegaystayashu ubarbardhigaan 1200,uuxusay???taswaxaykutusinaysaa sida qiimaha dadka rerfalastiin lagadhigay oxitaa xusidooda loogabaqayo

  • @ShiiladenShiil
    @ShiiladenShiil 13 дней назад +1

    Cabdixafidow maxaad wiilka ushirqooleysaa ka daa su.aalaha madaafiicda ah waa saan qaad siyaasadeede

    • @user-sh2rk8qu5s
      @user-sh2rk8qu5s 13 дней назад

      MXUU MEESHA USOO FARIISTAY HDABA 🙄🤔

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 13 дней назад

    Dhalinyarada waxan maqlay in isguulada lagu cunsuriyeysata buundada isguulka hoos loo dhigo kadib dhalinta ay kacaroodan sauna duurka ugalaan dorogada cabaan

  • @FadumoShire-pe5me
    @FadumoShire-pe5me 13 дней назад

    Homecare somali leh Sameystan caruurtana barnamij u sameyaan

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 13 дней назад

    Et oublie les religions des gens construit vie vas et devenez demain.. une Somalie diversité et surtout unie oublie les religions ❤

  • @FadumoShire-pe5me
    @FadumoShire-pe5me 13 дней назад

    Homecare somali leh sameytan

  • @Ayan-mf9yx
    @Ayan-mf9yx 12 дней назад

    Xamse waxaan Biden umeleyneyney odayga nabad dhalaye ah laakiin dagaal huriye ayuu nagu noqday kamala waa isagii oo kale.

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 13 дней назад

    A very smart peace activist & polician manshaAllah. One thing I totally disagree with is that the genocidal holocaust caused by Isreal apartheid state could not continued if it was not supported by the gift of usa. Their different between send arms to kill & medicine, food & the mission to stop the genocide. America is no Mongolia, it's a powerful nation who have the power to change the catastrophic situation of the middle Easter region 👉Palestine. Besides that it's not the first time that the govt of USA - Nato mission have carried so called
    Cease fire peace keeping. mission.

  • @abdulkadirmohamed4776
    @abdulkadirmohamed4776 13 дней назад

    Asc cilada ugu weyn ee dagaalka waa Madaxweynaha Mareykanka 1_waa da 2_waa dhaciif ha ka timaado faro laga hayo iyo wiilkiisa oo fara laga hayo waxey ku fiicneed in uu mudada u hartay uu u daayo Kamila waayo go'aanka dagaalka ayada ey qaadato waxaan Aaminsanahay in ey ayadu tahay Madaxweynaha soo Mareykankanka waayo waxaan aamindanaa in madaxweynaha ey noqoneyso qof dumara walina waan Aaminsanahay. Cabdulqaadir Cagamadow.

  • @mahamedmuhumed2029
    @mahamedmuhumed2029 13 дней назад

    insha alh sanadkan inta lagu guda jiro doorasho kusheegta marekanka waxa ka dhici doona dagaal sokeeye kii ugu gaalsana ee gaalodhani ku halaagsami lahaa inta kaso hadha gaaladasna islamka iyo dawladihi uu burburiyay shucuubtoda ayaa isdaba raaacin ala shaw dhawaa xeradaas gaalad maalinka halaag ka dhici doono.

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 13 дней назад

    Somalie Land où aujourd’hui où autour rien avoir avec pharaon c’est à vous de régler c’est ont vos frère reste loin de chez moi

  • @zanabyusuf7271
    @zanabyusuf7271 13 дней назад

    Magaciis booka warfare

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t 13 дней назад

    Waxba yuu ka duwin madaxweynaha maraykanka ayaa hagraday in dhiiga reer🇪🇭la jojiyo ,Vito ayuu u isticimaalay &hubkii ugu cuslaa weli ku caawinayo sahnuuniyada waa qawda maqashi waxna haw qaban .waxan u Arkaa Kamala & trump waa dameer&labadiisa daan.reer 🇪🇭Waxaa gabay madaxda muslimiinta sida sucuudiga ,Masar,imarad &joordan.yaa rabi u gargaar falastiin🤲🤲❤️🇪🇭

  • @user-nr5br6xj5b
    @user-nr5br6xj5b 13 дней назад

    The way he said waxa ka masul ah Natenyahu waa yaab

  • @AbdalleLiibanhussein
    @AbdalleLiibanhussein 13 дней назад +1

    Gabartayda bikro jibisay tuugyahow benta bada leh

    • @mohamedsandheere6339
      @mohamedsandheere6339 13 дней назад

      Miyu kuf saday mise wa gabadh uu guur saday wa maxay gabadha uu ka bigro jabiye qab kese u dhac day arinta mise waxa tahay qof ninkan ku xad gud bayo oo raba in uu fadexesto Arinka hadu run yahay faa faahin ka bixi mahadsanid

    • @user-jh9vd2lh2l
      @user-jh9vd2lh2l 13 дней назад

      Xishoo walaale ceeb caleek