@@mohamedabdiwalimohamed5889 waxaanad garanayn haysku qaadin raab laga sheekayn maayee tan anagaa hubnee hadaad nidaamiye suugaan la jeceshay qaar kale uraadi tan malehee
Raggeedii noosoo badi heesaha Samatar ✋ Soo qabo heesta *Balan baalis* Soo qabo heesta *Isha baydhabo* Soo qabo heesta *Qorraxdoo Aroortii* Dee cidda way ka badanyihiine soo yaaci
Heestan qiyasti 2005 melahas ano ciyala aya walashay rikodh ku dhaygsan jirtay markay dharka dhaqayso iyo dhalin yaro kale oo ay wlalahay saxib ahaye xita anigu afsomaliga marka siwacan uma aqoon lakin heestan wan xifdisana mana ilawi jirin
Waad ku mahadsantahay Walaal dedaalka aad gelisay Afkeena hooyo waana kuugu hambalyaynayaa, Qoraaga Channelkan, walaal waad dedaashay inaad qorto heestan midhaheeda, Balse,
F.G. Fadlan, Tuducan dib u sax walaal.
"Sida Hawd dulhamagaan,
Hawaaqiri ka baxayee" Sida Saxda ah waa:-
" Sida Hawtul-hamagaan,
Habaq idhi dabb-baxayee"
Oo erayga waa la isku LAXAMEEYAY ama LAYSKU IDQAAMAY. Waayo Tuducyadan RUclipss badan ayaan ku arkay Lyric heestan oo waa la wada khalday.
Mahadsanid
Haa Erayda wala isku
( laa isku LADHAAY)
Laa isku IDQAMAY)
Laa isku ALXAAMAY)
Xtut😂i dew 😊😛🎉🧹🪬
Waa mirihii iyo laxankii Abwaan Maxamed Cumar Nuur Nidaamiye (AUN).
Waa heestii ugu horaysay
Xasan aadan masrax ka qaado isla habeenkaasna wuxuu ku noqday fanaanka masraxa
Ragedii cimrigaa hajiro xasan adan samatar fanaan weyn kabanka ayaaan kugu jecladay hees aaan kaban eheyn sikastoo ey umacan tahay maba dhagysan karo ragedii cabdi tahliil kusoo dar oo kabana oo wali la arag 🙏🙏💞🙏
Heestii ugu horeysay ee uu qaado xasan aadan samatar
Waxa ka horeysay siraad iska sax
Rageedii wlahi qiiro iyo xasuus ayaad na galiseen mid ka mida heesaha ugu macaan ee xasan aadan
Waa faseex heestani wxaan filyaa waa markii uuxasan aadani fanka soo galy
Best kaban ever 💓
Ma ahan asalki loo duubay Radio Mogadishu.
Wax badan iyadoo kban ah waan raadiyey yaa salaam
Wah wah Calayk Rageedi Salaan Sarre iga gudoon🥰🥰📌
shukran walal qaali ah
aad ayan kuu salmy Rageedii waa heestii ogu hureysay xassan cajiib qaaday
Waa heestii ugu hiraysay uu qaado Samater
ereyada abwaan nidaamiye allaha unaxariistee
Erayadii mxamad cumar nuur nidaamiye ee boqorkii codka xasan aadan samatar
AUN ERAYADII ABWAAN MAXAMED CUMAR NIDAAM OO AHAA ABWAAN WEYN .NASIIBDARO WAA LA XAQIREY MAADAMA DOWLADII KACAANKA AY U ARKEEN KACAAN DIID. !!
Macalin ayuu ahaa, gobolka bay. Heesihiisuna waa wada caan, 6 ka mid ah heesihiisa xasan aaden ayaa qaada.
AUN waa legend
Sida hogosha roobka
Ama hilaac guyoo da'ay
Hoobaan biislaatiyo
Harra wada biyaysan
Oo lagu hayaamoo
Hubaal sahankii uu raray
Wuxuu sii hintiqiyaaba
Hantaaqadacsi loo jiro
Habooneey naftaydaa
hiigsi baad ku noqotoo
Adaa ii hirraa'e
heestii ugu horaysay ee xasan aadan samatar
Maasha allah
Waa heesihii waayo waayo waxay soo baxeen 1977 kii xasan aadam samar
Ragageedii waan ku salaamay
Rageedii hormar wacan 💯✊
mahadsanid sxb
Hada halacsi loo jiro ma ahan eraygu waa hada qadacsi loo jiro qadacsi waaa cabaar ama marka latilmaamayo meel aan fogayn
Ya salaam fan iyo heesoba waa kuwii hore🇸🇴💯🤍💙
Hadaaad diido hadalkayga habeen wacan nasiibkayga😢
Sida muuqata heestani maahan tii (asalka ahayd)
Sababtoo ah imika codkiisu waa weyn yahay balse heesta asalkeeda waa uu yaryahay codkiisa Waana heestii uu kusoo caan baxay wiliba kaalinta koowaad kaga galay tartan loo dhigay , QALINLE iyo Cumar nuur cabdulle iyo rag kale sidaan maqlay
Waxaan filayaa waa Djibouti 2003 beriguu joogay dabcan kabanku waa Daa‘uud AUN.
Sida hogasha roobka 1971 ereyadii iyo laxankii nidaamiye
Ragģeedii walaal xasuus baad na galisey🙏
Legend qolkeygaan fadhaa isnin 13.12.2020
Waxa Hiil ii noqon lahaa
Halista iyo dhibkaan qabo
Adoo iga hor joogsada
Haddaad diido hadalkayga
Habeen wacan nasiibkayga
Halkaygan ku sugaya.
Waxan ku rejjo waynahay maalin uun inuu qaddarku ii dhoolla-cadeeyo oo uu si kedisa iila kaa kulmiyo.💔
Khamiis 27-jan-2022 1:00am.
Legend of songs 🎵
Jiim sh .muumin soqabo
2021 dhaamd ah hdd daawaneyso like
Hawtul-hamag waa Cayayaan sida BalanBaalista ah oo habeenkii marka Baadiyaha Dabka la shido kusoo daata
Erayadii maxamed cumar huryo waa heestii uhoraysay ee xasan aadan qaado
hhhh huriyo ma adaa xoog kusiinaya hestan erayda waxaa iska leh abwan maxamad cumar nuur nidaaamiye ahna abwaan lawada yaqaano oo galgaduud kasoo jeeda
@@mohamedabdiwalimohamed5889 waxaanad garanayn haysku qaadin raab laga sheekayn maayee tan anagaa hubnee hadaad nidaamiye suugaan la jeceshay qaar kale uraadi tan malehee
hhhhhh wareysiga xasan aaden ee hareeri bal soo fiirso
@@abdiazizmohamed646 hhhh heesihii maxamed Cumar nidaamiye oo dhan waxaad u rarteen maxamed Cumar huryo, fankiiba waxaad ka dhigteen bililiqo.
Xitaa heestii saalax qaasin ee mooge jaceyl waa maxay, ee nidaamiye lahaa huryo ayaad ku qorateen, iyadoo wili fanaaniitii qaaday ay nool yihiin,
Adeer inta radio muqdisho iyo radio jabuuti iyo bbc ay noolyihiin fanka somaliyeed ma biliqeysan kartaan.
@@abdiazizmohamed646😂😂balo magalgaduud baa Raab laga qaadaa waxa uu kasoo jeeda gobolada dhexe maxamad cumar NIDAAMIYE 😂😂 waa nin habargidir ah Heesihii wadaniga ahaa badanaa waxaa sameeyey abwaanada habargidir
Legend ✌
Heestani waxaan Xasuustaa Anigoo Ku Jira SchooL Bording Grade 5 Magalada Qalooc Ee degamda magalo Cad Ee Awdal state waxaan dhegaysanayay Jacaylkeygii iigu Horeeyay Xarun Aroos ah sanadku waa 2005E.c Haddana waxaan Ku dhegaysanayaa 2023 Nov 26 Waxaan Shaqo Ku joogaa Caasimada Ethiopia.
AUN Mahamed Cumar Madxii Afka iyo suugaanta Somalia
Hassan aaden Alle Cimriga Hakuu Dheereeeyo.
Hawaaq maaha ee waa Habaq oo ah ku dhicitaan
We Always Alxamdulillah ❤.
Hees mcn waaaw
متعك الله بالصحه والعافيه وامد الله في عمرك يارائع حسن أذم سمتر
Raggeedii noosoo badi heesaha Samatar ✋
Soo qabo heesta *Balan baalis*
Soo qabo heesta *Isha baydhabo*
Soo qabo heesta *Qorraxdoo Aroortii*
Dee cidda way ka badanyihiine soo yaaci
Xasuus Yaac 3/31/2021 Minneapolis @7:06pm Wednesday
Rageedi sxb waxa noso galiisa
Cabdi Badiil.... heesti baburka baxayow
Wll Rageedi wad ku mahadsanthy sidad noogu hagar baxdo marwaliba iyo inad dib noo xasuusiso waayihii wacnaa iyo dadkii xigmada u saaxibka ahaa *sixitaan sida hawtu hamag habaq idhi dab baxaya weeyi ' hawtuhamag waa xayawaan ka yaryar ee dabka ku dhaca iyo melaha iftinka an laga waayin badanaa THANKS
Xasan baashe iyo waayo waayo
Ssass
Heestan 15 sanan qasab kudhagaysanaayay shaw heesta raxadiyo kabankiiba kamaqna
Waa xaqiiq xawaashkii ayaa ka maqnaa. 😄
Wxuu zii hitiqiyabo
Hada halac siloo jiro
Mxa laga wada erayadas
Wuxuu sii luudaba. hadda meel muuqata loo jiro.
Waa qadacsi ee ma ahan halacsi! =Inyar ama aad udhow
Waxan garanayaa anigoo yar miyiga aroosyada miyiga gaafkooda aad looqaadijiray sida hogosha roobka ama hilaac guyoo da ay
Heestan qiyasti 2005 melahas ano ciyala aya walashay rikodh ku dhaygsan jirtay markay dharka dhaqayso iyo dhalin yaro kale oo ay wlalahay saxib ahaye xita anigu afsomaliga marka siwacan uma aqoon lakin heestan wan xifdisana mana ilawi jirin
Waxaan Heedadaabaa Hawadaa Sareeto
shukran ustaad
@@Rageedii Adigaa Mudan Sxb
Sida howtulhamagaan habaq iri dab baxayee.
Wow
Rageedii iminkaan idinkusoo biiray meesha murti qurux badan ayaad ku haystaan ood boodhka kajafteen
Kutagyeraaa inaather ragethaaaa
Waxaan heedadaabaa hawadaa sareete ( yacni dartaa salwaan yeelanwaayay) aadbaad umahadsantihiin mudanayaal
asc
Lakes
Asc
Haaaah
😁😆
Asc