Deg Deg Cirro Oo La Sheegayo inuu ku Horeeyo Codadka La Tiriyey iyo Dhamaan Codadkii O La Dhiibtay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 ноя 2024

Комментарии • 9

  • @FarhiyaHussen-pk6hm
    @FarhiyaHussen-pk6hm День назад

    Belale huwan😂😂😂😂😂

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira День назад

    cirro waa neef heecaa oo wax lagama qoro.
    waa marfuuc canhul qalam!

  • @CabdiqafaarMaxamud
    @CabdiqafaarMaxamud 2 дня назад +1

    Iimaanso

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 День назад

    Beentii iyo Borobagandadii heego ee 33-sano ay sheegi jireen ayey wali wadaan

  • @AbaadirAxmad-gl9cb
    @AbaadirAxmad-gl9cb День назад

    Waa maxay ceebtan sokeeye meeshan wax isqabtaa miyaanu jirin
    Bahashu sidan maahee maad iska daysaan waxanoo sanqadha.
    Waar walaahi inaanay wax wax sanduuq qaadan karaa jirinee murashaxa haka xumaynina codadka oo is dajiya bahashan bacda ahna iska dhaafa oo lashaqeeya unadaaya cidda shaqada iska leh iyo xisbiyada iyagaa ku filanee jaaaaaaw

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q День назад

    Waar niman yaw waxba maogide aamus aduu makomishan baadtihiin

  • @AboudiM
    @AboudiM День назад +1

    Beenta haa laa joojyo been raad maleh lol

  • @fowsiamuhammad6784
    @fowsiamuhammad6784 2 дня назад +1

    Yea muuse iyo ciyaalkiisii ayaa sidaa hargeysa u galay laakiin beri kuma dhcaan afkaa laga soo tumayaa masafaadaan numankaa bari degaa

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 2 дня назад

      Caac bacaac gunxajisow xarka xajista siyasada iyo kursiga miidna mageeydine hilibki iyo heesihi ku eekada 🤮🤣🤣