Safarkaygi Ugu Murugada Badnaa Aan Malaysia Kaga Tago Wanii Xiisi Doona Guys ❤️😭✈️

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024

Комментарии • 708

  • @SucaadBashiir-e1e
    @SucaadBashiir-e1e 2 часа назад +230

    Intii samia laooyday only like plz😢😢😢😢markiin koko solabasho wacan😢❤

    • @Asmaayyy-v7o
      @Asmaayyy-v7o Час назад +3

      Wallhi samia ooyinteed markaa arke ani waa ceshan waaye ooyinta😢koko sonoqo adoo nabada🥺

  • @qaaliluul8650
    @qaaliluul8650 2 часа назад +74

    Qof qalbi wanaagsan oo kaliya ayaa sidaan oo kale loo jeclada Kowsareey Allaah haku jeclaado abaayo meel walba aad taktana hakugu xifdiyo ❤

  • @LayloHassan-o5v
    @LayloHassan-o5v 2 часа назад +93

    Sidaa usugaaye le inaa wax so dhigto sidaa u ogaado inaa nabad ku tagtay ❤❤

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 2 часа назад +39

    Kokadena waxay ahyd iftiinka teamka aad baa loogu xiisidona😭😭😭❤

  • @blackdiamond8964
    @blackdiamond8964 Час назад +22

    Samia is a good friend, Koko take care of samia!

  • @FatxiJaamac-vv6wc
    @FatxiJaamac-vv6wc 2 часа назад +62

    Samiyadaydi Quruxda badanayd Niyada khayr usheeg insha'Allah waalasha iyadoo Caafimaad qabta oo nabada waad kulmeysan insha'Allah 😭😭❤❤

  • @UmuMaida99
    @UmuMaida99 2 часа назад +34

    Kokoyey byo team27 iyo anagaba wanu kujecel nahay wad naga wada oohisay manta Allah ku xifdiyo mcnto i love you wlhi😢😢❤❤

  • @FaadumojaamacDhamac-eq6cc
    @FaadumojaamacDhamac-eq6cc 2 часа назад +23

    Koko maanta ilinta ceshan wayey ilaahay ha ku nabad geeyo koko😢😢

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 часа назад +23

    Koko Kusodhawaw Mogadishu Cadey abayo adigo nabada Iyo teamkadii 27 oo nabadana dib Allaha idin kulmiyo Saamia Amira iyo Sundus wey kuxisi donan 🤲❤️♥️♥️♥️❤️

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 2 часа назад +30

    Qofkii Ugu darnaa oo iga ilmaysiiyey Samia ayuu ahaa waana la ilmeeyey😢😢 Welcome to wadankaaga somalia🇸🇴🙏

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 часа назад +12

    Koko anoo kula joogin ayaa oohinta iga dhamaatay markaa arkay ska laguugu oohey oo laguu jecelyahay. Adoo nabadaa ilaah waalidkaa nabad ha kuugu geeyo nabadna ku soo noqo. Aamiin.

  • @SeynabCali-z1y
    @SeynabCali-z1y Час назад +18

    Kokooooo illaahay dartisaan kuu jeclahay miss you kokoooooooo🥺🥺

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 Час назад +17

    Kokoye wxad tahay shaqsi adunka ogu wngsn qofka lajeclahay Aya sidhas lodreema safarkaga teamka ad la joogtay iskadafee anaka dawashayasha eh ayu murug weyn nagu abuuray meeshad joogto dadka wllal illhy hagadigo abyh❤😢😢😢

  • @Sarah1from1Palestine
    @Sarah1from1Palestine 2 часа назад +17

    We are from Palestine 🇵🇸 I ask you to pray for, us ❤💙💙❤,.,

  • @AweysAhmedGass60
    @AweysAhmedGass60 2 часа назад +19

    Hooyo Kooko allaah kugu amaansado wadanka
    Wlhi ilinta iga dhameeysay
    Hooyo kooko allaah ku xafido

  • @Rahmomohamed-qe8wp
    @Rahmomohamed-qe8wp 2 часа назад +26

    Alla kokoyee samiya see nogu ooysiisay lee usoo nqo bayh adn safa salaama quruxbadaneey❤🥺

    • @Wllhuudow
      @Wllhuudow Час назад

      Iskadaa wey adkaanee gbadha teeda klena waqti hlaqaaadato fmilkeeeda oo ugu dampeesey mudo dhowrsano 3ah

  • @user-azwaana24
    @user-azwaana24 26 минут назад +7

    Kokoye Samia Mxa uGa So tagte 😢😢😢 team samia one like😢😢😢😢😢😢

  • @QueenDheeman
    @QueenDheeman 2 часа назад +44

    Koko samiya uso noqo inshalaah 😢 welcome muqdisho queen toto❤

    • @Wllhuudow
      @Wllhuudow 2 часа назад +1

      Hhhh qofta cyaal myaaa iyada familkeed waqti halaqaaadato

  • @mahirpoi1856
    @mahirpoi1856 2 часа назад +17

    Wanaga waa mid allah kuu daliyo koko qof ku dayasha mudan runtii safar salaama

  • @qaacsheofficial6289
    @qaacsheofficial6289 2 часа назад +34

    Gabdhahaan & sidoo kale Walashan ku Saliya xabiibkena Muhamed S.C.W. ❤❤🎉

  • @AnasMoha-w8p
    @AnasMoha-w8p 2 часа назад +14

    Koko waa ku jeclhy wllhi abaaa inta xamar joogto inaaa ku arko rajeenaa❤❤

  • @aishaahmed982
    @aishaahmed982 2 часа назад +10

    Safar salama koko, رافقتك السلامة يا حبيبتي أينما كنت، وربنا يجمعك مع أهلك العزيزين الغاليين عليكي...💞😍

  • @Samiiro123Ali
    @Samiiro123Ali 2 часа назад +23

    Koko boqoradydi manta dhan video gaga sugaye gaclo adunka farxad igu nolow waxthy gabdh nasib badn wayo kumanan qof kula oyey manta oo anu kow ka ahy koko farxd igu nolow gaclo❤

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 2 часа назад +9

    Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 2 часа назад +49

    Koko wlhi bilhi samia saxib ka fcn waliga mahelaysid plz and plz ilaaali. Gabdhaha kale ee teamka iyo ayada isku. Si waliga hawla dhawmin 😢😢😢😢😢😢😢

    • @Ayaanadenqasaye
      @Ayaanadenqasaye 46 минут назад +2

      Sidaa ma ku noqdaa😢😢

    • @Nimmy-tt8fd
      @Nimmy-tt8fd 40 минут назад +1

      ​@@Ayaanadenqasayekalay bayo

    • @Ayaanadenqasaye
      @Ayaanadenqasaye 36 минут назад +1

      @@Nimmy-tt8fd oky titok iga soo qawa amlaa.aragsan ku qoran okh

    • @Nimmy-tt8fd
      @Nimmy-tt8fd 35 минут назад

      @@Ayaanadenqasaye hye bayo

  • @hibadomer8108
    @hibadomer8108 2 часа назад +14

    Samia waxey sidani walhi calol xanun miskin aamuus waa sonoqoneysa koko waa nabad tagtey cafimaad kusonoqo sa dhexso samai ha raagin arimahana alleh ha kheyr hakugu sodhamèyo

  • @AdenAbdiraxman
    @AdenAbdiraxman 2 часа назад +13

    Wllahi anigo dawanayo ayan ilmeyey 😢 wllahi koko wan ku jeclhy allah dartis

  • @AyuushMohamud
    @AyuushMohamud 2 часа назад +15

    Alla sidaan kuusugaayeylee kokodeyda ❤

  • @HamdiJama-n4o
    @HamdiJama-n4o 2 часа назад +31

    Koko iyo saamiya maanta hadaanan shil aanan gaariga lagalin nasiib ayaan leeyahay waayo anoo ilmo school uguraayo ayaan daawanayey markaa indhihii dhan ilin ibuuxisay waxba aan ka arki waayey from Minneapolis sister ilaahay haku nabad geeyo hana kusoo nabad leliyo

  • @IdilAxmed-s9m
    @IdilAxmed-s9m 2 часа назад +12

    First ahy saaku sugaaye Koko ilhy nabad hakugu keeno😢😢❤❤

  • @SouhaibBarreh-zi5mf
    @SouhaibBarreh-zi5mf 2 часа назад +7

    Bye bye koko قل بسم الله توكلت على الله ولاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم ❤❤❤❤

  • @sammark577
    @sammark577 2 часа назад +12

    Walhi sida houaday iyo walashay anan kuu jeclahay welcom to wadankak hoyo nabad imo inshallah koly nika iyo adika maa isku arkayno maxayely jabuti ayan joka waxan rajayna inad jabuti soo martid

  • @Saamiya-q2e
    @Saamiya-q2e 2 часа назад +9

    Kooko bule ku soo dhawaaw muqdisha cadey walhi kook habeenaan kugu riyooday anikoo kula kulmay walhi saan lee unaxariis badneed ilaahey hakuu naxariisto wallshey

  • @maankaidiris
    @maankaidiris 2 часа назад +8

    Koko Abayo illah ha kunawad geeyo wallahi manta team 27 wey naga oy siyeen sonaqo adoo nawada abayo ❤❤❤😢😢😢

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 2 часа назад +12

    Welcome to Mogadishu sister🇸🇴❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 часа назад +13

    Kokodeeena Waa Na cidleesay Ani iO Reer Maleysia Nabad ku Soo Noqo abyo Mcn 😢 Safar salama welcome to Mogdisho Cadey 😭💔

  • @jamiilaomerahmed
    @jamiilaomerahmed 2 часа назад +10

    Alla qalbiga wllhi inay aniga iga tagayso ayaad moodaa sidaan ula ooyay asxaabta siiba saamiya safar salaama koko adiyo walaalkaaba😢😢😢

  • @anzalfarhiya9862
    @anzalfarhiya9862 2 часа назад +11

    Kokodeenaa wanaga oysisee manta 🥺😭😭😭 waku jecelnahay abayo 😘❤❤

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 2 часа назад +6

    Nabad Ku ahoow Muqdisho Kookadeenna Wlhy Saamiya siday nooga oohisay

  • @raasumal
    @raasumal 2 часа назад +14

    Alle samio qalpiyey 😢😢waa iga ilmysiisey wlhy😢😢

  • @Zamzam-n7c
    @Zamzam-n7c 2 часа назад +8

    Koko bulletin is not easy l love my sister ❤

  • @hafsamohamed4339
    @hafsamohamed4339 2 часа назад +7

    Samia huuno caloosha adkayso, koko Samia ilaasho walahi wey ku jeceshahay ❤️

  • @CabdiraxmaanSharafow
    @CabdiraxmaanSharafow 47 минут назад +3

    Welcome Abaayo macaan muqdisho adi iyo xazaazi
    Ku soo dhawaada wadankiina magaaladiin nabada
    Mar labaad ku soo dhawaada walaalaheyga aan jeclahay magaalada nabada ee muqdisho cadey
    Nabad ku imaada walaalaheyga aan jeclahay❤❤❤❤

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 9 минут назад +2

    Koko Alle haku samo geeyo waxaa neh ku rajeynaa adigoo nbd Qabo inaad soo noqo tiid I.n 😢
    inta ilamurugoty like 👍

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman 2 часа назад +7

    Koko wlhi Samia wn Kanaxy ilinta ceshan wayay❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭

  • @RahmaMaxamed-s2y
    @RahmaMaxamed-s2y 2 часа назад +9

    Koko anoo ku argin baa oyinta igadhamaysay. Asxaabtaa baa igadaran insha allaha. Waan iskargidoonaa wlshy mcn

  • @ryantaleb7249
    @ryantaleb7249 2 часа назад +2

    نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ ٥نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني واتساب على هذا الرقم +967717354582 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير اني بنت يمنيه نازحين منالحرب انا واسرتي بيتنا اجار الشهر بـ20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواتي سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم ;-'-•"!;'(')"\|\(/(° ؛؛؛,,,|•ิ ؛؛؛,,,↑. ؛؛؛,,,Π•)\|¶:)'|؛؛؛,,,\\>؛؛؛,,,|\≧؛؛؛,,,@♡؛؛؛,,,♤♤؛@♤؛؛؛,,,؛؛؛,,,//¶;://}◊😭😭😭💔💔💔💔💔¯-‹\_◊-‹|_◊/¯-‹◊¯-‹ااااااااااا،،،،\_◊-‹|_|_◊/¯◊¯\-‹◊|🎉😊🎉🎉😊🎉😊😢😊🎉🎉😢😢😢😢

  • @AyaanmaxamedNuur-nd7hw
    @AyaanmaxamedNuur-nd7hw 2 часа назад +6

    Koko abyo wan kuxisena abyo ilhy haku nawad geyo abyo 😢😢😢😢

  • @ashaabukar3758
    @ashaabukar3758 2 часа назад +5

    Kokooooooo welcome muqdisho e samiya madaxeeyda uso dhaqso😢❤❤❤

  • @CabdiraxmaanSharafow
    @CabdiraxmaanSharafow 49 минут назад +4

    Safar salaama walaasheen koko[kowsar]❤❤
    Allah nabad kuugu geeyo walaasheen macaan
    Adi iyo walaalkaa xazaazi❤

  • @eblaMahamud-p5i
    @eblaMahamud-p5i 2 часа назад +6

    Samiya calosha ayanahurisay😢😢😢😢😢qaf naxaris badan inathya aya natustay s

  • @NoorIbrahim-hi1fy
    @NoorIbrahim-hi1fy 2 часа назад +5

    Koko i will miss you ❤❤❤❤i wish you save journey 🎉🎉🎉🎉

  • @maarayxaashi975
    @maarayxaashi975 Час назад +7

    Koko samiya uso dhaqso way kuxiisaysaye manta lee saa ula oyey samia 😢😢😢

  • @nimcomohamud5544
    @nimcomohamud5544 2 часа назад +6

    Plz koko samia uso dhaqso😢😢

  • @SafiyoMuxumed-k8p
    @SafiyoMuxumed-k8p 26 минут назад +4

    Kokoyey please markaa soo lapaneysid Samia surprised ugu dhiga Apyo see ugu faraxdo 🫶🏼🫡

  • @Samia5-v8w
    @Samia5-v8w 2 часа назад +4

    Amiira hore u sheegtay in aad lajeclay thy kokos❤😭

  • @daudofficial29
    @daudofficial29 2 часа назад +5

    aan Ku Wada Salino rasuulkeena Muxamed SCW ❤

  • @Suugaanyahan
    @Suugaanyahan 2 часа назад +11

    KOKO SAAMIA waa La wada Oynay Maanta 😭 Rag Iyo Dumar ,Safar Salaama,Nabad Soona Nabad Gal.Farxad Noogu Waar Wan Ku jecelnay .

  • @AtharFarah-ie1fk
    @AtharFarah-ie1fk Час назад +2

    Oohin aya egakente kokodena safar salama❤❤my queen❤❤

  • @SafaAhmed-qy2gy
    @SafaAhmed-qy2gy 2 часа назад +6

    Kokooo waa naga oohisiisay wllhi saan u ooyay leee😭😭😭😭😭

  • @inafoodeymaxamed
    @inafoodeymaxamed 2 часа назад +5

    One like team koko😢🎉

  • @IzraAliibraahim
    @IzraAliibraahim 2 часа назад +5

    Safar salaama koko ilaahay nabad. Hakugu geeyo ❤

  • @DeeqaCabdi-zx7hk
    @DeeqaCabdi-zx7hk Час назад +6

    safar salamo koko samiya horay ugu so labo wan la oynay 😢

  • @awomohamed1780
    @awomohamed1780 2 часа назад +6

    Koko samiya wllhie saaid bay ku jeceshahy iLaaali 😢

  • @safiyoabdi43
    @safiyoabdi43 2 часа назад +8

    Koko welcome to mugadishoo ❤❤

  • @Munasar17
    @Munasar17 Час назад +2

    qof wngsan aya sidan cml loo jeclaada illahi hakudawro koko bulle 😊❤

  • @MaryanOmarHaji-f9o
    @MaryanOmarHaji-f9o Час назад +1

    Kusaliya nabii Scw scw scw

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад +3

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Alteezo__18
    @Alteezo__18 2 часа назад +5

    Welcome muqdisho koko bulle🎉❤

  • @FaaraxWarfaa
    @FaaraxWarfaa 2 часа назад +8

    Koko bulle i am one of the most supporters of you ❤🎉

  • @AbdullahiAbdirashidHassan-k9k
    @AbdullahiAbdirashidHassan-k9k Час назад +2

    wallahi waa dad isjecel congratulations

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن 2 часа назад +2

    حبيبتي تروحي بالسلامه وترجعي بالسلامه ان شاء❤❤

  • @ryantaleb7249
    @ryantaleb7249 2 часа назад +1

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number +967717354582 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-....,..............

  • @SucaadQaalib
    @SucaadQaalib 2 часа назад +4

    Alle haku nabad geeyo wllo

  • @NaciimoAbdukhaadirNoor
    @NaciimoAbdukhaadirNoor 2 часа назад +1

    Kokoo😢😢😢Abyo mcn Waan ku jeclahay Faraxdeeydii Quruxlyyy Shakaroonee Ilahay ha ilaa xifdiyo Meel Walbo Aad Joogto Wlhi Waan ku jeclahay Faraxdeeydii

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 2 часа назад +2

    Sorry samia qurux 😢😢 safar salama walalo qalii koko bulle iyo xazaazi bulle ❤❤ wan kuu xisii doonaa 😢😢 walalshey koko miss you ❤bye bye 👋 🇸🇴✈️Allah ha idin nabda geeyo iinashaallah

  • @RayanAli-s9i
    @RayanAli-s9i 2 часа назад +2

    Team 27 iyo Anakaba wan ku xisi dona koto 😢😢😢

  • @munaismaciilcabdi6157
    @munaismaciilcabdi6157 2 часа назад +2

    Ala koko qalbi wanaagey ilaasho sundu iyo amiira iyo samia

  • @Fadumo.qurux67
    @Fadumo.qurux67 2 часа назад +2

    Ok ok bulletin is not easy l love my sister❤❤

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya 2 часа назад +3

    SAMIA CALOOSHE IHURISAY WALLHI ILHEY IDINKOO NABAD QABA HA IDIN KULAN SIIYO😢😢

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 часа назад

    Walaahi aad ayaa u nasiib badantahay sida laguu jecelyahay janadana ha laguu jeclaado. Aamiin.

  • @RoodoMahdi
    @RoodoMahdi 2 часа назад +2

    Koko walalle macaan laascanood noogu iimow waan jeclhy maanta dhan farxad ma seexan in aad soomaliya usoo socotid awgeed

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 Час назад +1

    Kokoye wxad tahay shaqsi adunka ogu wngsn qofka lajeclahay Aya sidhas lodreema safarkaga teamka ad la joogtay iskadafee anaka dawashayasha eh ayu murug weyn nagu abuuray meeshad joogto dadka wllal illhy hagadigo abyh❤😢😢😢

  • @Maryanekhalif
    @Maryanekhalif 31 минуту назад +1

    Abyoy nawat Allah hakugu soceliyo😢🤲🤲🤲🤲😭

  • @akramhaji9951
    @akramhaji9951 2 часа назад +2

    Save your journey Queen?and your broski🩸

  • @NaagNaag-i7h
    @NaagNaag-i7h 2 часа назад +2

    Wlh waan sugaayay muqaalkaan welcome somalia

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 часа назад +3

    Wlh sida inan aniga ku aqaanay cml ayaa ilmada iga dhamaatay maanta koko😢😢😢

  • @Marwamaxamed-dx2jm
    @Marwamaxamed-dx2jm 2 часа назад +3

    Kusoodhawa xamar❤❤ walalo wana

  • @sucaadabdi8158
    @sucaadabdi8158 2 часа назад +3

    Koko welcome Mogadishu abaayo❤

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 2 часа назад +5

    Kookooyeey qofka kaliya ee cidloonaaya waa Saamiya😢

    • @suadmohamed1928
      @suadmohamed1928 Час назад

      Samia waa iska calool jilcantee koko waala wada jecel yahey mida kale samia waxey haystaa oo ay isku xidhan yihiin kicking iyo ladan

  • @FatumaMuse-c5m
    @FatumaMuse-c5m 48 минут назад +1

    Intii samia laoyday like❤❤

  • @SiciidSulub-j2t
    @SiciidSulub-j2t 2 часа назад +2

    Maasha Allah wllo Wlhi maanta murug ayaan kula dareemaynaa queeen duusho 😂😂😂😂 from Hargeisa

  • @ahmedmoussamahdia
    @ahmedmoussamahdia 2 часа назад

    Team koko ❤❤❤❤❤❤❤❤only like safar salama inchallah nabad ku tag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aishaahmed982
    @aishaahmed982 2 часа назад +3

    Sorry Asad iyo samiya ayaan ka naxsanahay, iyaga run ahantii koko u xiisi doona dhab ahaan tii.

  • @qadancabdilaahixiis3267
    @qadancabdilaahixiis3267 Час назад +1

    Koko aadbaa nogaa oohisayee ciwayow noosoolabo koko😢😢😢😢

  • @mohamedabdi584
    @mohamedabdi584 2 часа назад +2

    Koko mar kasto faraxsanow I'm big fan of you

  • @AasiyaJaamc-wm3ur
    @AasiyaJaamc-wm3ur 2 часа назад +6

    Kooko mar hadii aad soomaliya timaday laascanod imaw plz hee😢

  • @Fattidiamond
    @Fattidiamond 2 часа назад +1

    Koko io hazazi safar salama. Waan nixiisi doonaa insha allah illahynnabad illahy hakugu geeyo nabad habad hakugu sooceliyo😢 madax ixanuunay saauoynaayey. Ani inaa iga tagyso. Yaarabi koko io hazazi hagu geeyo nabad hanigu sooceliyo. Maxaa udwaty islahaa isdhahy call xumada.

  • @Amiina2024
    @Amiina2024 2 часа назад +2

    Koko samia darted ulaabo miskinta oyinta ka dhatay😢😢😢

  • @ShuraybKhaalid
    @ShuraybKhaalid 2 часа назад +4

    KusaLi nabiga scw ❤😢