Ax ma aqan waxan san oo dhan ugu jeclhy koko ,manta team 27 midkasta on dawado san ula oyayay wlhi madax indhaha iguma yalan xafdydii way yabtay na amu insha alh melkasta nabad qab ku tagiiye ,waxan tagero ma odhan karo amay koko ila dhalatay on ogyn😊 any way samiya iydba aniga iga daran marka sa samiya lo gadho wan dhafiiya wyo ohinta igu laba jibarmaysa yacni xoog usi oyaya
Wllhi samia calosha i huriseye inta kle cadi iska ahaa mrke oysey wllhi Wa is celin waye ano oynaayo is arkey koko ha iga tagin mrke dhahdey Alla calosha idamqatey sorry samia💔🔥🥹😭😭😭
Inta oysey koko iyo team 27 😭🫶🏻❤️
Gabadha caloosha u furo hooyadeed macan iyo abaheed lee u socotaa seecamal team 27 u duceeya koko qurux badan
Inta dhihi rabay
Waa run❤❤wllo❤❤
Ma baxdy 😭 illahy ha no so celiyo adigo nabada qabo koko qurux 😢
Amiin insha'allah
Asad meel uu kooyey xtaa safarkan waa sfarkii ugu qrux badnaa ee lasoohootiyo qof lajecel yhay sfar slaaama koko iyo xasasi ku soo dhwaaawda wdankiina hooyo mcn😊😊😊
Koko la jecley wye team ka dhan baa jecel asad iyo koko o oynaya manata igu horeso
Mantaaa see u naye waadaley 😢😢 inkaato an ku faraxsanhy iney xamar imaato hada ila ooye😢😢
Wa Amini layay ine koko san ku baxde😢😢😢😢😢 koko wa u xisi dona hada team koko nahne😢😢😢
Haaa wllhi 😢😢😢
Anig gariir iyo oohin way iga dhamaaty wlhi pilaahi koko sidaan ugu naxy wlhi waligy qof ugm nixin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Manta kaligina misan idinka oosiin xita anaga waan ilameenay inkasto samali uu soosocoto waxa dareemay ine melkale uu socoto oo kale walhi saa iidan uu ooye Alla nawad haa ku keeno Somali welcome koko bulle🥹😥
Sundustena Caashaqa iO Amiiradeena Amusa 😢 Anaga xitaa Waa oynay😢 kokodeeena Safar salama inshallah nabad Ku Tag 😢
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😢
😂😂seexo walll
🎉
Safar salamo koko xamar caday aan kuu baa han
Koko
😂😂😂
🥹🥹🥺
Ay kokodenah walahi caawoh youtube kadhan wada qiiro wayeh walahi sundusey koko dad jecel hesataa mashalah koko muqdishu kuso dhawow❤❤❤❤❤
Asad qofkii ugu dhawaa teamka ka tagay ❤
Wllahi maanta waan fuure❤😢😢😢Wllahi koko adoo nbd soo noqo aroos cml uguriyeen
Ree Malaysia, maanta si caadi aheen aad u sogootiseen Koko iyo Xasaasi❤❤❤❤❤❤
Samiya sidee manta u oyday😭wlhi gabdhaha kale Mey u oyin manta waxey dareme cidlo qofkee isku dhawaye ayaa katagtay😭sorry samiya
Ku soo dhawaw dalkaagii hooyo xasan iyo kooko❤🎉❤
Maskiinta wlhi wey daashay qof walba video ayuu rabaa inuu ka duubto viwes is not easy😅😂
Maxa views ah hadaysan soo dhigana waxaad leedihiin maxaa loo macsalaamayn weeye😂
Haa wallaahi@@MustaqiinYuusuf
Ani xitaa wanila ooye wllhi😢 samirko is argti danbo xiisa leh❤
Ani waa iska oyoy qof oyoya hadan arko ilmada ma celin karo safar salaamo koko😢👋🏻
Ax ax sxbo isku fican wlh allaha iskukin dayo asxabta team27 mansha allah
Koko welcome to muqdisho🥺❤️
Kokodena waku xisidona wlhi safar salama 😢😢
Safar salama Abyo Koko Calosha ihur tay wlhy Qofad is fahan teen Mar kad kala tagay saan Xanun waye wlhy Nabad Galyo qalbi❤❤😢😢😢
SUNDUS QALBI NADIIFFF MASHA"ALLAH ❤ TEAM KA DHAN WAA QALBI NADIIF ❤ HADANE SOMAALI AYAANBA U NAHAY QALBI NADIIFKA ❤ ALLOOW WADANKEENA NOO HAGAAJI YA'RABB ❤🤲
Maskiin sundus qurux 🎉🎉😢😢🎉
Koko welcome to Mogadishu Xbbt team 27 adkeysta 1 month kaliyey idinka maqnaneysa koko Insha Allah wadajirkinii wan u xisidonnaa 🥰♥️❤️
Sundustena 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤ team koko only like safar salama inchallah nabad ku tag 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉1000000000 ❤❤❤❤❤❤
KOKO wllhi qalbikeynu way ku weyn thy hadanu nahy team 27 comments 😭🙏🏾❤️
Inta oysey koko iyo Team 27 😢😭❤
Koko malesiyana kuso gari wayay muqdishana ma jooga 😢😢❤❤
Safar salama koko ano dawada aya lacosha i hurty hada lajogilaha wan suxilaha koko wn u xisayna lajogistina nafarxad kalisa sonoqo adonabada❤
Sundus murug qasay utahey wayo qofka marka mar walba siqasan garabusin jirey aheyd Koko sundus
Ax ma aqan waxan san oo dhan ugu jeclhy koko ,manta team 27 midkasta on dawado san ula oyayay wlhi madax indhaha iguma yalan xafdydii way yabtay na amu insha alh melkasta nabad qab ku tagiiye ,waxan tagero ma odhan karo amay koko ila dhalatay on ogyn😊 any way samiya iydba aniga iga daran marka sa samiya lo gadho wan dhafiiya wyo ohinta igu laba jibarmaysa yacni xoog usi oyaya
Ilahey ayado nabada haso celiyo insha Allah safar salama koko 😢😢😢😢
Samia oyse inta kle qosol io ohin sundus qosol io ohin isku darte😂😂❤😊
Koko ayado anaga no imanaysa naga oysiisen❤whi😢
Waan idin jeclhy ale ha idin daayo dhamaan tin manta hadan xamar joogo wale wan soo dhawayn laha arki laha insha allah maalin uun ale ha ikin tuso27❤😢
Safar salama wlshy koko 😢😢😢😢wn ku xisi doona hdn nhy tem sunmirko😢😢😢😢😢😢
Ku so dhawow dalkaga hooyo soomaliya 🇸🇴❤ well come 🫴🏽 abayo kowsar bulle ❤
Welcome back mugdisho koko bulle nabad ku tag nabad ku soo noqo anagana Allaha hanaga dhigo kuwii xamar isku arka insha Allah 💔😭♥️🫶🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Koko safar salaam so noqo ado nabd i.a 😊 koko safrkeeda calool xanuun bu naqo noqday 😢
Wllhi samia calosha i huriseye inta kle cadi iska ahaa mrke oysey wllhi Wa is celin waye ano oynaayo is arkey koko ha iga tagin mrke dhahdey Alla calosha idamqatey sorry samia💔🔥🥹😭😭😭
Sundusteena iyo Amiiradeena 😢😢😢😢😢
Pyoh koko markeyy sundus ku dhahdayy xanun😢
Safar salama koko bulle calosha ihur tay 😢😢😢😢😢😢😢
Team sundus one like pls😊
Waa dareemi karaa markay zxbta ka tagayso xilgay saxiibatey iga tagta 10/26/2023 zxp allaah dib hanoo wado kulmiyo aaaamiin ❤
JAH. KOKO ABAAYO. ADIGA. XASAASI. NABAD KURAGA INSHALAAH.
SAFARSALAAMA❤❤
Koko safar Salam ilahay nabat Haa ku soo caliyo 😭😭😭
Team koko safar salaaama❤❤
Team koko only like 😢❤
Koko buulle walal aan jecelahy alle ha idin nabad geeyo
Sundus qalbi wacany Love you inder❤❤❤😢
Sundusey amus abayo anaga xita waan inla ooynay wana na calol xumeysay daman team 27 illahey kokodena cashaqa nabad iyo salmo haku geyo iyado nabad iyo cafimad qabtana haso celsho maskin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waxbadhan waaigaqosliseen lakin manta oohinta igadhameysen
Wllhi ilmada waa ceshan waaye😭😭😭
Anagiiii baad xataa naga oohiseeen sorry ilaahy hku xafido koko😢
Wllhi aadan ugu xumahay lkn way idin soo noqonee iyadoo nabad ah i.a waan wada sugayynaa❤❤❤❤❤❤❤ welcome to muqdusho❤
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw❤❤❤
Wllhi sumirko way iga oohiyeen
Ala hooyoy maanta teamkygii ohinta iga dhameeyeen walhi 😢😢😢😢 qof walba fudiyowgii uu soo galiyay yutubka ayaan fiirsady dhaamn my wada oynaayaan anina wn idnla ooyay walhi wll 😢😢😢😢
Kokadena anaga iney naga baxdey ismodna lkn azxabteda sey ujecel yihin😢❤
Inta samia la oydeyy koko say iskugu dhageen😢
Samia io sundus wey oyen siba samio ax😢
Sundus abaayo waysonoqanaysaa koko😭😭😢
Wlhi amiira iyo koko wn la ooyey😢😢😢
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
Wallalhi waan ooyaya koko 😢
Koko buule safar salama emotional tame and welcome to Mogadishu xamar cadey 🎉❤🎉
Wallhi wn ilmeeyay abaayo wn kuu xiisi doonaa koko
Koko ilaahay haku nabad geeyo abaayo 🤲😭😭😭😭
Koko ❤😭😭
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😢😢
Koko io hazazi safar slama. Illahy nabad hanigu geeyo nabad hanigu soo celi waanii xiisidoonaa. ❤ anoo lajoogin saau oynaayey madaxa ixanuunay kuwa lajooga kawan😢😫😫😫
Team koko bulle ❤one like 😢isku soo noqosho wanagsan😢❤
koko samiya aya aad ugu xiisaysa iyada ugu dhawayd😢
TEAM KOKO BULLE SAFAR SALAMA 😢
Welcome to Somalia kooko deenah wacdaro cusub
Soonoqo adoonabada wllo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Oh oo hinta iga dhamaty wallhi😢😢😢😢😢😢
Koko qof qaliya 😢😢😢😢
Aniga ugu horeeyo😊
dadka waxaa ugu daraneda sunadusa seya uu oyasaya baa kanaxay maskinay😢😮❤
😢😢😢😢😢 waan ilila oynay wlhi ilahay ha isku kiin soonabad celiyo 😢😢
Kiki Team is diyaariya after 72h Kiki RUclips ayaaa loo sameyn rabaaa.
Shan maalin bes 500’000 K aaan gaarsiino!!!!
Kooko miss you❤❤
Sundus qalpi wanaag❤
ani waa ooyay walahi wll koko bul 😢😢😢😢😢
Nabatean kusoonoqo😅😅😅
Amira io kooko kuwi ugu horeyy naga so jabay
koko🥰🥰🥰💋💋💋❤❤❤❤💖💖💖
One love team 27 ❤🤝
500k kaso qayblalimeyso miya sundusduteydaay❤❤ koko
Welcome koko muqdisho 😢
Koko welcome to muqdisho❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Ilaahow nabad ii gu soo celi kokodayda😢
Safar salama my Queen koko bulle ❤😢🥺🥺🥹🥹
Oh sorry team 27 dhaamaTeyn wlhi wan ilmeyayyy😢koko ilhy haku nabad geeyo
Wllhi anaba furay san ola oynayey le😭😭😭
i think i have cried each video of team27 have posted 😭😭😭
Welcome to muqdusho koko bulle ❤😮