SAMIA AYAN TELEPHONKA KA JIBIYEE SORRY MALINTEYDHA CADIGA 😱😱…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 501

  • @MaariyaAxmed-b4c
    @MaariyaAxmed-b4c 6 дней назад +212

    Alla macalimow maxaan u xiisay inta u xiistay sidookale farta taga❤

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 6 дней назад +128

    Finally my baby girl is here 😂 naa wan ku xiisany yareey waad dalacady waa in aan ku xisaabinaa team sundus 😊 san nama anfacdo 😂😂😂

  • @MahamedAhmed-i2t
    @MahamedAhmed-i2t 6 дней назад +99

    inti ila jecel nabi mohamed scw scw scw is mujiya

  • @nadiifomaxad
    @nadiifomaxad 6 дней назад +61

    Hedhe byo Sundusey cawa dhana kufirinayey wey aa uso dahdey🥺💗

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 6 дней назад +250

    Sundusay abayo waxaa kaa codsaneena hadaa team sundus nahy ina waqti hore aa video noo soo kaliso oo asaxaabtaada markee soo dhigtaan soo dhigato ama ka hor noo soo kaliso waa codi xalalana waa naga maqneed hana caajisin qalbi facaaga ugu saray marwalba❤❤❤

    • @itssabiriina9056
      @itssabiriina9056 6 дней назад +2

      Inbdn 11 bey noso dhige kwrn 😂

    • @zeytunabdullahi2503
      @zeytunabdullahi2503 6 дней назад +2

      Haa wlh

    • @RaaxoXuseen-g5d
      @RaaxoXuseen-g5d 6 дней назад +4

      Haa 23: meelahaas ee soo dhigtaa
      Waliba Anoo Hurdo I hayso
      Mana seexan karo anoo Fiirsan😂😂😂

    • @FaadumosSiidow
      @FaadumosSiidow 6 дней назад +1

      ❤❤❤❤❤

    • @khadiijoQalanjo-s4u
      @khadiijoQalanjo-s4u 6 дней назад

      😂😂😂aniga waksexday dharkan gududka,inta tioktok kuso arka iri vediyw iney kusoduubty fiiri mise mlhan​@@RaaxoXuseen-g5d

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 6 дней назад +34

    keep going my sister samia Ahmed
    come soon 700k inshaa allah 🎉🎉
    ku sali nabi maxamed scw scw ❤❤

  • @AminaSiyad
    @AminaSiyad 6 дней назад +26

    Ala abyo samia hakaoysiin iĺinteeda waynadibaysa😢😢😢😢😢😢😢 samia love you abyo sundusey sidokale ❤

  • @CaashoSaid-z3n
    @CaashoSaid-z3n 6 дней назад +42

    Macalimaw waan uxiisay welcome back ❤❤

  • @Amirabinto
    @Amirabinto 6 дней назад +56

    Kuwan hadi yutub ku jirin bal yaa ika qoslinlaha walhi 4 todaa video yada sida muslaslka usugaa kawaran 😅❤❤❤

  • @Ahmed.shreifteam27
    @Ahmed.shreifteam27 6 дней назад +55

    Dunidaan masoo marin rux ka qeyr badan nabi maxammed scw scw ❤❤❤

    • @Rahmajamac-j3l
      @Rahmajamac-j3l 6 дней назад

      Nabi Mohamed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa haahatee Salaahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MAGICYT-g9g
    @MAGICYT-g9g 6 дней назад +18

    I love dhibkoda lkin ma jecli inla dhibo samia😅❤😂

  • @KingCeyda-s3j
    @KingCeyda-s3j 5 дней назад +14

    Ku sali nabigena the most knowledgeable and respectful person Mohamed (SAW) ❤❤❤🕋🕋

    • @NasraAhmedhoussein
      @NasraAhmedhoussein 3 дня назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Nihaalqurux34
    @Nihaalqurux34 6 дней назад +71

    Alla abyo samia haka oysiin wlhi waa jeclhy ilinteda idhipeyso😭😔

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan4319 6 дней назад +23

    Xalay baan niyada kuhayay macalimoow mashalaah ❤❤❤

  • @meraali7575
    @meraali7575 6 дней назад +18

    finally sunduseey waan kuu xiisnay mashalah dereska san ah qurux ku tahy❤❤

  • @Amirabinto
    @Amirabinto 6 дней назад +13

    Sundus quraxbadanida mantaa labiska ku fadiyaa🎉❤

  • @Aishayar1
    @Aishayar1 6 дней назад +12

    Samia sxbteed qaliya wa koko dawanesey 1million 😅

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 6 дней назад +30

    Naa Sundus sodhakhso deee abayo mcnto💋💋🫶💯💕😍😍❤️

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад +16

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤

  • @mssfaatima-n6h
    @mssfaatima-n6h 6 дней назад +41

    Sundus waan jeclhay walaahi keep going back Sundus for subscribers 700k🎉😢 inshaallaah 👸🏻

  • @ExAadan
    @ExAadan 6 дней назад +12

    Saam haka feeling Gawadha😅😢

  • @CanabCabdi-gk1nw
    @CanabCabdi-gk1nw 5 дней назад +8

    Sorriy samiyo 😢😢😢😢sundus abayo samiyo kalexo qalbiga I xanuunjisay 😢😢😢😢

  • @faaisoahmed7756
    @faaisoahmed7756 5 дней назад +7

    Naya sundusey samiya aman sii inanta yar waa miskiine😢❤

    • @SakiFarah131
      @SakiFarah131 5 дней назад +3

      Oo ayadu markeeda wax waxay dhibaysaaye

    • @ibraxusen
      @ibraxusen 2 дня назад

      Iyada dad ka amaan ha siiso jilicsana wuxu😂

  • @Monacreates2
    @Monacreates2 6 дней назад +12

    Sunmia saan iskula jeclahay lee😂😂😂😂 sundus qososhooy iyo samia oydooy way isku baahanyihiin

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 дней назад +12

    Sundus teena cashaqa funny wakuxisnay yaba kamaqnankaro
    Wakufafhidaa labiska malmahan
    Acant wait 700k❤🎉

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 6 дней назад +15

    Sunduseey wan kujclhy sister lkn sulwar cas Maxad uğu xidhan wayday topka top style ❤

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 6 дней назад

      Inta sare in ey shaar xerato aa fiicneed. 😮

  • @KawsarCali-f8d
    @KawsarCali-f8d 6 дней назад +9

    Samiyo maskinwayeh😢 sudus qurux gabadhena ❤

  • @IfrahLuul
    @IfrahLuul 6 дней назад +17

    i miiss you sundus❤❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 5 дней назад +8

    Sunduseey abaayo saamiya noo daaa wlhi miskiin weeyi ilnteedun way na dhipysaa wlhi😭

    • @FardusAxmedsaleban
      @FardusAxmedsaleban 5 дней назад +2

      Iyadaba way rafadisay inam Arsan urkahooyadii kujiraa hooraloyidhii😂😂👊🤫

  • @mssfaatima-n6h
    @mssfaatima-n6h 6 дней назад +35

    Wan kuu xiisne habeenkii xita 😢😢 la'aantaa majoogi karo

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 5 дней назад +6

    Alla sunduseyy Samia iska dhafa miskin wye wlhi calosha ihurty 😢

  • @ShaymaCabdiMaxamed
    @ShaymaCabdiMaxamed 6 дней назад +9

    Naa waad naga soo dahday sunduseey😂😂😂😂😂😂

  • @IstaHiLHagio
    @IstaHiLHagio 6 дней назад +11

    Keep Going All Sister Wa idin Jclhyyy Hanga Cajisina❤😢

  • @inacabdi-j2p
    @inacabdi-j2p 5 дней назад +6

    macalimow waan u xisnay welcome back❤

  • @amomoha3474
    @amomoha3474 6 дней назад +5

    Agonta lgma ilmeyziye izka ilaliyaq😢💔😭

  • @FarahIbrahimisaaq-r1d
    @FarahIbrahimisaaq-r1d 6 дней назад +7

    Samiyo wlhi wan kanaxay ma's kinta walagadi lahaa talefonka❤❤

  • @abdillahiismael4156
    @abdillahiismael4156 4 дня назад +1

    Tu es vraiment extraordinaire sœur ❤😂

  • @queenfatush9901
    @queenfatush9901 6 дней назад +5

    Alaaa maalimo welcome back abowe happy to see you happy and healthy MashaAllah

  • @AdanKarad
    @AdanKarad 6 дней назад +18

    Haa Wan ku Xiisnay Wlhi❤😢One love Sundusteenna.

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 6 дней назад +59

    Sundusay ayantan waa dalacdee video dhakhso waa nadaalisee 😢😢

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 6 дней назад +6

    Sunsus dresska waa qurux iyo kii faantada aha❤❤❤❤

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 6 дней назад +6

    1:50😂alla yawaye wiilkan macalimow iyo sundus marky is arkaan sidaas bey sameyan alla sunduseyyyy xaly xagee jirty yqy sundus xili video noso gali i. a❤ waan kuu xiisny qalbi guuleyso yqy Macalimow is back

  • @KOKOBULLE-ti5so
    @KOKOBULLE-ti5so 5 дней назад +1

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad ❤(صلى الله عليه وسلم)❤🕋☝️

  • @NaciimaMaxamuud-rk9ct
    @NaciimaMaxamuud-rk9ct 5 дней назад +4

    Walashey sundus ayaanle keep going my sister ❤

  • @farhiajellefarhia5910
    @farhiajellefarhia5910 6 дней назад +8

    Sundusey wan kuxisnee xaley wlhi miss you 😢❤❤❤❤

  • @Boqran11
    @Boqran11 6 дней назад +10

    Xaq miya cawa dhan ina pagekada so fiiriyo sunduseyyy😂😂

  • @hamdiduran1615
    @hamdiduran1615 6 дней назад +6

    Kuwaan Hbn walba qosol bey igu dileeen😂😂

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 5 дней назад +5

    Sundus qalanjo wanagudaaxde wll shale haage jiirte apology biixi 😂😂😂❤

  • @AmiiroMuhumed
    @AmiiroMuhumed 6 дней назад +7

    intaa jabra live kisa ka imareyy cumer waa sidigey ku lahaa omg duu so dhahoww🎉😂😂

  • @Alisha-abdalla
    @Alisha-abdalla 6 дней назад +21

    Malintayda caadiga Miya ilaa xiligaa ku maqnayd sundusey adigoo xalayna maqnaa dad ku jecel haysata ee dadaal oo fahan waxay dadku xiisaynayaaan jaanisyadana ka fa’iidayso macnaha dadka ay asxabtadu rabaan haka so muuqdan Meshan sida jabra cumeer iyo kuwa kleba Qalbi dhakhso inaa 700k gaadhid ban rabna Xili horena soo geli ❤

  • @borkenmohamud5931
    @borkenmohamud5931 5 дней назад +2

    ALHAMDULILLAH FINALLY 2.7M keep going, brother. we are happy for you
    May Allah give you a long life 🙏

  • @FartunAxmedCali-z6h
    @FartunAxmedCali-z6h 6 дней назад +5

    Mss isii malmahan libis woo nofadhiyaa lagama sheken karon💕🥺✌️😭

  • @BileBaari-k1g
    @BileBaari-k1g 6 дней назад +8

    Sundus ayaanle caadi matihid la aantaa yuubka sidoo ahaan lahaa yaab adigaa nagu heysid 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 5 дней назад +1

    Sorry 😢😢samiya quruxey keep going Abayo qalii 700k coming soon iinashaallah 🎉🎉❤❤

  • @NajmaDaahir-k4e
    @NajmaDaahir-k4e 6 дней назад +6

    Haa waan u xiisney sundus 🎉🎉

  • @FardawsadaahirDaahir
    @FardawsadaahirDaahir 6 дней назад +16

    Ala macalimuu xgee kadhcdy waa laguu xisay 💯💯 saamia miskiinta kadaa sunduseey😢😢

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy 6 дней назад +103

    Asc all Muslims ☪️ ❤

  • @Kadirmuller
    @Kadirmuller 6 дней назад +22

    Sundusey anigu hadan talo ku siiyo abaayo cumeer is gursada isagana comenti aniga ugu sheegi done hanbalyo idinkuna soo qoro 🎉🎉

    • @engcabdiwahid5859
      @engcabdiwahid5859 6 дней назад +1

      😂😂😂😂

    • @MaryanaxmedCali123
      @MaryanaxmedCali123 6 дней назад +1

      Hhhh walhi adigaa😂

    • @SaaraYusuf22
      @SaaraYusuf22 6 дней назад +1

      Lawadooda isku jecelnahay allow isku dar

    • @naima745-k7h
      @naima745-k7h 6 дней назад +5

      Wa iga qoslise wlh😂😂😂 Kulahaa Asigana anaa comment ugu shegaya

    • @aishoAbdullahi-p2j
      @aishoAbdullahi-p2j 6 дней назад +2

      Nyaaa dadka mcnha guurso inta layska dhaho miya moday inay hye iska dhahayan adigu socdaal guurso 😂😂

  • @SuleekhaXasan-tz3yu
    @SuleekhaXasan-tz3yu 6 дней назад +1

    Abaayo waan ku xiisnay said waliba waan ku jecelnaahy ina Ayaanle xuseen nolow xppti keep going ❤

  • @Beaquen
    @Beaquen 6 дней назад +17

    Sundusy cajiska naga daa oo so babi time fican so dhig dee qurxy aan 700k dhakhso gal nee ❤️🫂

  • @Baxsooxaar
    @Baxsooxaar 6 дней назад +21

    Inta caawa xanta soo ogaatay inu cumeer seedigeen ama dumashigeen yahay one like from jabra❤😂😂

    • @Hananwacan
      @Hananwacan 6 дней назад +2

      War intee kasoo ogaaate waaba xan shidane 😂😂

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 6 дней назад +1

      Nagadaba gee xagee 😂

    • @SaaraYusuf22
      @SaaraYusuf22 6 дней назад

      Halkeeh kasoo ogaaTe

    • @SaaraYusuf22
      @SaaraYusuf22 6 дней назад

      Naga dawa gee

    • @Baxsooxaar
      @Baxsooxaar 6 дней назад +3

      ​​@@Hananwacan maaqaan inladuubay jabra livekiisa caawa kasheegay waxmaqarinkaree buudhahay waseedigay cumeer 😂😂

  • @AaliyaIbraahim
    @AaliyaIbraahim 6 дней назад +7

    Alla sundus saamiya maxaa ku sameysen hee😂😂😂

  • @AsmoXasanxusen
    @AsmoXasanxusen 6 дней назад +6

    abaayo sundus horay usoco madaxaa iisaaran tahay 👑👑

  • @Maryan7676
    @Maryan7676 5 дней назад +2

    Naa sunduseey wlo ngbaddl ciwanka malityda cadigaa uf😂😂 gems io clangiyo soo dhig❤

  • @bishaarocali5162
    @bishaarocali5162 5 дней назад +2

    Samia oohinteda😢 wan kanaxaa wllhi😢 haka ooysiin

  • @AfnaanOsman
    @AfnaanOsman 6 дней назад +19

    Sundus ayaantan labis nagu garaacday😂😂

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 5 дней назад +1

    Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️

  • @XasanAhmed1712
    @XasanAhmed1712 5 дней назад +1

    Welcome back macalimow😊

  • @RaxmoShibra
    @RaxmoShibra 6 дней назад +5

    Wn kuu xiisay abyo Sundus ❤😊

  • @AnisaJama-p2r
    @AnisaJama-p2r 5 дней назад +1

    Sundus shidan as usual😍👸🏻❤️❤️

  • @AminaSiyad
    @AminaSiyad 6 дней назад +2

    Sundus ilinta samia ilaali😢😢🙏🙏🙏

  • @Qaaliluula9
    @Qaaliluula9 День назад

    Oh no samia wa maskiin dhibta ka dayav😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад +4

    Habeen Wanaagsan Dhamaan Asaxaabta Sundus Ayaanlle 🎉 Well Comme Benvenuti❤ Ben Fatto Sundus Continuate 🎉

  • @sihaamsiciid-x5w
    @sihaamsiciid-x5w 5 дней назад +1

    Sundus samia wan jeclhe pls ha ka ohina way idhibaysa ilmadeeda wlhi pls pls iska dhaafa gabdha way qlpi jilcsnthy😢😢😢😢

  • @Hananwacan
    @Hananwacan 6 дней назад +4

    Xalay dhan ku sugeene qalpi ❤❤

  • @MaryamaMohamud-d7g
    @MaryamaMohamud-d7g 5 дней назад +1

    Macalimow wan ku farxay soo labashdisaa😮🎉❤

  • @SuleyqaLohos
    @SuleyqaLohos 6 дней назад +3

    Adan ku sugaye kwarn san kujeclhy sunduseyyy❤

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi 6 дней назад +2

    Team sundus hada nhy cadaalad bn rabna ❤

  • @HadiyaMaxamuud-ty6lq
    @HadiyaMaxamuud-ty6lq 5 дней назад +1

    Wllhi inta hore ani wadnaha ka nazay😢 waxan ciyar ma gasho

  • @Anhaardaadax
    @Anhaardaadax 6 дней назад +4

    Xaley xagee aadey sundus waan kuu walwaley runtii❤❤❤❤

  • @AmaalSalaad-zg4mg
    @AmaalSalaad-zg4mg 6 дней назад +5

    Wa naga sodaahdee 😢❤

  • @AnushasharmaAnu
    @AnushasharmaAnu 6 дней назад +1

    Aad iyo aad ayan. Kugu xiisnay mcnto ❤

  • @AmranAadan-zg2fx
    @AmranAadan-zg2fx 6 дней назад +2

    Abaa Samia iska daya nh maskiin waye 😢

  • @sundusabdul-u7j
    @sundusabdul-u7j 6 дней назад +5

    guys isoo duceya fadlan muraad baan leyahaye

  • @naimahappy460
    @naimahappy460 6 дней назад +1

    Abyo wn jecelhyy inaa dawaldaga wn kutaraa abyo sidaa kula gulmaa abyo 🎉❤😢

  • @AasiyoQueen-z5i
    @AasiyoQueen-z5i 5 дней назад +2

    Ala macalimu San uguxisaylee😢😢😢

  • @AhmedSiciid-n4n
    @AhmedSiciid-n4n 6 дней назад +24

    Ma adaaba naga ahaan kara lacag baa naga heshaaaye😂😂😂

  • @SamiyaCcasiiz
    @SamiyaCcasiiz 6 дней назад +7

    Asad warda habi mezhi mu kusi ilawayi😂

  • @abdisamadsheikh
    @abdisamadsheikh 5 дней назад +1

    Kuwan way idhibeen kulahaa Sorry Samia

  • @ZabarinAbdi
    @ZabarinAbdi 6 дней назад +4

    Naa sunduseyy😢❤mxaa noga mqned kuxiisnee

  • @Sabaax-s6y
    @Sabaax-s6y 6 дней назад +6

    Ala samiyo maskin waye wlhi sundus ka dhaf dheesha

  • @apyanali-s5o
    @apyanali-s5o 6 дней назад +5

    Ine qf dalooliyan ku laha 😂😂

  • @bisharoburhan5601
    @bisharoburhan5601 6 дней назад +3

    Waaa soo daaahday caawa sundus😢

  • @AbdulahiSalaad-m4f
    @AbdulahiSalaad-m4f 5 дней назад +3

    Armaan oo booskii Asad Hagio fadhiyo aa u jeeda

  • @__________-lm1tc
    @__________-lm1tc 6 дней назад +2

    mobel la jebiye mar hora lgu soo ordi lahaaaye😂 prank run u eg keena😂😂

  • @Muntaas-l1u
    @Muntaas-l1u 6 дней назад +4

    Aniga uku sohorayay ❤

  • @xaawoluushaxaawoluusha3797
    @xaawoluushaxaawoluusha3797 5 дней назад +3

    kkkk Ala sunduz cashar aa udhigtay samiyo wlhi😢 marka idin kusameyneysay Samiyo Albabka dabka oo parangi kas ka arsaten wlhi

  • @faadumoahmedhaaji4907
    @faadumoahmedhaaji4907 6 дней назад +2

    Wlha waa u xisnay macalimu😢❤❤

  • @najuuzalad959
    @najuuzalad959 6 дней назад +4

    Waa naga so dahdey yakhey😢

  • @AsmaApokor
    @AsmaApokor 6 дней назад +3

    Macalimo I miss you 😔