Maxamud Sheikh gabar walasheey ah oo curadeena aheyd ba aragtay maryan maxamed jimcaale. Waxey noo sheegtay in ay sida u heesta mureheeda bey u ekeed. Reer ceelbuur maad heyd walal?
waxakale kama hadlayo lkn waxaan idiin sheegayaa geedka ceelbuur kuyaale inuu jiro cidii taqaanaa taqaana weliba magackale uma yaqaaniin reer ceelbuur maadama uusan dhulka kale soomaalida ka bixin intaan ka aqaan. sidaas ayaa loo yiri ceelbuur ku yaale
Eeesh calaa heees midhihi qofki sameyay lama hayo weli lkn salaaad o iminka Canada degan ayn ka waraysanaynaa best ever Amaan Gabadh Somaliyed la Amaaano weeyaan thanks
Abwaanka heestan qoray waa Cali Dirieh ( Cali gaab ) kana tirsanaa kooxdii horseed ii ciidamadii xoogga dalka somaliyeed. Ilaa 1977 ka mid noqday kooxda xarbi ee jam abwaan weyna ka ah waana nin Ciise reer kuul ah kana gaadhay darajada milatriga commandant. Qofkii shiki kaga jiroow ku qor waraysi Ali Dirieh youtube RTD.
Cismaan Suufi, ma tahay Cismaan Suufi Cismaan. kama qalin jabiyey Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed, kulliyaddii dhaqaalaha 1990. tan kale Salaad Darbi waa nool yahay.
hestan waxa lo qaday gabr somaliyed waxayna ku noled xiligas celbuur wana gabar lagaranayo gbr ceeer ah fananka jecladay nin kala ka guursaday kadibna ayado garobow guursaday wana wada jogan hestuna ceelbuur ayay ku socota waqoyi kuwalaten
Ceelbuur ku yaale waa geed ka baxa ceelbuur oo kaliya, talyaaniga ayaa ku beeray 1922 .waxa uu ka keenay latin America waana geedka ugu dheer soomaaliya oo dhan, magac kale ayaa loo waayay dadka deegaanku sidaas ayay ugu bixiyeen magaca ceelbuur ku yaale, waydii ruuxii aad aragto oo reer Ceelbuur
Heestan waxaa miraheeda leh Abwaan Cali Diiriye, oo reer Jabuuti ah, waxaa heestan loo qaaday gabar la yiraahdo Maryan-Ruun Maxamed Jimcaale oo aa ahayd ciyaal iskuul aad u qurux badan oo dhiganaysay dugsiga dhexe ee Ceelbuur, markii danbe Salaad Darbi ayaa guursaday oo ay ooridiisi noqotay, Yaanan been laga sheegin Abwaanka alifay,
Heestaan mar keey soobax day waxaa kamaseyray Abwaan Aad u qaaliya oo la yaabay miraha kadib waxow sameyay hees oow ku a maanayo magaalada ow kasoo jeedo magaciisa ii din sheegi maa lkn hees taan I diin taabane soo xusa Maga ciisa dad war baa dilee kadib mar kaan ar Kay muran badan oo katagan Heestaan ceel buur ayaan jec leeys tay i naan i din xasuusiyo magaa looyin kale oo la a maanay mar keey soobaxday heesta ceel buur ayaduna saas eey u aheeyd waxaana weeyaan heeta si dii dhuuxa boorame soo xusa magaca Abwaan ka hadad garan wey daana iga soo codsada anaa i din sheegi insha Allah
waxaan soo xasuusta walhi bari samaad iyo markaan ardayga anaa een guryo samo dhigan jirey ayaan galaaska ka qaaadi jirey markay xiisaduhu naga ma qan yiin ayan ardayda Ku ma weelin jirey wAayo waayo
Heeestaan Maryan maxamed jimcaale qooryareey ayuu u qaaday. Mar u jeceyl ka dhexeyey. Xaaskiisa ayeey noqoray markii danbe. Reer ceelbuur ayeey ahaayeen labaduba. Edadeey aaad ayeey u qurxaneyd. Masha allah. Viva Ceyr maxamed❤️
Maxamud Sheikh gabar walasheey ah oo curadeena aheyd ba aragtay maryan maxamed jimcaale. Waxey noo sheegtay in ay sida u heesta mureheeda bey u ekeed.
Reer ceelbuur maad heyd walal?
Maxamud Sheikh waaw magaladeydii
Maxamud Sheikh hhh wali man degin lkn. Waan jeclahay in aan mustaqbalka dego❤️
Maxamud Sheikh hhhhh qoraxjoog maa loo bixiyay! Maya wadanki ma joogo. Qurbaha
Maxamud Sheikh yurub. swedan walal
Degmada Ceelbuur insha allah one day waan tegayaa sida aan maqlay waa meel aad u qurux badan🇸🇴❤️
Yusuf Guul Official
Xoog bey u quxuntahay xaqiiqdi
Anaa tagay waa magaalo dalxiis ku mcn really
heestii Ceelbuur . waxaa qaaday Legend Salaad Maxamed Shardi- Salaad Darbi
ruclips.net/user/jaalleallemagan
Walow waloow ii ii ii
waloow aan ku caashaqay , adna aad i ciiltiri.
waloow aan careys nahay , adna aad cuddoon tahay.
Culeys uma dhaqooqdo , mana cararto
cagta socodka , kuma dhererto ciiddee , wey cirib sataa
ceeb ma leh yartani yoo, quraankaa caddeeyoo
ceynkeeda oo kale , la cadaabi maayee
waa curad ninkii dhalay , laga siiyo cuudoo
waa curad ninkii dhalay mahad looga celiyaa
cududaha gacmaha, ciddayaha faraha
casarkii cadceedoo , godka cirifka galisoo
ka sokeeya caadoo, fallaar wada casaana
ku caddeysay baalaha.
ama laanta canabkoo , hoobaan la ciirtiyo.
cambaruut bislaayiyo, cagaarkoo iftiimiyo
caleen ubaxa bixisoon , cidi daaqin weeyee.
ilaa ciribta hoosiyo , Tinta caaradeeda
cad xun ku arki meysid.
ama ciribta hoosiyo , naaska caaradiisa
cad xun ku arki meysid.
wax ay ... cidlo lama amaanee
waxa ay la cayn tahay
sida geed caleenloo , cosob uu ka baxayoo
inta roobku curayey , laamaha caleentii
ay midiba cayn tahay.
lagu wada cayaaroo, loo ciid tagoo
caano & nabad loo
Ceelbuur ku yaaley caynkiisa leedahay.
Ceelbuur ku yaaley Ceelbuur ku yaaley
cidlo lama amaanee. ceynkiisa leedahay.
ma celceliso hadalkoo, runta kama cabsootee
carrab dalab leh, calool weecsan , kugulama caweyso
cayn kastaba u eegoo , caro ku arki meyside
cid waxay ku dhaaftaa , kolley camal samaantee.
waa curad ninkii dhalay , laga siiyo cuudoo
waa curad ninkii dhalay mahad looga celiyaa
cududaha gacmaha, ciddayaha faraha
casarkii cadceedoo , fallaar wada casaana
ku caddeysay baalaha.
ama laanta canabkoo , hoobaan la ciirtiyo.
cambaruut bislaayiyo, cagaarkoo iftiimiyo
caleen ubaxa bixisoon , cidi daaqin weeyee.
ilaa ciribta hoosiyo , Tinta caaradeeda
cad xun ku arki meysid.
wax ay ... cidlo lama amaanee
waxa ay la cayn tahay
sida geed caleenloo , cosob uu ka baxayoo
inta roobku curayey , laamaha caleentii
ay midiba cayn tahay.
lagu wada cayaaroo, loo ciid tagoo
caano & nabad loo
Ceelbuur ku yaaley caynkiisa leedahay.
Ceelbuur ku yaaley Ceelbuur ku yaaley
cidlo lama amaanee. ceynkiisa leedahay.
waxakale kama hadlayo lkn waxaan idiin sheegayaa geedka ceelbuur kuyaale inuu jiro cidii taqaanaa taqaana weliba magackale uma yaqaaniin reer ceelbuur maadama uusan dhulka kale soomaalida ka bixin intaan ka aqaan. sidaas ayaa loo yiri ceelbuur ku yaale
Jaalle Allemagan wan ka halay waa hes lala cajabo
Faduma Barre waa runtaa wuu jiraa gedkaas ceelbuur kuyaal aan u aqaan aniga
Jaalle Allemagan
Jaalle Allemagan THANKS Allemagan ..I LOVE the song
Somalida Qof aysan aqoon ayey ka sheekeeyan.
Heestaan Waxaa Yaqaan Reer Ceelbuur oo Kaliya intiina kale iska amusa.
Salad Maxamed Shardi, Ilaahey Caafimaad iyo Cimri Dheer Allah ku siiyo.
a ah halkee joogaa maba noolee...
Ceelbuur ku yaalo marka uu leeyahay ha u qaadan kan aad taqaano
Umalayin mayo inay hadi jirto inan aan sidan odhan Midho quruxbadan lagu kala dhigdhigo 2023❤😢
Alle cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo Salaad Mohamed Shardi Darbi ❤️
Culeys uma dhaqaaqdoo
Mana carartoo
Cagta socodka
Kuma dhererto ciidee
Wey cidhibsataa
Ceeb male yartaniyoo
Quraankaa cadeeyo
Caynkeeda oo kale
La cadaabi maayee
Waa curad ninkii dhalay
Laga siiyo cuudoo
Waa curad ninkii dhalay
Mahad looga celiyaa
Cududaha gacmaha
Cidiyaha farahaa
Casarkii cadceedo
Godka cidhibta galisoo
Ka sokeeyo caad oo
Falaadh wada casaana
Ku cadaysay baalahaa
Ama laanta canabkoo
Hoobaan la ciirtiyo
Cambaruud bislaadiyo
Cagaarkoo iftiimiyo
Caleen ubaxa bixisoon
Cidi daaqin weeyee
Ilaa cidhibta hoosiyo
Tinta caaradeeda
Cad xun ku arki meysidee
Ama cidhibta hoosiyo
Naaska caaradiisa
Cad xun ku arki meysidee
Waxa aay ii ii
Cidla lama amaanee
Waxa aay la can tahay
Sida geed caleenloo
Cosobku ka baxayoo
Intuu roob ku curayay
Laamaha caleentii
Ay midiba cayn tahay
Lagu wada ciyaaro
Loo ciid tagoo
Caaniyo nabadloo
Ceel buur ku yaaley
Caynkiisa leedahay
Ceel buur ku yaaley
Ceel buur ku yaaley
Cidla lama amaanee
Ceel buur ku yaaley
Caynkiisa leedahay
😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Ma celceliso hadlkoo
Runta kama cabsootee
Carab dalab leh
Calool weecsan
Kugu lama caweysee
Cayn kastaba u eego
Cadho ku arki meysidee
Cid waxay ku dhaaftaa
Walee camal samaantee
Waa curad ninkii dhalay
Laga siiyo cuudoo
Waa curad ninkii dhalay
Mahad looga celiyaa
Cududaha gacmaha
Cidiyaha farahaa
Casarkii cadceedo
Godka cidhibta galisoo
Ka sokeeyo caad oo
Falaadh wada casaana
Ku cadaysay baalahaa
Ama laanta canabkoo
Hoobaan la ciirtiyo
Cambaruud bislaadiyo
Cagaarkoo iftiimiyo
Caleen ubaxa bixisoon
Cidi daaqin weeyee
Ilaa cidhibta hoosiyo
Tinta caaradeeda
Ama cidhibta hoosiyo
Naaska caaradiisa
Cad xun ku arki meysidee
Waxa aay hii ii
Cidla lama amaanee
Waxa aay la can tahay
Sida geed caleenloo
Cosobku ka baxayoo
Intuu roob ku curayay
Laamaha caleentii
Ay midiba cayn tahay
Lagu wada ciyaaro
Loo ciid tagoo
Caaniyo nabadloo
Ceel buur ku yaaley
Caynkiisa leedahay
Ceel buur ku yaaley
Ceel buur ku yaaley
Ceel buur ku yaaley
Cidla lama amaanee
Ceel buur ku yaaley
Caynkiisa leedahay
Ereyadii AUN abwaan Cali Diiriye Cigaal (Cali Gaab)
Xayaakallah
Maansha Tabaraka Allah
Inaanteyda Arooskeeda ayaan kale shidayaa Heestan In Shaa Allah
SALAAD DERBI WIIL CEELBUUR JAH MAGAALADAASOO GUGII MAASHEEYAY EE BUUNOOYINKA LABADA AH OO BIYUHU DHARBAAXAYAAN CASARKII DADKU LUGAHA KA DEEYSTAAN MURUCUDKII QARIHII IYO MURACASTIINA SOO GO'EEN NOLOL ADUUN OO KA MACAAN INTAAN DUNI JOOGEY DUNIDANA AAN MEELO BADN SOO ARKEY HADANA ILAAWI WAAYEY.
waleee ninkaa saaan ii amaaana bilaaa shuruuud baaan ku guursa lahaaa😄😄
Ramla Nuur Nabee Gub aa tahay!
abdirahman ali tnx wllke
Ramla Nuur waa hees wacan lkn af somaligaa si fiican looma fahmay how about if I said it your are super girl babe
Kingdom Man ani waaa fahmayaaaa ilaaa xad adi dalka ma joogtid miyaaaa
Kkk ceel buur kuyaalo ayad ceenkiisa ledahay waana run naag kasta waxay ledahay ceel buur kuyalo taas amàan ma ahan
Ooop afkeenu hodansanaa mshllh Ilaahii somali iga dhigay ayaa mahadaaleh saan suugaantaas quruxda badan ayaan kunaaloonaynaaye
Hadii aan is idhaahdo
inan amaan heestan
SalaaD darbi waa in
Aan u qadaa
MiYaan qaldanahay?
Waayo..Waayo legend Darbi ma noolyahay taloow...lootkiisii waxba kama harine...1973...Best Songs of Somalia...thanks all...
Eeesh calaa heees midhihi qofki sameyay lama hayo weli lkn salaaad o iminka Canada degan ayn ka waraysanaynaa best ever Amaan Gabadh Somaliyed la Amaaano weeyaan thanks
hogaanka habaysan waxa sameeyey abwaan yussuf aden oo ay walaalo yihiin abwaan cisman aden askari labadaba alle ha u naxariistee laakiin waxa sheegtey cali gaab sidaad ogtihiin cali gaab wuxuu sheegtey 4 heesood p.oo uu sameeyey abwaanka weyn ee maxamuud cabdillahi singub heesahaa waxa ka mid ahaan ileyn afrikaay hurudooy laakiin dee abwaankani singub waa noolyahee waa ku qabtay xusuus ahaan heeskan ceel buur ku yaal baad caynkeeda leedahay abwaanku wuxuu uga jeedey ceelka buurta kuyaal biyihiisu waa xareed cad ileyn dhoobo ma lehe laakiin dadkii baa qaar u qaateen in magaalada ceel buur la sheegayo laakiin waxba kama qabno hadii ceel buur la siiyo heesta way u qalmaan laakiin cali gaab ma leh
Nabadoon soonaliyeed sax walal cali gaab ayaa sameeyay erayada heesta viva ceel buur
Miraha Heesta Ali Gaab ayaa Sameeyey
Bare Maxamed fiidow ayuu ahaa sxb
Magaaladii aan ku dhashah ceelbuur allow barakeey
Salad darbi heestaan wuuka raxaystay waayo gabar somali si aanloo faanin ufaaniyey ....heestan kaliya salad darbi somali oo dhan kujeceshay allow kuu naxariiso
Mohamed Jama waanoolyahay salaad darbi
ma dhiman sxb salaad wuxuu deganyahay waqoyi bari mareykabka gobalka maine ee mareykanka
Mohamed Jama ,Waryaa Jaahil Baad They Salaad Wuu Noolyahey Wadanka America Ayuu Ku Noolyahay.
Heestana Gabar Reer Ceelbuur ah ayaa Looqaadey,
Tariiqda Fanaanka Kuligiin waxaa Tihiin Mid an Aqoon iyo Mid Quuri waa ah, Adeer Mr. Shardi Cimri Dheer iyo Cibaado Suuban.
Mohamed Jama war wuu nolyahay
2019 from ceelbuuur xerta shiiqa 🖐✋🖐✋
waaa curad ninkii dhalaY
mahad looga celiyeee
AxsaN yqy adeeer Allaha ku naxaristo
Ninka hesta qaday waa nool yhy Ee ninkii abawanka ahaa o qoray ba dhintay wll
Abwaanka heestan qoray waa Cali Dirieh ( Cali gaab ) kana tirsanaa kooxdii horseed ii ciidamadii xoogga dalka somaliyeed. Ilaa 1977 ka mid noqday kooxda xarbi ee jam abwaan weyna ka ah waana nin Ciise reer kuul ah kana gaadhay darajada milatriga commandant. Qofkii shiki kaga jiroow ku qor waraysi Ali Dirieh youtube RTD.
HEESTAN WAXAA EREAYADA SAMEYEY CALI DIIRIYE CALI GAAB OO KA MID AHAAN JIRAY CIIDAMA KOMONDOSKA SOMALIYA WAANA NIN REER JABUUTI AH JABUUTI AYUUNA KU GEERIYODAY AUN AMIN
2019 Hada Majirto Naag Sidaan Loo Amaanikaro Waa Khasaare Wlhi 0000
Yaasalaam hees cajib ah runtii ,waxey kamid tahay heesaha aan ugu jeclahay , yaa iladaawanaya 2018❤
Ceelbuur markaan xasuustaba herstaan shitaa, hailaawin intaad nioshahay inaad booqato ceelbuur magaalo tusaale u ah. Agaaloyinkii hore eee Somalia,
2021 from soomaali galbeed one Love soomaali maryoolay ❤❤❤ hees macan weeye masha allah
Wah wah waxasa heesa
Salaad darbi talaw ma nolyahay fanan qaaliya
haa Zakariye, waa nool yahay fanaanka.
Mash allah axsana hees dhah heesti awoowe iyo ayeeyadeey u qaadaye
alle ha u naxariistii salaadii derbi iyo abwaankii sameeey abwaan yussuf aaden oo ay wallaal lahaayeen abwaan Osman aaden askri 1971
Cismaan Suufi, ma tahay Cismaan Suufi Cismaan. kama qalin jabiyey Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed, kulliyaddii dhaqaalaha 1990. tan kale Salaad Darbi waa nool yahay.
heesta sxb abwaanka aad sheegYso muu sameen. heestan waxa midhaheeda iskale CABDI AADAN XAYD CABDI QAYS.
Cabdi-Qays iyo Yuusuf Allaale midna ma leh heesta. Cali Diiriye [Cali-Gaab] ayaa heesta midhaheeda leh. Sidaas ayaa dhab ah. Kaydka idaacadaha dib ha loogu noqdo, oo la eego cidda ay erayada heestu u kaydsan yihiin. Waa Cali-Gaab. Osman Sufi, Jaalle Allemagan iyo Qaafiriyadaba waan saalamayaa.
MK Gaabuush waa lagaa qaaday MK Gaabuush. sln sare.
Osmam Sufi salaad darbi ilaahay ha u na xariiso goorma ayuu dhintay ?
best of the best bravo will never be same again
Soomaali war badanaa
Heesta ku raaxeystaa
Heblaayo loo qaadey iyo hebel ceel
Yaaab anagaa aragney.
Ceelbuur aaad baan ujecelahay magaalo qadiimiya xusuus mudan washaaaqo iyo geedihui dheedgeeraaa cidii taqaan baa taqaan waan booqan doonna insha allah
Sxbi wax samey ali gaba
Saas waaye ugaas nabad alle hanooga dhigo
Xusus wayo wayo iyo magalada geedihaan ee gobolka togdheer 2007
waan ku raaxaystaa run ahaantii heestan yaa salaam maxamed salaad darbi ragu waa ragii hore heesona kama danbeeyaan
dadka qaar waad layaabe youtubka ayey ku jirta salad asiga oo kahadlaya heestan xate aniga shqsi ahan gabadha loqaday tos ayan arkay 2005 hotel amira afkeeda ayey noga dhektay iney tahay gabadha hestan ceel buur loqaday aytahay saladne wu kahadlay youtubka aya ku jirta heesta in cali gab sameyay xate wuu shegaaya fananku balse uu ku darsaday qexbta ceelbuur isagu marka cadi hala iska dhigi youtubka kafiriya salad oo ookahadlaya xate gabadhas heesta ceelbuur le uma usan qadin heesa kale ayuu uqaday sida ima ogide waxaan ahay.. sidokale miirkivey lataktay medey marki ugu dambeysay oo laga gursaday waa kan le wale amba go'oo godka ciil lagalay ame guga damban ayado gam bale garoobnimo gu heli saladne ugu dambeynti gabadhi oo 2 ilma wadata iyo asigo 2 ilma wata aya dib iska helay asigo kahadlaaya maqal ahan ayey igu jirta youtube ku qor jeceyl dhaba iyo salad derbi wad arke wareysida bbc ayaa wareysane wareys koban waaye gabadha uu uqadayne waa rer celbur run ahanti asiga afkisa kashegaya somali qisoyinka adan wax ka ogeynin yanan lagu fududaanin cmll
nice
nice
yaa dhagaysanaaya 2018 farta taag😂😂😂
WAR'SAN IYO WEEDH'SAN Anig
+Saafi Xanaan woow saafi heer sare
WAR'SAN IYO WEEDH'SAN ☝☝
aniga aniga
hestan waxa lo qaday gabr somaliyed waxayna ku noled xiligas celbuur wana gabar lagaranayo gbr ceeer ah fananka jecladay nin kala ka guursaday kadibna ayado garobow guursaday wana wada jogan hestuna ceelbuur ayay ku socota waqoyi kuwalaten
waaw waaaw dharan dhran heestiii ceelbuur jecliyaa ceelbuur
2018 ani lee dawanoyo😍👌
Elmi Abdalle kkkk
camal same 👌
kugula jirnaa
Heeso waa kuwii Hore abwaanana waa kuwii Hore fanaaaniina waa kuwii Hore
Hadad igu raacsantay #FANAANINTII HOBALADII #WAABERI Inaanay kla dhici jirin
Ama aad #DHEGAYSANAYSO
29.08.2019 CODKI MUCJISADA AHA #SALADDERBI
#FARTATAAG
IGA Danbeeyow #LIKE tu waa Bilaash
Waa curad ninkii dhaley.
Laga siiyo cuudoo.
Waa curad ninkii dhaley..
Mahad looga celiyaa😍 heestan hooyaday baa lo qaadey Lol
Heestaan waxaa loo qaaday eedadeey maryan ruun maxamed jimcaaale jaamac qooryareey waxayna u dhashay gabar .
Iii nooolow eeddo macan
Walashey 🙏💖
Me too
Waa curad ninkii dhalay laga siiyo cuud ooo waa curad ninkii dhalay mahad looga celiyaa masha allah dadki wanagsan weeye 2020 yaa ila dawanaya
Ceelbuur manta shabab xunba jooga oo uusweyn 😢😢
Ceelbuur ku yaale waa geed ka baxa ceelbuur oo kaliya, talyaaniga ayaa ku beeray 1922 .waxa uu ka keenay latin America waana geedka ugu dheer soomaaliya oo dhan, magac kale ayaa loo waayay dadka deegaanku sidaas ayay ugu bixiyeen magaca ceelbuur ku yaale, waydii ruuxii aad aragto oo reer Ceelbuur
Lagend momed salad derbi
Ceeel buur kuyaaleeey ceyntiisa leedahy
Mohamud Mohamed nbb
Mohamud Mohamed thanks sxb
@@abdirahmanmohameddahir9142 caligaab ayaa leh heska
Aadban. Ujeahay salad darbi mansha alaah
heestan waxa loo qaaday ina maxamed jimcale qooryareey
Ceel buur magaladaydii aan burjikaha ku samayn jiray😀🙈
Waxaan damacsanaa inaan ceel buur hays kasameeyo lkn markaan dhagaystay heeskan afkii baa juuqda gabay
Waa a erayadii abwaan Cali Gaab.
8 bilod kahor Ayuu jabouti ku xijabtay aun
Waa heesihii hore waayo waayo
geedkii ceelbuur kuyaale baan xaduustaa markan dhagaysto heestaan Salaad darbi afkaaga caana lagu qabay amaan kaqaaalisani majirto Afsomali halagu Amaano
2020 yaa ila dawanaayo😋☝️
Ani ga 😘☝️😂
Yaa Salaam salad darbi soomaali waayo waayo
Waa hees cajiiib ah 😍😍😍😍😍
2023 intii Daawaneyso 😂❤
salad darbi fanan qaran ya iladhagaysana 09/3/2019 hestan salad wuxa uu uqaday gbr ujecla saladna iyo gabadhu lanadaba celbuur ayey jogen markay is jecladen asgana xamar laso waday kadibna gabdhi lagursaday ayu maqlay hestana uqaday iyo heso kale wana gbr habargidir ah ceer maxamed siba habar aji hadna waxa xaskisa ayado garobo gursaday hestana fananka losameyay
Heestan waxaa miraheeda leh Abwaan Cali Diiriye, oo reer Jabuuti ah, waxaa heestan loo qaaday gabar la yiraahdo Maryan-Ruun Maxamed Jimcaale oo aa ahayd ciyaal iskuul aad u qurux badan oo dhiganaysay dugsiga dhexe ee Ceelbuur, markii danbe Salaad Darbi ayaa guursaday oo ay ooridiisi noqotay, Yaanan been laga sheegin Abwaanka alifay,
qub qac Sxb heestan Abwaan sameeyey ayay qusaysaa waligii matagin ceel buur Reer Djibouti weeyaan
Hanad Mohamud waxaa kaa saxsan qub qac Maryan Maxamed Jimcaale oo hada kunool dalka Netherlands ayaa loo sameeyey wareesiga Cali gaab ka daawo RUclips hadaadan ku qanceen, weliba ereyga Ceelbuur kuyaaleey ceenkiisa leedahay waxaa heesta ereyadeeda qeebtaas leh Salaad Darbi.
Ceel buur meeshaan kudhashay
Heestana wan iska jacelahay Curad uu Amaanaayo ayaa ka jacelahay Waa curuad ninkii dhalay laga sii cuudow ❤
Heesta waxaa leh miraheeda Abwaan Reer Djibouti ah
Sida laga wariyey ceel buur muu tagin Lkn heesta lagashay
Ininta heesta lagu amanay lama helyo qarnigan, dunida way ka dabar goo,en hablahasi,
yaa ila dageysanayo ceelbuur by salat darbi Allaa ya raxma
Fananka wunolyahay...marenkan udegenyahay
Heesta waxa laga badiya inta uu oranyo way cirbsata
Lyrics hoose waa asal hore u socda indr
Waa hees macaan
magacayga waxa lairaada guuleed faysal gaadhhaye kuna magac dheer afyar
Wwww heestaan wan jeclhy
Aroos kaaygi balaagu heesay
Fanaankale ba kuheesay
Wow wax kale
Waw legend salaad ereyo wacan
Maalin dhexdaas ayuu Minneapolis joogay inshaAllah anigaa soo wareeysan doono.
masha allah maxuu amaanay
Ceelbuur❤
Hees shidan oo xikmadaysan
Heestan waxaa alifry laxamka saarey xuseen aw faarax dubadad
Maya waxaa alifay Cali Gaab
Hestan miro badan oo danbi ah ayaa ku jiro waxaana is leyahy abwaanki sameyy ugu yaran jaahil nima haysay waayo quraabka laguma shegin gabadhas u amanayo
heestan amaani waa ku dhumty salan darbi fanan qaran wa jclaan lha inan arko lkn wakhtiga ka adeegya
Erayada waxa iska leh Cali gaab salaad darbi isaguna Erayada qayb buu Ku leyahay sidan ogahay
Mk Digniin bor
Cali gaaab sameyey
Qaybta waloow aan kucaashaqay iyo qaybta quraanka cadeeyay iyo qaybo kale ayuu salaad kudaray wareysigiisa ayaan kadhagaystay
Heestaan mar keey soobax day waxaa kamaseyray Abwaan Aad u qaaliya oo la yaabay miraha kadib waxow sameyay hees oow ku a maanayo magaalada ow kasoo jeedo magaciisa ii din sheegi maa lkn hees taan I diin taabane soo xusa Maga ciisa dad war baa dilee kadib mar kaan ar Kay muran badan oo katagan Heestaan ceel buur ayaan jec leeys tay i naan i din xasuusiyo magaa looyin kale oo la a maanay mar keey soobaxday heesta ceel buur ayaduna saas eey u aheeyd waxaana weeyaan heeta si dii dhuuxa boorame soo xusa magaca Abwaan ka hadad garan wey daana iga soo codsada anaa i din sheegi insha Allah
ma cel celiso hadalko runta kama cabsootee waxaas oo abwaanku ku amaanay inant talow hablaha maan malaga helayaaaaa
Wad shidantahay
Ceel buur ceel buur kuyaale cidla lama amaan ee
shdanaa caynkasaba u eegoo caro ku arki mayside
heestaan cida miraheeda waxaa nooshegaya nabadraadshe asagaa soojawaabidoona
salaad maxamed shardi hesabadan ayoow leyahay lkn hestaan cadi maha celbur waa meshaan kudhashay manecbi
abdishakur abdi sxb waxaa sameeyey abwaan cali diiriye (cali Gaab) allaha unaxariistee maalmo kahor ayu jabuuti kugeeriyooday
2019 yaa dhageeysanaayo farta taag like ta igu qabo
Amiinow cade caano geel ka cade aniga✌
ALI GAAB AYAA SAMEEYEY MIRAHA HEESTANI CEEL-BUUR AUN.
Nin jira iga dheh
Heestaan waa hees weyn caadi maahan qofkii yaqaan Lee yaqaan
inta gabar la anaano wuu anaanay
Heestan waxa sameeyey yusuf haji adan .ceelbuur ku yalla lakiin maah ceelbuur
Cidla lama amanee ceel buur kuyalay caynkiisa ledahau kulahay dhaliinta qaar wuxshegayaa ceelbuur iyo geed kabaxa somaliga hadad kamadhantihiin wayska nocaa
Cajiib Cajiib Cajiib
Maansha allah waa hees qaaliya waxa sameeeyey abwaankii weynaa cali dioriye ali gaab ilaahay ha unaxariistee
Ciyaalka xafada sideen ugu dhadhiciya heestan da dayda waa say walaahi mareykan jooga
Salaad maxamed shardi ilaaa iyi iminka waa la la yahy cid heezihiisa coopiyeesa
adeer ceelbuur kuyaale iskale heeataan
Wa cuurad ninki dhalay mahad loga ceeliya tolow ma anuu ii jeeda de curadban ahay 😉
Waxaa loqaday heestaan maryan maxamed jimcaale qoryarey waxana ka kenay jacel o u hayay xaskisa ayey noqotay
MASHA ALLAH,HADEEY IS GUURSADEEN.
Waw sifican ayad utaqana sidad shegtay waye halima
Thnks amanta ceel bur
MIDHAHA
CODKA
LAXANKA
MUSIC GA
Walahi kuwan hada heesa waa bacaac waxay qadan
heesta waxaa qaday salaad darbi
balse qisadu waxay kudhacday
abwan maxamad warsame hadraawi
waxayna joogtay gabadha
iyada ah
balad weyne
waxaa iskumar latiriyy
heesti uu qadayy xasan adan samatar
oo ahayd baladweyne
labadabo waxaa sameeyay
maxamad ibrahin warsame hadraawi
saas ufahma
anaa aad iyo aad u aqaano
heestan
gabadhana waxay joogtay baladweyne
wuxuu arkay gabadha
amin habaldhac ah
Waa beentaas
heesta waxaa sameeyay abwaan cali gaab oo reer jabuuti ah, waxa uu u sameeyay gabar reer ceelbuur ah
This is favored song
Mariam Haile walaalo dhibka jira dad badani waxay uhaystaan ceelbuur kuyaal inuu yahay ceel biyo Leh lkn maaha waa jeedo dheedheer ooo dhanka galbed magaalada kaga badan marka jeedahaaa (ceelbuur kuyaal lahaho) jeedahaaa uun mooyaane dancan magaalo furan oo hareeraha kabanaaan, hambalyo inti ceelbuur garanaysa ...
listening 2017 nice song i like it
Cududaha gacmaha cidiyaha faraha axsan amaaan
Caqliga hashaqeeyo tilmaanta gabadha laga bixinayo ayaa ah in aay lamid tahay ceel kuyaallo buur dusheeda oo leh biyo saafi ah cadaan ah.
(Ceel) buur kuyaal bay caynkiisa leedahay
Ceelbuur ku yaale waa geed ku yaala degmada ceelbuur oo aanan laga helin Soomaaliya inteefa kale, waa geedka ugu dheer gayiga soomaalida, waxaa keenay gumaystihii talyaaniga 1917
Ceelbuur ku yaale waa geed magaciis walal oo ka baxo magalada ceelbur ee gobalka galgaduud
sida geed calenlo ceelbuur ku yalad cenkeda ledahay tolow tanna ma hees ayay ahayd mise ana moda yabaye yaranteyda ayaan maqli jiray wax ceyn ka ah
Waxa heestan midhaha erryada sameyay Cali Diiriye cigaal oolooyaqan cali gaab waa rer jabuti imika
waxaan soo xasuusta walhi bari samaad iyo markaan ardayga anaa een guryo samo dhigan jirey ayaan galaaska ka qaaadi jirey markay xiisaduhu naga ma qan yiin ayan ardayda Ku ma weelin jirey wAayo waayo
waa hees yaaqay
waa curad nin kii dhalay mahad looga celiyo eshqiyaasak