Heesta gabadh aan jeclahay ayaa i qaaday haben call kuwada hadlayn habeenka ilima gabax iga so tiri alhamdullihi ilahay wa inoo aqbalay gabadha hadda wa xaaskayga aan jeclahay ducada inagu so kaaba inuu ilahay na barakeyo labadeena
Walle inaad owlaad xalaal ah tahay Anigaad iga ilmeeysiisay Markaad i xasuusisay siduu Darisku isku jeclaa Ee Qofka weyn sida waalidkaa oo kale loo arki jiray ee Hooyo Hebla, Aabo Hebel, Eedo, Abti iyo walaal loo ahaa ee waliba Xaafada dariska ay u ahayd Xaafadiina oo kale. Mahadsanid wll
Dadkii xariirta ahaa ayaad ku soo gaadhay waad Naga nasiib badan tahay anagu dagaal iyo is qarxin iyo colaado ayaanu la kowsaney sidaasay weli maan niyàd jabin dirayska waxan u xidhay siday jiilka dambe dawlad u Heli lahaayeen ana aan cadowga dalka uga qorayn lahaa
Dadka maxaa ka qaldan mise waa gadaal ka gaar! Fanaanka hada heesta la qaadaya Saynab cige ma ahan Salaad darbi Waa Cabdinaasir ileeye wyo heestaan dib ayaa loo casriyeey Lkn markii hore waa sax Waxa wada lahaa heesta Salaad darbi iyo saynab cige❤❤❤❤❤❤❤❤
Sida Calankeena Cadankiyo Blue-ga Leh .👌 Walee Somali Dhalada Waa Dadki Hore Hada Somali Shushub Ah Aya Ku Dhahayan Somliya Nahay Midkasta Maro Inta Buufsaday Dammmmmm One Love Somlidi Hore Not Kuwa Hatan Jira
+Abdullahi Okie bro saas ayay ku fican thaay waayo waxaa la ogan dona inan wax isku heynay iyo inkale laakin hada dadaa aminsan inay yihiin dadka wax kasta sameyn kara laakin waa la is baran donaa sug adiga ha hor dhicin kuwa shushubkaa waa la arki donaa
Manta waxa oo dhamady imtixnkii semester 2 ee jmcda aad ayan u faraxsamhy hestan ayan dhagesanaya waa 25 June 2020 malin qamis ah beri waa 26 June oo ah malin farxaded Comment gan wxa uso qoraya hadan si jiro inu xasus ii ahadao
Ciradiyo jeceylkii kala caaganaan jiray anigaba caawa la caweysimaayo heeso micno leh hadeer waxaa socdo, So khubeyso aan kula jiftee soo rux rucubka aan ku raaxeestee
The Ogaden legendary once lived in the Horn of Africa and celebrated for his iconic role of creating/composing and even producing poetic poems and songs( Abwan Singub) his memories will ever be in our minds even after trillion years.❤
woow masha allah laba fanan oo aad u cod wacaan horta ninkan mahaa salad darbi waa cabdinassir ileeye xashi oo heestan la cusbonisiyey saynab cige waxaan lagu cusbonisiyey soriyaa markaa dad badan ayaa kun wax kala sheeg shegay oo khalaad ah waxayna ahayd 1999 xiliga la cusbonisiyeen
Xasuus dheer waxan heestaan uqadi jire 2013 gawar hada xaskeyga ah oo ciyal badana idhashe mashalaah ilahow mahada jaceylka wan ku guleyste malintan isbarane ilaa iyo manta 8yars kadib jaceylkeni wa sidisi alxamdulilaah
2013 le ka hadleysa 2004 ayan bartay hetan oo ad udhegensan jiray
Hda da'deydu wa 30 jir bal kawarn
Kkkkkk
@@cabdiyare1688waad gaboowday 😅
Cirradiyo jacaylkii
Kala caaganaan jiray
Anaa caawa labaduba
La caweysimaye
Salaad iyo seynab
♡♡
Xasus an marna la ilaawi karin weye ru ahaanti
Calaf iyo wed moye
Waa midhihii abwaan Sangub naxariistee Janno Allaha ka waraabiyee iyo riwaayadii “Qabrigii Jacaylkii”.
Heesta gabadh aan jeclahay ayaa i qaaday haben call kuwada hadlayn habeenka ilima gabax iga so tiri alhamdullihi ilahay wa inoo aqbalay gabadha hadda wa xaaskayga aan jeclahay ducada inagu so kaaba inuu ilahay na barakeyo labadeena
Masha Allah
Masha Allah
Illahay haisku kiin barakeyo
abidkin farxad iyo jaceyl kudhameysta Insha Allah
Allah idin barakeeyo insha allah anakana allah nawada barakeeyo insha allah
Waaa Ilmeeyaa Heestaa markaan Maqlo Wlhi waa Xasuus Waayo waayo Anoo yar aa maqli jiray .
Bari samaadkii Darisku isjeclaa Oo qabiil Iyo Gaajo iyo Is qarxin eesan jirin 😭😭
Walle inaad owlaad xalaal ah tahay Anigaad iga ilmeeysiisay Markaad i xasuusisay siduu Darisku isku jeclaa Ee Qofka weyn sida waalidkaa oo kale loo arki jiray ee Hooyo Hebla, Aabo Hebel, Eedo, Abti iyo walaal loo ahaa ee waliba Xaafada dariska ay u ahayd Xaafadiina oo kale.
Mahadsanid wll
Dadkii xariirta ahaa ayaad ku soo gaadhay waad Naga nasiib badan tahay anagu dagaal iyo is qarxin iyo colaado ayaanu la kowsaney sidaasay weli maan niyàd jabin dirayska waxan u xidhay siday jiilka dambe dawlad u Heli lahaayeen ana aan cadowga dalka uga qorayn lahaa
Yaa ila dhageysanaya 7/1/ 2020 23:15 habeenimo saacda UK London Monday ilaahoow sanadkan sanadkiisa nagu gaadhsii bashbash iyo barwaaqo CID seefta mowdku qaadi adaa ogee aamiin aamiin
Marqaan wacan😂😂😂 15/06/2023 iyo wajaale
Walee ciirsigaygow
Calaf iyo wad mooyee
Mid kaleba ma caashaqo
SULDAANKAYGA ❤
I am on a qaraami Marathon and this is my favorite so far ❤
Heesaha talantaliga heestan waa heesta ugu jeclahay😍😍😍
heestan 2012 anigoo wiil yar ah ayay iqaadi jirtay inan aanu is jeclayn wlhi waan ilmeeyaa markaan dhagayso hada gabadhaaasi waxay ku nooshahay dalka canada ana dalka zwezarland ilaa hada raadiya 😭😭😭😭💔💔💔😿
Allah kuso dhaweeyo chp qalbiga itaabadey
HM
msh alh adga inte ku noshahey ma isla xirirtan
Wow wonderful 💝💝🥰
Rabbi hakuu fududeeyo 😢 sx
Dadka maxaa ka qaldan mise waa gadaal ka gaar!
Fanaanka hada heesta la qaadaya Saynab cige ma ahan Salaad darbi
Waa Cabdinaasir ileeye wyo heestaan dib ayaa loo casriyeey
Lkn markii hore waa sax Waxa wada lahaa heesta Salaad darbi iyo saynab cige❤❤❤❤❤❤❤❤
calaf iyo wad mooye mid kleto ma cashaqin🤦♀️😰❤️
ya ila dageysta heestan ila waqtigan 18/10/2024 god is gold ❤
Yaaa ila dhagysanooyo 2019 like igu dhirbaaaaxa
Wllhi waqti waxaan joognaaa Faaladagan iyo balbalaarka Fanaan noo yihiin fan waaa kiii hore iga dheh
Walee fahiima mooyee mid kalama macaashaqo
Haa aad waa ani iyo fahiima sheekh
waa heesta Aan ugu jecelahay heesaha qaraamiga waaa'
hees igu qaaliya'
waa heesta iigu qiirada badan'
waan u
hambal eyeyna
yaa cidii
dhagay sata'
cara
Sida Calankeena Cadankiyo Blue-ga Leh .👌
Walee Somali Dhalada Waa Dadki Hore
Hada Somali Shushub Ah Aya Ku Dhahayan
Somliya Nahay Midkasta Maro Inta Buufsaday
Dammmmmm One Love Somlidi Hore Not
Kuwa Hatan Jira
xarago
somalidii heestan tirisay waa Somalilanders sidii ay kaa blue ga ah u jeclaayeen ayay kooda cusub na ugu dhaataan.
+fayzi moh hahaha calshaan zaynab cige ayaa isaaq ah miyaad ku tiri sidaa! heestan singub ayaa sameeyay dhooreyahaw
+Adam 's
afxumo meesha mataalo. SL isaaqo qudhihi male baa lagaa yidhi .
+Abdullahi Okie bro saas ayay ku fican thaay waayo waxaa la ogan dona inan wax isku heynay iyo inkale laakin hada dadaa aminsan inay yihiin dadka wax kasta sameyn kara laakin waa la is baran donaa sug adiga ha hor dhicin kuwa shushubkaa waa la arki donaa
Yasalaam inabacaadi maaha all timer song beautiful salad derbi and saynab isku quruxbadana wwwwwww
Erayadii abwaan singub AHN
Manta waxa oo dhamady imtixnkii semester 2 ee jmcda aad ayan u faraxsamhy hestan ayan dhagesanaya waa 25 June 2020 malin qamis ah beri waa 26 June oo ah malin farxaded
Comment gan wxa uso qoraya hadan si jiro inu xasus ii ahadao
Jaabir Guul baan kuu rajeenayaa Walaal.
@@TooyoShow aamin wll Sido kle adna horumar iyo Guul ku rajena
Cirrada iyo jacaylkii
Kale caagannaan jiray
Anaa caawa labadaba la caweysimaayee🙈
26-03-2019
saynab cige &salad darbi big respect 😢😢👏👏👏👍👍👍👍😍😍
hees hees dhaaftay laba fanaan oo aan kala dhicin mamo seynab cige iyo sallad dabi wallhi fanaan waa fanaan hore heesna waa hees hore
Necbiyaa ciyaal siiyaha hada ku dheelayna heesihii somalida salad darbi aan zeynab😍
Me too
Walle canab la moodyee Cimri iyo wad mooye dumar kle ma caashaqo❤
Masha'allah waxey ka mid tahay heesaha jaceylk ee aan ugu jeclahay heesaha.
Carabka iyo indaha iyo caloshad ku mirato hawla aad ku curiso cadow aad ku noqote❤ Top HIT.
Top top song walaahi
Wlle can b lmdyey cimri iyo wad Moye dumar Kle macashaqin💗💗💗viva fananiintenii hore wlle hees idinkma dnbyn
Waaw best jacel dhab ah
2019 yaa dhagaysanaya 👉 saar
Dad waa dadkii hore hadalna intay dheheen
mar labaad ayaan ku cilinayaa ninkan mahaa salad darbii ee waa cabdinassir ileeye xashii
waaaw markay yarayd cod macaanaydaa saynab cige kkkk good song
Old is gold still listening until 2000.
I will never forget where ever you go 😰💔
me too
trust me you will or maybe you already did
Am here.. After long search
fananad mcn oo qaran somali ah,seynab cige long life amiin
Waaaw hees igu dheer
Hees xusid mudan Old is gold.😮❤
Ciradiyo jacaylkii
Kala caaganan jiray
Anaa caawa labadaba
La cawaysimaayee😪✋
Walee canab lamoodyey
Cimri iyo wad mooyee
Dumar kale macaashaqo🙇♂️
Saynab & salaad 2 legends🔥
2019 yaa Ila socdo hees waa heesi hore Abwaan waa kuwii hore fanka mar horow dhintay walee hada waaa lagu ciyaaray fanka
Yaa dhagaysanaayo 2020 heeso waa kuwii hore
8/5/2024 sacada 4:39 galabnimo hees way dhaftay ilahay cimriga ha udhereeyo mamo saynab iyo salaad❤
ILAAHAY HAU NAXARIISTO ABWAAN SINGUB AYAA ALIFAY WAA RIWAAYADII QABRIGII JACAYLKA
Amiin
seynab cige salad darbi waa dadka jaceyalka no rebey lkin anaga ka faideysan weyney 😢
nuney nalka hi u your somhc bout full call me 614 929905
nuney nalka call me 929905+
nuney nalka
😂😂😂😂😂😂😂
dee ma soo noleyna cishqigii awoowayaasheen
American jazz music
nuney nalka On my way! P
yes i’m part of this generation, but old songs still owes my heart.😮❤
Waan radinayaay heestaaaaan thanks.
4 sano ka hor so qorTey tolow hda malaku aroozey😄
Waa kuma qofkaas 2018 inta jooka, still💕👏👉👍
Me
@@dhoolali7869 waaaaw #2019 maat jokta mise
Xiinka 2019
Very good ruwayad ahead wa jilen qiso macan leh wa
Yaa dhagysanaya 2021 😍💯🎧🎵🎶
Calaf iyo wad mooye farhia nag kale ma cashaqo☝️
@@cabdiraxman6731cishadan reply iso gashaa cirka roob ka da,aayo cawo dhalad inaad tahay cindigayga galiyoo 😂😂😂🖐
Xasuus igu tahay 😢😢😢2011 aad u dhegesan jirey waayo qurux bdn bay i eheed xiligaas 😢
Still 🎶 maca jawi dagan 2023 from djibouti 🇩🇯 👌
Heesaha Talantaliga heestan baa ugu jeclahay ❤❤😍
Ku Raaxayso Walaal.
kal iyo laab waa hestan👌
Hesti aden dalo 😂.
Caawa iyo caways ka naftayda!!! 2022 new year sugayo. Allow maxay heesahaaan noloshayda saamayn ku yeesheen
Dhalinyaradii hore walle way naga nasiib badnaayeen maxaa yeelay waxa ay heesteen fanaaniin cod iyo laxan macaan ku luuqaynayo "dad waa dadkii hore ragna waa kii yiri". 23:18
Alla Xusuusaha Qaar macaanaa😢😭❤15-6-2023 😊Thursday
iyadoo canjalad ah baa dhegaysanayy waayo fog waliba miyi hadana mobile Iphone 14 ah baa kudaawani wadanka Canada🇨🇦😩waa aduunyo iyo xaalkeed
Wale canab la modye, cimri iyo wed moye, dumar kale ma caashaqo, listening since 2012 😢
asal asal wlh xusus jclkeyga kowad i qadi jiray
maaria buskud miyaad eriday jaceylkii hore
dad Waa dadkii hore fanaaane wa fanaanniiintiii hore waxan kale bax dheh
oooooooof yaasalaaaaam walee canab lamood yeey dumar kale ma caashaqo waa xasuus igu dheer 💓💕💓💓💕💓
ahmed ali
ahmed ali
Walee
Cishadaynu kulanaaa
Cirka roob ka da,ayoo
Cawo dhalad inaad tahay
Cindigayga galiyeee
❤❤❤❤❤
Somalinimada waa lo dhashaa ee laiskama kenkeeno. Salaad legend ayaa tahay.
jeceylow gacan ayaan ku tagay ani 2018
Aisha Uud saxiix mcn
Ciradiyo jeceylkii kala caaganaan jiray anigaba caawa la caweysimaayo heeso micno leh hadeer waxaa socdo, So khubeyso aan kula jiftee soo rux rucubka aan ku raaxeestee
1972 ilaa hada oo ah 2019 waa la dhagaystaa heestan!!
Amrkan xanaqo hestan leen dhageysta wllhi hhhh
2020 yaa dhagesanaayo farta taag ☝️☝️
wooooow saynab cige aloow cimriga u siyaadi alaylahe atarishad ayay aheed
Axsan hees Mohamed salad shardi DERBI
Waa xusuus aad iigu weeyn❤
2020 Yaa ila dhageysanayo👍
Legende saynab cige from sanaag/xiis
omg somali iyo qabil subxanallah xitaa heesha sii fiican uma dhagaysan karan murun iyo qabil un baay intas ku jiran mel kesto eey joogan bisinka war isku xishoda waxa wadankiini idan ka kenay waa waxas ee
❤
esh calaa hees viva salaad derbi and seynab
Yaraantaydii ayaan cajiladkudhagaysan
Jiray wahees xasuusiguleh
Waa maskaxdii maxamuud cabdulaahi ciise sangub
The Ogaden legendary once lived in the Horn of Africa and celebrated for his iconic role of creating/composing and even producing poetic poems and songs( Abwan Singub) his memories will ever be in our minds even after trillion years.❤
i love this song soooooo mmuucchhh:)
Saynab cige ilkaha miyey ismu qabataa markay heesayso walale fanaanad buuxada iga dheh alaayacizka🙏 salad darbi laf dhabartii waabari 🙏🙏 yaa daawanaya 7/9/ 2019 👈
one of best Somali songs God bless
yaaa xasuus iyo jacayl galay markuu dhagaystay heestan waxan dhagaysanaa 28/4/2024
dumar kle ma caashaqo ❤️ 😍
Allahayow u naxariiso saynab cige .
3/3/2021 malin arbaca time 3:27 duhur ya ila dhageysdey
This is an amazing track. Through & through....
Cawa ayan dhagesanh taarikhda 26/6/2024 jamacada semester 2 final exam gala mar dhow salaad darbi io seynab cige
Waaaah Waaah
Yaaa Salaam
Heestan waxan xasuustaa anigoo Laascaano u socda ayaa gaadhiga ka dhegaysty Markii igu horaysy Wali wan jeclhy Albankas Qabrigii jacaylka
Saynab Cige iyo salad Maxamed Shardi (Salad Derbi)
allow kuu naxariiso abwaan maxamuud abdullahi Ciise sangub maxuu riwaayado iyo heeso dhaxalgal uu curiyay
somalida waxaa lagu habaaray waligiina haa ka duqoobina qabyalda qabiil hebel ayaa bästa ah cml! må Allah haa u naxaristo all somalia n wadanka
Hallow maryooley wa akuma qofka 💚jacee💚l laku dhalay ee still#2019 inta joka👉👍#like
Carabkiyo idhaha iyo calooshad dhex miratooo hawlo aadka curiso cadaw adku nqotee
1998 hestan bartay ahxan good song
hhhh hesso waaa kuwee hore kuwadanbe uf
Yaaaaa ila dhageysanayaaaa heestaan .yaaaac........aduuuuun JCL 6/11/2019....Wednesday 11:35.....#Nairobi baaaan beeerka ujifaaaa walalayaloow
Hees xasuus leh iyo waagi wakhtigu sama❣️🌺
2017 still I'm listening
axey ax ilahoow xasuus weynaaa waan jeclaa inaan balanta oofiyo lkn waxaa dhacay amar alle alxamdulilaah
Mid kalaad iska guursatey markaana. Haye, Ii wad
Hhhh
Kk 2020/1/6
😭😭😭😭
woow masha allah laba fanan oo aad u cod wacaan horta ninkan mahaa salad darbi waa cabdinassir ileeye xashi oo heestan la cusbonisiyey saynab cige waxaan lagu cusbonisiyey soriyaa markaa dad badan ayaa kun wax kala sheeg shegay oo khalaad ah waxayna ahayd 1999 xiliga la cusbonisiyeen
Rebel The macquul sxb qaab music ka waa kan casriga
Aaaaax xasus badna cawa ku bashalaya lkn waqti hore
Aya igu tanbeysii on fire
Yaa weli dhegeysanayaa 2020