Deg Deg Somalia Masar & Jabuuti Oo Taageeray Madaxweyne Cirro, Beesha Calamka & Axmed Madoobe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 ноя 2024

Комментарии • 13

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj День назад +7

    Maansha allah Somalia 🇹🇷👍🇸🇴🇹🇷👍🇸🇴🇹🇷👍🇸🇴🇹🇷👍🇸🇴🇹🇷👍🇸🇴❤️👍🇸🇴❤️🇸🇴🇹🇷👍🇸🇴🇹🇷👍🇸🇴🇹🇷👍🇸🇴🇹🇷👍🇸🇴🇹🇷👍🇸🇴🇹🇷👍🇸🇴

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 19 часов назад +1

    Maasha Allah Ahmed maxamed Islam waa Gee's Gaamurey ❤❤❤

  • @SadikIbrahim-v9j
    @SadikIbrahim-v9j День назад +2

    Gull Ahmed Mohamed Islam Ahmed madobe guuul

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 21 час назад

    Xasan najaaso wa uu ku daalaya axmed madoobe beel caalam warkoda Dheg uma dhigayo tiisa ayuu ka waadanaya xasan najaaso iyo xamze dhaadhan guriga hooyadod ha u dacwodan A/madoobe guul insha alah

  • @AXMEDGaagale-q7h
    @AXMEDGaagale-q7h 12 часов назад

    Waar wuu biixi waday ayuunbuu cirona sii dhaqajinayaa ee hamoodina in ay wax isga badalayaan

  • @abdifatahali-nm5gu
    @abdifatahali-nm5gu День назад +1

    Beenaale ciro waxa uu fulinayaa waxa somaliland u fiican waxa kale anagaa wazna

    • @munayousuf8460
      @munayousuf8460 День назад

      Oo doqonow ma Ethiopia ku maysato wadankaga na qaatato ayaad rabtaa waxaad fahansanen inay sixir kugu haysato

    • @abdifatahali-nm5gu
      @abdifatahali-nm5gu 20 часов назад

      @munayousuf8460 aamu adiga wadankaaga 20 wadan baa kala qaatay oo mid kastaa caruur kaa dhalay. Somaliland first

  • @aadengeesaale9101
    @aadengeesaale9101 23 часа назад +1

    Farsoomaali aaway ismoogeey

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 21 час назад

    Qofkasta oo soomaaliyeed wa uu ogyahay in ay somaliya doorasho qof iyo cod ah ayan ka dhicidonin oo laga rabo gudiga dorashada ayaa laba sano dib u dhigay oo micnahedu yahay mudo kororsi cilmiyeysan oo uu xasan najaaso wato lagamana yelayo beentas iyo khiyanadas