Laba arimoodba wey caasimada loo muqdisho looga wareejiyaa tan kowaad waa dadka muqdisho oon rabin waayo dad leh unakaa leh markaa somalidii kale ma rabaan tan labaadna nabad maaha oo laguma shaqeyn karo meelkastoo la geeyo reer baa u badan doono hadii reerkaasi bilaabo anagaa leh iyaga weyn laga bedelaa dadka somaliyeed oo dhami wey wada jecelyihiin muqdisho iney caasimad ahaato halaga dhigo caasimada meel xuduud ka fog sida bosoao oo kale
Everyone knows that the two leaders are one bloc. Hassan Sheikh Mahmoud has ended hopes of rebuilding the Somali state, and he does not represent anyone except himself and a small portion of his sub-clan. After every visit to Djibouti, a calamity has happened on the Somali people. This will be the last movement for the called the Somali government.
Ani waxa iga tala ah hadiiay soomali doonayso in ay heshiiso in igyagu dhexdòoda ay is la fadhiis taan deedna ay iyaga tabashooyin kooda xalliyaan waayo hadiicid kale soo dhexgasho waxa dhici karata in aya kalakacdo
Casimada wadanka xaduudda loma dhaweyo hadhi mel kale laga dhigayo casimad waa in ee ahata meel dhaxda wadanka ku tala oo meel an ladaganeen laga dhiso casimada
Hadii laga wareejiyo muqdisho waa hargeysa
Haa muqdisho ha laga wareejiyo muqdisho
Waxay ilatahay islaxamar inloodaayo
Meesha kaliya loo wareeji karo waa Hargeyso.
Haddii Caasimadda Xamar laga raraayo meesha Xamar oo kale ah, leyskuna halleyn karo. Waa HARGEISA.
Punland Ccilan waligeed waa ciilan ilaa xiligii Mohamed Siyad Barre waa ciilan
Warks waa war lalabo casimada waa muqdisho Somali kadhaxesa garowe waa Mel qabil leyahay
Hargaysa
Garoowe ❤❤❤ caasimada somalia ❤❤❤❤❤❤
May caasimadu waa muqdhisho
Yes, waalaga wareej8nayaa Caasumada xamar, garoowe baa u qalanta
Haa hargeysa ayaa ku haboon
Dhuusamareeb Caasimada Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hargeisa ka dhiga casimada somaliya
Waar marabnee dhulkiina jooga nio
adiga oromo tahay xaa kaa galay afaraha somaliya langab cilaan oromo tahay
Hargesa ayaa uqalanto Axsan
@@AbuukarMohamed-v4t Oromo waxaa ah CarowganEomaliweyn Sida Garowe Kismaayo Baydhabo iyo wixiinlamid ah Hargaeysa waxaa Oromo kanahaa Muuse Biixi waana dhacay Down Carowga Moqdisho
Dheeman adiga ma oromo tahay
waar waxaan laga hadal hakeenina meesha adhiyoow muqdisho waa lamataabtan iyo loomadhawaadan cadogeed jaban guul guul xamar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Makhasabaa nacasoow
Xamar Hassan baa udiidey inay caasimada
Galkacayo ayaa Ku haboon Caasimada Somalia waayo qabaailada Somaliyeed baa Dhan Mudug
Hadi ay ehen muqdisho wanaga bes
Haa
Ceeri/gaabo
Hala geeyo
caasimada soomaaliya burco ama ceerigaabo
Qabyalada-ka-jirto-putland-inadan-24-kunoolan-karin
Waligeed ma noqoneyso magaalo somaaliyeed ee magalo harti
Waa riuntii
Caasimad waxaa noqon kara meel aan u dhawayn cadowga somaliya ee etopia wanna halka ay hadda tahay wanna MUQDISHO
Waddani, adiga oo kale ayaa somali ah.
Garowe iyo Casimad no way ❌ Somalino idinka Dher Casimada weliged Mogdishay ahan sida kaliya en ogolan karno wa Somaliland iyo Somaliyo wada jira 🤝 Caasimadana Hargeysa cadey 👏 Madaxweynaha dorasho iyo cidi kuso baxdo balse dorka kobad in laysugu daran qaba dorka xigana lala tartamo 🇸🇴❤️
Haa
Waqaba
Waxaana kuhabon
Baydhabo ama garoowe
Bro manasatit miyaa wararka kaga wa isdawajoog
Ma Puntland Xamar lagaga dhaqaaqi layahay ayaa Garowe hadii casimad laga dhigo waxay noqon cid kale madaxweyneh ma noqonayso. MUQDISHO 100% DEMOCRATE
Hargrisa
Ama barawawe
MAYA MAYA ITOOBIYA
Ceerigaabo ama saylac
BEEYDHABAA CAASIMADDA UQALANTA
Ma istaahilaan Dadkaleh Waakago ney Xiriirkibaan ujarney Magayaan Vasimadsomaliyeed Mugdisho Waagobsoor!!!
Caasimada soomaaliya waxaa uqalantaa Gobolka baay Goonfur Galbeed
Xawyiri Casimada Tuulo hala geeyo hhhhhhhhhh Qof Buuuuean oo Aqli leh waayaryahay❤❤❤
Waxaas oo dhan oo jahawareer waxaa keenay nidaamka fedraalka,
Haaa halaga wareejiyo caasimada xamar garoowe ha laga dhigo
Ama xagar
Casimada somaliya halo warejiyo meel an la daganen oo wadanka meel dhaxe ugu taalo oo xaduud udhaween
Haa
Waayo waxa adaa tuulada saxaraha ah ee daarood
Waayo waxa aadaa saxaraha garooye
Wariye mamulka Somaliland Nagada waa xasidnimo eraygasi
Muqdisho haddii weyso caasimada waxaa iskale hargeysa sababtoo ah waa caasimadi labradorite ayada ayaa xaq u leh
Wadahadalkii irir samaale
Waad walateen deee adeer somaliland qaiyadeedu wa muqadas
Arinta Ah in Caasimada AMoqdishonlaga wareejiyo waxaa Wato oo kadambeeyo Cadowga Somalia oo Ugu Horeeyaan Punland Waayo Garowe waa meeshii ugu Horaysay oo Somalia Laga dumiyey 1978 dii waa Ethiopian waxaana arinkaan Wato oo kadambeeyo Ethiopia oo Ogsoon Garowe inay tahay Cadowga Asomaliya iyo Midnamada soomalia mida kalagayson
Viva Xamar Cadaay Carowgeeduna Hajabo Yaa kabedeli karo oo Awood uleh Daaroodoow Hawaalanina waad Waalateen Caasimadihiina horta soo Xoreeya oo kamid yohiin Garissa Jigjigo markaas kasoo hadla caasimad.Somaliweyn leedahay
Caasimada ama Garoowe ama Baydhabo
Waa markii Calanka Somalia iyo Dal Somaliyeed lawayn lahaa arinkaa Abiye ayaa wato oo lacag kubixinaayo
@@Dheeman1-d9e Qayalda-garooowe-kataagan-24-majoogi-kartit
Ma jirto dib unoqosho wadahal maya
Waxaan..laga hadli karin..caasimada..koowwaad..oo.ah.muqdisho..iyo.tanlababaad..oo.ah.hargeesa..
caasimadu waa xamar haddii la rarayo waa boorama
Bardhere ayaa uqalanta
Garawe malahan dulqaaad dabeecaad iyo iimaaan kama jiro hada ayaba qaaata laga tagaan yahaay alloow kuwaas wax hangoo dhiiibin
Gaall kacyou
Laba arimoodba wey caasimada loo muqdisho looga wareejiyaa tan kowaad waa dadka muqdisho oon rabin waayo dad leh unakaa leh markaa somalidii kale ma rabaan tan labaadna nabad maaha oo laguma shaqeyn karo meelkastoo la geeyo reer baa u badan doono hadii reerkaasi bilaabo anagaa leh iyaga weyn laga bedelaa dadka somaliyeed oo dhami wey wada jecelyihiin muqdisho iney caasimad ahaato halaga dhigo caasimada meel xuduud ka fog sida bosoao oo kale
mida kale maxaa idinkagalay muqdisho ninwaloba magaalada dhiso oo joog obeero waar gardaradu mafiicna yaaldhaxal wareejinaya maxaa muqdisha idikaga daatay waayaab
Waxa uqalma caasumada soomaliya gaalkacyo oolawadadago
mudusho waacaasimad laakiin ninwaba deegaankaaga joclo muqdisho umabaahna waxjeclaada dadbaa leh oo deegaan ale ogadhigay daxiis ukaalay idigoo aaminsan inlagaa leeyahay adna aatahay marti ogwtaa nookeen lacgta dalxiiska idigoo soobooqnaya
Everyone knows that the two leaders are one bloc. Hassan Sheikh Mahmoud has ended hopes of rebuilding the Somali state, and he does not represent anyone except himself and a small portion of his sub-clan. After every visit to Djibouti, a calamity has happened on the Somali people.
This will be the last movement for the called the Somali government.
Jabiiti heshiis labada qaybood marabo cayaar aan dhamaaneeyn buu rabaan xamarna marabto inay saleeyo dawlda meel ayusocoto garanmaayno marbno umada burbur rabta
Waxa u ciro ugu yerayi wa isku diir Somalie u gugu dhibayi ama wa inu Éthiopie gacanta kaga ridi yaraho hargeysa wanaga walala nimo maha
Cirro wa in wadahadalad somaliya iyo somaliland u magacabo dad aqoon leh o akhalaaq leh, wa in aanu Edna iyo Faýsal o kale u dirin arrinta
Ani waxa iga tala ah hadiiay soomali doonayso in ay heshiiso in igyagu dhexdòoda ay is la fadhiis taan deedna ay iyaga tabashooyin kooda xalliyaan waayo hadiicid kale soo dhexgasho waxa dhici karata in aya kalakacdo
Ismaci omar ma sibo wadan kayagi ayu habar awal intu hargeyisa ka so ururiyayi ayu ku warejiyayi e manta maxu ka raba ciro
Garawe. Hargesa bay dhabo waxaa joga
3,000. Amxaaro ah uma qalmaan?
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
BEENALE ISMAIL OMAR GUELLEH HOSPITAL KA FRANSISKA AYU JIIFA..
Caasimada muqdisho lagama badalikaro waayo magaalo udhiganta claimed waxaa kajirta Hargeysa Hargeysana Somaliland ayey caasimad utahay in ayaga laqariyo oo Caasimada lasiiyo ayaan kutalinlahaa hadiikale muqdisho meel loogabadsho majirto
Casimada wadanka xaduudda loma dhaweyo hadhi mel kale laga dhigayo casimad waa in ee ahata meel dhaxda wadanka ku tala oo meel an ladaganeen laga dhiso casimada
@@nimoislawo2143 taasi waarun adiga rayigaaga xagee kula quman midna ogow Hargeysa xuduud kuma taal
Gal mudug jobyo ayaa ku haboon
Dhuuse mareeb ama hargeeysa
Kkkkkkkk kkkkkkk
Waxayanigailatahaygudkaguurooqajaugur nariwanar maxayisgudhaamanlabadamelodwsc
Isaaqow majabuuti ayaad kail bixwaydeen maaxa idinka maqan🎉 maqosol been a fool wadaqyaxan ayaydaan iskagaranweydeen