DAG" DJABUUTI OO LASAFATAY ETHIOPIA DAGAALKA GEESKA AFRICA KADILAACI DOONA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCTIBE

Комментарии • 9

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 28 дней назад +1

    Riyo haddeey wax tareeyso futadeeda ayeey ku dadan lahayd. Djibuti teeda ha ka baxdo.somalia inaad luggoyso mahe waxba tarimeeysaane.

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid 28 дней назад

    Gurigiinii baa somaliya laga soo weeraryaa xabashi yoow xabashigu dhalay

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 27 дней назад

    SOMALIYA Qayaano WADDANKA Looga qaadimamaayo! COLAADNA inay wax ku qaado waa la arkidoonaa

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 27 дней назад

    Yaa Garanaya? MWNE hii ugu❤HOREEYEY ADDUUNKA DHUL BAD iyo CIR , CADDOW giisa 1aad siiyey? Si HARGEYSA 4 sano uXUKUMO?

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid 28 дней назад

    Maxaad jabuuti ka sheegi daba qoodhi daba qoodhi dhalay

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 28 дней назад

    Waryaada abyi anaga waxba nagama qaadi karo. Dabaqoodhiyaal idinka naloo soo dhexmarayaa. Raalli baad ku tihiin geeska africa wuu gubanayaa. Wax loo turayo ma leh ma abyi baa somali la dagaallami karo. Tigree iyo amhara yaa u celinaya iyagana gadaal beey kaga soo dhufanayaan anagana horaan kaga dhufaneeynaa.

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 28 дней назад

    Ader casiia wanaoader somali kaqabta ismail omar gala ismail omar maha ciisa waa xabasha falasha ilahaw nak qabo ismail omar

  • @HussainNoor-fh1tp
    @HussainNoor-fh1tp 28 дней назад

    Maanta waad saxan tihiin.. waxaan idinku dhaliili jirey colaadii cafarta.. waa inaan laynugu guurin... masar horay bay u diidey inay jabhadaha xaqudirirka taageerto oo ethiopia la burburiyo... waa inaan reer ogadeiya u bixin..

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 27 дней назад

    ismacilow hadaba digtada waad qabta ogow hadi aad kalaban weydo tagerada Ethiopia kursiga waadno dhafi