Dhaanto Axmed Shaqale iyo Dheman Ali, Miraha & Laxanka Abwaan Carlos

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Axmed Shaqale Ft Dheeman Ali ( Dhaanto Cusub 2016 )
    Eryada Abwaan Karlos
    music by abdifatax mukhtar
    Voice recorder Nuur Cade studio
    special thanks
    Abwaan xildii
    Mustafa happy
    sahlan siyad
    al fanan abdifatah
    payilod
    and many more....
    xogmaal production
    Camera By Mohamed Muse Noor "Deeqdarajo"
    Edited By Mohamed Ny

Комментарии • 113

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 3 года назад +6

    Dhaantadan sidan u raadinayay
    Wan daalay
    Ugu dambeyn iminkan helay
    I love it 💖💖💖

  • @khatramohamud4443
    @khatramohamud4443 4 года назад +7

    2020 inta dabaneyso like iisara

  • @muctassim5579
    @muctassim5579 7 лет назад +3

    aad iyo aad baan dhaantada ugahelay.Gabadhau cod iyo quruxba way haysa mashallah.

  • @kingabdirizakmukhtar
    @kingabdirizakmukhtar 8 лет назад +2

    wow #axmed shaqle fanaan jiraa tahay iyo inanta aadka u cud macaan laba fanaanoon kala dhicin mesheedii bad dhigteen dhantada ..dhantada la iskama keen keenee waaloo dhashaa caadi maha

    • @noradenaden5806
      @noradenaden5806 5 лет назад

      Gabadha hadii la qabo waa gooni haddii kale ha ii taasho.

  • @omarnuh
    @omarnuh 5 лет назад +1

    Hee, Abwaan Kaarloos oo lakala baxay. Waxaan soo Xasuustay [Haybe Nuhoow Hurdadu waa Jabeenkii 2baadeey.] Haybe Farabadane haduu Hoyday Allaw Qabriga Ufuraash una Nuuri.marbuu ahaa Pelaha Dhaantaada ee ♡♡♡♡Jarar & Faafan.♡♡♡. 21:40pm.don.4okt.2018.nl.

  • @Mohamed-kv8to
    @Mohamed-kv8to 2 года назад +1

    love you somali galbeed from waqooyi

  • @amingohe5145
    @amingohe5145 7 лет назад +5

    I like dhaanto waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw bst dhaqan

  • @user-um5qj5zl8v
    @user-um5qj5zl8v 8 лет назад +6

    nice dhaanto inantaanba ku heystaaye kadaa dhabta haku qabanine

  • @hamdisiyaad6918
    @hamdisiyaad6918 7 лет назад +2

    waaaw mansha allah war gabdha cood macana Mansha allah alow idin barake labadinaba

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 7 лет назад +5

    allah kabaaqa waxan waaa aduun wayee qataa xijaabka waxa idiin sugeeso waaa qabarii iyo xisaab pls

  • @wilkatagyeerabarcaandchels995
    @wilkatagyeerabarcaandchels995 6 лет назад +17

    2018 hadad dawaneyso like isaar

  • @rashkaze7785
    @rashkaze7785 6 лет назад +3

    Uff yarkan der aya i ogalan waye inan dantadha damesto...ciyar dumar camal

  • @jaleefanofficial3743
    @jaleefanofficial3743 7 лет назад +5

    dhuuniyo cuntada dhadhan igama
    dago
    Amazing

  • @aliigcc8996
    @aliigcc8996 7 лет назад +8

    Woow, aad ayay dhaantadu ufiicantahay, nice job. It's beautiful

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 7 лет назад +2

    wow my friend ahmed wow huge respect nice dhaanto. 😍👍👌👊✊💪💪👏

  • @sawjatulcabdifatax4419
    @sawjatulcabdifatax4419 6 лет назад +1

    Mansha allah dheeman horay usoco my dhiiga

  • @Cabdisheikh-os9eh
    @Cabdisheikh-os9eh 2 месяца назад

    Dhaanto jacayl

  • @cabdiqaniabdi9967
    @cabdiqaniabdi9967 Год назад

    Dhaaanto ya Han maahan ninkani

  • @kafiliban8300
    @kafiliban8300 7 лет назад +3

    Ninkaan gabdhaha camal u dheelayo indhihisa iga qariya bahaashaan dib haloo duubo. Gabadha qaadeyso quruxleey waaye aad ayaan uga helay (Dheman)

    • @khadarcadde
      @khadarcadde 7 лет назад

      kafi liban mursal . ßÀ
      0000PP00000PP000000 0Ĺ
      ..........

  • @rahmamohamud6775
    @rahmamohamud6775 5 лет назад

    who else is watching this dhaanto 2019😂😆😬😃😐✌👌👌👌😍😎😎😎

  • @muna8351
    @muna8351 3 года назад

    2021 yaa ila dhagaysanaya

  • @zantinahmed255
    @zantinahmed255 7 лет назад

    Ninka inanta ka ag ciyaaraya waaa yara wacan wacan 😎😎😎

  • @libanhaji4109
    @libanhaji4109 7 лет назад +3

    dhaato is the best of the year

  • @soomaaliweyn7600
    @soomaaliweyn7600 7 лет назад +2

    wadaadka buuran see cml naag cml ayuu u cayaarayaaye maxaa ka qaldan kkkkk.
    qaraaboy inantaan meel iigunsheega wlhi waa so beauty

  • @xamseabdi3672
    @xamseabdi3672 4 года назад

    2020 hadaad daawanayso like ku qabo

  • @casisiqadar6864
    @casisiqadar6864 8 лет назад +6

    waxaasa dhaanta walee waan ku haystaa

  • @shakirfarah9388
    @shakirfarah9388 8 лет назад +13

    kaan caloshaa weyn maxa wayee oo sida nagta u ciyarayoo uuf

  • @siyaaaahmed5024
    @siyaaaahmed5024 4 года назад +1

    Dhaanto 🔴💉💎❤🙏

  • @noorabdi103
    @noorabdi103 7 лет назад +2

    waaa\aaaaaw wadka shidantahay

  • @deqomohamed836
    @deqomohamed836 2 года назад

    Hees can shiikh

  • @burcaawi2520
    @burcaawi2520 5 лет назад +1

    axmed inan iga dheh❤❤❤❤❤❤❤❤❤💔💔💔💔💔

  • @casisiqadar6864
    @casisiqadar6864 8 лет назад +3

    nasab igu qliya ayaa ku jira mustafe happy

    • @kafiliban8300
      @kafiliban8300 7 лет назад

      Casisi Qadar gabadhaan quruxda badan magaceed xagee ayayse joogtaaa?

    • @casisiqadar6864
      @casisiqadar6864 7 лет назад

      kafi liban mursal

  • @qadarcadaw1993
    @qadarcadaw1993 6 лет назад +3

    Asc war kan yar haloo shego sida hawaanka inuu uciyaarayo

  • @saciidasugo1999
    @saciidasugo1999 8 лет назад +1

    wow caadi ma ahan

  • @abdiwasamahdi1178
    @abdiwasamahdi1178 7 лет назад +1

    mashallah xaayaad xashi

  • @shidanestar
    @shidanestar 8 лет назад +4

    waaaw inaba caadi maha

  • @mnaaji559
    @mnaaji559 7 лет назад +4

    kkkkk war ninbaa inantii La ciyaar noqday

  • @suhaanabibi4120
    @suhaanabibi4120 8 лет назад +2

    Nice dhanto

  • @maanuubintisahal9343
    @maanuubintisahal9343 6 лет назад +2

    Ar midkoo ogaaden ah hala iiraadiyo

    • @mohamedabdullahi2410
      @mohamedabdullahi2410 4 года назад

      Ogaden le mey ka shidantahay😂😂😂😂

    • @ikhyaarxuseen8784
      @ikhyaarxuseen8784 3 года назад

      Hhhhhh ogaaden ogu kalay gobalada somali galbeed cagdheertu halkasey isku baheysataye

    • @somaligemer1233
      @somaligemer1233 Год назад

      ​@@ikhyaarxuseen8784 beenlow Jubaland iyo nfd aoma jgno😅

  • @ahlaammohamed4137
    @ahlaammohamed4137 7 лет назад +1

    hhhhhh say wallahi muxuu ciyaar kayaqaanaa waa say wallahi that is why ciyaarta u aqoon

  • @suldaancadde3225
    @suldaancadde3225 7 лет назад +3

    waaaaaaaaaaaw dhantadan cadimaha

  • @ahmednurali612
    @ahmednurali612 8 лет назад +5

    muciga macanaa

  • @ridwaanabdulahi3398
    @ridwaanabdulahi3398 7 лет назад +1

    ninkaan hablaha kudhaxjira maxuu ahaa fuad miyaaa yac dhantada naga dhaxgalay

  • @ismahanabdiqani7282
    @ismahanabdiqani7282 7 лет назад +4

    ciyaarta kaxun dhaantadayna ciyari aqon

  • @ducayzane
    @ducayzane 6 лет назад

    Eshcalaa Qurux. Dharka hiddaha gabdhuhu waxay ku yihiin Asal!!!

  • @omarsuleyman2826
    @omarsuleyman2826 6 лет назад

    Waaaaaaw Caadi maaha

  • @ifrahabdi8063
    @ifrahabdi8063 7 лет назад +3

    shes about 38 lkn qofyar u egtahay

    • @xhukrixhaka6496
      @xhukrixhaka6496 4 года назад

      Kkkkkkkk

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 4 года назад

      Waa runtaa qurux bey u dhalatey lama dareemayo dadeeda iyadoo 3 caruura leh baa 2sano ka hor hadana la aroosey gabar yar beeyna u ekeed maasha alaah some people look so young is just nutur

  • @kamilamahad3078
    @kamilamahad3078 5 лет назад

    I like dhato thou I don't understand 😀😀😀

  • @arahmanjananka6025
    @arahmanjananka6025 6 лет назад

    Eesh calaa dhanto

  • @walaaloromokush4059
    @walaaloromokush4059 8 лет назад +4

    ok

  • @yahyexidig2137
    @yahyexidig2137 8 лет назад +7

    ninkan hablaha ku dhex jiraa sidii hablaha ayuu u ciyarayaa war hana cebay ee iskadosax

  • @barbaragoeva7140
    @barbaragoeva7140 7 лет назад +1

    Gabdha aad u qod macaan ee wxa kle nahba maleh muxu ahaa bacaan naagta camal ah🙄

  • @7savehg679
    @7savehg679 8 лет назад +1

    dhantada macaan macal music cod lkn Xooga clipka sa udubten ma ubogin lkn 99prsnt saxdii

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 лет назад

    Wah-waah

  • @deksamir7884
    @deksamir7884 8 лет назад

    daaadax alla daaadax

  • @ddstv7484
    @ddstv7484 6 лет назад

    Waaaaw

  • @najmoxared2499
    @najmoxared2499 8 лет назад +2

    hb

  • @yasminequrux9979
    @yasminequrux9979 8 лет назад +2

    ilikeanddolikesayyasorno

  • @maryanahmed5550
    @maryanahmed5550 8 лет назад +1

    woow qart

  • @abdifatah-Yare
    @abdifatah-Yare 7 лет назад +2

    hiigan timaha dhaadheer e kolba siday gabadhu tidhaahdo dhahaya muxuu ahaa hhh dhaantadu waxooga way shidan tahay lkn kaasa si kale ka dhigay ...siiba music geeda & gabadha qaadaysa sii shidan

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc 4 года назад

    2o20

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 7 лет назад

    Videogu meelbuna iska haysan. qaabdaro

  • @shakirfarah9388
    @shakirfarah9388 8 лет назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @libanhaji4109
    @libanhaji4109 7 лет назад

    🤗😘😍👆❤💋💖😘

  • @aliigcc8996
    @aliigcc8996 7 лет назад +1

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍🔥

  • @marwahomar2247
    @marwahomar2247 4 года назад

    BAD ugly dhaanto. Caadi way heesikariwayaan

  • @najmoxared2499
    @najmoxared2499 8 лет назад +1

    hb