Dheeman Ali iyo Abwaan Carlos, Dhaanto Cusub 2017 Official Video

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024
  • КиноКино

Комментарии • 35

  • @muhamudabdirahman9724
    @muhamudabdirahman9724 6 лет назад +8

    Laandheerayaal jidwaaq ah ❤️❤️❤️💪

  • @sawjatulcabdifatax4419
    @sawjatulcabdifatax4419 6 лет назад +1

    Mansha allah heesta iyo dadka qaadayaba waan ku haystaa dheeman horay usoco my dhiiga

  • @saadaqtuure3269
    @saadaqtuure3269 7 лет назад +5

    Inanta waan kahelay maasha allaah

  • @omarnuh
    @omarnuh 6 лет назад +3

    Abwaan Caanbaxay [Kaarloos.] waa Abwaan Jidwaaqa/Abasguula/ Reer Awnuh. Dhaanto waa Dhaqan ay leeyihiin *Soomalida Galbeed* oo ay ku Cabiraan Dareenkooda like Shiribka . Xagayaga Inanta aad tidhaa Huuno. Kalgacal umalaabna. Dhiil laculay Dhay lagu shubayoo ay Inan Super ahi kuu fidisay yaa salaam. Miyaanay wada laaso ahayn.14:55pm.su.30sep.18.holland.

    • @3Goats94
      @3Goats94 3 года назад

      Somali galbeed mawada ciyaran , reer absame aya ku badan siba ogaden

  • @gsuuleey3550
    @gsuuleey3550 Год назад

    Ahey ❤❤😊

  • @toughnut3972
    @toughnut3972 6 лет назад

    Dheeman mashallah qurux rabi waa u dhameyey...qoftan waa inan. Minnesota darteed u adaa

  • @awilnuur4080
    @awilnuur4080 7 лет назад +1

    Yartan inaba cadi maha wlhy cod baa macaan baa alle siyey man sha Allah

  • @sawjatulcabdifatax4419
    @sawjatulcabdifatax4419 6 лет назад

    Horay usocda dadkaygii😍😍😍😍😍

  • @kaydqorane9800
    @kaydqorane9800 7 лет назад

    Yaa ku dhoowrtoo. Marnaba Aan Ku dhaaafin. Dhaanto. Macaaaan. Abwaaan. Cabdi. Noolow

  • @hamsebudulkhaliifyuuduf8960
    @hamsebudulkhaliifyuuduf8960 5 лет назад +1

    mnzha allh

  • @reo9475
    @reo9475 6 лет назад +1

    Dhafaruur iyo Madhadh Gooseya
    Jino Doonbir Cilal iyo Goon
    Alla yaa Qoriile Danood dulkaa iyo Wardheer ii geeya

    • @barotech4015
      @barotech4015 6 лет назад +1

      My home Wardher Magaladii Aan Ku dhashay Wad GaraNaysa

    • @reo9475
      @reo9475 6 лет назад +1

      Moha hukun
      Aniguna waan ku dhashay huuno

    • @barotech4015
      @barotech4015 6 лет назад

      Vilsan A- Miya Huno Wan Gartay Sidaad U Tirisay

  • @faisalhanad7693
    @faisalhanad7693 5 лет назад

    Manshallah

  • @schoolali4534
    @schoolali4534 7 лет назад

    Waa gabar shidan

  • @duniyoabdi2773
    @duniyoabdi2773 7 лет назад

    Dhaanto

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 6 лет назад

    Miyeey dhabteedu kuqadaa

  • @habsocadey6631
    @habsocadey6631 7 лет назад +10

    Ninka maxaa kaqaldan in wuu waalanyahy ma mooda inta ila aragtay like iisaar

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir9243 6 лет назад +1

    Ogadeen sideey dhaanto u udheeleeyaan baa Aduunka ka hadheen doqomo cagdheer

    • @imanibrahim4902
      @imanibrahim4902 6 лет назад

      Amiino Dahir Adhaa Doqon Aah saqajaamad Oo Reer baadiyo Aah ugadeen Afkaadhi uraayo kadaa ok

    • @zuhuraqalbi7250
      @zuhuraqalbi7250 6 лет назад

      Amiino Dahir kafirsoo hadalka

    • @muhamudabdirahman9724
      @muhamudabdirahman9724 6 лет назад +4

      Amiino Dahir ogaadenba maahee wll dadka ha caayin
      Dheman Ali iyo abwaan kanba waaa ninam jidwaaq ah

    • @muhamudabdirahman9724
      @muhamudabdirahman9724 6 лет назад +5

      Laandheerayaal jidwaaaq ❤️❤️❤️❤️

  • @hodo624
    @hodo624 7 лет назад

    dadax inantu waa dahab

  • @duniyoabdi2773
    @duniyoabdi2773 7 лет назад

    Nice